CABDI TAHLIIL WARSAME , HEESTII SIDA FARAS XULAALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Please Hadaad Nagu Cusubtahay, channal Ka SUBSCRIBE Noo sara ado Raliya, mahadsanid

КОМЕНТАРІ • 10

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame  12 годин тому +1

    Cabdi tahliil warsame
    Runti wuxuu ka mid ahaa haldoorada fanka somalida
    Alle ayaa cod ku manaystay
    Illa iyo intu fanka ku jiray iyo wakhtiganba heesihiisa bulshadu way jeceshay
    Heestan waxa curiyay Axmad Saleban Bide
    Iayn u docayno fanaankeni wayna
    Cabdi tahliil warsame wllo yaal.

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 14 днів тому +2

    Cabdi tahaliil Allah haku naxariisto waa subax jimco 😢

  • @muktarmohamed2301
    @muktarmohamed2301 Місяць тому +3

    Cabdi tahliil sababta boqorka codka uu u noqon waayey waa garan laayahay natural voice %wonderful

    • @abaawn_caqlisame
      @abaawn_caqlisame  12 годин тому

      Wllo aanay kala dhacayn fanaaninti somalida ee xiliga fanka udub dhexadka u ahaa
      Ee ay ka midka ahaayen
      Axmed cali cigaal
      Muuse ismaacil qalinle
      Cabdi tahliil warsame
      Maxamed axmed kuluc
      Axmed gacayte yuusuf
      Axmed mooge libaan
      Maxamed mooge liban
      Xasan aadan samatar
      Cumar dhuule cali
      Hadana nasiib waxa boqorka codka u yeesay
      Maxamed salebaan tubeec
      Rabi ha u naxaristo intii dhimatay
      Inta noolna cimriga ha u dheereyo

  • @sirisaac8163
    @sirisaac8163 14 днів тому

    ereyada qoraalkeeda soo sax, laxan miiran baad ku soo qortey meesha

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому +2

    Mirihii ismaacil cagaf laxankii iyo codkii cabdi tahliil warsame

  • @ayanleismail650
    @ayanleismail650 29 днів тому

    heesaha cida samaysay mishra codka laxanka kusoo qor saaxiib

  • @ETOOSPORTS
    @ETOOSPORTS 22 дні тому

    📸📸📸📸📸