Daarood iyo Garxajis maxaa Gaara oo kadhexeye maxay se Ku Kala duwanyihn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @FaizaMuse-e2c
    @FaizaMuse-e2c День тому +11

    kuuli waa walaalo somali oo dhan ilaahey ha is jecleeysiiyo xitaaa diinda ha la ixtiraaamo ubadka yaryar yaa labaabin koleey odayaasha waa liqliqdaane 😢

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc День тому +14

    LANDHEER GARXAJIS ABTIYAAL GUULAYSTA ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      Nacalaaa adiga iyo abtiyadaaaba ku yaaal eeey eeey dhalay. Haku noqdaan Waqooyi Galbeed iyo kala badh inta ay Togdheer ku leeyihiin. Dhulka uu sheeganayaa daaqsin iyo Qax ayeey ku yimaaddeen.

    • @RM-sh6rc
      @RM-sh6rc 15 годин тому

      @ nacalkuyaal yaa ilma xaran wasakhayahow beel akhlaaqad ee xanuunsanay xanuunkaaga ladhimo

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      @@RM-sh6rc
      Sheegay ayaad tahay. Daarood Wallaahi baan af aheyn. 1080KM ayuu sheeganayaa oo uu qax iyo daaqsin ku yimi. Ha ku noqdo Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

  • @BaasheMahamud
    @BaasheMahamud День тому +6

    Mahadsanid waad fahamtay walle from ssc

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 День тому +8

    Mansha allah alle caqligaa alle hakubarakeyooo adeer issaq anagu garxajiiis unbaa kana qanaa isgursanaa qolyahayan kale waba moryan

    • @NimcoFf
      @NimcoFf День тому

      Hadaba kuma naqaane is qorqorka iga daa

    • @Raho339
      @Raho339 День тому +1

      Naa Iidor Barasho Kamarabno

    • @NimcoFf
      @NimcoFf День тому

      @@Raho339 na ya ku yidhi faqash ban barasho ka raba

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому +1

      1080KM ayuu sheeganayaa oo ay Qaxa iyo daaqsin ku yimaaddeen. Dib ha ku noqdaan Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому +1

      Buurihiii aad daaanyeerka jaaarka la ahaan jirteen waa in dib la idinku celiyaaaa. Dhulkan raggii iska lahaa weey soo jeedaan waana la idiin soo jeensanayaaa oo ilaaa buurihiii ayaa la idin bacasanayaaa.

  • @IstaahilToon
    @IstaahilToon День тому +8

    I agree with you 💯

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      1080KM ayuu sheeganayaa oo ay Qaxa iyo daaqsin ku yimaaddeen. Dib ha ku noqdaan Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan День тому +8

    Wlhi waa runtii ninkaan ma aqaan lkn taladiisa qaata war jooga😢😢😢 waad ka shalayneysaan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День тому +3

    FARIID❤
    ILAAHAY AQLI BUU KUSIIYEY😊. MUSE BIXI MASUUBADO WADO DHAMAANTEEN ALAHA NADHAAFIYO🙏🙏🙏

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      1080KM ayuu sheeganayaa oo ay Qaxa iyo daaqsin ku yimaaddeen. Dib ha ku noqdaan Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому +6

    Garxajis waxaa larabaa markay talada yimaadaan in la simbiriirixiy oo ceeb lugaha loo geliyo.?

  • @maxamuudcabdi1363
    @maxamuudcabdi1363 День тому +3

    Afkaaga caano lagu qabay wll waa runtaa waan ogahay in arinkani yahay sidaa waa isaaqa kale naga dhexeeyaaa ma jiro oo ahayn wada degaaanaansho.

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День тому +7

    We don’t want to go war .

  • @KHALIDABDI-tu1et
    @KHALIDABDI-tu1et День тому +7

    Waar yaa ninkani waa richaal❤

  • @bby6
    @bby6 День тому +6

    Darood ano fanineynin hal wax iskuma raacan o wa gardarada

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День тому +3

    You are right , we know what to do.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 День тому +6

    DAGAAL DAMB DHICI MAAYO(IN SHAA ALLAH)!

