Taliska Booliska oo gacanta ku soo dhigay nin hubeysan kaas oo ku Eedeysan in uu shalay ku..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 57

  • @Mohameddegunner
    @Mohameddegunner Рік тому +6

    Well done ✅👍

    • @amalabz1469
      @amalabz1469 Рік тому

      For what? So the public is killing each other everyday? Police are free of crime.
      Public complain its Police for 100s of deaths rapes but this case covers there backs.. inside government job...
      Wake up..

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 Рік тому +4

    Alxamdullilaah sharciga hala marsiiyo hiilis maya

  • @fartuunaxmedbarre-ln9se
    @fartuunaxmedbarre-ln9se Рік тому

    😇Alaah idin fududeyoh

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 Рік тому +2

    Wa shabab

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 Рік тому +2

    Warka waxaa buun buuniyey haraadigii nabar iyo naxdin iyo cbb ,, weli ayaga u adeego,,,,

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 Рік тому +4

    Guuleysta Ciidanka Poliska Somaliyeed,, sidaa beentii CBB u Fashiliseen,,,, waa ku mahadsan tihiin howsha aad u heysaan Qaranka

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 Рік тому +3

    Tiirka cadaalad hala geeyo

  • @rashiid187
    @rashiid187 Рік тому +3

    Ciidan dhar cada hala badiyo

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 Рік тому +2

    Walidka iyo cidanka hambalyo gul ayad garten tirka tirka

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Рік тому +1

    Qoriga intuu kakeenay dowlada hubka maxameeynkartaa?

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Рік тому +3

    Askarta dadka disha maa lasoo bandhigo?????

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 Рік тому +1

    Waxa xamar qasayaa waa nabar iyo Nardin oo lacag lasiiyay

  • @nadifaaddow7388
    @nadifaaddow7388 Рік тому

    Muqdisho waabuuxdaa hadaanan guryaha layska ijaartay ladaba galo dadka guryaha raadinayo oo dumarobadan aywataan 5 wiil 4 wiil mana aysan dhalin waa beengten si Familie loogumaleeyo.

  • @zahrakiinzahrakiin124
    @zahrakiinzahrakiin124 Рік тому

    Maraa waxa ehen dusha laga sarayoo😂😂😂😂

  • @Updinasiromar54
    @Updinasiromar54 Рік тому +1

    War film cadi ayaa ka jirto Somalia 😅😅

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Рік тому

    Umada moryantas foshaxun xasen xollo dayuskas tukgas dilla foshaxun

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Рік тому

    Wixiii xunba xaawa leh ciidmada ayaaa lagu gabanayaa ninkii qof ciil uqabayba intow dilo ayaa la leeyahay waa ciidan maldaya ninkaan dilye sxbkiii

  • @Maxamed-Muse
    @Maxamed-Muse Рік тому

    Sharciga hala marsiiyo qofkii qof dilo hana latoogto

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef Рік тому

    Muqdisow bahala gal beey noqotay. Waa in taas wax laga qabtaa oo dadka xaafad kasto degan la baaraa. Dadka soo qaxayne waa in lagu celiyaan meesha eye ka doo qaxeen

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому

    Qasaaro macawisley qoryaha lasiiyay waa khalad wayn😢😢

  • @naima8678
    @naima8678 Рік тому

    Ninka halkee ka soo jidaa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Kibir u dilay

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 Рік тому

    Ciidan ayaa dilay beentaas anaga hanoo sheegin eedaasna ciidanka cabtoyda ah kama hareeso

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef Рік тому

    Tiirka ha la geeyo. Siduu dadka u fiirinsaayo baa la yaab leh.

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 Рік тому +3

    Waxaan marqaati ka ahay in dowlad cadaalad ah la helay lkn ay xagal daacinhayaan kooxihii fashilmay ee reer farmaajo iyo kooxihii laga adkaaday ee khawaariijta iyo kooxo uneedo xun ah dowlad diid ah xaaraan kunaaxyo ah balse dowlad u wey socotay tarainkii tag

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 Рік тому +1

      Tareenkaan waa siduu u socdey saqajaan kasto oo isku dayo inuu dowlada ceeb u raadiyo,,, haraanti ayaa looga tuurayaa tareenka.....

