Maxaa Ka Dhacay Xaafada Jabaaliya Waqooyiga Qaza |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 340

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 місяці тому +20

    ﴿لا يُقٰتِلونَكُم جَميعًا إِلّا فى قُرًى مُحَصَّنَةٍ أَو مِن وَراءِ جُدُرٍ بَأسُهُم بَينَهُم شَديدٌ تَحسَبُهُم جَميعًا وَقُلوبُهُم شَتّىٰ ذٰلِكَ بِأَنَّهُم قَومٌ لا يَعقِلونَ﴾ [الحشر: 14 - 14]

  • @luulaadan869
    @luulaadan869 4 місяці тому +109

    Ninka kaliye ee somaliyed qadiyadan ka amusin shukran walkey❤

    • @sahramuuse4678
      @sahramuuse4678 4 місяці тому +8

      Maracade show iyo nadara show xage ku ilowday

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 4 місяці тому +4

      Sh. Dulmi did sidoo kale

    • @ayanabdi2762
      @ayanabdi2762 4 місяці тому +5

      Wll somalida qadiyadan waykasi jeda waxay ku mashqulsanyhin nag iyo nin iyo qabyalad iyo tiktok niko 😢 I wish inay qadiyadan lasocon layahen sida cadanka iyo galada❤

    • @luulaadan869
      @luulaadan869 4 місяці тому +1

      Sax waye ayagana way mahadsnyihin

    • @saynabiitobintawil1092
      @saynabiitobintawil1092 4 місяці тому +2

      Iyo sidoo kale buulo xuubeey and ayuu uga hadlaa alle habarakeeyo dhammaantood

  • @AbdaleDaahir-wj7bj
    @AbdaleDaahir-wj7bj 4 місяці тому +52

    Guul musliminta falastin somalia. Guul. Ogaansho❤❤❤❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 4 місяці тому

      Aammiin
      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

  • @King_Rock12
    @King_Rock12 4 місяці тому +32

    ❤Allhu akbar🦅☝️

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 4 місяці тому +34

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 4 місяці тому +25

    اللهم انصر إخواننا المجاهدين والمستضعفين فى غزة يارب 😢😢😢😢😢

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 4 місяці тому +16

    1M coming soon next week inzha guul Ustaad cumar inshaar
    I'm from Hargeisa

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 4 місяці тому

      Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 4 місяці тому +35

    Guusha rabbi ha siiyo walalahena iyo mujaahidiintena falastiin aamiin ya allah😢❤🤲

  • @ConfusedBackpacker-ic9wh
    @ConfusedBackpacker-ic9wh 4 місяці тому +17

    Ogaansho mowqifka kaaga waa cad yhy m.a m.a m.a m.a Allahu akkbarr☝☝☝☝

  • @waxigabaro5009
    @waxigabaro5009 4 місяці тому +93

    أللهم أنصر إخواننا في فلسطين ❤❤❤🇵🇸🇵🇸

  • @NOORMOHAMED-gd8jg
    @NOORMOHAMED-gd8jg 4 місяці тому +17

    Yahuuda allaha jabiyo somaliyana nabad allaha siiiyo kuwa dhibka wadana xaqa ha fahansiiyo

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 4 місяці тому +1

      Nadaba somaali waxay rabtaa sida xamaas ragg u dagaalma

    • @KhadarKeeyow-eo9yl
      @KhadarKeeyow-eo9yl 4 місяці тому +2

      ​@@UmuRaxmaInabashiiranaga dhulkena yahuud ma jogto anaga lee isku laynayna allah ha mideyo qalbiyada umada somaliyed

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir 4 місяці тому +1

      @@KhadarKeeyow-eo9yl waa la haystaa somaalia dhagyso madaxa ku sheega somaali marka ay hadalyaan waxay dhahayaan beesha caalamka

  • @cabdiwalikhaliif
    @cabdiwalikhaliif 4 місяці тому +13

    ILLAAHOOW MUSLIMIINTA REER FALASTIIN GUULEY KANA GUULEEY CADOWGA😢😢😢😢

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 4 місяці тому +8

    Ilahay waxaan ka baryaa in uu aakhiro ituso sida uuku aargoosan doono gaalada maanta u heshiyay umada reer palestine yaa allah kuwa maanta aduunka ku cadaabay rer gaza ya allah cadaab cadaab mida uku xun 😭😭😭😭😭😭 ilaa maalinti u bilowday dagalka gaza ilin kama dhamaan indhahayka ya allah u gargaar allow ducada naka aqbal allow awood rabini ah gali gacmaha mushaahidiinta hamas 🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @kabarodiintaada7151
    @kabarodiintaada7151 4 місяці тому +9

