DEG__heshiis slland &itobiya o si aan lafilaynin uhirgalay &alsisi o kudhawaqay difaaca somaliya &..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 години тому +2

    Viva somaliland and Ethiopia good job guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 4 години тому +2

    Maxay u difaaci waayeen.falastiin.waa
    hadal.meel.waayey

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 2 години тому +2

    Falastiin ku difaac dheh biyaha halaga xidho aby waa nin adag walhii cunuqabatayn saar dhaha niyahow

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 години тому +1

    SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 години тому +2

    Somalia is al Shabaab ☠☠☠☠☠☠☠☠

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 4 години тому +2

    SOMALILAND GUUL

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 години тому +1

    Masar sae you FALASTIIN

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 4 години тому +1

    Guul Somaliland

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Годину тому

    War is expensive, the question here is, does Egypt who normally relay on USA and other Arab countries for economical and financial assistance. Have the capacity and capability to go into a war with a foreign nation 1000 km beyond their reach that needs quick and rapid logistics supply ? Remember the other only reliable income source of Egypt is the suez canal that's currently in financial and budgetary constraints deu to limbo situation in the red sea that has been blocked by the Yemen huthis. The point here is, I think Egypt and the failed state of villa somalia in Mogadishu are both fishing in muddy lake, whereby even mud fish doesn't exist.@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander opinion !!! 😂

  • @EidXaaji
    @EidXaaji Годину тому

    Massar walalhoda Falastiin Gassa Maxay Ugu Hiilin wayday Maxa Somalia kagallay .Heshiiska Sland Iyo Ethiopia wa Hirgelaya Aqoonsigii Sland wa Heshay Ethiopia na Badd waheshay

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Годину тому

    Masar waa dameer ciyey maxaayeelay agteedda ayaa gubanaysa dad la rogayo oo Muslimiini carab ahi ku dhamaanayaan, Jaamacadda ecarabtana waxaa Somaliya gelisay Somaliland oo wuxuu ahaa, Cumar Carte Qaalib oo ahaa Somalilandner ku dhashay Hargaysa ee ziiziyow afka iska cadday wasakh baa kaaga taale. Huuro.

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 4 години тому +1

    Qodobka ugu wayne waa in Ethiopia aqoonsato Somaliland. Qodobkaa hadaanu fulin, wax soconayaa ma jiro. Period.

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib Годину тому

      Itoobiya guuuul kulmiye guuuul kulmiye

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 10 хвилин тому

    Kkkkkkkk oo aqoosigiina ma hoos buu ka soconayaa,sidee u micnaynaysaa.

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache Годину тому

    POOR SISSI DEFEND THE ARAB NATIONS KKKKKKKK VIVA ETHIOPIA ❤❤❤❤❤❤❤

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib Годину тому

    Somaliya italiya way gardarantahay saca qoslaaya suuriya kala tageen xataa lama aqoonsan masar yaman bay shanta lagashay way ku jabtay xiniin udaa itoobiya iyo soomaliland carkee

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 2 години тому

    guL iyo gobonimo,somaLian, alaw nagadu isha,somaLiya iyo masaridaba

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 3 години тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Nin dadkii iyo dalkii uu sheeganayay hanan kariwaayay oo
    Cidlayuurur ah ayaa masar oo caruurtii iyo dumarkii carabta agtooda lagu laynayo waxba u qaban waayay u qayshaday miyaanay ahayn inkaar ku habsatay siyaasadii somalia ,

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib Годину тому

    MAXAA KAGALAY DAWLATU MADAAR KKKKKKKKKK

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 3 години тому

    Siyasada somaliland dhex ka ahow

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 29 хвилин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