QURUX BADANAA XAAFADDAAN CUSUB OO HADA FARTA LAGA QAADAY EE TOWFIIQ DEGMADA YAAQSHIID

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 539

  • @unique45016
    @unique45016 2 роки тому +18

    MaaSHAALLAH 🥰 Allah wadankeena Nabad iyo Amni fiican noogadig😍

  • @keysa9579
    @keysa9579 2 роки тому

    Xamar ilaahi nabad ha ka dhigo Aniga xiiso uma qabo inaan xamar dago lakiin inta degan ilaahi ha ku nabad yeelo cadawga iyo Argagixisada ilaaha ha ka qabto Aamiin

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 роки тому +4

    Muqdisho waan uxiisey waana magaalo soomaalidu usiman tahay inshaa Allah muqdisho waxay kusoo laaban bilicdii ay berisamaadkii lahaan jirtey
    Abaayo mahadsanid.

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 3 роки тому +12

    Masha Allah abaayo you are doing a great job with documenting our Somali heritage May Allah keep you safe and protect you insha Allah amiin💛💚💜🌹

  • @abdifatahwarsame7968
    @abdifatahwarsame7968 3 роки тому +28

    Mashallah. I would like to thank you from the bottom of my heart for your wonderful and inspiring video. Your compassion and Somalinimo is definitely commendable.
    Mogadishu is on the rise and we ought invest into it. Somalinimo ayaa na wada deeqda.
    Love my beautiful city, our beautiful city Mogadishu.
    Love from Toronto, Canada..

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 3 роки тому +10

    Masha Allah well Done Mogadishu its for all qabiil for all Somali Maxammed mahadsanid walaashiis Aad iyo Aad ilaahay haku xafido

  • @lolotea3937
    @lolotea3937 3 роки тому +2

    Maashaa alaah xabiibtii aad iyo aad baan ufiirsaday muuqaalka waad ku mahasantahay guryaha cusub oo na tusisay aad baan ula dhacay mar labaad mahasanid شكرا لك

  • @akisheharara
    @akisheharara 2 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله
    Waa wax aad iyo aad u wanaagsan howshaan aad hayso wallaal, waxaan Illaahay ka baryayaa in uu nasiiyo dhallinyaro kale oo badan oo sidaasa oo kale ah oo Qabyaalada iyo qurunkeeda nadiif ka ah oo Waddankooda jecel oo isla markaana dhallinta kale u noqdo tusaale wanaagsan oo ay ku daydaan, Shaqo wacan wallaal Illaahna haku xafido, dadaalkaadana haka caajisin oo sii wad

  • @zamfamily8269
    @zamfamily8269 2 роки тому +14

    Masha Allah viva Somalia 🇸🇴 . As a Somali diaspora family we thank you for the videos 🙏🏾💙💙

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 3 роки тому +19

    Sacdiyo waa gabar shaqo badan. Masha Allah.

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 3 роки тому +5

    Ha u qaadan qoraalka xun qalbiga, ma garanaysid kuwa ay dhab ahaantii yihiin, ujeedadoodu waa inay kaa xanaagiyaan. Somaliweyn baa ku jecel.❤🇸🇴🧡🇸🇴💛🇸🇴💚🇸🇴

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 3 роки тому +1

    Masha Allah. Ilaahay nabad ha inoo daaimo nabada iyo horumarka magaalada iyo dalka.Dowladana Ilaahay ha inoo adkeeyo. Quruxleey meeshaad jeclaato soo duubo oo afaaro qabiil iyo qof xanuunsan iyo mid fayoowba afaarahooda ha galin. waa talo. ❤️🇸🇴

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Рік тому

    Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr habo

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 роки тому

    Guri ladhiso wax ka muhimsan ayaa jira aan kawada shaqayno somaliyey wadanka horumarkisa. Inad i fahamtan ayaa filaya 🙏

  • @daahchannel1195
    @daahchannel1195 3 роки тому +21

    Adiga iyo Mogadishu waad qurux badantihiin allaha idin daayo

  • @xaawacuudguled7139
    @xaawacuudguled7139 2 роки тому +1

    Masha allah abaayo adiga dhalin yarada kale oo dalkeena quruxdiisa nosoo duubo ad ayaad mahadsantihiin