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر
    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸

  • @Shugricumaraahmed7293
    @Shugricumaraahmed7293 4 місяці тому +3

    Yuhuud way jabtay wlhi qofki markaste raba jabka yuhuuda Al-Jazeera haku xidhnaado marwalba ducada yaanlaga ilaawin 😢si qalbiyan ugu ducayno wlhi hadi duqaynta cirka laga joojin laha yuhuud guryahooda loogu tagi laha cadowga illahow jabi oo xamas guule yaa allah

  • @saxariidsaxardiid
    @saxariidsaxardiid 4 місяці тому

    I.a isbucan dhaxdisa wa in angalna 1M team ogansho ama page dhalinyarta aqliga leh . 🎉

  • @Usama.officia
    @Usama.officia 4 місяці тому +2

    Cidamada shishiye wa cadaw anan wadanken hor mar u ogalayn midas amina dhalinyaro

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 4 місяці тому +17

    Guul Falastiin
    اللهم أنصر إخوتنا في فلسطين 🇵🇸🇵🇸

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 4 місяці тому +4

    Wcz wll Cumar Inshaar Waxaad modaa inaan ogahay inaad so dhigeyso muqaal UA-cam markan furay horay ayaan ka arkay shukrn bro keep up

  • @haa8793
    @haa8793 4 місяці тому +2

    Aniga waxan rajeynaya wali sheikh sharif sheikh ahmad wil hadafkisa leh goan adag qaato galadana gigilo hadalkodhana an qadanin opositkisa sameyo ayan somalia larabi lahaa

  • @AbdulFaarah-c5h
    @AbdulFaarah-c5h 4 місяці тому +2

    Hitler baa horay uyiri yuhuuda caalamka waan dhamayne kray lakin waxanan u dhamayn inaad ogaatan sababtan u laynayay

  • @Diidnay
    @Diidnay 4 місяці тому +2

    Horta ilaahey ha ugargaro walalaha falastin lkn dadka saas loogayo ee hadana ladaawanayo marka aragto wxey aheed in aan is diyaarino ayaka iyo anaka waxba makala duwanin bari ayay nagu imankartaa

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 місяці тому +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 4 місяці тому +4

    اللهم أنصر الإسلام والمسلمين والمسلمات
    خاصتن أهل إخواننا فلسطين 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @iqraacooking6079
    @iqraacooking6079 4 місяці тому +5

    اللهم انصر اخواتنا فلسظي اللهم امين❤❤❤❤

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 4 місяці тому +5

    Alle ha guuleeyo libaaxyadayada mar Walba guusha idinka leh 😊❤

  • @Mufti-maal
    @Mufti-maal 4 місяці тому +1

    Wll cumar soomaalidu waxay tiraahdaa ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa walalaheen ilaahay dhibta haka qaado i.a

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 4 місяці тому +1

    Qof Somali Ah Oo Jahil Ah Baa Oran Doona Falastiniyiinto geesiyaal ma Ahan
    Orod Adigu Wajah itobiya

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii 4 місяці тому +1

    Horta sual qofki kahadlo kitabka quranka an isku mamulno maxa lo dhaha wa argagixisoومن لا يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكا فر ون

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 4 місяці тому +3

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 4 місяці тому +1

    Gaaladu waxay yihin wala ogyahay ilahay sharkoda hanaga xijaabo dhamaan Muslim ta inti Muslim ta oo lunsan ilahow sohanuni yarabi sacudiga waxa kasocda wax yaableh ilahow yahuuda iyo wixi xulufadoda jabi yaa alaah Muslim ta guusha sii yaa alaah

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 4 місяці тому +1

    Waah mahadsan tahay walal 19 may today waxa dhacay wax gaalo badan filayn keeni doonta in argagaxu ku nato video live ayago dabaq inta eey iska soo hormariyeen ay soo galeen marki laxisaabi ayaa live halmar dhulka lala simayaah waxan rabah inaad nooso tabiso si qalbiyada muslimiinta xooga qaboow sadaan

