AHMED MADOOBE OO KU MUUSANAABAY INAY SOMALIA ANSIXISO KHAATUMO IYO ARINTAASI OO LAGU GACANSAYDHAY...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 години тому +3

    Allah akbar qaranka somaliland guul.

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 години тому +2

    GEESI QARAN NOLOOW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL SOMAILAND...
    VIVI KULIMYE

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 3 години тому +4

    Cirjidhe tv we love you ❤❤❤

  • @HagiFarha
    @HagiFarha 2 години тому +3

    dalka Gambia ayaan kaa soo salamay ninkak hj

  • @Ceelsheekh
    @Ceelsheekh 2 години тому +2

    Cali Duulduul waa xogogaal aan midhi ku seeganayn saaxiib waxaan idinka salaamayaa Norway adiga iyo weriyahaaga Cabdishakurba.❤

    • @abdikadiree6074
      @abdikadiree6074 Годину тому

      Xog ogaalnimaa ka dheer somalida iyo deegaankeeda xitaa ma kala yaqaan

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 години тому +2

    WADANI HJ YAANU KHALDIN XIRSI IYO MAXAMUD JIDKA LAGU MARAYAA DALKU DIFAAAC ADAG BUUU MARAYA. MUSAAA HUWAN MEEL SARAYA KADAB KEEDA GO.AYA

  • @Ceelsheekh
    @Ceelsheekh 2 години тому +1

    Cirjiidho tv ❤❤❤

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 години тому +1

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️

  • @HASSANABDILLAHI-e3r
    @HASSANABDILLAHI-e3r 2 години тому +1

    Abti cali caafmaad iyo cimir deer dacaad ayaa tahay

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 3 години тому +1

    Ali ismail oday sare. Salaam sare bags gudoon

  • @HadoofCabdi
    @HadoofCabdi 3 години тому +1

    Arinkasi wasida uu shegay mujaahid calu duul duul wa lee nikani wa nin lasocdda cjdd kasto somalind ku ah caddow

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 32 хвилини тому

    Reer soomaaliliandna maaha ee hanagusoo dhawayn wax soomaaliliand taada ciidankayagii kudhinteen ee 😮

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 2 години тому +2

    Waar Cali de sirdoonka soomaaliya Facebook iyo Aalado kale midna ma Xidhikaran awooda haday leeyihiin baraha bulshada oo dhan Somalind way ka xidhi lahayeen. Markaa Cali yow markaad sidaa leedahay miyaad amanasaa ?

  • @awgeele
    @awgeele 8 хвилин тому

    Salaam sare

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 54 хвилини тому

    Magacii S/L 🇭🇺 ee SOM kuQadhabanjiirtay waa lagasoo dhigayaa Warabaha dhawan,soola waa S/L🇭🇺 oo dhulba waa ogyahay taas,Som wax umahayaan ,Halmar markay waxkuso yuubaan waxay uhaaystan in inla dhacaay,Gaajada iyo Hungurii xumida Xamar taal,S/L🇭🇺 waa dalkagii oo nina martii ugamatihiid Xool badan oo noocba nooca buu kahelaya shacabkoo dhaami,GuulS/L🇭🇺 iyo shacabkeeda Yoocada iyo xadka jabutii dheexjooga,

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 49 хвилин тому

    Ninkan kuxigeenka u ah xisbiga huwanta Wadani waa doqon nacas ka daran Ciro neef, waa ninka keliya ee Ciro dhaamo.

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 2 години тому

    Odaygani maalin dhawayd ayuu nalahaa murashaxa kulmiye waa maxamed kaahin warba ma hayo wixiisu waa huuhaa kkkkkkkkjkk

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. Годину тому

    Caliyoow dadka wad kala taqanye marmar ayad isku darsanta ina cumar jees wa nin reer cali ah oo reer dalal guuleeda sida ula soco

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 2 години тому

    Aan kubsaxer Machad maaha kuwa isticmaalay mapka Somaliland, waa Gudiga Dhaqaalaha Amniga Maraykanka iyo Shiinaha oo hoos tagta Congresska Maraykanka oo loo yaqaano ( United States China Economic Security Review Commission ) ee ma aha Machad sxb.Waxa la sameeyey October 30,2000.