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 День тому +2

    Mahadsanid abti Anigoo Kablalax ah Harti ah Majeerteen ah reer abtigeey waa Garxajis ah Habar yoonis Xirsi Cisman waxa aad sheegtay waa runtaa

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      @@mohammedpalle5934
      Sheegato ayaad tahay. Daarood Wallaahi baanad aheyn. 1080KM ayuu sheeganayaa oo uu qax iyo daaqsin ku yimi. Ha ku noqdo Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay. Buurihii daaanyeeerka ay jaar ka la ahaayeen waa in dib loogu celiyaa.

  • @abdirizakabdilahi3453
    @abdirizakabdilahi3453 День тому +5

    Run ayaad wllhy usheegtay dadka oo Shan waase hadii Allah fahan siiyo

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому +2

    ❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @WarikowCafe
    @WarikowCafe 5 годин тому

    True, Wallahi. Garxajis waay ka baqaan Somali. 😂❤️

  • @abdixakimabdi5616
    @abdixakimabdi5616 День тому +2

    War ceerigaabo nabadayso ha ku walaan reere

  • @mussejama311
    @mussejama311 23 години тому

    Waa war cad iyo xog ogaalnimo ❤❤

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye День тому +10

    Waa ninkii ugu heeyey oo Isaaq ah oo runta ka hadla. Garxajis baa la rabaa in dagaal Daarood la geliyo. Marka Garxajis wiiqmo ayay Habarjeclo iyo Habarawal intooda kale is dabaraaxinayaan. Habaryoonis ha fahamto in dab cagaha loo gelinayo. Habaryoonis miyey 1994 kii ilaaween?

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      Sheegay ayaad tahay. Daarood Wallaahi baan af aheyn. 1080KM ayuu sheeganayaa oo uu qax iyo daaqsin ku yimi. Ha ku noqdo Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

  • @bby6
    @bby6 День тому +3

    Wale ninkan wa runsheg keep going brother

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      @@bby6
      adiga iyo isaguba Waxaad tihiin laba beeenaale. 1080KM ayuu sheeganayaa oo ay Qaxa iyo daaqsin ku yimaaddeen. Dib ha ku noqdaan Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo День тому +1

    Ninkan waa nin waxbadan og. Inta kale Iidoor waxey rabaan inay Garxajis god dheer ku ridaan.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      @@mulkixoriyo
      Waxba ma oga. Adiga weeye qofka eberkaaa ah ee aan waxba ogeyn. 1080KM ayuu sheeganayaa oo uu qax iyo daaqsin ku yimi. Ha ku noqdo Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 15 годин тому

      @SPharaoh
      Adigaa wax og miyaa marka aan xitaa fahmi karin sida uu hadalka u dhacayo iyo siyaasada ka danbeysaa. Yes, Darood iyo Garxajis xad dheer waa leeyihiin hadii ay kala durkaan iyo hadii ay isku durkaanba xadka waa xad. Lkn wixi ayadan fahmeynin. Qof kaa aqoon badan baad leedahay adigan waxba ogeyn. I shouldn’t even waste my time to respond to your cheap nonsense.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 14 годин тому

      @@mulkixoriyo
      Scribbling few English words doesn’t mean you know or have the educational basis. Ignorance is blissful. Garxejis don’t have a shred of border in CIID/OGADEN/HAWD. Garxejis came to that area as pestoralists and as refugees. Garxejis need to get back to where they came from in Waqooyi Galbeed.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 14 годин тому

      @@mulkixoriyo
      Labo mid baad tahay inaad iidoor tahay ama inaadan dhalad aheyn oo Dhulka Daarood cidlo laga qaato aad Niyadda ka jeceshay oo ay hiil aad u raqiiis ah aad is leedahay ku ammaan beenta cad ee uu sheegey. Aqoon eey xaal qaado. Kuwii adhiga aad raaci jirtay kaa soo kexeeyey ayaa kaa gar daran.

