Waa sax Madaxwayne naagaheena Allaha ka dhigo kuwa xalka ka sahqeeya. waxaana kaa soo salamayaa Baidoa, Waanu kaa yeelnay laakiin Xasan Shiikhna Illaahay naga qabto
Lama joogo Xiligii Dictotors kaliya ay adeecadaha wixii ay ayagu rabaan kaliya laga sheegibjiray. Hadii shacabka wixii ay rabaan ay raaci waayaan Libaan cadaala iyo inta la midka ah dhabiga way idiin qori
Raskanboni maxaa kaagalay kawaran gojacade iyo ciidamadaad jabisay ee jeelasha ka buuxa bad yaa kaa baryaaya abey ahmad cid ka horjogta ma jirto gidigiin habro ayaad tihiin habar walba calal ayeey samesatay yaa ka danbeyay Ethiopia dhulka bada dadka cirka cidlo ayeey ka qadaneysaa
Kkkk Somaliland Madax dooda waan la yaabaa iyagoo aan ka hadlin xamr 5 daqiiqo ma joogi karo in uu ka hadlo war idin rabno socda cuqdad ayaa nii dishay iyo xanuun
Hhhh burco iyo hargaysa waa maamul goboled aan sharciyad somaliyed haysan 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mr Goojacade waan ku salaamay
Muusoow.taariikhdi.gooje.cade.kaa.raacday.maad.illoowday
Calmaniyiiinta Buuuuqiiiina Waxba Nagama Quseeeyo Eeee Isku Madha Waxba Ma Wadaagno ilaa Shareeecada islamka ka Qaadanaysaan Waalidiiina Naga Daaya Yaaa Cawaan
Idoor intuu Darood ka carar islaha ayuu somaliland itoobiya siiyay. Hawiye intuu Darood ka carar ilahaa ayuu somaliya oo dhan itoobiya siiyay😂😂Walee Darood waa legend
War irrir samaale soomaaliya waxba ka noqon wayde without DAAROOD mar kiss their hand
Kkkkkk haa adaa wax fahmay
Oo DDSI ethiopia iyo Kenya yay waligoodba gumaystaan ilaa iyo hada 😂😂😂😂😂
Adiiga issyidii 😂😂😂😂
@@Somaliyempire dhulkaas ingiris baa bixiyey dhul ogaden sababtu jar jareyna ogaden ku beer naxa in uusan lahayn buu arkay 😂😂
ABSOLUTELY 💯 💯 MAASHA ALLAH INSHA ALLAH KHAYR
Adeer gooja cade ka waran
Xasan iyo mudoobe laba walaalo
siyasada ka tag. adeer
saaxibka fasal waraabe meeyde
ANU WAN U GARAABAY SOMALILAND 😊. XASAN TUUG IYO HAWIYE CID LA HESHIINAYSAA MA JIRTO😂
Wll labaduba hal rer ayay necebyihin una ogaleyn nolol
❤❤❤❤❤❤❤GUUUL GUUUL QARANKA BARAKEYSAN HANOOLAATO ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa runta muse inki sarqamaba waxowleyahay anago rer hebela
Waa sax Madaxwayne naagaheena Allaha ka dhigo kuwa xalka ka sahqeeya. waxaana kaa soo salamayaa Baidoa, Waanu kaa yeelnay laakiin Xasan Shiikhna Illaahay naga qabto
Muse ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤
SOMAALIYA WAA QABIILO. HADAN LA HESHIINEYN QARAN SOOMALIYEED MABA JIRO
Muusow adiga waxa kugu dhacday WAX BAA BAALAHEYGA YAACAY.
xasana ŵaxa ku dhacday WALAXAA GEESAHEYGA KA KUDAY.😂😂😂😂 waxba isma dhaantaan.
😂😂😂😂
Walee waa xaqiiq madaxwyane muuse biixi abdi xildidi
Muuse daanyeer ha ilaawin gooja cade waan ogahay inaad ku qarawdaan cadawgiin ha jiro reer land somali wayn guuul guuul guuul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Wa ku samya mudan musa bixaya abdi insha Allah ilahay ha so ha nuniyo dumarki Somali wa washan wa runta mudan wa gabar Somali o og 🇬🇲
Hassan into muuse biixi
Saxii xiina Itoobiya ayaa Ka faa’idaye
Abye Ahmed guul ayuu. Latagaye
Masha allaH Madaxweyne muuse biixi cabdi Run baad sheegtay kaana qaadanay Talada wanaagsan Adna Caafimaad ku Noolow Cimrigaga Inta ku Hadhay.