    • @ismailbaashi6689
      @ismailbaashi6689 Рік тому

      Kaalay ma riyoonaysaan mise wixiinu waa dhaadhaanimo😂😂😂😂
      Xay tahay farmaajo lee na qasooya wadankaba ma joogee see cml ee markaaa laxdii dhuustaba farmaajo aan warsahaynaa 😂😂😂 .
      Ilaaahy ka yaaba xasanaa isku qolo nahay iyo mahadaa isku reer nahay qabri baa ka dambeeya hooyada maanta wiilkeedii iyo aababa curadkiisa waayay iyo ninka walaalkii la dilay idinka maaha lkn الدنيا دوارة يوم لك ويوم عليك 😢

  • @omarabdi3240
    @omarabdi3240 Рік тому

    dal iyo dibi wan idin daaaawanaynaaa ceebtiiina waxaaaad qabtaaaa Ale haunxariisto wiilkaas

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 Рік тому +1

    Sakartaba wax dilaaan Nama tustiine dadkaan kaleexda

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Рік тому +1

    MACAWISLEEY MIYUU AHAA JAALLE

  • @asliabshir3770
    @asliabshir3770 Рік тому

    Saashanalotuso ninkii nin dila xata marka latoganayo lev hadikale dowlada waatuugo

  • @hassanyassin2546
    @hassanyassin2546 Рік тому

    Kii RPG wax kudilana ma kanbaa

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 Рік тому +2

    Dowladii farmaajo meesha majkogto oo qofkii ladilo aan laheli karin xasan sh arintaan waa ku amananyahay dadku way isdilayaan lakiin waa in cadalda lamarsiyaa mashalah guul shaqo wanagsan

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Рік тому +1

    Alla,maxa,been leysku shegayaa ma qof shacab ah ayaa qori magalada ku haysan karo mida kale maxa loo arki la.yahy Askari dilay bajajle oo xukun lagu riday waliba la togtay

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 Рік тому +1

      poliska u dhaaf shaqadiisa,,, qabso shaqadaada

    • @Cadar49
      @Cadar49 Рік тому

      Waa la arkay askarikii dilay ninkii ganacsataha ahaa xamerweyne waa la dilay iyo askarikii dilay darawalkii balcad waa la dilay isku maalin hadaadan wax ogeeyn wax ha eedin dib uraac wararkii hore waad arki

  • @abdiazisfaarax4787
    @abdiazisfaarax4787 Рік тому

    Military xamar in lakeeyna qabaa runtii

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 Рік тому

    Hala Gowraco baqtigaa Yahuudka

  • @Updinasiromar54
    @Updinasiromar54 Рік тому

    Hhhhh

  • @mohamedkoraye8822
    @mohamedkoraye8822 Рік тому

    Askari u yaal maxaa laga wadaa
    Teeda kale ninkaan nin wax dilay uma eka lkn xey kugu taalaa waa lagu dambi baxooyaa

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 Рік тому +3

      Adigaa soo direy miyaa kan in laguu siidaayo miyaa rabtaa oo dadka aad shaki geliso,,, adoo khawaariij u adeegaayo,,,, lagaama yeelin..

  • @haboonhaboon3804
    @haboonhaboon3804 Рік тому

    Hduu shali cidanimo kudilay mntane mashacabuu nqde illhy hlga cabsdo

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 Рік тому

    Ok, waxey su'aal ka imaaneysaa 20ki qof ee la dilay ma asagaa dilay. Ciidankeena wax ma dilin la idinka yeeli maa.

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 Рік тому +1

      bax u dood dadkii Soobe lagaaga gumaadey

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Рік тому +1

    askari u yaal ma fahnin

    • @dahaboibrahim4563
      @dahaboibrahim4563 Рік тому

      Me too muxuu kawadaa askari unyaal

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 Рік тому +1

      Macnaha nin askarta laqaraabta oo ladagan

    • @mohamedosman4519
      @mohamedosman4519 Рік тому

      @@ogaaloge3281 macnaha waa macawisley miya

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 Рік тому

      @@mohamedosman4519 haa macawiisleeyda abgaal waaye

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 Рік тому +1

      @@ogaaloge3281 ,,,,, mayee waa macawisleey nabar iyo naxdin ah

  • @ahmedyusuf4335
    @ahmedyusuf4335 Рік тому +1

    Shalay marku dilka dhacayey askari ayu aha wuna baxsaday maantana shacab miyu noqday dowlada been badna yarkan hala baaro

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 Рік тому +1

      been iyo borobogaando adinkaa wadey oo qeyr beelayaal ah ,,, no more dikteyter iyo dabadhilifyadiisa beenta badan