*Dhaanto Cusub - Khadra Maxamed Xirsi iyo Muxiyadiin Shahiid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2014
  • www.caweyskadalmar.com/
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram / caweyskadalmar
    / dalmar_d

КОМЕНТАРІ • 218

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +32

    Deganko isbadalay yaa dawana 2021 🥰👏✌🏼

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 років тому +23

    gabadha codkeeda runtii aaad ayuu ii soo jiitay guul khadra

  • @zeytunidiris8868
    @zeytunidiris8868 2 роки тому +18

    Yaa dawanahayo 2022 dhaanto I love ❤️

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 2 роки тому

      👀

    • @khadroabdullahi1664
      @khadroabdullahi1664 Рік тому

      Me 2023 xitaa wan qoray xise an uqaby le dhantada

    • @CabdiraxmaanMakhtal
      @CabdiraxmaanMakhtal 9 місяців тому

      ​@@khadroabdullahi1664 anig hada xabsi lyga soodayy 2015 sidi laiixidhy kawarama dhantadiii

  • @mohamedmohamud2696
    @mohamedmohamud2696 3 роки тому +25

    Yaa 2020 Bisha 12 ila daawanaya like ii saara inta ila daawanaysA

  • @ahmedbarre2627
    @ahmedbarre2627 3 роки тому +18

    2021 muxiyadiin iyo khadra love saara Ogaadeenow

  • @user-zy6ul5ro9r
    @user-zy6ul5ro9r 10 місяців тому +14

    20/9/2023 I still watching

  • @jgbfilms7637
    @jgbfilms7637 3 роки тому +5

    Dhantadan wan jeclahy wlhi 100 jeerban kuceshty😘

  • @maxamedtawane9245
    @maxamedtawane9245 7 років тому +4

    habalyo ddsi iyo xisbigaba guul iyo gobonimo

  • @user-et7md6ye7m
    @user-et7md6ye7m 10 місяців тому +5

    HOY HOY!!! CODKA Ama Luuqda Dumarku waa Cajiib waana waxa kiciya dareenka ninka ragga ah.❤❤❤🎉 markaa ma sahlana Codka Haweenku.

    • @Sawda1-qt3bt
      @Sawda1-qt3bt 7 місяців тому

      😂😂adu sixrole miya tahy marka😂😂

  • @tufaaldarajo2871
    @tufaaldarajo2871 5 років тому +6

    much allh dadkaygi horaa lo soconaya viva ogadenia💋❤

  • @safiyosayid-alimohamed7525
    @safiyosayid-alimohamed7525 2 роки тому +5

    2022 masha Allah dhaanto waa jeclahay

  • @suadismail6676
    @suadismail6676 7 років тому +14

    Saalan From SOMALILAND REPUBLIC noolada Shaacabka waalaalden D.D.S.I noolada jiira inshaala

    • @Hitthesack94
      @Hitthesack94 3 роки тому

      DDS Unbaa walaala tihiin wixii somali ahaa oo dhan. Liyuugana sow maha kuwii hablaha somaliyed kufsanayey hadana gowracayey dadkagiina gam ka siiyey.

    • @user-et7md6ye7m
      @user-et7md6ye7m 10 місяців тому

      ​​@@Hitthesack94 saaxiiboow waa tii soomaali is cuntay 1988 ee iska wayday caqli ay isku wataan. Maintenance tiibaa socota

  • @whoisma5161
    @whoisma5161 5 років тому +29

    I LOVE OGADEN PEOPLE

  • @user-nf7vy6ze2j
    @user-nf7vy6ze2j 5 місяців тому +2

    Waxaan daawaday 2024

  • @MaxamedShire-qk6zg
    @MaxamedShire-qk6zg 3 дні тому

    Dhaamtada runti horumar ayey katurjumee dds wnjeclahay inad xorowdan lkn dadka wajiyadoda waxa kamuqda qapbi jab weyn maxa yelay ina iley aya dhibato xogan kuhayey rabi ba kadulqaday ogadenia wan idinjeclahay runti waxa tihin dhaqanki iyo xudunti soomaliyeed love ❤️ 😍 💖 you all dds