  • @ashaamey5593
    @ashaamey5593 2 роки тому

    Manshallah allah ku xafido abye ha dhigeysan dadka xunuunsan hore uga soco dadka xun we love you 😍 Allah kula jiro

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 2 роки тому +3

    Wlhi Allah dartiisa ku jeclahay wllshyda Allah ku xafido somalinimada kugu weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shukriolati4633
    @shukriolati4633 2 роки тому +4

    MashaAllah am so proud of somalia and my Somali brothers and sisters am a Kenyan Somali so proud of Somali am proud to be One

  • @mahussein1676
    @mahussein1676 3 роки тому +2

    Mashallah aad ayey u qurux badan tahay mgaladana meel fican ayey uga taala 👌👌👌👌

  • @MohamedAli-no5wp
    @MohamedAli-no5wp 2 роки тому

    Ascw mansha Allah adeer aad ayaan ugu farxey meeshaan waa towfiiq ee mahen Istanbul wadankeena qoroxdaas ayuu leeyahey thank you adeer

  • @ahmedsufi3855
    @ahmedsufi3855 2 роки тому

    Aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinayaa xaqiiqatan dadaalka bdn ee aad umada u heyso thank you wll

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 3 роки тому +4

    Maasha allaa habo illaahay haku barakeeyo,qurux,qalbi wanaag iyo barnaamij aad u wanaagsan ayaad noo haysaa🥰🥰🥰🥰🥰

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +15

    Mogadishu is coming back masha allah
    1-Dharjaale 2-Timirshe 3-Carmo 4-Bosaso should follow the same

  • @fe8445
    @fe8445 2 роки тому

    Baaraka Allahu fiiki. Dalkeena inaad nagu dhiirageliso oo guryo ka iibsano waa arin wanaagsan.

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 3 роки тому +8

    waa XAAFADO aad u qurux badan masha Allah. Waxaa ka maqan un GEELO IYO UBAX IYO PARKING gawaariga la dhigto.

  • @shukriabdi4345
    @shukriabdi4345 3 роки тому +2

    Abayo xafada soos iyo horwaa waliba erida masajidka noosodub hadii eysefti tahay jazaka Allah

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 2 роки тому +7

    Masha Allah qurux waa noo muhim in aan dhisano dalka 💖👏🏾🇸🇴💪🏾

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 роки тому +1

    Ajmal, Duqa magaalada Muqdisho. Somalia Allaha noo nabadeeyo. Guryaha Bangaariyo ee airporka noo soo duub waxee aheed xaafad qurux badan bal hada ka war keen walaasheey. Walaalkaa from USA

  • @gaaleef
    @gaaleef 3 роки тому +40

    Hell NO!, no wide roads, no gardens, sport fields and no green space. I'll never buy something like this, it looks like a prison. Somali real estate companies need to learn modern housing designs, if they wants to be taken seriously, otherwise let them build this concrete jungle, forever.

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 3 роки тому +17

      It’s beginning and stop being negative

    • @Ma_Ogtahay24
      @Ma_Ogtahay24 2 роки тому +5

      @@umimohamed2323 it's not beginning. Real state has been in the country many years now. If they're doing the job they should have in the best way they can.

    • @saaramohamed614
      @saaramohamed614 2 роки тому +1

      Very true

    • @Hawd
      @Hawd 2 роки тому +2

      You are a drama queen.
      You have no idea.
      It's not a highway but residential only locals can access. It's not a public freeway

    • @اميرةسارةمحمود
      @اميرةسارةمحمود 2 роки тому +2

      Hey guys I think u r jealous coz Mogadishu is beginning to be a best and other side their enemy is harming so it's doing her ability so if u r it's side be polite and if u not so there are always negative and positive people in every where so I think you understood who u are🤐

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 3 роки тому

    Maasha allaha ilaahay muqdisho nabad waarta sii.aamin yaa rabi

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 роки тому +2

    MashaAllaah Alle hausiyaadsho quruxda iyo amaank iyo isjeclaanta umada Somaliyeed odhan bidiLaah aamiin.❤️🤩

    • @sadiasaid1349
      @sadiasaid1349 2 роки тому

      Maasha Allah waa xaafad and u qurux badan waadna kumahadsan that's side quruxda badan ee and noogu soo gudbisay0