  • @Silentman896
    @Silentman896 4 місяці тому +1

    Markaad aaminsanthy in dhulku dhulkaagi yahy wax walba waad usamaynaysaa si aad dhulkaaga cadowga uga xoreyso! Ilahey cadowga haka qabto wlalahen! Cid islanimo shegata oo uhiilineysa lama arko😢

  • @hamzemire5911
    @hamzemire5911 4 місяці тому +1

    Alle hagarab galo dadkaas reer falastiin ee xaqu dirirka ah ee cidooda difaacanaya nasrigana Alle hasiiyo

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 4 місяці тому +1

    Caalamka galbeedka kaliya lama safno waxaa jiro wadamo badan oo ku yaalo Africa Asia iyo latin ayaa yahuuda lasafan, siiba carabtaa ugu daran. Alle ha ugargaaro wllhen iyo dhamantenba

  • @Abdal252
    @Abdal252 4 місяці тому +2

    anigo muqalkaan daawanaaya joogana goob shaqo waxa iso galay nin qurbaha ka yimid aaminsan israel in ay tahay dowlad abaal nagu leh ka somali ahaan qasabna tahay inaan garab istaagno xamaasna tahay urur kali talis ah dood aan dhamad laheyn kadib waxaan ku dhahay nagu kala wad, waan aamini la ahay ilaa hadda in qofkasi oo aan ku qayasay ilaa 70 jir melaha uu hadal nocaasi ah aaminay uuna arkin waxa aduunka dhan ka yaaabay ee xagjiriinta zionsmka ah ay kula kaceen walaalaheen reer Gaza iyo siguudba Reer Falastiin.

    • @MusaMohamed-st5ne
      @MusaMohamed-st5ne 4 місяці тому +2

      Waa munafaq aan aqoon u lhyn diinkisa galada waa in laga bari nqda xita marka ay nbda joogto macdalaa dagal aydo uu socdo waa dadki inta la kaxyey lasoo fakar bdly

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 4 місяці тому +2

    Gaal waa un gaal ninka wanaag ka suga waa doqon gaalo waan cadowga islamka marka hadad hadad cadowgaag ka sugto wanaag waan doqon nimo meeshi Ogu xumeyd

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 4 місяці тому +1

      Cadawgaa dalalkooda kuwa risiq iyo xuquuqul insaan u raadsanaya kwrn

  • @jidkahanuunka1374
    @jidkahanuunka1374 4 місяці тому +1

    OO maxay usoo hadal qaadaysaa ayadaaba dishaye😂. Logically not applicable

  • @Maxamedbarre11
    @Maxamedbarre11 4 місяці тому +1

    Nabada xoriyada caalamka iyo xuquuqul insaanka reer galbeelku waa kaas

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 4 місяці тому +1

    Hadalka islanta waxa keenay waxa weeye waxay dhuuso moodaysay baa xaar kunoqotay

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 4 місяці тому +1

    ninkiii dhoof kuyimid bey geeridu dhibeysa allaha u gargaro rer falasdin

  • @userssalmanAli
    @userssalmanAli 4 місяці тому +1

    xamaas birta Nool ☝️niman loo baqo maaha cadowgu ubadka iyo caruurtu beegsada ee ragga ragaa ma qaabili karo

  • @abdullaahihashi-op6gm
    @abdullaahihashi-op6gm 4 місяці тому +3

    Insha Allah guul Allaah ayaa la jira walalehena

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 4 місяці тому +1

    Somaliyeey waxad ogaataan aduunka dadka ugu nasiibka badan waaa kuwa gaza ku noool wlh waa jihaadka saxda ah raga dagalamaya waxaa kasii qalbi adag dadka guryaha lagu dul duminayo waa dad og dhulkey joogaan inuu yahay dhulki jihaadka qarniyo kasocday og inay balanti ale ku jiraan gacan baan u taagay alaha sharfee

  • @Rizeek12
    @Rizeek12 4 місяці тому +1

    Ogaansho sxp yahuuda ayaga dowlada aduunka ugu xoogan ha heestan anaga waxan heesana Allah koonka oodhan maa mula yaanka baqeena marka

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 4 місяці тому +1

    Allahu Akbar guul Palestine 🇵🇸 IshaAllah

  • @RITHWAN-MAYDAL
    @RITHWAN-MAYDAL 4 місяці тому +1

    Ugu yaraan 22 qof oo rayid ah ayaa ku shahiiday tobanaan kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii ciidammada gumaysiga Israa’iil ay duqeeyeen xaafad ay deggan yihiin oo ku yaalla agagaarka cisbitaalka Kamaal Adwaan ee xerada Jabalia.