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 2 години тому

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @CadeGude
    @CadeGude Годину тому

    Waxaan qirayaa ninkaa gabadha
    Agreeda ka gabyey inuu khalad
    Weyn kagalay gabadha iyo dadka
    Reer ssc
    Ma ahayn inuu waxaa ladoonto
    Dumaashidii waa ceeb
    Caliw caliw saas wax ma u qirikartqq
    Waadiga sidii muuse biixi marna
    Ismaroiriya marna afka taagee kkk

  • @CadeGude
    @CadeGude Годину тому

    Weriye cali noo weydii
    Doorashada hadii muuse ku guulaysto maxaa uqorshaysan
    Solayamadow?
    1)waxaad tuurteen ragii garabka
    Idiin noqon lahaa ee h/yonis
    Huwana waa ku dulfadhidaa
    Lagaana awood badan maanta
    Ceebna maaha oo anaba before 2023 waa nalaka awood badnaa
    Awal saanad buu kuu keeni karaa
    Barqo ayaanu kudubanqynqq caliw
    Cidla ayaanunq kaa helaynaa
    Idinkoo diirashadii ku kala dhintay
    7 sano oo danbe oo muuse ahna
    Ka niyad xun
    Cod jelaysaabe bal car ku shubta
    7 cisho ee uhoraysa baynu iswaraanaynaa

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 26 хвилин тому

    Caliyow arinta China waad ku khaldantahay waa dawlada maanta dhaqaalaha caalamka hagaysa ee saldhig ajaanib hasoo dhawaysan, Berbera Gateway barnaamij la yidhaa ayaa jira waxay noqonaysaa marin ay Afrika wax uga galaan oo ilaa galbeed ilaa koonfur Afria isku xidhaysa markaa tareenka Berbera ilaa Afriaka la dhameeyo taas oo khayraadka Afrika oo dhan Berbera laga dhoofin karo liano waxa jiraa wadamo badan oo Afrian ah oon bad lahayn oo khayrad badan leh oo marka tareenkaa Berbera ku xidhmo khayraadkooda ka faaiidaysan kara ta kale markaa hesho raw material sida birta xadiidka, Aluminium, copper, Zin , oil and gas, coabalt adigaa ka faaiidaysan kara oo wershadaha ugu waaweyn Berbera ilaa xeebaha Somailand oo dhan maalgashi ku samayn karaan liano waxay helayaan badeecad rakhiis ah oo la heli karo marka tareenadu min Congo ilaa Zambia ilaa South Afria alaabta ka soo qaadaan ilaa Nigeria saliida cayrin laga keeno markaa China waa dawalad markay wax fulinayso dhakhso u fulisa halka reer galbeedka sanado qaadato ama dawlada cusubi wixii hore wada baabiiso. Maanta Maraykan siyaasiyiin badan oo madexweynahoodu ku jiro ayaa ka qoomamaynaya qaraarkii Trump ku baabiiyey heshiiskii Obama lagalay Iran ee nuclear ka taas oo ay leeyihiin waxay Iran heshay fasax inyar ka dib waxay samaysan kartaa Qunbulad, markaa siyaasada Somaliland waa in ay dhexdhexaad noqotaa oo cid walba la shaqaysataa.

  • @alshifa2673
    @alshifa2673 2 години тому

    War qoomaluud iidoor dabocayuun futuxun jilicsan yaabeeta idiisheegaye laandheer daarood calacalyaqaan war dabocayuun daarood iyagaa is hayee aan kafaaiid née ee hanagudirina

  • @CabdirisaaqFaarax-k5v
    @CabdirisaaqFaarax-k5v 2 години тому

    nin walaan weeye