Tui gooshacade kaga dhac Dey muusow uunba saxiib ka xasan dhiiqo ku dhacdey 😂😂😂😂
war aamus qudhada ma is weydisey dadki sool iyo gooja
cade madaafiic iyo laas canood
ispitaalka iyo iskuulka burburis
taariikh. baal mudoob
Madaxweyne wixii aad soo saxiixday iyo wxii aad qaranka u qabatay, haddaanu nahay muxaafidka cusub, waanu sii wadi doonaa, oo aanu ka midha dhalin doonaa insha allah.
BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES DIFFERENT
Somaliland waa ismaamul nabd ah masha allaah
Ha lasiiyo ixtiraafka ❤
Way mudan yihiin in la siiyo
Waxan fariin u diraa dawlada soomaalia
Inay ixtirafka siiyan somaliland
38 heshiis ladihiin somaliyey
Maxaa lohaystaa nabad ayay haystan Masha Allah
Runtii Ex.President.Muuse Biixi.Maanta War Fiican Buu Ku Hadley.
Axmed madoobo
MD Cafimaad Ku waara iyo farxad insha Allah.
Here We Go mr president😂
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ axmed madoodo
BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES
Adeer Alleh ha kaa abaal mariyo talooyinka waanagsaan eed aad gudbinaysid.
Midnimo midnimo midnimo somaaliya
muse tali fican ayu sheegay ... wax soo sarr ragow
Muusow wey dhacdaa.goojacade.coos weyne,awdheegle.tan maanta raaskamboone& kuwo kale oo badan😅
Adiga caqabad ku ahaa waqooyi allaha kudhaafiyo
Muusoow cadow maxaa kudaba dhigay erayga cadow naftaad kasaartee walaalow amaan sii erayga cadow😂😂
Muuse wuxuu yidhi ciidankii xasan shiikh iyo ciidankii axmed madoobe
madax weyne Ciro is like what is he talking about 😂
Kk Muse wuu is iloobay inuu madaxwayne yahay ayuu wali isku haystaaa.
Lakin Ciro ma warqad kaliya ayu ka akhriyaa khudbada
Somaaliya Allaha Mideeyo
Axmed madoobe guuuul
Doqan doqan dhalay baad tihiin idinka oo dhan:(
Muusow soo maadan dhimanin wali masoo taagan tahey 😂😂
Walee waa heroo madaxwyane muuse biixi abdi xildiid
Muusow tii gooshacade harti kugu dhigtey uunbuu ogadeen saxib ka xasan ku dhacdey wa tariikhda labadiinba idinku dhacdey kkkk
Muse wali mahadlayaa😂😂
Warkaga iyo ciilkaga allle ayaa dhafiyey somalid
Ninsharafleh Ayaakugarab Fadhiya???
muse judan bada hooyada ma is kaleh warya ilma hooya dood laqabo ka noqo waxas xassan shiq guu😂😂😂😂😂😂😂😂
Muse Gacan ku dhiigle
xilka reerka wareeji
Xassan iyo Madoobe yaa kuu diray
Muusoow Sooli wax garadkii Adaa kasii danbeeya iiyo waxyaroo sii dhimanaya
War waxaas waa waxad dalka kuburburisaya xilka wareeli xishood mataqaanide
Kkkk. Maria hore wali mala. Array. Wadan. Badiisa. Cictiraaf ku badasha caalamka😢
Adu muuse iskadayo somliya meel kusheeg UA-camrknyre channelka lahow😅
Kuwaan waa washeen marqanland
Waa. geeljire. Aan siyaasi ahayn. Wixii aad qabatay. Soo bandhig. Oo umadda. Usheeg. Waxwabadkii. 7 yrs Haku rafan. Somalia. Waa cadow.
Adeer Somaliland halkee ku talaa
Hooyadaa waydii.
Raaskambooni agteeda
WAXAY KU TAALAA MEELAAN KUWA XAMAR MASUULIYADDA BEEN-ABUURKA AH KA SHEEGANAYAA TAGIKARIN , IYAGOO WELIBA CEEBTOODA IYO XISHOOD LA'AANTOODA KU DOODAYA INAY IYAGU XUKUMAAN SOMALILAND
Waa ninka cadoowga ka ooyiyay ee ay kor iyo hoosba ay u baroorteen cadoowga soomaalilind allah hajabiyaan insha allah slnd guuuuul
Hi
Muuse Damee
You only need a justice, iam sure if you get a justice you will be a prosper nation that is a reality.
Muuse adiga iyo xasan iskumid adba ciidankaaga wuu soo cararay xageed geysey sool
Somaliya waxaa waalayo siyaasiyiin wacalo ah goormee dhalintu wax fahmayaan marti miyaan ka ahaaneynaa war aan kacno odayaasha iska qabano
Guulayso abo wasonoqondontaa in.sh.allaha
Siyaasada waad ku saaqidey
War ninku af minshardana
Maxaa kas galay cuqdad qabe intaa soomaslibey ku taagsn yihiin maamul goboleedkan xun , adba khaatumaa ku tuntay ,waa waxasd isku maaweelisaan soomaslibaa ina neceb war bilaa kayroof baad tihiine.