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc День тому +3

    HEEGO IYO CALANCAS WAXAY DOONAYAN INEY GARXAJIS DAGAAL GALIYAN DAWLADA CIRO FASHILAYN

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 День тому +2

    Walahi nin darod ah ooHarti ah baan ahay runtu waa mid qaraar jeegaanta waa dad aan fahmikarno waayo waa niman dagaal naga dhexeeyo oo cadaawadoodu muuqato Tankale ciidanka garxajis ee dagaalka kamaqan ma mid hada kabacdii odaygii garxajis dhalidoonaa nimanka ceerigaabo mooryaanta soo galayey soo garxajis ma ah ciro dadku xilka uwada dhiibtay soo jeegaantii ma ah Tankale inka garxajis sifiican Mays waraysateen maxaa inii dan ah maxaase dan idiin ahayn maxaa kaligay in meelkasta dagaal laydiinka galiyo sidee 3 xisbiba habarjecle ugu guulaysatay maxay habarjecle habar awal kaaga hiilisay oo ay kursiga ku saartay doorashadaan Yaa guulka gaaray 1 waxaa siyaasad ama jaanis halkaa ka arkay habarjecle waayo muuse biixi nin ay maamulankarta oo waxay rabto usheegi karto ma ah Tankale habar awal waa dad xadaari ah dhaqaalo badanahaysta 2 kastam ee somaliand gacanta ku haysta xaga beeraha xoolah dagada Barbara dad dagaal dheel dheel lagu galinkaro ma ah laakiin in haday madax noqdaan waa dad wax maaraynkara marka habarjecle waxay istusisay in ay xulufadii jeegaanta kabaxdo maadaama habar awal waxaan dan ugu jirin cidna ku qasbi karin sidaa daraadeed habarjecle waxay kafaaiidaysatay garxajis oo kursi doon ah iyo clrixmaan ciro oo ah nin jilicsan intaa waxaa dheer garxajis in uu yahay maadaama somaliand dibad joog ka ah in ay habarjecle duruufta aga faaiidaysato Tankale waa in ay dagaal igalisaa si nin doorka looga layso dhaqaalo ahaana uburburiso walahi iyo bilaahi iyo tolahi isku dir iyo munaafaq ka hadli maayo ee hadalkayga qofkasta siduu rabo haw qaato 3 oo habarjecle aaway isaaqii kale waa arin cajiib ah habarjecle Somaliland furaheedii haysaan ee nin kaa ciro ah dawladiisa fashilka kadaaya

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      Eeey eeeey dhalay waa beentaa
      Sheegato ayaad tahay. Daarood Wallaahi baan af aheyn. 1080KM ayuu sheeganayaa oo uu qax iyo daaqsin ku yimi. Ha ku noqdo Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay. Been ayuu sheegey xooolo oo dhan bilaaa aqoon ah ayaaa iska raacay adigooo kale ah.

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День тому +2

    No war for us the war is destroying .

  • @adanibrahim9402
    @adanibrahim9402 День тому +1

    Waa aqli badan mashallah

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef День тому +1

    Nabi yuusuf.

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c День тому +3

    Ninkaan iyo ninka shabeel layiraahdo ayaa ugu caqli badan iidoorka 😂

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому +1

      Naa orodooo aad iidoor. Dhulka uu dheeganayaa maaha dhulkiisa. 1080km waa dhulkii ay daaqsinka ku yimaaddeen iyo qaxa. Waqooyi Galbeed iyo badh Togdheer ayeey iidoor leeyihiin.

  • @MuxumedXuseen-u5u
    @MuxumedXuseen-u5u День тому +3

    Warun

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      @@MuxumedXuseen-u5u
      1080KM ayuu sheeganayaa oo ay Qaxa iyo daaqsin ku yimaaddeen. Dib ha ku noqdaan Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

  • @nugaal012
    @nugaal012 День тому +1

    Nin seexday oo aan waxba ogayn.

  • @umm123
    @umm123 День тому

    Maantan dawlada aad madaxada aad ka noqteen ayaa loo weerery ogaadeen, in lagu dumiyo ciro dawlad uu mafaxda ka nowday, si fiican baad u garatay abti, iska ilaaliya muuse juudaan iyo xulifadiisa iska garta, guul garxajis.