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 3 роки тому

    Qurux waaye. Rabi nabad ha nooga dhigo wadan keena aamiin

  • @MohamedHussein-tz6qs
    @MohamedHussein-tz6qs 2 роки тому

    Cajab abaayo guryaha quruxdooda waxaaba kaquruxbadan tabintaada mansha allaah

  • @mrwho4819
    @mrwho4819 3 роки тому +35

    Imagine if somalis investing in kenya,uganda,ethiopia e.t.c were to do the same 😎woooow, Bring those dollars and investment to somali and see the WOOOOW of the future

    • @abdifatahwarsame7968
      @abdifatahwarsame7968 3 роки тому +4

      Well said! Investing in our home is vital to the development of our country!

    • @nayaa1387
      @nayaa1387 2 роки тому +3

      Yes you right. In order to do that we need peace and stability. We need more than Just beautiful bulidings we need to build the people first. Ppl are hungry and when u are hungry you dont care about buildings. And yes we are capable to that IF We All work together and forget what has happend ✌️

  • @alisharif6396
    @alisharif6396 2 роки тому

    JazakaAllah 🗻🗻🗻🗻🗻🗻🗻

  • @ashajama8864
    @ashajama8864 3 роки тому +4

    Maa sha,aa Allaha
    Khayr Allaha ku siiyo
    Waxa dagaal, colaaad iyo abaar sheegay uu baan aragnay, ee farxad iyo hormar baa soo gudbisay. Mahadsanid abaayo.
    Waddanka Illahay ha inoo barkeeyo

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 2 роки тому

    Muqdisho allaha u siyaadiyo horumarka,waa meel aan jeclahay oon kusoo barbaaray, lakiin ma filaayo inaan dib ugu noolan doono, cidina igama xigto lakiin maamul xumuda ka jirto iyo is jiid jiidka ayaan ku nacay

  • @fardusa411
    @fardusa411 2 роки тому

    Masha Allah waa loobaahanyahay Gabadh badasha Hodan Naaleeye Hore usuco barmaamashkan waxuu kamid yahay kuwa loogu jecelyahay

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq 2 роки тому +1

    Mashaa allaah tabarakallaah yaa rabi wadankeena noo xafid

  • @Lara48895
    @Lara48895 3 роки тому +2

    masha allah edo mcn allaha kubarakeyo muqalo qoruxbadan ayad nalawadagtaa

  • @aishomohamed3300
    @aishomohamed3300 3 роки тому +1

    Asc habaryar mashaa allaah gabar yar oo fariid baad tahay horay u soco ilaahey ha ku xafido soo ogow becooda iyo sids loo ibsan karo in lacagta halmar labixinayo iyo in layaryareenayo waad mahadsan tahay guuleyso habaryar macaan

  • @kamalali79
    @kamalali79 3 роки тому +3

    Asc walaasheey sacdiya xasan waan ku salaamay walaasheey Masha Allah mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku dhowro aamin aamin aamin shaqo wacan ayaad heysaa ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad muuqaalada qurux badan wadankeena hooyo horumarka ka socda ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah sacdiya xasan much love ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guulayso waligaa walaasheey qaaliga ah sacdiya xasan

    • @hassanmohamed-ug2mh
      @hassanmohamed-ug2mh 3 роки тому

      wll waa meeqa iibsiga guryahaas

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 3 роки тому

      Muqdishadii aan aqiinay 1 dhulkan wuxuu ahaa "Military zone" 2 wuxuu ahaa dhul ciid qurxoon oo duur ah oon shacab loo oggoleyn! Inta ku nool ha u macaanaato.

    • @mohamedhussien9271
      @mohamedhussien9271 2 роки тому

      Scww
      Jazakilaah walaashay Sacdiyo sida aad wadankeeni hooyo horumarka kasocda aad noogu soo bandhigaysid anagoo kala fog waa mashaa allaah ilaahay hanoo barakeeyo caasimada iyo magaaloyinka ka laba qurba joogeey cawski jiilaal waa lama huraan aan maalkeena galino wadanki hooyo sidaa iyo horay u socod insha allaah

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 2 роки тому +1

    Maashaa Allaah tabaarikallaah my beautiful city ilaaheey ha noo xifdiyo. Aaei soomaali weeyn nagu dayda ee dhulkiina dhista

  • @faisalnoor9025
    @faisalnoor9025 3 роки тому

    Muuqaal qiimo leh ayaad wadanka horumarka ka socda ka soo duubta . Video ga taariikhda AMA sandaka aad duubtay malahan. Mahadsanid.