  • @YaxyeTays
    @YaxyeTays 2 дні тому +1

    25/7/2024 Ayaan wali dhagaysanaya❤

  • @ahmedbaashir376
    @ahmedbaashir376 11 місяців тому +3

    I love you Ogaden people ❤❤❤❤

  • @abdikadirabdualhi4411
    @abdikadirabdualhi4411 8 років тому +4

    Masha alah ciyaar baaa ka dhacday dhanto cod macaana qadro iyo waliba walika la dhanteynaayo

  • @MohamedIbrahim-ce2ox
    @MohamedIbrahim-ce2ox 2 місяці тому +1

    Dhantadi liyuu bolice ❤

  • @AliAli-gn3bh
    @AliAli-gn3bh 7 років тому +6

    soomaali meelkasta ay tahay waanku jeclahay waana. guul hadaan helayo madaxwayne iyo ciidan xabashida kala dooda xuquuq soomaali

    • @fathimacallin3233
      @fathimacallin3233 5 років тому

      Khatra maxamed xirsi walashay aderkay badhalay iyada iyo muxiyadiin shahid wan idin jeclhy

  • @jamalelmifure8652
    @jamalelmifure8652 8 років тому +5

    caaaadi ma la qabaaa qoftaa mise waaa garoob tolow an halaygu duceeyo heesta caadi maha codkeeda ayaaba i jiidhay

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 3 роки тому +4

    Hestan waxay ku cabirantahay hormarka ay sameysay galbedka Somalia lkn wan ka xumahay amxarta (itoobiya) iney mamusho. #Somaligalbedweyxureebi.

  • @abdiraqibhussein8651
    @abdiraqibhussein8651 2 роки тому +2

    I love it I love it games just what we can do I like the music

  • @mailboyhillowle6223
    @mailboyhillowle6223 3 роки тому +9

    Ogden hanoladho from kenya

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 3 роки тому +5

    Dhaanto iyo dhaqankii ummaddii soomaaliyeed gaar ahaan dhaqankii beelweynta kuumade kablalax daarood.♥️

    • @Sawda1-qt3bt
      @Sawda1-qt3bt 7 місяців тому

      Ogaadeen dhe xata jidwaaq nalmaqabte

  • @najmaayaansomaliahanoolaat7049
    @najmaayaansomaliahanoolaat7049 8 років тому

    al wiilka jeceliyaa codkisa mashaa alllh gabdhan kama dhacdo allow idiin dhowar codka allkha codkisa fanan leh wan wayay al cod macana afkina caano geel afkina lagu qabay

  • @mohamedahmed-of8jj
    @mohamedahmed-of8jj 6 років тому

    Ash calaaaaa kuwaan codkodaaa igu socdaaaa ilmaaaa adeeeradaaay dhaabti wad Nagu dheertaahiiin khadro m xirsi boqoradaaa dhantadaaa iyo muxiyadiiiin alle ha idin dhawro hunoyaaaaal

  • @ZERO2SEE
    @ZERO2SEE 8 років тому +7

    Do not Look at the audience. But do listen to the. Rythm .

  • @MHTVChannel
    @MHTVChannel 8 років тому +2

    mad mahad santihiin caweyska dalmar waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw dhanto cajiiib ah yasalaaaaaaaaaaaaaaaam iinoooladaaaa waligeeeeeeeeeeeen huuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuno

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 8 років тому +6

    mashallah gabdhaha
    Aad bay uquruxsanyihiin
    iyo waliba labiskooda

  • @abdirahmaansuleimanahmed514
    @abdirahmaansuleimanahmed514 4 роки тому +4

    Yaa 2020 bisha 5 aad daawanaya

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 років тому +2

    Xasuus.am watching in 2019.Aaba cabdi wan uxiis nay

  • @dirgaxnuur7947
    @dirgaxnuur7947 9 років тому

    Waxan ahay liyu wooow cadi maha dhantadan nice songa gabadha codkeda cadi maha

  • @golmajoker9244
    @golmajoker9244 6 років тому +2

    Ddsi one love my country

  • @AhmedMukhtar-df8ti
    @AhmedMukhtar-df8ti 10 місяців тому +1

    Yaa daawanaya 2023 jaw✌️

  • @ahmedabdialiahmedabdiali7666
    @ahmedabdialiahmedabdiali7666 8 років тому

    Masha allah waxan ka helay inantaa codka macaanle plz yaa isheegi kara telefoonkeeda

