Heestan marka aan maqlo 360 digri ayuu dareenkaygu gaadhaa.. Waxay ka mid tahay heesaha dhif iyo naadirka ah ee dareenkayga kiciya. Badhida Idaha gartay, lkn (Casharku) waa daawo marka qof Alle yaqaannaa kuu tufo,.. Haduu se yahay biyaha Rusheeye saydhiyo waa arrin kale .
ILAAHAYOW ABWAAN MAXAMED IBRAAHIN WARSAME HADRAAWI HA CADAABIN ILAAHAYOW JANATUL FARDOWSA DEJI WUXUU AHAA ADOON SHARAF BADAN OO MISKIIN AH
Erayadii Abwaan Hadraawi AHUN
Maskaxdii abwaankii umada somaaliyed ugu qalisana ee hadraawi ilahay hawnaxariso
Yaa salaam heestan Markaad dhagaysato ayaad helaysaa ujeedka halku dhegga riwayadda AHUN ABWAAN HADRAAWI iyo aqoonyahannadii kale
Sanad ka hor baan dawaday hestan lkn coment waxn rajynya inaan dib u akhriyo hestana dhagysto anigo caafimada i.a👏✋
Markii ugu horeysay ee aan maqlo waxaan ahaa dugsigga hoose. Waa xasuus hore.
Waxna dawday nin kashegaynaya gabadh sarkaalad oo ninay jeclayd gabadh kale ugu masayrtay kadib Gabadhi bay iyana toogatay, Iyana dil baa lagu xukumay wuxuu yiri maalintii tiirka loosii waday heestan bay qaaadaysay ninkii tooganayay xabadaha dhinac bay kamarayen
amba sxb sheekadaasaan soo daawaday waa qiso cajiiiba
Wuxu aha Ahmed salaben bidde walalkii ninka sheekada ka sheekeeyay
Aniba Sido kale
Askarigi udan beeyay baa sujuuda ku dhuftay
sxp iso sheg linkga aan soo dawade qisadaas
midhihii maxamed ibraahin warsame hadraawi raxima kalahu raxmatun waasica❤
ILAAHEY HA U NAXARIISTO ABWAAN MAXAMED IBRAAHIN WARSAME HADRAAWI❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Axyaa hees axyaa cod. Anoo 5 jir iyo ka yarba ayaan jeclaa hestan.
5jir kayar xitaabaa😂
❤️janadii ilahay ha geeyo
Inta dhimatay ALLE haw naxariisto, Hadraawina ha caafiyo
Dhamaan heesaha RIWAAYADII AQOON IYO AFGARAD WAXA LAXAMADEDA SAMEEYAY XASAN GREATY
Ereyada gaariye ayaa iska leh oo hadraawi saaxiibkii ah riwaayada sax weeyi
Ilaahay ha u wada naxariisto dhamaan
WAA HEES AXMED FAARAX CABDILE
Midhaha Hestan waxa iska leh Abwaan (Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi ) Codku wa shankaroon Ahmed Sagal
Ax yaa wadani
❤️❤️❤️😟😟😟😟
Heestan marka aan maqlo 360 digri ayuu dareenkaygu gaadhaa.. Waxay ka mid tahay heesaha dhif iyo naadirka ah ee dareenkayga kiciya. Badhida Idaha gartay, lkn (Casharku) waa daawo marka qof Alle yaqaannaa kuu tufo,.. Haduu se yahay biyaha Rusheeye saydhiyo waa arrin kale .
kalida maha 490 digrii😂😂😂😂
@@jeywow hhhhhhhhh 650ć digree
Labadeenna caynaan haddii caad ku xidhanyahay cudud iyo laxaad kale ilayan laguma ciil boxo
Waa waxa dalkena katagan wlh heesta jacayl unbaad umalysaan lkn AUN HADRAWI umadan rogmatay ayuu lahadlaya
Aqoon iyo afgarad waxaan ku daawaday (Sinimihii Berbera ina qulunbe)Reer berbera riwayadaha xataa ciyalja la hayn jiray oo lacag laga bixinjiray …Xusuus igu qaaliya
heesta waxa curiyey abaan hadraawi dib ugu laabo
From tiktok
Waad ku mahadsantiin tixraaca aad noosoo gud biseen sida
Codka
Ereyada
Laxanka
Riwaayada
Taariikhda waa tixraac dhamaystiran
Waa heesti dhaxal gal ah weeye ma guurto
2011 since 2022 markaan arko kuceshadaa heestan sababta ma aqaan
Zxb cartirvmaahee waa cashar laga marinayo badhi laycab siiyo
Ruuxii curaan ihi
Carbakiyo insharada
Kuma caafido
Ruxii curyaanee carabkiyo ishaaarada kuma cafimadeen
Inta Facebook ka so egtay like saar
Wow Amazing
🎉🎉🎉
Mmmmmmmmmmmmmmm aun cajab weeye.
Riwaayadii Aqoon iyo Af garad
Heestan waxa ereyadeeda iska leh abwaankii cabqariga ahaa ee Boqorkii Abwaanada noqday rabina ku manaystay hufnaan iyo hanaan suugaaneed AUN Abwaan Maxamed ibraahim Warsame Hadraawi
Gudcur aan caddo jirin
Indhahaa cad ceed ah
Cidlo kaaga wehel ah
Cabsi kaa kaxeeyo
Bahal kaala carara
Labadeenan caynaan
Haddii caad ku xidhan yahay
Cudud iyo laxaad kale
Ileen laguma ciil baxo
Addimadu ma ciidmaan
Culays kaama qaadaan
Ruuxii curyaan ihi
Carabkiyo ishaaradda
Kuma caafimaadee
Anna ceebtan igu taal
Ama cudurka aan qabo
Curuuqda iyo dhaayaha
Cilmi lagu daweynayn
Cadkan layga jeeebay
Cartin la iga marineen
Badhi la i cabsiiyiyo
Cashar muxuu i tarayaa
Cirkan hoorimaadka ah
Curashada daruuraha
Cal calyadda xareeddee
Isa soo cidhiidhyey
Dhulkan wada cagaarka ah
Cosobkan is gaadhan
Caleenta iyo barwaaqada ah
Dhalin lala caweeyiyo
Heesta iyo ciyaaraha
Haddaan calafba ii gelin
Miyuu ii cuntamayaa
hadraawiba lahaa midha heesta dib ugu laabo
Waf waf 😍😍😍
Laxankii
Xasan sabriye Afrax Xasan gareyt
Mirihii hadraawi laxankii c.jiir codkii shankaroon axmed sagal
afqadh muune maxamed cali kaariye
Laxanka waxaa lahaa Xasan Sabriye Afrax Great
Axyaaa sooong
Heestan gabiigedab cabasho iyo muurgo ayaad ka dhadhan san mida kale 2 qiiso murgo leeh ayeey leedahaye
🥰
Heesta ma Aadan tarrabi baa lahaa mise hadraawi
Mo Afku xoogle wll Hadraawi
Hadraawi
Cuudka ma Cigaal baa mise Xudaydi?
Xasan great laxanka iyo cuudkaba
Ujeedada heestu maxay tahay I turjuma
Asc
Wcs