  • @casaancade001
    @casaancade001 4 місяці тому +1

    Wejigaan quruxda badan ee iso eegaya waxaan alle uga baryaya isaga iyo waalidkii inuu janada ku kulmiyo walal page follow iyo like iso dheh mahadsanidna

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 4 місяці тому +1

    War sxb doqomo ma nihin ee waa la inaga adkaaday
    Nimankaa gaalada waxaa ay ku fiican yihiin waa ay isku duuban yihiin waana isku dan halka islaamku uu kala cararayo ama uusan is aaminayn
    Markii sadaam xuseyn ' qadaafi' mursi iyo cabdala saalax la dillay ayaa la ogaaday in aysanba dadkani dad ahayn

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 4 місяці тому +1

    Nijaasta sisi yidhahdan cid disha miya la waayay kaasu xasan sheekhna kula iga qabo abi ahmed

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 4 місяці тому +3

    Insha allaahu waan ka guuleysaneynaa yahuud iyo nasara

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy 4 місяці тому +1

    Si fiican baan u arkaa hawsha aad wado ee sida joogtada ah ee arimaha falastiin.
    Mahad sanid

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 4 місяці тому +2

    Qofki ugu horeeyey ee commentiga kaso dhiibto ayan ahey😊

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 4 місяці тому +3

    Allow ugargaar oo guulee Xamas.

  • @abdi7932
    @abdi7932 4 місяці тому +1

    ogaansho madhax ayaad noqotay intan dambe oo dhan, niicdaas uunbad haysaa, qodob ka hadal, nagadaa hadalkan badan ee bilaa macnaha ah, waalagu caajisayaa

  • @ISMAIlAbdala-m3e
    @ISMAIlAbdala-m3e 4 місяці тому +1

    Waba sababta nartalo abuuray kuwan cml inlagu abal mariyo

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 4 місяці тому +2

    نصر من الله وفتح قريب وبشر الصابرين

  • @drkhaalidgeesh3915
    @drkhaalidgeesh3915 4 місяці тому +1

    Heeykaleey kilinton qaza rabbi ayeey leedahay adersaam iyo cunigiisa weey jabeen

  • @daraagonfayarmoha1054
    @daraagonfayarmoha1054 4 місяці тому +4

    Allahu Akbar

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 4 місяці тому +1

    اللهم إنا نستودعك غزة ورفح وأهلها،سماءها وأرضها، رجالها ونساءها، أطفالها وشبابها، وكل شبر في فلسطين 🇵🇸
    ‏نستودعك يا الله أهلنا وأحبابنا في فلسطين ، تلك الديار المقدسة التي باركت بها وما حولها، أن تحفظها من كل سوء وشر
    ‏اللهم في هذه الساعة، أنزل نصرك ورحمتك على أهلنا في فلسطين

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 4 місяці тому +1

    Walaalahena falastiin insha allah wey xorowidonan sida afghanistaan😊

  • @Apdi__kariin__SH
    @Apdi__kariin__SH 4 місяці тому +1

    Shaley oo sabtida aheyd.ayaa 20 qof laga diley yuhuuda 😂

  • @yarka4574
    @yarka4574 4 місяці тому +1

    Somali Maryooley. Xaabo aay qaadikarin ayeey Tunka saaran. Somali ayaa dhiban.. maxaa arimaha Carabta idinkagalay.? Ma ogtihiin in Soudi Arebia, Jordan, Emirates, Egypt in Israel lajiraan.? 😆

    • @Rainy2HoursSleep
      @Rainy2HoursSleep 4 місяці тому

      hadaa muslim tahay waa walaalaha reer falastiin hadaadan xoog u heynin kaliya uduceey

