Nolosha dhabta Yurub, Videogan hadaa dawanin Yurub ha imaanin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Social Media
    IG: / rashidasb_
    Snapchat: rashidasb1
    TikTok: rashidasb

КОМЕНТАРІ • 52

  • @kingcfcofficial2024
    @kingcfcofficial2024 Рік тому +16

    Nin aan rafaadin magaaro horumar magaaro sxb inta kuu dhiman ALLAH kuu fududeeyo INSHA,ALLAH

  • @Najaxdheeman-t8e
    @Najaxdheeman-t8e 6 місяців тому +3

    18 jir ku sotahribey😭 dhib iyo rafaad aayaan marey wlhy hadan ka shekeyo qof ku dhacdey majiro umaleynayo wlhy wadanka jarmalka hada jogaa lkn alx manta 4sano jogaa hormar fiicn gaadheyy manta aniygo jira 22 alx 🤲😭 samra sadkisa waa helaa wlhy horey usoco wlky ❤️😭

    • @Dalmarry
      @Dalmarry 3 місяці тому

      Guul bro ana 18 jir ahay waa so socdaa

    • @riyazabdalla3828
      @riyazabdalla3828 Місяць тому

      Wll muqallas kii ku waday ma igu xiri kartaa

  • @Raajcalii
    @Raajcalii 3 місяці тому

    Amin🎉

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 10 місяців тому +1

    Keep going wll❤

  • @fartuuncabdi224
    @fartuuncabdi224 Рік тому +2

    Mansha allah abowe balwada wax wanagsan ma ah iska ilaali

  • @Malkon1
    @Malkon1 Рік тому +3

    war wa imahena wlhi san maku joogeno🫢

  • @inadhakade2813
    @inadhakade2813 Рік тому +4

    Rashiid ado live ku jiro video ha duubin dadka UA-cam ka ma imahaayan meshaa uga shekesay bo UA-camka imada dheh😊

    • @rashidasb
      @rashidasb  Рік тому +1

      Waa talo fiican mahadsanid

    • @CXDSOMALIYEED
      @CXDSOMALIYEED 11 місяців тому

      Zxp rashiid wilkaan waxoo kuu sheegay waa muhiim wlhi sidaas sameey guuleyso❤❤

  • @saxanefilms1
    @saxanefilms1 Рік тому +4

    Wxaa muuqaal nooga samaysaa meesha aad martay iyo qarashka kaaga baxay yurub

  • @kuukumaan2141
    @kuukumaan2141 4 місяці тому

    Dhankaad kajoogtay

  • @tayosom9207
    @tayosom9207 10 місяців тому +1

    Waxaad ahayd guruubkeena ilen😂farsama yaqaan waad nolankartaa sxb markaa

  • @MohamedLiban-x1y
    @MohamedLiban-x1y Рік тому +1

    Sxp mcne mesha aad martay iyo lacakta kaga baxday nosheek bro😢😢😢😢

  • @Loos112
    @Loos112 11 місяців тому +1

    Please hal duaal iga jawab waku barya waa codsi lacag meeqa aya igu filan please 🙏 isoo jawab😢

  • @toosane7784
    @toosane7784 9 місяців тому

    Ceelasha waan kasoo shaqeeyey nio wax hormar ah malahayn

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Рік тому +2

    Shb marka shekeneso waxa aad ku ficantahay dhirigalinta ee video dhirigalin ah noso samee

  • @WalaalCali-w5k
    @WalaalCali-w5k 11 місяців тому

    Yes

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 10 місяців тому

    Meesha aad martay sifiican noogu soo waran waa imisa lacagtu

  • @taajirqooqan8151
    @taajirqooqan8151 11 місяців тому

    Wa so Socona i aamin...😮

  • @kuukumaan2141
    @kuukumaan2141 4 місяці тому

    Zxb ii sheeg brushes fudud aan yurub kusoo aado

  • @CabaadXaji
    @CabaadXaji 4 місяці тому

    C.rashid sirad budul iso qabo gudomiyow wa ciyal dugsi sare banadir qofka kula hadlayo

  • @sayid651
    @sayid651 5 місяців тому

    Pls chanelkeyga soo eeg 🙋‍♂️

  • @niciimowarsame9387
    @niciimowarsame9387 9 місяців тому +1

    Adoon laguqarxiin isasoqarxi cebmahano😅😂

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 6 місяців тому

    16:00 su'aalaha Qayb waa laga dhacaa
    Lkn qof live ku jira Yaa u sheega inuusan ka fakarin wuxuu gudbinayo 🥴
    😂

  • @nastexoahmed392
    @nastexoahmed392 8 місяців тому

    😂😂😂funny somaliga isku dara

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Рік тому

    shb sidee ku tagtay wadada aad racday ma tahriibaa

  • @nazali5183
    @nazali5183 10 місяців тому +1

    9:46 beenta ma ahaa aniga saaas igu dhacaday 13:51 hhhhhhhhhhhh

  • @hassanmalkey1429
    @hassanmalkey1429 Рік тому +1

    Ani niyow maad noshegtid meesha aad soo martey Europe mesha aad Katimid Shekada faafahin kabixi

    • @Loos112
      @Loos112 11 місяців тому

      Hhh wuu na mashqulinoya bee😅

  • @KING__MOHAAN.1
    @KING__MOHAAN.1 8 місяців тому

    Sxp nolow waaku amisanahy

  • @AbdirahmanAhmed-b7q
    @AbdirahmanAhmed-b7q 10 місяців тому +1

    Waxaaan gadhay heer

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 6 місяців тому

    Ceelasha qofaan ku arki jjray waa u ektahay😂

  • @niciimowarsame9387
    @niciimowarsame9387 9 місяців тому

    Arniinka waxuna kudharbaxiin ukagayelay17jir ilensase ehed😅😂

  • @niciimowarsame9387
    @niciimowarsame9387 9 місяців тому

    Wabuurnede

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 11 місяців тому

    Illhow meshan wn jeclhy hdy kheir ii thy i gee

  • @AbdirizakYasiin
    @AbdirizakYasiin Рік тому

    Inte jogta adi 😮

  • @FadumoCabdi-x2o
    @FadumoCabdi-x2o 11 місяців тому

    Keep going brother

  • @otg834
    @otg834 Рік тому

    Part 3 sxp

  • @yarka4574
    @yarka4574 Рік тому +1

    Ciyaalka Xaafada 👍😆

  • @Abdirahmanvlog
    @Abdirahmanvlog 11 місяців тому

    Video ga no fur lipax an la dagne

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 6 місяців тому

    Nio rafaad rafaad maahan inaan galo😂
    Lkn ku qabsatay haday tahay

  • @SuhaGibranct3fu
    @SuhaGibranct3fu 6 місяців тому

    hhhhhhhh

  • @ahmedofficial2027
    @ahmedofficial2027 Рік тому

    Nadaaamka wax duubiista baro

    • @sconto7
      @sconto7 Рік тому +1

      but still u watched😂