Xogihii udanbeeyey Dagaalka la isku so Bahaystay Ceerigaabo iyo Diyaargarowga Ciidanka Qaranka jsl

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

    / @maalchanneltv
    Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

КОМЕНТАРІ • 52

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 6 днів тому +4

    Geeeeeeeeeeeesi Qaran guuul iyo gobanimo you are true teller good luck brother Allah haxafido Somaliland

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 6 днів тому +4

    Maal tv wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ marka dalka laguso duulo buu is garab taga ciidanka qaranka ❤❤❤ Guul Somaalilnd dagaal Halo diyaar garowo

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 6 днів тому +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل ☝

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 6 днів тому +1

    Guuuul soomaliland

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm 6 днів тому +1

    Inshallah Guul Somaliland ❤

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 6 днів тому +1

    Alle balaayada haku celiyo dhagaxa lasuutuurayo oo dhulbahante ah iyo ka sootuurayo oo xasan shiikha

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 6 днів тому +1

    SubxaanAllah aduunku intiisa kale bal halkuu marayo iyo dadkan cawaankee shabaabkoogii dabka ku gurayaa eega somaaloo dhani khaatumo seegbey ku sugan yihiin aduun iyo aakhiro dhul ay ku dhex gaajoonayaan bey qoryo isku madhiyeen bal mey meherado ku furtaan lacagtaa intey ilmo faqiiroo odey maskaxda ka haaysto ku dilayaan.
    Dhagar iyo dhiig islaameed jecelaa duulku alxamduliAllah intaanan dhulka cawaanka ku dhalan kuna nooleeyn ani iyo tafiirteeyda midna Aloow umadaada mujrimiinta haligayee dhiigooga ka baayac mishtarayaa ka qabo

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 6 днів тому

    Mahadsanid maal tv, gabayguna hadraawi ayaa lahaa,madidee hargoolow haygu tumin durbaanada iyo daassdahaha madhan.

  • @yuusufxasan6706
    @yuusufxasan6706 6 днів тому +4

    Gaariye maaha. Eewaxa leh hadraawi

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 днів тому +3

    Balantu waa Boosaaso iyo Garoowe. Yoocada waa la dhaafayaa

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 6 днів тому +1

    Insha allah Cadowga isasobaheystay wayjabayan 😂❤

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 6 днів тому +1

    Gaariye maaha waa maansadii daalaley ee hadraaawi

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 6 днів тому +3

    Difaacayaasha qaranka somaliland guulaysta

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 6 днів тому +3

    Ninka ciilka qaboow Anaa caano ku siine waa inoo cisho
    Guul iyo gobanimo S/LAND

  • @CabdirashiidHalahala
    @CabdirashiidHalahala 6 днів тому +2

    Harti woqooyi waa in loo dhigaa cashar juquraafi ah oo ay ku fahmaan juquraafi-siyaasadeedkoodu inuu Somaliland yahay.
    Waana in la fahansiiyo farqiga u dhexeeya dhalashada deegaanka iyo dhalashada reer ahaaneed.

  • @AlisaladAhmed
    @AlisaladAhmed 6 днів тому +1

    Dagaalka ceergaabo mudo dheer buu socon doonaa sidii kii laascaanood, waliba kasii badan

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 6 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 6 днів тому

    Gardarada waa lagu jabaa ✅💯

  • @awgeele
    @awgeele 6 днів тому +1

    Abwaanka abwaanada noolow saaxiib salaan sare.

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 6 днів тому +2

    Daarood maxaabiistoodu waa Looma ooyaan Guul S/LAND 😂

  • @saidyusuf2140
    @saidyusuf2140 6 днів тому

    Adeer sheeko maahee waa dhab ee ha laga diyaar garoobo

  • @FardousAdan-e6z
    @FardousAdan-e6z 6 днів тому

    Abwaan caqaayad geesi geesi dhaley jiroo joog guul iyo gobanimo somaliland cadowgeenu ma ciil baxo

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 6 днів тому

    Guul maan u rajaynay Somaliland mar walb

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 6 днів тому

    Gull sland😂😂❤

  • @jamalabdi1256
    @jamalabdi1256 6 днів тому

    21ka hore ugu jabteen mad waxka duwan qaadataan hadana waa ku jabaysaan insha allaha wxii dulmi wadaba

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 6 днів тому

    Muuse Ismaaciil algarxajisiya guryuu kulahaa laascaanood waligayona maanaan sheegan laascaanood ✅💯

  • @fluxyackerman7487
    @fluxyackerman7487 6 днів тому +1

    Geesi qaran

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 днів тому

    13 sixraan baa rogay walaalaheen

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 6 днів тому +1

    Wahadrawi gabagasi

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 6 днів тому

    Subxaana Laah nin og in aanu qori qaadi doonin ayaa dagaal iclaaminaaya si uu dad muslimiina isagu baabi’iyo