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 День тому +2

    😂😂garaxajisna waa leefleefayaa arabna ciidanban dul dhigayaa hadanu garxajis nahay walay katey

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y День тому +1

    Anigo ah nin darood ah waliba mareexaan cabudwaaq waxan kuleyahay runbad sheegtay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День тому

    DAGAALA KOOXDA MUUSE WATO WAA MID LUGU HAGAR DAAMEYNAYO XUKUUMADA C. CIRO OO AY RABAAN IN AY HORAY UMAR UUSAN KEENIN. WAA DAGAAL SIYAASADAYSAN.

  • @BaasheMahamud
    @BaasheMahamud День тому +2

    Haddington garxejis fahmo dagaal driving mayo waa xaqiq from ssc.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf День тому +1

      Isaaq bad rabta inad ukala qoodho salaaxdo ileen faqash ma daahirto

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean День тому +1

    Waa cajiib hadii dawladnimadiina aad la wareegteen maxaad la calaacaleysiin wali. Waxad aad sheegaysid Somaali oo idil way kula ogtahay oo wax u kala qarsoon ma jiro lakiin waxaa ugub ku ah gayiga Somali nin kursigii ugu sareeyay ku fadhiya hada calaacalya.

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 День тому +1

    Run badanaa walaahi waa nin wax garrad ah! Walee waad fahamtay!! Shaxday degeen oo Cirro lagu mijoxaabiyo! Waar reerku maxay galabsadeen oo Habarjeclo iyo Habar Awal ku naceen, Garxajisoow maxaa laydunku galay?

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      @kiinadan6786
      1080KM ayuu sheeganayaa oo ay Qaxa iyo daaqsin ku yimaaddeen. Dib ha ku noqdaan Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День тому +2

    How many men died of behave Isaaq.

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 День тому

    Garxajis hadaanu nahay waxaanu rabnaa dawlad deegaanka inaan madaxweyne ka noqdo ogadeen igama dhul badna igamana laandhereysana isaaqna

  • @bby6
    @bby6 День тому +2

    War niman yohow ani dhulkana matagin lakin ninkan wax badan ban ka bartay yan la isku kaya dirin runti

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u День тому

    Soomaali oo dhan Cadaw isuma Aha Laakiin Dadbaa Cadaw Isaga Dhigaya Maslaxo Qeeyrqabta Allaha Dhexdhigo Adigana aad baad u mahadsantahay

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan День тому +2

    Wlhi qubmoos ayey idin dhigaayaan isaaq habar awal iyo habar jecel iska jira dhulbahante (garxajisoow) .

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 День тому

    one love somali

  • @faizam523
    @faizam523 21 годину тому

    "Qaarna hargeysa ayey ka soo niikiyaane" kuye😂😂😂😂😂😂

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 День тому +1

    Garxajis hadaanu nahay waxaanu rabnaa dawlad deegaanka inaan madaxweyne ka noqdo ogadeen igama dhul badna igamana laandhereysana

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      Ogaadeen isku dhereri weeye waxaadu. Abtirsiiyo aad isku dhererisaa malihid ee maxaad iskaga laad laadin niman kun jeer kaa dhul iyo heyb iyo tol iyo taariikh badan? 1080KM ayaad sheeganaysaan oo aad qax iyo daaqsin ku timaaddeen. Ku noqdo Waqooyi Galbeed iyo badhka Togdheer aad ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay. Wallaahi waa la idinku celin dhulkiinii iyo buurihii aad saaraan jirteen oo daaanyeerka jaarka la ahaan jirteen oo magtii aad ugaadha la’idin ka qaadi jiray dib la idinku celin.

