Talyaha Ciidanka Itoobiya iyo Talyaha Ciidanka Somaliland oo Dagaalka Dacawaley Awgii u Kulmay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 13 годин тому

    Caaaac Idoor afku xarle Somali ha shegan wale ETHIOPIA 🇪🇹 ADIGAY HARGEISA KA QADI DONTA

  • @MaxamadNoor-x5y
    @MaxamadNoor-x5y День тому

    Masha alle nin qaran❤

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 День тому +2

    Cagdheer dambe ka talin meyso degaanada Isaq.
    Waa in dowlad degaan u gaar aha Hawud iyo Reserve area loo sameeyo.

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 День тому +1

    Shacbigii somaliland waxay kaxanaaqeen xasuuqa shacbiga somaliland ee dacawaley laakiin waxa nasiib daro ah inuu cirro wafti udiro badhasaabka jigjiga mustafe waxay ahayd inuu federalka ethiopia ee adis ababa waftiga udiro ceeeeb xisbigii wadani

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed День тому +1

    Afka ayaanu ka laadi doonaa Hadii Ogaadeen iyo Absame dambe Oo tuute beena soo xidhaa yimaadaan Gobolkayaga Ama degaanadda Isaaq leeyahay waanu xasuuqi doonaa kuwaanu hayno hadana waxaanu ugu Aaraynaa maatadii iyo magaynadii ay laayeen hoyadood baa la wasaaye

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 22 години тому +1

    BEENAALE DAWLADA CIRO IYADAA BA FAQSH AH SXB JOOJI DAWLADI MAJIRTO

  • @احمدسعيدعثمانعبدي

    Waa nasiib darro inay somaliya ka hoosmartay xayawaanka iyagii ayaa laysku garaacayaa dhulkoodiina lahaystaa

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h День тому

    Waa,in afxumada somaliland,reer dacawaley dan uma aha ee iyagu hakahadlaan dadkeedu.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 День тому

    Xikumada diibjiriita dumarka iyo carruurta laayay soohorfadhiistay waxanimaha waxcaadi ah

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 День тому

    Alshabaabka waa lasoo safeyn

  • @123yus
    @123yus День тому

    Kkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂🎉

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed День тому

    Wax kilil shanaad la yidhaahdo Oo dambe Oo la maqli karaa ma jiraan e waxaa jira degaanka Ogaadeen Oo Ciidan koodu na yahay Nacalatul bilays iyo Kililka lixaad Ee Beel weynta Isaaq Oo labaduba hoostaga Dawladda dhexe Ee Federalka Ethiopia

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 День тому

    Sawirro ayeey isku dhejiyeen markaas ayuu leeyahay Tani iyo cidaanka federalka ayaa kulmey?😂

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez День тому

    Saax saax wasiradii uu tagay kui shacabka xaasukey fashil baa kudhacay

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x День тому

    Kkkkkkkkk cebtaa kadhacday utagimeynoo jigjiga markuyidhi mesha masuliyin bakatalisay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 53 хвилини тому

    Iidoorku way waallan yihiin haday dawlad yihiin maxaa uga shan iyo toban ah arinta dalka gudihiisa waxba magaranaysaan war waxan aad sheegaysaani waa been cad

  • @AbdirahmanKilaas
    @AbdirahmanKilaas День тому

    Kkkkk beenu hawaas

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 День тому

    Beenale

  • @somalios1497
    @somalios1497 День тому

    Beenale