  • @MrBOSSMAN2342
    @MrBOSSMAN2342 2 роки тому +3

    Mansha alllah walaal Great Video quality video weeye

  • @omarmuhyadin9492
    @omarmuhyadin9492 3 роки тому +2

    Mashaa allaah Ajmal walal beca soo ogow nala soo so sii mahadsanid

  • @hayatali1752
    @hayatali1752 3 роки тому +2

    Walaley qeyr allha kusiye xaafada gubta nosoduub mahadsanid

  • @fadumoali9741
    @fadumoali9741 2 роки тому +1

    Masha Allah tabaarakallaah ❤️ beautiful 💜 xabiibti Allah ku xafido runtii waanku farxaa marka arko muqdisho oo sii hormareeso kheyr badan Allah ku siiyo Allah ku xafido shaqo culus ayaa heesaa Allah kugula garab galo ya rabbi...👍👍👍👍💖💖💖💖

  • @asmarmaalik9335
    @asmarmaalik9335 2 роки тому +1

    Cafimad ahan iyo amni ahanba way u wanagsantahay in xafadaha dhan sidas lo dhiso muqdisho one love my city

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 2 роки тому +2

    Asalaamu calaykum maashaa, Allaah quruxeey waxaan ku leeyahay hanbalyo horay u soco mahadsanid nabadeey ✌🗨🗯

  • @ahmedyare847
    @ahmedyare847 2 роки тому

    Masha allah walaal alle ha ku xafido walaal wlhi marka an arko dad i ku dhiig eh oo caynayo ama wax kasto oo xun bun buniyo jirka ayaa i dubta lkn mantay farxada an daremayo alle ha ka warabiyo adi walaal ee walal ku fan waxa alle ka dhigay iyo dalka oo alle ku doray proud you are country

  • @guleddelmar2432
    @guleddelmar2432 2 роки тому

    Guryaha mashaa Allah ee wada ee jajibisay shirkada ha dhisto hana lagu qasbo

  • @engawalih5611
    @engawalih5611 3 роки тому +2

    Msha allh waxad tahy wadaniyad wanaagsan alle haku xifdiyo

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 3 роки тому +14

    Keep going sister Mogadishu💙 viva☺️🇸🇴💯

  • @ishoabdi9325
    @ishoabdi9325 Рік тому

    Wll hore u soco garabkaga.ala hagalo aamin aamin

  • @TheLegnd1
    @TheLegnd1 3 роки тому

    maansha Allah quruxeey rajo aad i galisay waan ku farxay walaahi ilaahay kuwan na qasaayo ha dabar jaro cudur xun Allaha u keeno kuwan xaaraanta nagu hayst

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 роки тому +4

    ☑️inaba caadi maaha nabee muqdisho weey tagtay❤️😀Ilaahay amarkii wlh markaan daawanaayo xaafadaha muqdisho waxaan moodaaba inaan dhex jooga muqdisho oo aan ajmal lasocdo maansha alaah I love ❤️ muqdisho caday🙏🙏my home☑️👍🌹💪

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 3 роки тому +2

    Masha Allah hbo, sidaanne youtubuka waa looga shaqeysta.
    Rolmodel aad u tahay wiilal iyo gabdho badan sababto ah wanaag aad fidineysaa. Jazakallahi kheyran

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 2 роки тому

    Mansha Allah qurux bdn thnks

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow1036 2 роки тому

    Meelkasta oo cusub waa in dhir iyo cagaar lagu beero iyo geedo geedaha roobka ayey so jiitaan inta kale waa qurux geedo hala beero mansh alah

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 3 роки тому +9

    Mogadishu, now is better than before. I saw with my own eyes. I went to Mogadishu for a month and a half. I went to the Hammar Wayne market, and I saw many people here doing business and trade. There is a lot of profit.🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @sofiyaaweys9419
    @sofiyaaweys9419 3 роки тому +11