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h День тому

    Laaaaàaaaaan Dhere

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman День тому +1

    Wa haday dhigo wax maqlayaa kuyaaliin lkn adigu caaqil bad tahay

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 День тому

    Waa figrad fayow. Garxajisow arrrinta Ceerigaabo xalliya. Magaalada dhinaca Harti ha loo dhaafo siday rabaan ha u maamushaan Somaliland na ha ugu gabbanina Harti ka heshiiyay, dhaqaalihiina dhisa taasaa Ila haboon

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 День тому +1

    Bal sheeg dhaha meesha uu intaasi ka dago

  • @LovelyBus-yw9yj
    @LovelyBus-yw9yj День тому +1

    Dadkaasaa la rabaa in lays. Cunsiiyo

  • @kadramohamed7802
    @kadramohamed7802 День тому

    ❤❤❤❤❤

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 День тому +1

    Asc
    😂😂😂😂
    Iska hadloow ini igare

  • @samdaani
    @samdaani День тому +2

    Indheer garad

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 годин тому

      1080KM ayuu sheeganayaa oo uu qax iyo daaqsin ku yimi. Ha ku noqdo Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay.

  • @D5SSC
    @D5SSC День тому

    1080 km ⚠️👎🏻🛑✋ been waynaaa waa dhulkey isasiiyeenoo ay rabaan iney dadka degen ka durkiyaan 😂😂😂 laydin fahanyey .

  • @shucaybmaxamuud1234
    @shucaybmaxamuud1234 17 годин тому

    KHIYASLI BAAD KU NOOSHAHY

  • @D5SSC
    @D5SSC День тому

    laakiin daarood dhulkiisii adaa degen oo hadana amaan lagaa waayey oo dulmiga u xiisa ee see laydin yeelaa???

  • @MakoFarax
    @MakoFarax День тому

    ISAAQA DHADIG JECELIDAA JAMAC GALADOW ABAHAA WASE

  • @abdillahiiriir4318
    @abdillahiiriir4318 День тому

    Yusra harti dhulka somaliland xududkisa aya gadhin 1080 km

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День тому +1

    What about snm.

  • @caydaruusibraahim1773
    @caydaruusibraahim1773 День тому +1

    Yusra hartiye aamo meesha kamaad ma qanayne waxba haysga saarin kolayba naf malihide waa adigii inaadeerka dhabarka ka tooganaye

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 День тому

    Soomaali allaah ha islaaxiyo waa dadwada dhashay oo is isdhalay

  • @CabdiCasiis-y5w
    @CabdiCasiis-y5w День тому

    War ninku runbadana
    Landheere garxajis wa nasab

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 15 годин тому

    Ninkan 1080KM sheeganayaa haku noqdo Waqooyi Galbeed iyo badhka Togdheer. Dhulka uu sheeganayaa waa dhulkii ay Daaqsinka iyo QAXA ku yimaaddeen.

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 День тому

    Waar kanoo miidhan maxaa reerka ka buuxiyay

  • @AhmedMohamed-zk9ud
    @AhmedMohamed-zk9ud День тому

    Xaqiiq weeye dagaal bilaa macno ah weeye . M.mustafe cagjar na la galidey

  • @Safiyacumar-fl4mf
    @Safiyacumar-fl4mf День тому +1

    Horta.nabadu.waa.daawo.waa.dan..waa.darajo.waar.niyahow.kor.ubaxa

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 15 годин тому

    1080KM ayuu sheeganayaa oo ay Qaxa iyo daaqsin ku yimaaddeen. Dib ha ku noqdaan Waqooyi Galbeed iyo badhka ay Togdheer ku leeyihiin intaasaa iidoor leeyahay. Buurihii ay daaanyeerka jaar ka la ahaayeen waa in dib loo saaraa.

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h День тому

    wa ninka ugu caqliga badan rerka isaq laysku yidhahdo Wana nin way arag nimo iyo bisayl badani ka muqdo inu habar yoni's yahayna wan umalayn oo caynanshe qaraba yihin....

  • @somalilandnew
    @somalilandnew День тому

    Yaaa cawam yaaa cagdheeer wakhtigi aaad idor kala qoodho salaxi jittered Waa dhamaday! Waa ino dagal xarooodow

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 День тому

    Nacaas baa tahaay waar daad lalaynayo waa Ayo waar faqash yahou nagaamus No Garxajiis matihiid hadaad shegeneysiid qadha qadha dalaay baa tahaay dacawaleey imisa Garxajiis lagudileey tulli foqool tulli baa tahaay waar amuus Hoyadda waase ana Garxajiis

    • @jamamahmud3210
      @jamamahmud3210 День тому

      Jamac galad baa su uu isaaq isugu diro oo uu mustafe cagjar fursad u helo so galinaya 2023gii wixii isaaq kala gaadhay

  • @Mamocreators
    @Mamocreators День тому

    War Waxaan Markii Laascaanood Dagaalka kasocday buuyiri. Hadda Ma Arragtay? Ogaadeen imaamuli maayo oo Liyuu Police Waa Cadoow Buu Meelwalba Kusooqorayaa. War Waxaan Meesha Kaqaad.

