السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يارجال لماذا تلعبكم اللغة العربية؟ هذه المشكلة والله اللغة العربية لغة القرآن الكريم والأحاديث النبوية.؟ يارجال أولاً كلكم ان يتعلكم اللغة العربية ؟ أنا أشجعكم يا زملائي
😄😄😄😄😄😄alla dhibanaa carabtu reaction waso wdaa io in sidii musasalkii ka idiin dawado😀😀😀baaqu boy legend waxyga ana ku guulaysty kulaha😀idirska xarabo weye wa fikara sug kulaha war pls part 3 so gliya crabtaba reaction idin kaso nxinyse hda kadib wdnka crbta caan ba ka tihiin😀😄😄😄
Baaquli boy mid ogow idiris waa nin wax yaqan intaa ka arkay suaalihii hore ee carabiga caadiyoo u sheegaayay ee ha dhihin adigaa wax meeshaan lagugu baraa waa kaf hadalkaas oo bahdil ah
أحبك يا شعب صومالي ، لا أعرف اللغة الصومالية لكني أحب أن أتعلمها ، لدي أصدقاء صوماليون كثيرون.🇸🇴💜🇸🇾
الي اين تعيش انت
شكران حبيبي
هل تريد أن تساعدك منك للغة الصومال
@@xuseenxasan3426 😂😂😂😂
We love all arab people as well❤️🤞🏼
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
Salalaahu Calayhi Wasalam
Scw
PART 3 AF MAAY MAAY BAAQULI BOY PLZ AND PLZ
Legend baaquli boy iyo idiriska ii taabo inta taagersan farta kor
Part 3 fadlan Idirinkana yaa laga Soo tagin. Wakalbun caadi u shiday 😂😂
Sida uqoslayay kiliyaha ixanunsaday wlhi
انا صومالي الاصل بس ما اعرف اكتب صومالي تحياتي لكم و استمروا بتنزيل الفيديوهات ❤️🇸🇴❤️🇸🇴
زيي انا كمان ما بعرف اكتب بس اعرف اتكلم
افضل شي أن تكتب لغة امك
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يارجال لماذا تلعبكم اللغة العربية؟ هذه المشكلة والله اللغة العربية لغة القرآن الكريم والأحاديث النبوية.؟ يارجال أولاً كلكم ان يتعلكم اللغة العربية ؟ أنا أشجعكم يا زملائي
يا اخي ليس يعرفون اللغة العربية جدآ ان الله تعالى سيعاقب على مكذبين يوم القيامة..
Luuqad iyo diin xabad iskama gelin
LuuqadaCarabiga ayaad ku cayaartayne alle qof wax u yeeli maayee dib isugu laabta.
@@SSTV5080 marka wll wax aadan wax ka ogayn mida iska shegaysa o waba u hor sedaysa ..
Adne isku noqo..
@@SSTV5080 Dib iskugu laabo cawaana tehe laxyahy
@@cabdi_114 adigaan ku waydiiye wllkyow waxaad ii sheegta halkaa lagu yidhi qofka arabidavku ciyaara waa la ciqaabayaa
هات دليل من الكتاب والسنة
Come soon 100k
Baquli poy♥️🦁
I.a🥰
Wallahi aad ayaan uqusley
أنا من السعودية
Aniga waan kuhadla caridig iyo turkiga weligay waxaa oo kale maarkin hooro usoca walaal barti 3 fadlan
🤣🤣🤣🤣🤣
PART 3 Abaabala hala soo qabto asaa carabi yaqaano
part3 fadlan idiriska yaa laga soo tagin wal kal bun😀😁😂😃😄😅😆😉😊😋
qosolka xitaa kii carabta ka dhiga qosol soomaaliga joojiya 😂😂😂
😂😂😂
Baaquli boy maanta codsi wataa sida adı loogu kala kiciyay in leegu kala kiciyo rabaa marka pin 📌 igu cimaamad 🥺🥺🤗👑
11:15 👉 kulahaa وصوماليا وابيري Wa soomaaliya waaberi
Ideriska wadani waaye wllhi😂😂😂 Team ideriska ismuujiya👍☝️
Idirska legend WllHi 😂ninka kaliya eee naga qosliya
Kabtanka.gar.iyo.Gardaro.wan.kuwataa.pro.kep.goin
😂😂😂 part 3 idirska haka soo tagina 😂😂😂😂😂😂😂😂
Diyeeshihii Saudi arabia , Rooble , Duburul black , hadihii saxara 😂😂😂😂
Af May May Next Inshaalah team Wazirka 😃
Adi leh Ķu benguroya moye ada wax lagu baroya kk 😂😂
𝐈𝐝𝐢𝐫𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐫𝐱𝐢𝐲𝐞😄😄
K.baara somali caadi ayuu Arabi ka dhigaayaa 😂😂😂
From Zaki Bin Hajji welcome to UA-cam
😄😄😄😄😄😄alla dhibanaa carabtu reaction waso wdaa io in sidii musasalkii ka idiin dawado😀😀😀baaqu boy legend waxyga ana ku guulaysty kulaha😀idirska xarabo weye wa fikara sug kulaha war pls part 3 so gliya crabtaba reaction idin kaso nxinyse hda kadib wdnka crbta caan ba ka tihiin😀😄😄😄
Four legends always legends keeps goings baquli boy and idirsika itabo and captan baraah and babajey another's levels 👍💯💪⚽️
Baaqull boy another lave 25k wow wuu socoda
Masha allah soo badi captain baaquli boy.......salan sare from Uganda
Walhi waa kufsaten carabiga 😂😂😊
Sey u u cuneen 😂😂
Hhhhh
Mal
Hhhhhhhh
Meel bay kaga dhacen wlhi
Afmay maay prt 3 asxpey ka so dhiga
Ana Ku guleystey dhwaq yar niga qaadey aaah hhhhh baquli boy legend
Qosil igumaharin😂😂😂😂. Part 3 iyo 4 idinkadugeeynaa plz 🥺
Idiriska and baquuli boy legnds tihiin wllh
Guuleysta wallayaal wallahi fani ayaa tihiin guul
Part 3 abaabala keen😄😄😄
Please kusodaraa Abaabala lugada Arabic
Baaquli booy iyo idiriska part 3 plees plees
Hadaan qosol u dhinto idiriska iitaabo haloo qabsado
Prt.3 koso dar 3 legends
Abti carabiga ani ii baxa part3 bilaa hadiyad la'aan
Idiriska io laacibka somalia baaquli waan taageeraa😅😅😅😅❤❤❤❤
Waan daalay sidaan mobelada kale macaa subrka kaaga saarayey kabtan baaara
Parti 3 sawaaxili ka soo dhiga inta igu ras dan lakta saara pls
af may kaso dhiga part 3 plz
Pls prt3
Part 3na noo sameeya please😂☝️
Hadii runta la sheego idiriska ayaa ku guuleystay wuxuuna ugu guuleystay Wa Kalbun 😂😂😂😂😂😂😂
M.a wn ku aaminsanahay baaquli boy
Team b.b.b.d keep going 30k coming soon inshal lah
Barnamijka shukansiga macqulka aah noso ceeli Albitare baqoli boy like badan sara iinta barnamijkas jacel.