  • @OsmanSakina-x7u
    @OsmanSakina-x7u 6 днів тому

    Sol socotay marka hore ya laga fikira

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 6 днів тому

    Buurmadow Duli waalan Basaas qaawan basaas dhulmahante

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 5 днів тому

    Buur madoo boqrka ilahayi baa boqr ahe saxbuu uga hadlayi shirkaa daarood ku cilaamiyeyi dagaalka ceerigaabo

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 6 днів тому +1

    Marka,waxaad,leedahay,aansugo,

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 6 днів тому +2

    Waa ciro, inna xaashi iyo Xirsi Gaab waa ka mid hartigaad sheegayso iyo Hassan Sheekh Maxamuud. Ee ama wax iska celiya ama iska aamusa.

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 6 днів тому +1

    Waxa layidhi abeeso haday ku Soo martiddo oo aad tidhaahdo farbaan ku siiyay waxay fanaxa ayaa kamacaan markaasay fanaxa ubooodaa markii laydiinka yimi laaascano ayaad ka darteen

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 днів тому +1

    Been badanaa wax baa la barakiciyey wax baa la dhibaateeyey

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 6 днів тому

    Ceerigabo u daaya uga baxaa hadiikalee burco ayay qaadanayan shalay markaad jabisan ciidanka qaranka mad garanay' waxad ka danbeya garxajis hada nayay dagaalka Kuma jirno Ku subkada

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 6 днів тому +1

    Daarood magan ma Leh oo martida Laa Puntlan Farmaajo

  • @Ciidanka-Cirka
    @Ciidanka-Cirka 6 днів тому

    Hadii aanu Isaaq sidii uu ahaan jirey yeelin oo aanu weerar dagaal qaadin, burco ayaa dhowaan la isku haysan doonaa.

  • @OsmanSakina-x7u
    @OsmanSakina-x7u 6 днів тому

    Ihtiraf aku sexan majiro ma hargeisa kalia la ihtirafi awdal na denweydey habarbad ni gu dacay isagow musse mahkamada kena ihtiraf ku isaga ku iyaray abo Ismaël na ka hichon wayay

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 6 днів тому +1

    Kkkkkkk

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 6 днів тому

    *Shacabka Somaliland iyo Cidama SSB SG36 iyo Cidama Qaranka waxan leyahay inad fadhiga ka kacdan oo ad werartay Huwanta wayo Sacid Deni hubku ka helay SHINAHA ee uleyahay waxan kula dagalamaya argagaxisda waxba kama jiran Cidi midiyaha uso afaysanaya waa Somaliland* *Darood uu midaysan yihin inay Somaliland dagal kuso qadan wayo Habeen iyo Dharar ayka sexaan layihin Aqoonsiga Somaliland* *Marka waxa niga habon inad dagalkinu gadho ila Garoweh Waa ina ad ka dhigtan Garoweh lama degan sida ayay Saaxiga ku badhidoonan Huwantu*
    *Waa inay Qaxooti ku noqdan Puntland Meesha kaliya ee Somali horumarkeeda necebi waa Puntland* *Marka inaka waxa nigu wajib ah inaan uu dhigno Cashar lama ilawan anay dib dambe wax inola imaan*

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 6 днів тому

    Waxba iga qaadi maayaan insha Allah ☝
    Daarood dhamaantiisba isagoo hogaaminaya dowladii afweyne 1989kii oo wata soomaali oo idil buu waxba iga qaadi waayay waliba isagoo leh waadigan leh allaahu akbar ee ma isaaq baad tahay kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣
    Wuxuuna kaloo odhan jiray keena caruuro aanu idiin badbaadino kkkkkk waayo waxaa laydinku buufinaynaa suntii ciraaq lagu buufinjiray 🤣🤣🤣🤣🤣 waayo waa magaalo buuro halis ahi ku xeeranyihiin anigaana dhinac walba kadega illaahey fadligii ☝
    Muuse Ismaaciil algarxajisiya ✅

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 6 днів тому +1

    Kkkkkkkkk

  • @ahmedmuhumed5552
    @ahmedmuhumed5552 6 днів тому

    saqraraan.maqabiilba.laictirafa. sakaraadow.qabiil.qaran.manoqdo

    • @IsmailAhmed-f2l
      @IsmailAhmed-f2l 6 днів тому

      @@ahmedmuhumed5552siilkii hooyadaa Daarood ha ku waso

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 6 днів тому

      Siilkii qaadhmuuna hooyada futo buur was. Walaasha jabtiiley siilka ka was

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 6 днів тому

    Alle balaayada haku celiyo dhagaxa lasuutuurayo oo dhulbahante ah iyo ka sootuurayo oo xasan shiikha