  • @user-de1oh2yv9s
    @user-de1oh2yv9s 23 дні тому

    Yaa daawa naaya 2024

  • @alijelee
    @alijelee Рік тому +2

    Wlhi hadan arkay waligay nah wan radin jire 2023 Bay isogarty

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 місяці тому

    My fv dhaanto❤

  • @faisalabdi4731
    @faisalabdi4731 3 роки тому +4

    2021 yaa firisnaya😂😍

    • @fardosayusuf5858
      @fardosayusuf5858 3 роки тому

      Aniga waxayna igu ledahay dhantadaan xasus 2012 ayay nogu imaden deganka an daganayn gobol kamida sida shacabka iyo cidanka liyuga iskugu dhax jiren loo ciyarayay 3malin wlhi malmahas wax badan ayan ka faaidnay ciidanka liyuuga sida amniga iyo dagmooyin aynoo ansixiyeen Manta qoralkan aan qorayana canfar ayay cashar usoo dhigayaan Allow guusha xagiina kayeel

    • @fardosayusuf5858
      @fardosayusuf5858 3 роки тому

      🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇪🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 років тому +16

    Well done boys and girls, Am proud of you. Long life and prosperity. Insha Allah

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +4

    Ddsi guul....❤❤😘😍

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Рік тому +1

    Inta 2023 daawsneysa wan idin salaamay😮

    • @khadra8559
      @khadra8559 7 місяців тому

      Waaan kaaa qadna me

  • @user-ts8wc5fg5d
    @user-ts8wc5fg5d 2 місяці тому

    Intaa halgankii laascanod ku baratay❤

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy 6 років тому +4

    Codkeeda waan kahelay ee ii sooraadiya yaaqeen

    • @Hiiraan_boy
      @Hiiraan_boy 3 роки тому

      2 sane kadib waxaan ku dhageesan haayaa mugadisho

  • @raagebale
    @raagebale Рік тому +1

    Ya dawanaya 2023🥰✋️

  • @Calirage2929
    @Calirage2929 3 роки тому +2

    Walal suaad
    aad iyo aad
    Baad
    U mahadsantahay adna idinkuna nolaada somaliland

  • @khaalidkhadar6456
    @khaalidkhadar6456 2 роки тому

    Thu 26 Aug watching. GuuL abti

  • @nafisamohamed8110
    @nafisamohamed8110 3 дні тому

    Inta 2024 daawaneyso ani cml 😂

  • @mrsfarashaash31
    @mrsfarashaash31 7 років тому +12

    aqaas necbiya badaqodii sa un uxadreysa free ogadeeniy insha allah ina iley qansirka wn ka xorobeyna fuck Ethiopia

  • @ubahaxmed
    @ubahaxmed 4 місяці тому

    Dhaanto saa ujeclhy❤

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel5135 5 місяців тому

    Old is Gold❤🎉

  • @kayseyarkadeutschland1083
    @kayseyarkadeutschland1083 8 років тому +3

    war ani gabadha codkeeda ayaaa igu socda hadaan helayo waaan guursanlahaa walahay Waliba waan kasookaxayn lahaa kililka qadhmuun ee dadkii mariyey

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 3 роки тому +1

    Waw waw waw masha Allah this shakes me up held.

  • @fwzyhahmad83
    @fwzyhahmad83 5 років тому +16

    ❤️🇸🇴💚

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 5 років тому +5

    Hoy hoy hoy

  • @cabdiwelicabdullecadow6882
    @cabdiwelicabdullecadow6882 10 місяців тому

    Dhaanto cajiib ah waaye

  • @hamzeomar2537
    @hamzeomar2537 9 років тому

    Wallahi dhaantadan adbay igu socota vivo ddsi

  • @asmaabdulahi3872
    @asmaabdulahi3872 8 років тому +2

    masha allaah wilkan iyo gabadan codkooda caadi ma ahan wan ka hellay runtii viva D D S 😍😍😍
    😚😚😚NOOLOODA ❤❤❤💕💕💕👍👍👍👍💕💕