    Asc habaryar macaan aad baan ugu farxay I Allah uu caafimaad kaaga kuu soo celi yay Alxamdu-lilahi habo beecda guruga waa imisa mahadsanid gudaha hadaad naga tusin kartana waa jeclaan lahaa ألله يحفظك امين

    • @deeqomacalin9650
      @deeqomacalin9650 2 роки тому +1

      diyar waye mcnt gudaha waa laga tusaa anaaba dagan

    • @guidetoquran9240
      @guidetoquran9240 2 роки тому

      @@deeqomacalin9650 meeqo waaye kirada

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 2 роки тому

      @@deeqomacalin9650
      Abaayo waa meqa ibka guryah Thank you

  • @ummuamiira1575
    @ummuamiira1575 2 роки тому +1

    Mansha allah Hambalyo hormar wacan wadankeyga🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @abdiali5750
    @abdiali5750 2 роки тому +1

    Khayr Allaha ku siiyo waxaa tahay Maasha Allah

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 2 роки тому

    Sifiican oo degan ayaa usoo duubtey mahadsanid....

  • @fahmohersi4197
    @fahmohersi4197 2 роки тому

    Asc habo maanshaaalaah meeqa ayaa lagadayaa gudahooda ma na tusi kartaa imisa lagu ijraa .shaqo wanaagasan baad haysaa hore u soco yours beautiful inside and out side.😍😍

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 роки тому +8

    Gudaha ma ugali kartaa marka xigta,shukran xabbtii 🌹👍🏼

  • @nuurtomohammed1804
    @nuurtomohammed1804 2 роки тому +1

    مشاء الله تبارك الله ربنا يبارك في الصومال

  • @mohaali1348
    @mohaali1348 2 роки тому

    Mahadsanid walal waa arin wanaagsan wanaagsan dalka in lasoobandhigo

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 2 роки тому +1

    MashaAllaah TabaarakAllaah, dhir uunbaa ka dhiman.

  • @sankamohamed3044
    @sankamohamed3044 2 роки тому

    Maasha allah walaashey waxaad heysaa howl wacan jazaakalaah

  • @maryanhassan8795
    @maryanhassan8795 2 роки тому +1

    Masha Allaah Tabaarakallaah.
    Because guryaha ayaad jeclaanlahayn inaan ogaanno sister.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +1

    Masha allah amazing dhirta bes kamaqan Murad Aslan guri walba dhir lugu dhisa

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 2 роки тому

    Scw xabiibtii guryahan yaan kala xariiraa, Talefoon ma ka haysaa ,fadlan ila socodsii

    • @faisadahir4686
      @faisadahir4686 2 роки тому +1

      Abaayo mala xiriirtay

    • @fadmafiicanfiican2470
      @fadmafiicanfiican2470 2 роки тому

      @@faisadahir4686 Maya walal markaas Talefoonkeyda shaashada kuma qorneyn wax News ah ma ii haysaa ?

    • @faisadahir4686
      @faisadahir4686 2 роки тому

      @@fadmafiicanfiican2470 xoog baan urabi lahaay xaafada guri kiro ah oo goglan baan rabi lahay iyo in aan xaafada guri kadego

    • @fadmafiicanfiican2470
      @fadmafiicanfiican2470 2 роки тому

      @@faisadahir4686 Mashllah ,Walaasheyna haddii ay fariinteyna aragto waxaan mar labaad ka codsanaya in ay jawaab inaga soo siiso kiro ama gadasho xaafadan cusub Towfiiq 💕

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 роки тому +1

    .maashaa allah tabaarakallaah muqdisho magaalo madaxdeena

  • @ibrahimadendahir2456
    @ibrahimadendahir2456 2 роки тому

    maashaa allh wlshy mahadsanid

  • @nooo1786
    @nooo1786 2 роки тому

    Mashaallah walaal waad mahadsan tahay iibku waa imisa markuu kiradu tahay 3 boqol adoo mahadsan.

