Part 13: Dagaalkii Garoowe | Sidee Itixaadku U Qabteen Madaxdii SSDF Cabdullahi Yusuf iyo M/Abshir?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • #Kobocii_Islaamiyiinta_Somalia
    Sidee Al Itixaad U qabqabteen Madaxdii SSDF Cabdullaahi Yuusuf iyo Maxamed Abshir? Dagaalkii Garoowe

КОМЕНТАРІ • 22

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 роки тому +6

    Hore U soco sxb hadii aad Ku dari Karto wacyi gelin sidii aan dib loogu noqon lahayn dhibtii dhacday oo cashar looga qaadan lahaa

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 11 місяців тому +2

    SH.Xasan Daahir hogaan kuma fiicana waa askari.maalintii loo dhiibay xilla ku xigeenka ayaa is daba joog noqotay guul darada Al Itixaad.Silubxaanalaah

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 роки тому +2

    Thanks

  • @jabaluhud2021-qr5cq
    @jabaluhud2021-qr5cq 3 місяці тому +1

    Alaha u naxariisto cabdulaahi yuusuf wuxuu ahaa geesi khawaarij laayey dadkii la dagaalamey Al itixaad oo dhinteyna waa ahlu Jano

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 роки тому

    Waa mahdsn tahey wll noso wad taxanaha Iyo tarikhda

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 роки тому +3

    Dadku hadday ogyihiin kanaalkan waxbadan ayey ka helilahaayeen oo taariikh qarsoon ah.
    Aad baan kuugu mahadcelinayaa.

  • @abdirahmanwarsame9828
    @abdirahmanwarsame9828 Місяць тому

    I had been there

  • @SurprisedBamboo-zj3oe
    @SurprisedBamboo-zj3oe 15 днів тому +1

    Cabdilahi yuusuf wuu ku mahadnaa tirtiridii ururkii xagjirka ahaa ee altixaad

  • @mohamednaasirmahmoud1094
    @mohamednaasirmahmoud1094 Рік тому +1

    Waxaan Ogaaday Colaada Majeerteen oo dhan Leelkase u qabo in ay tahay Abdiaziz faarah oo ahaa Hogaankio mucaskarta Dagaalka ee Itixaad oo ka tanaasuliwayay in weerarka SSDF aan laga joojin 😢😢

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 роки тому +1

    Darod: wadaad iyo wadadla'an dadkooda way difaaceen madaxdood na ma dileen.
    Isaaq: wadadkood faqashtii oo dadka babiinayay may difaacin lakiin dadkooda ma dilaan.
    Hawiye: wadadkood dadkood na ma difaaco madax iyo dadweynaba way babiiyaan 🤔
    Waxasan boogan ka bartay.

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 2 роки тому

    Xasandaaahit aweys iyo sheekh ali earsame gudoomiyaha al itaxad waaa isuseedi xasanbaaaa zeedi looyahay lasoco

    • @maxamedaadan5888
      @maxamedaadan5888 10 днів тому

      Shekh Ali warsame isaaq ayuu ahaa xgee seedi isaga noqden

  • @abdullahimuse9368
    @abdullahimuse9368 2 роки тому +2

    Sheekooyinkaan aad baa ugu raaxaystaa waxaa aad ujeclahay jabka al itixaad waliba aan jeclaan lahaa in 2022 sidaan oo kale loolaayo gees ilaa gees somalia oodhan. Markaas ayaa nabad buuxda lahelayaa.

    • @amiinamiinaxmed1233
      @amiinamiinaxmed1233 Рік тому +2

      Ma jabka al itixaad ayaad kufarxsantahy jabka gaaladana kamuragaysan tahy adi kaalay muslim maadan ahyn

    • @thegunner971
      @thegunner971 Рік тому +1

      @@amiinamiinaxmed1233
      Al-itaax baa galo galo dhashay aah. Rabi iyo rag midna ma yaqanan

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 18 днів тому

      NABAD MACNEHEEDA AYAADAN AQOON

  • @abdiadour2123
    @abdiadour2123 2 роки тому +1

    Waxaan ka Hellay taariikho iga qarsoonaa part14 Waan sugi

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 роки тому

    Al itixad
    Guul daro kharar ayaa ku dhacdey
    Anigu hada wxn fadhiya
    Goob kamida gobaha aad ka shekeyn ee hutel gaceyte
    Sow hutel gaceyte waa eero

  • @shankoweeye2081
    @shankoweeye2081 2 роки тому

    Waxaan kaa dhiman qaybtii dagaalkii ka dhacay buurta saliid soo dhamaystir qisada