  • @nuurisxaagabuukar4776
    @nuurisxaagabuukar4776 5 років тому +2

    hoy hoy waadhanto cajibah

  • @mohamedhirsi1950
    @mohamedhirsi1950 3 роки тому +1

    Ani 2021 daawanayaa hh

  • @ammiirmattan
    @ammiirmattan 4 місяці тому

    20/3/2024
    I still watching😊

  • @user-mq9dm4zj8o
    @user-mq9dm4zj8o 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤

  • @shaafihanad9935
    @shaafihanad9935 6 років тому

    Hooy hoooy dhntadaba intaasa mcn ka dhigtay

  • @mohamedanteena8870
    @mohamedanteena8870 2 роки тому

    NINKII HOOYADEEY DILAY
    Waa erey aad uzanuun badan

  • @sharmaakexasancismaan4389
    @sharmaakexasancismaan4389 4 місяці тому

    2024 baan daawaday adna😂

  • @abdiabdullahi9277
    @abdiabdullahi9277 9 років тому +14

    cjb walahi gabadhan wan jeclahay codkeda hadan heli karo wan gursanlaha

  • @KashmiirCade-of4bp
    @KashmiirCade-of4bp Рік тому

    Hadaad dawaneyso 2023 like isaar❤

  • @abdishukrideeq
    @abdishukrideeq 2 дні тому

    Danto an maqli jiray waligey lkn mamodijirin ine kuwan qaden

  • @awayscali9221
    @awayscali9221 2 роки тому

    Mash alh

  • @abshirshariif805
    @abshirshariif805 9 років тому +3

    Asal.asal dhanto.ddsi one love

  • @bahjofaysal5095
    @bahjofaysal5095 6 років тому +1

    dhanto iga dheh wlhi wanku haystaaa dhantda

  • @quruxleydagalgaduud7912
    @quruxleydagalgaduud7912 9 років тому +16

    gabdhan khadra dirgix maha waa khadra maxamed xirsi ha qaldidna
    balse wiilka ma aqaan magiicsa
    viv ddsi caadi maha walahi nooolada walaigiin jira ooo jioooga rer ddsi wallahaay ruumaaad

  • @saidaadanmohamed6597
    @saidaadanmohamed6597 5 місяців тому

    Dhaanto jirta weeye aniga 2024 lee maqlay Guulaysta Dadkeygii Soomaali galbeed oo ethiopian ka xorooba inshaa Allaah waa idiin jeclahay From Galmudug Sacad Siciid

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 місяців тому

      Sacad Siciid ma qabiilkaaga? haduu yahay Inta hore comment kaagu wuu fiicna yahay laakin xaga danbe ku dartay qabiil baan fiicneyn Galmudug ha dhaafin, qabiil kaaga inaad sheegto qiimo ma laha, gidigeen hal qabiil baanu nahay la yidhaahdo SOOOOOOOMAAAALI

    • @saidaadanmohamed6597
      @saidaadanmohamed6597 3 місяці тому

      Qabiil ceeb ma ahan ALLE ayaana umada qabaa'ilo ka dhigay lkn qabyaaladdaa xun

    • @abdihashi1863
      @abdihashi1863 24 дні тому

      Somalidu iyada qabiila waxan waa abtirsi aad soqortay anoo wiil ree galmudug ah baa kuleh wll

  • @YahyeAbdirizakh
    @YahyeAbdirizakh 3 місяці тому

    02 4 2024 still watching this video

  • @abdinaasirtayga1819
    @abdinaasirtayga1819 3 роки тому +4

    Yaa ila dawanaya 2021 like saar

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 років тому +4

    Anyway,all the best my people.

  • @user-pq9ht6qf4p
    @user-pq9ht6qf4p 4 місяці тому

    Yes

  • @relexnatrual1783
    @relexnatrual1783 4 роки тому +3

    Ma la oran karaah dambigii dhacay dadkaan qeyb ayay ka ahaayeen ileen waaba dhiirigalinyaan waa markii loo hadlo si positive ah

  • @abdiazaaza511
    @abdiazaaza511 3 роки тому

    2021asxat update ka ah like sara

  • @mohamedmukhtar8609
    @mohamedmukhtar8609 7 місяців тому

    19/12/2023 still being watched!