Iska dhiciya yuusan idin soogalin xasan dumiye mudane muuse biixi hambalyo
Wax nilagu walay ruwayad calosha nilagusiridanayo jigjiga calankeda calankale lasisaray kii ladirirayanA laba aqoon jabuti basaborked aqonsi makunoqon itobiyana wakil makanoqon karta bidaqada eey heystan sikala qeybsanyihin jabuti inta laeg borame yaa lagu hoos geeynin sada jabuti canfar iyo cise miya maogi
Feysal mee😂😂😂
Muuse UA-cam ha loo furo, iyo tiktok.
wa nin walan
Kasheekey degaalkii naasaweyne
Musooow soomali hakala gayn ee iskuraaadi kalageeya meel lagugaariwaye
Xassan sheekh waa tuug
Muuse bixi , baryahan shaqa la,an darted tiktok ayuu dawada afar iyo labatan saacadod
Khaniis khaniis dhaley.kan waa qashin ey ah
Muuse goojicade
Uqdad dii aad caruurtiina ku beer teen baa nii hee sato
Lama joogo
Xiligii
Dictotors kaliya ay adeecadaha wixii ay ayagu rabaan kaliya laga sheegibjiray.
Hadii shacabka wixii ay rabaan ay raaci waayaan
Libaan cadaala iyo inta la midka ah dhabiga way idiin qori
Waxan doqonka ah yaana aamusiya eithopia ciidankeeda aya bada Barbara ama saylac udhiibaya caqligaas ma nin weyn wuxu kahadla miyaa
Ooy Adiga waxaa idinkufilan Jamaahiirta 400 oociidan oo isugujira Saraakiil janano Kornelo Oo aadan soofurankarin Aqoonsi waxa uu idinkaaga xiranyahay Jamaahiirta
Codkan Ai miyaa 😂😂
Ninka waxa tahey Somaali oo dhan qaska ka wada. Nin shaley cod kaaga qaadey baad maanta leedahey gow iyo gish maleh.. gobol adiga ku hoos imaanjirey ayaa maanta kaa xoroobey.xamarna waxa gubaayo waa adiga
Hasan gurguurte waa tonboy gaari loo dhiibey haba derbi kudhufo
Cadawga alshabaab soomaali OO dhan usoo dira waa idinka hadana dhalinyarada waxaas ku abuurteen sodonsano alahase idinka qabto intiina diinta taqaan ha idin ceshato
Muusa baay baay kusoo dhawaw qaaybta caayday togtoog
Waxaad u go aysey waa nala diley sowma aha
Maxaad ka rabtaa markaa
SSCKH oo aad madaafii ladacdey
Qaxisay
Eliba iyagoo sooman xili Abaaro ah
Haku deyin asagaa waxii aad adigu aad diidey
Wali dowladu somaliya majabin ciyaartuna hal gacan oo kaliya laguma kala badiyo ciyaaruna waa galin dambe ha ka hordhicin
Kani waaba dhintayee goormee nooladi
Mussee inaa cambashee melkusheg horta manolyahe mase wadhintay waxkale markan lagawaraysn mayo nin istogte athee adga😊
Raskanboni maxaa kaagalay kawaran gojacade iyo ciidamadaad jabisay ee jeelasha ka buuxa bad yaa kaa baryaaya abey ahmad cid ka horjogta ma jirto gidigiin habro ayaad tihiin habar walba calal ayeey samesatay yaa ka danbeyay Ethiopia dhulka bada dadka cirka cidlo ayeey ka qadaneysaa
War siyasada wax balls kama garaneyside EE isaga fariiso adeer nin dalan baad tahaye
Ma adaa soo baaqayo afbiijada amxaar
Maxakagalay haday islayan
Qadan qaran Miya mic u qadatay qofta warka u dhibtay iney dumashisheed caydo
Kkkk Somaliland Madax dooda waan la yaabaa iyagoo aan ka hadlin xamr 5 daqiiqo ma joogi karo in uu ka hadlo war idin rabno socda cuqdad ayaa nii dishay iyo xanuun
Ader. Iska. Tag. Si soco😅😅
Goojacade ka waran io sanaag!!!
Yaab waxa uu ku fanaa in uu dhiliibiyo
Muusow goojwcade ma adigaa wali kahadlay
Adiga iÿo hassan waxa tihin isku mid
Bay bay
MAXAKAMAD BAA KU SUGAYSA FULAYGII DHEERAAYOOW. KKKKKKKKKKK