Ilaa kan ugu dambeeyo aa dileysaan ama asooqabaneysaan yaalaga harin munaafiqiinta uruuriska ah ee aduunka nooga soo kala yimid shabaab iyo daacish waa cadaw soomaaliyeed
Xaqiraad kuma sameynayno guusha ciidamada inkastoo diideen in dadka duuban dagaalka hadana waxay ahayd in si guud dagaalka u tustaan waxaan u maleen daaish in ay u jiraan hab urur iyo shakhsiyad aysan ahayn ciidamo badan
Dagaal daacish lagula jiro ma jiro lkn waa mashruuc reer galbeed wadaan bbc iyo voa ayaa waxa ka sheekeeya ma arag waayo somali isdilaysa ayey hub ku bixiyaan fadlan caqliga ha nagaga ciyaarina
Hadiiba Khawaarij Ay Haysato qayba Budhland Ka Mida ,maxay Ula Dagaalamayeen Somaliland ee Laascaanood Iyo Ceerigaabo Keenay Wakhti Mxay Ugu Bixin Wayen Cadowga Dul Jooga .Mala odhankaraa Waxba KU Qarsoon Aynan Ogayn Hawshaas
IN SHAA ALLAAH. Guul iyo gobannimo ciidamada geesiyaasha ah ee dowladda PUNTLAND ❤❤✌💪
Guulaysta ciidanka Dowlada Puntland.. mashallah
Guul Ciidamada Geesiyaasha Puntland
Guuleesta Puntland.
Guuul ciidanka Puntland.💙🤍💚 Xassan dhiiqo xafadiisa buu xoraysanwayey muqdisho oo kaliya ah.
Hassan ma walaasha buu kufsadhay .haa meesha keenay
Allahu Akbar Guul.
Khawaarijta Waa lagu jano tagayaa.
Ciidankeena Allah ha guuleeyo
Bula. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Guul
Guul iyo gobanimo rer pountlan anagoo aha rer muqdisho baa taagersan ladagaalanka argagixisada eey wadobpountlan waana in lagu daydaa rer konfureed hadaanahay waa bogadinenaa
Wasiir Caydiid Nin Cajiiba
GUUL CIDAMADA PUNTLAND ❤
GUUUUUUUUUUUUUUL CIIIDAMADA IYO DHAMAAAN REER BUTLAND
Guuul dad lagu sodulay baan nahy wadlad somaaliyeed oo codddheer kudacway sanh malihin marka pudlan argagixiso umasoo dhumatoh geesi yaalbaa ujogah inashaa allh waan gulaysanynaa
❤guul iyo gobanimo
Guuul Puntiladn guuul guuul
Guuul ciidanka puntland
Alow guulee wiilashyada insha Allah guuul putlan ilaheey ha ka dhigo putlan midii aan cidana u bahan ee isku filnata idinka
Isku gurmada dal iyo dibad
Ilaa kan ugu dambeeyo aa dileysaan ama asooqabaneysaan yaalaga harin munaafiqiinta uruuriska ah ee aduunka nooga soo kala yimid shabaab iyo daacish waa cadaw soomaaliyeed
Sordoonka butland muxu qabaneysy intey argagaxisadu dhulka qabsaneysey
Sirdoonka somalia muxu qabanayey marki shababku konfurta somalia isku baladhinayen
Xaqiraad kuma sameynayno guusha ciidamada inkastoo diideen in dadka duuban dagaalka hadana waxay ahayd in si guud dagaalka u tustaan waxaan u maleen daaish in ay u jiraan hab urur iyo shakhsiyad aysan ahayn ciidamo badan
Culusow beeso kaliya ayu fakara wa caloshisa dameer aragti fog iyo horumar mustaqbal midna maleh
Dagaal daacish lagula jiro ma jiro lkn waa mashruuc reer galbeed wadaan bbc iyo voa ayaa waxa ka sheekeeya ma arag waayo somali isdilaysa ayey hub ku bixiyaan fadlan caqliga ha nagaga ciyaarina
Kuwaan beenta bay ka bateen
Dhawr maalin ka hor bay ciidamaha puntland goobta ka carareen, waxayna sheegen in mishaarkooda aan la siin
Hadiiba Khawaarij Ay Haysato qayba Budhland Ka Mida ,maxay Ula Dagaalamayeen Somaliland ee Laascaanood Iyo Ceerigaabo Keenay Wakhti Mxay Ugu Bixin Wayen Cadowga Dul Jooga .Mala odhankaraa Waxba KU Qarsoon Aynan Ogayn Hawshaas
Naacle kadaab mooryaanta majeerteenia waa lagu yaqaan faanka odaygaan gaalka ahna wuu kaga daddy waana karnaaday
Doqonyow kawarijdka waqtiga wadowayhay
😂 ala maxaa ciil ku haya!
Bushadi xamar bugbugteda anigeyba indhaha iga galosaa
Beenta iyo nifaaqa iska daayoo, runta fiirsada. ua-cam.com/video/WLTxjCrTzCE/v-deo.htmlsi=EC6IhaXI-LL_w4Aj
Hh
Gobolka putland
Warkan waa been
Adiga maxaad haysa 2,5 sano ka dib aduunku kugu bixiyeey malayin dollar.
Puntland kaliged iska bixisay.
Hoyoo beene
Guul