  • @Abdullahiabdi-x8d
    @Abdullahiabdi-x8d 4 місяці тому +1

    Rushka garab qar sooni ah masiiyo miya xamas

  • @AffectionateBassGuitar-ge5fp
    @AffectionateBassGuitar-ge5fp 4 місяці тому +1

    فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا (5) إِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا (6) فَإِذَا فَرَغْتَ فَانْصَبْ (7) وَإِلَى رَبِّكَ فَارْغَبْ
    Xaqiiq culayska fudayd iyo guul ayaa kadambaysaa

  • @Mohamett-om4
    @Mohamett-om4 4 місяці тому +2

    Allahu akbar

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 місяці тому

    ☝️ NACDALI 🤍 korkiisa 💐 Ha ☝️ AHAATO 🤍 natanyahu 💐 IYO ☝️ WAXII 🤍 TAGEERSANBA 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @KhadarKeeyow-eo9yl
    @KhadarKeeyow-eo9yl 4 місяці тому +1

    Maxa falastiin u ducayna anagii ba islaynayna ma naftena raqiis ah soomallidii ba caruurti iyo dadkii walwalna iska dilaysa allah ha u gargaro umada musliminnta a😢

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 4 місяці тому +1

    Walalkena aan garsino 1 milion😮

  • @xumayra____
    @xumayra____ 4 місяці тому

    يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا بِطَانَةً مِنْ دُونِكُمْ لَا يَأْلُونَكُمْ خَبَالًا وَدُّوا مَا عَنِتُّمْ قَدْ بَدَتِ الْبَغْضَاءُ مِنْ أَفْوَاهِهِمْ وَمَا تُخْفِي صُدُورُهُمْ أَكْبَرُ قَدْ بَيَّنَّا لَكُمُ الْآيَاتِ إِنْ كُنْتُمْ تَعْقِلُونَ.
    Goor hore yuu alle noo sheegey cadawtinimda ey noo qabaan lkn awey dadki fahmi lahaaa💔😌

  • @abdullaahihashi-op6gm
    @abdullaahihashi-op6gm 4 місяці тому +1

    Illahey awoodisa ayaa la jirta

  • @Abdiqanihoyale
    @Abdiqanihoyale 4 місяці тому +1

    Madaxweynaha iran kasohadal

  • @abdullaahihashi-op6gm
    @abdullaahihashi-op6gm 4 місяці тому +1

    Yaa allaah adunkey ku cadabeene walalahen marwalba uadeeji malaa ikatu samawaad wajanuudul ardiya adiga awoodee.yuhuuda iyo inta raacsan oo tageerteyna aduunka u cadaab cadaab xagaaga ah aaaqirana jahnama ku dabool .
    Ciilka aan u qabo yuhuud iyo inta raacsan iigu badal farxada reer falaztiin oo dawlad noqota Aamiin
    Illaahoow ducada muslimiintaas aan aniga iyo intii ka damqaneysa ugu duceyneyno naga aqbal adigan waxba kula cusleyne yaa duljalalu wal ikraam biraxmatika yaa arxamu raaximiin.

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 4 місяці тому

    Cwm walalo baryana wanku tabay dhinaca qasa baryahan kamad samayn muqal wanku faraxsanaha inad manta ka sosamaysay jabaliya mahadsanid walalo cumar inshar 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉insha Allah free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉

  • @MowlittMataan
    @MowlittMataan 4 місяці тому +3

    Free Gaza 😢

  • @abshiramursalabdullahi6147
    @abshiramursalabdullahi6147 4 місяці тому

    Soomalidena maxay badankooda ugu aamusan yihiin qadiyada walalahena falastiin?
    Allh ha u gargaaaro insha allh way guulesan 🇵🇸
    وتلك الأيام نداولها بين الناس

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 4 місяці тому +1

    🦁🌹🇾🇪🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇾🇪🌹🦁

  • @SomalianTime
    @SomalianTime 4 місяці тому +1

    Allahu akbar

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 4 місяці тому +1

    الله اكبر ولله الحمد

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 місяці тому

    ☝️ Wallaalahay 🤍 falastiin 💐 MASHA ☝️ ALLAH 🤍 TABARAKALLAH ☝️🤍💐

  • @naftadaahir
    @naftadaahir 4 місяці тому

    Yaa Allah 😢

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 4 місяці тому

    ILAAHAY how sahlo Falastiniyiinta xaalad adag bay ku jiraane.