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 роки тому

      Wan so galiyay muqal an iibka kushegaayo ee channel ka kadaawoua-cam.com/video/KDVe9MHqq30/v-deo.html

  • @abdullahiomar7739
    @abdullahiomar7739 2 роки тому

    towfiiq waa xafateeyda qaaliga ah sasuus qaali ah horumar wacan🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 3 роки тому +2

    Muqdisho waa caadimada soomaalia Shukran macaanto🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @suadali8027
    @suadali8027 2 роки тому +2

    Masha Allah.
    Xabiibtii hore u soco Allah SWT hakuu barakeeyo camalkaaga kheyriga ah. Waan u baahanahay dhalinyaro wadaniyiin ah oo wax qabanaysa.

  • @abdirizakmohamedabukar3529
    @abdirizakmohamedabukar3529 2 роки тому

    Wow m.a guul viva somalia l love you somaliya wan oyay l love you somaliya wadankan wan udhimanlaha l love you somaliya noloshada waa somaliy

  • @HujaleDaBoss
    @HujaleDaBoss Рік тому

    Masha allah, Waligaa ma nusqaamin. 🎉

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan744 2 роки тому

    Xafadeeda ayaa manta timid abaayo waa mahad san tahay abaayo dhinaca suuqa towfiq ilaa masaajidka cali mahdi waa xafadeeda aa hada joogo 1 sano anoo jiro aa soo dagney ilaa hada degan nahay wlhi waa meel aa jeclahy xafadeeda iyo dagmadii aa ku dhashay wadajir gaar ahaan madiino gaar ahaan korontada wadajir iyo yaaqshiid ❤❤❤❤💯💯❤❤💯❤💯💯💯 waa labada degmo igu weyn mid aa mu dhashay iyo mid aa gu koray

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 роки тому +1

    Asc Abaayo macaan maansha allaah waa sax Qabiil Qaranka ayaa ka Fiican. Iska ilow. Qof Qof xanuun San. Ayaa iska jira. Laakiin Soomaali weyn. Ayaa ka weyn Abaayo keep going. Jzk Qayran

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 2 роки тому

    Masha alah towfiiq xafadeydii waan u xiisay runtii waana uso socdaa Insha alah

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 3 роки тому +1

    waa runtaa xamar waa capital of city of Somalia cid gooni umalaha jazaakillaahu kheyranwaa demadii aan ku soo barbaarey

  • @kakabakaro3115
    @kakabakaro3115 2 роки тому

    Thnks wll allaha kuxifdiyo 🙏😍

  • @alqiimoabdiahmed6619
    @alqiimoabdiahmed6619 2 роки тому

    Masha allah so gali xaafada cali goleey

  • @fardlemi8038
    @fardlemi8038 3 роки тому

    Abaayo, Inadan ahayn Qabiil ee aa tahay Gabar Soomaaliyeed waa lagu jeda ee how bixin muqdishona Soomaali dhan baaleh 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @deeqomacalin9650
    @deeqomacalin9650 2 роки тому

    masha Allah xafadena quruxda badan anaba dagan masjidka baan daris la ahay qurigeyga mesha ka arkoya

    • @faisadahir4686
      @faisadahir4686 2 роки тому

      Asc abaayo xagee kaala soo xiriiraa xaafadaan ayaan rabaa in aan wax ka ogaado

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 2 роки тому +2

    Very nice mahadsanid abaayo❤👏

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 3 роки тому +2

    Wallaalo waxaan ku dhihi laahaa naftaada u noolow ee dadka ha u noolaan adigu rabitaankaga iyo aminaadaada ku soco yaan lagula yeelan maankaaga

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 роки тому

    Maashaaa allaah meeshaaan walhi markii nabadda untur aaan kagoisan jirnay

  • @haajihussein1097
    @haajihussein1097 3 роки тому +1

    m.a Ajmal shanal mahadsnid sacdiyo wlh wad Naga farxisay alle hainoo kaa xafido

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 3 роки тому +3

    Habo qeemaha lagu gadahayo noososheeg ,mahadsanid.

  • @deeqmohamed3811
    @deeqmohamed3811 3 роки тому +1

    xaaadanaa aad uga qurux badan xaafadha daarusalaam

  • @faizal7391
    @faizal7391 2 роки тому +4

    Masha Allah, keep up the good work walaalo.

  • @amkaabdi132
    @amkaabdi132 2 роки тому

    MASHALLH TABARAK geat Jop Thnk U Dear Siz

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 3 роки тому +5

    Masha Allah waa wax lagu farxo.