Part 3 af maay maay zxp codsiga ii fuli
P3 please
Luqadii english part 2 ka soo meya
Part 3 idinka sugnaa somali comedy's
Part 3 english ka soo dhiga😂😂😂😂
Part4 idiriskane yaa laga soo tagin pls
Plz English Kane Soo tijaabiya Baquli Io Xertiisa plz and plz🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏
BAAQULI IDIRIS BAARA BAABA
WALLAAHI WAA MAHADSANTIHIIN
WAXAAD QURXISEEN QAYB KAMID
MAALINTEEDA RABBI HA'IDIN BARAKEEYO
Luuqada English rabnaa soo gudbiya
Soo badi sxp kuwaan iyo ku wakle xiiso leh
Baaqulo boy legend aad baan uga helay challenge gan lkn waxad ka dhigtaa in aan erayga dhawr jeer la odhan ee kuwo hal mar uun la yidhaahdo.
Captanka wakaharay ani🤣🤣😂🤟
Next english ka baaquli boy ku heesanaa sxp part3 English kasoo dhig
P3 kaso sameeya plz
Baaquli boy mid ogow idiris waa nin wax yaqan intaa ka arkay suaalihii hore ee carabiga caadiyoo u sheegaayay ee ha dhihin adigaa wax meeshaan lagugu baraa waa kaf hadalkaas oo bahdil ah
Wa kalbun 😀😀 idiriska legendary
Xisab iyo wadan aya kahadasheen waliba si daciifnimo ah wx mesha kumahaysiino ee ilmaha benta kadaaya wayo mesha aqoon kumahaysiino warmahinee
Sxp baquli shines nnsosamee maclin🎤🎤🎤
Part 3 af maay maay kasoo dhiga
War ninki Syrian ka ahay inla keno hala codeyo funny waye wlhi
Please part three babajayna iska ilaaliya somali bu hdlayry
Part 3,4,5,6,7,8,910 waan idinka fadhinaa bbip
Part 3 nisamey
Part 3 please
Kkkkk qosol aan u dhintey Idiris iyo sxbdii mahadsanid.
baquli boy ahaa idiriska🤣🤣🤣🤣🤣🤣👋
Idiriska wlhi comedian sax ah weeyaan soo badi
Plz prt 3
Wlxi ninka kalii an ku qoslo waa idiriska keep going
Pele this is an other level
Intee carabta ka arkayan lee
عشر وعشرين khalad weyn waaye idiriska😀👀
Xaaax carabka wu gubana kaptan baara waruntiis🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Keep going baquli boy sxb sare
Axmaari cida igu raacsan ismuujiya
Pr3 please noososameya
Camera meesha kama haysann
Babajeey binti ha oran waa gabar ceeb rijaal dheh
Parti 3 idiriska ka soowad lpx
Meeshaan aday iskuul ku tahay ma fahansanid ku lahaa baaquli boy 🤣🤣
8:50 captain baara muxu dhahooyaa 😂😂wa idhaafay cashirkaase🤣
Part3 luqada kaso Dhig chenes
Parta 3
The lagen baaquli boy part3
War nio hada kadib waxa ka dhigta qofki qoslo neh hala garaco 😂😂
😂😂😂😂😂😂 waa fuuray ani ma nooli istaqfuruallah 😂😂😂😂😂😂dambigaas madaxina allaha ka shubo
Walwalka faqriga hilmaamka cajiska wahsiga qalbi xumada bilaa sawabta ah waa salaad la, aanta walaal salaada ilaali jazaa kallah
ala kuna wlhi qosl igu dilen 😂😂😂 fadln bart 3
Part 3 rabanaaa idriska haka so tagin
Baaquli boy guulayso sxb from saki binu xaaji
bart 3 soo sameeya
Hhh walahi qosol iguma harin hunguri magacis kulahaa
Muno miski kasodar funny waye wllhi
Kabtan baraa umadeena ma ahn xaas kulahaa😂😂