  • @AXMADSIIRO
    @AXMADSIIRO 4 місяці тому

    Annagaa doqomo ah oo aan magacooda xitaa sheegi karin الله المستعان اله المستعان channel ayaan ka dooranay 1M ooh ooh 😢

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 4 місяці тому +1

    اللهم انصر اخواننا المستطعفين في عزة 🥺🤲

  • @abdullaahihashi-op6gm
    @abdullaahihashi-op6gm 4 місяці тому +1

    Mahadsnid ogaansho

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 4 місяці тому

    Soomaali Galbeed iyo Soomaali Koonfur Galbeed , 2da Soomaalida Ee La Heeysto Dhul iyo Dadka , Ma Lahan Jabhado, Ma isku Dayi Karaan in Eey isxoreeyaan, Soomaalida Kalena Garab Udoontaan?

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 4 місяці тому

    Omar inshaar oo nuclear haysto kwrn rer galbedka wa u laayn lahay wlhi ninkan xagjiir weyn weye niinkan wa alqaaciido an tabar La'aan hayso❓😂😂😂🤷‍♂️🙋‍♂️🤟🤳🏃🏼‍♀️

  • @maxamedxasan9882
    @maxamedxasan9882 4 місяці тому

    palastin maanta wey guuleysteen Alxmdulilaah AllahuAkbar ❤

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 4 місяці тому

    Allah hayoow Dalad xamaas ah Dunidoo dhanna gaadh
    Dabargoysa cadaawe
    Durbar noogu yabooh
    Allahu Akbar
    ❤❤❤X❤a❤m❤a❤s❤❤❤

  • @Daneeste
    @Daneeste 4 місяці тому +1

    تجريف Xaaqid

  • @muusemaxamuud7826
    @muusemaxamuud7826 4 місяці тому +3

    Alle hawgargaaro walaalaheen 🤲

  • @SHAAFICIHASSAN-ej8ik
    @SHAAFICIHASSAN-ej8ik 4 місяці тому

    6k subscribers kali Hambalyo wll Guleyso Omar inshaar❤

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 4 місяці тому

    Walaaleheena Dadka Falasdhiinta, ilaaheey Ayaa La Jiro, Guushoodana Weey Dhawdahay

  • @yow4367
    @yow4367 4 місяці тому

    ya u fiirsaday muqaalkan xayissinti walalkeen cumar inshar lacak ku heli lahaa youtube masaarin.
    we need UA-cam loosimanyahay
    😓

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 4 місяці тому

    7milion jazaariyiin france dishay caadi lkn armanki lalaayay sheeko bug waa xasuuq sidoo holocostiga waa xanuun daran yaab weeye cajaaib azamaan

  • @SalahudinHassan
    @SalahudinHassan 4 місяці тому +1

    اللهم انصر اخواننا في غزة وفي فلسطين

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 4 місяці тому

    Allahu Akbar
    ❤❤❤❤❤❤❤❤Falastin ❤❤❤❤❤❤guul insha Allah

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 4 місяці тому

    Somaliya mrky lixdibilod e maxakiimta e nabada Io kaladabe Helen maxey nagusameyen reergalbe ciidamo nabada ilali kusheg alaha nohiiliyo

  • @haa8793
    @haa8793 4 місяці тому

    Digya cabta sheikh sharif sheikh ahmad ilahy cirka geyay dhulka lasintay the handshake that led him to be the biggest munafaq hilary clingkton nag xuno qamri cab ah karajeyn meyno wanag marwalbo musibo an laarag Alaha kuridho

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 4 місяці тому +1

    Gaaladu waa cadow bilaa naxariis ah eebbow u gargaar dadka reer falastiin waa lagu goobtay gaalo uma kala harin

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 4 місяці тому

      Gaaladu xuquuqul insaankana way yaqaanaan dumarkana qoondadooda kuma safaadaane saaxiibadeena beesha caalamka saa hanaga dhihin argagixiso yahay

    • @Rainy2HoursSleep
      @Rainy2HoursSleep 4 місяці тому

      @@Cabdiraxman..Mudug. Adiga gaal reer galbeedka futada udhaqo ka ahow