  • @sowdoousmanahmedsowdoousma5770

    Wali 2023 ninka dawanayan ahay hadane dhageysigeda kama xiisa dhaco

  • @ibrahimaskar3790
    @ibrahimaskar3790 9 років тому

    caadi ma ahan hooooooy hooooooy aaa hadana soo baxday

  • @abdifataxjowhar7565
    @abdifataxjowhar7565 8 років тому +1

    +quruxleda galgaduud ana kusheegi hno wiilka waxa ladhaha muxiyadiin gabadhana waa saad usheegtay

  • @Joogteyn
    @Joogteyn Рік тому

    It's 2023
    Habdhaca dhaantadu waa cajiib runtii

  • @MowliidDiiriye-qw1ff
    @MowliidDiiriye-qw1ff Місяць тому

    Still 2024

  • @nuuraduale3169
    @nuuraduale3169 8 років тому +2

    yarka telka khadro raadinaya wllkay waa walashay gabadhu wanka xumahay waa laqabaa hadeer

  • @abdifataxjowhar7565
    @abdifataxjowhar7565 8 років тому +2

    Khadra iyo muxiyadiin inolada inbadan

  • @cabdirixiincali8033
    @cabdirixiincali8033 6 місяців тому

    28 1 2024 still watching ❤

  • @khalisama2957
    @khalisama2957 2 місяці тому

    ❤❤

  • @user-mq9dm4zj8o
    @user-mq9dm4zj8o 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @mmmohamed855
    @mmmohamed855 9 років тому +1

    Gabadha codkeeda waan jidiidacyooday walahi, caadi

    • @SamiiraMohaEd
      @SamiiraMohaEd 9 років тому

      Uuuuuf ilma uraaye
      Naagtaan laqiyysa maxaa haya Uuuuuf

    • @SamiiraMohaEd
      @SamiiraMohaEd 9 років тому

      Waxay qaylidaba akhiro waa caabkiii illahygii idin abuurtay kabaqa wallee waa aduun ee illahy haloosolabto

    • @mmmohamed855
      @mmmohamed855 9 років тому

      Samira maad igaranaysaaa horta qofkaan ahay

    • @SamiiraMohaEd
      @SamiiraMohaEd 9 років тому

      Maxaan ka garan

    • @mmmohamed855
      @mmmohamed855 9 років тому

      Samiira heesahaaga waan jeclahay fanaanad cod qurux badan baa tahay

  • @manowali6110
    @manowali6110 2 роки тому +15

    M.a well done with heart touching words I.a peace and prosperity with development....OGaaden state of Somalia...🇸🇴🇸🇴❤

    • @somalien9447
      @somalien9447 2 роки тому

      Ogaden waa Ethiopian but ok 😆

    • @zakariakariko6195
      @zakariakariko6195 Рік тому +2

      @@somalien9447 you mom is Ethiopian 😂😂😂am SOMALII🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @bahjofaysal5095
    @bahjofaysal5095 6 років тому

    woooooooow

  • @Golten_Junior
    @Golten_Junior 10 місяців тому

    20233/6/8 Still watching this dhanto ❤

  • @xafsaali701
    @xafsaali701 3 роки тому +1

    waaaaw

  • @somalifamilli9904
    @somalifamilli9904 4 роки тому +2

    Liyuu❤️❤️jira o joga

  • @gaaleef
    @gaaleef 8 років тому +2

    Yarkani waa ninka uGu cod fiican dhallinta dhaantaysa, including Mr Budul, the legend.

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 9 місяців тому

    maxaan dhaantadaan ciid iyo howdba ku dhagaystay anoo safar ah hda anoo qurba joogan wali dhagaysta

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 роки тому +1

    Wllhy wxn aad uga xumahy in dadkaan ay Ethiopia u afduubanyihin

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 роки тому

      Walaal videogan waa 2013 ma aha hada FYI

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 3 роки тому

      @@caweyskadalmar wanla socdaaa sxb e isbaba dadkaas waa lahaystayaal ay Ethiopia qasab ku haysato

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 роки тому

      @@waligeymailoobo8651 okay 👍

    • @amosnaftali2495
      @amosnaftali2495 2 роки тому

      Ethiopia is 82 different people it’s not one