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle День тому

    Sheekadani haka dhigin mid cusub daaroodna naruuro hawga dhigin waa lagasoo gudbay garxajisna waa galay hada

  • @Driver20-i1w
    @Driver20-i1w День тому

    Yusra harti nacalaa Darood kaad tihiin ku yaal

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 6 годин тому

    Ambad ambad dhalay

  • @Nimcoalimahdi
    @Nimcoalimahdi День тому

    Geesi runta ku hadlay

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 День тому

    Somali makala maaranto waxa
    Illahay Sharta inoo dhex keenay waa is nacaybka waxa Ka shaqaynaya koox Dana gaar ah leh ilaa jabuuti laga gaaro muqdisho iyo meel walba noman danahoodi BA loo baaba,ay xag dad iyo xag dhaqaale.illahow na badbaadi

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle День тому

    Sxb sheekooyinkani waa markaanu kursiga luxluxanaynay kursigiina anaga ayaa ku fadhina sheekadiina way is bedeshay sxbe taa laabta geli

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому

    Wixii hore dagaal maahayn ee dagaal run ah haloo diyaar garoobo weliba si fcn halaysu waso.

  • @Khadramaxamuud-m3y
    @Khadramaxamuud-m3y День тому

    Garac caadiya

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому

    Dagaalku wuu socon ilaa tollaaye Ingiriisow looga yeersiiyo.

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o День тому

    Dhidig dhidig dhalay habaryoni waa bilaa nasabad beel somaliyed oo ka fuleysanina ma jirto jamac dubad aya lagu wasay hubkoodiina gacanta lagaga dhigay oo ugaadeen qaatay waxa lagu sameeyeyna xayawaanka ayaa kagilgilan lahaa waa inan gumeedkaa qaayibay gunimada dhulkuu leeyahay waan deganahay gaashaamo wixii galbeed ka xiga weeyema hooyadaadii dhaliga balaadhnayd ee ugaadeen sida bada ugu dabaalanyeen baa degta ilaa bali haleelo ilaa ceerigaabo miyaan dhulbahante iyo isaaqba dhulka aqoon saleebaan maxudna ka jeedi afkaaga gunyahay guntu dhashay ee dhidiga ahi daaroona kugu wiirsey waana ku wasayaan

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z День тому

    Waa been waxaa uu sheegayaa caadi faqash iska noqo kkkkkk

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n День тому

    Faataadhug iyo been ku noolaansho,ma caruur buu u sheekaynayaa Saleebaan c bile

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 6 годин тому

    Hooyadaa siilkeedii was daarood futada u dhigo faqash faqash dhashay.

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad День тому

    Ku waRdi haday Daniel kuugu jirto

  • @CshakuurAxmedIdiris
    @CshakuurAxmedIdiris День тому

    xigmad waatas haddu iidoor wax ku qaadanaayo

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil День тому

    Daarood qoodhe ayuu kuladul taaganyahaye sanaag kugu haystaaye balciidanka qaranka dabadooda hagalin yusraay

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs День тому

    Suldaanka wax buu iftiimiyey soomaliland wax kala majireen suldaan garccadayo oo maslaxad uu ah dadka wada dagan oo Nadooda Dowladana cusub in lagu
    Ciyaarin?kkkkk

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День тому

    Wxba jiraan Kani wuxu shubabyo garxajis waa isaaq weyi isaaqna waa mid huwaney xaarka is xajiya kuwani waa beenleh wxba garayn weeyi

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 День тому +1

    😂😂 anaa garxajisa nin daarooda igu maamuli maayo dawlad deeganka igamana laandhereysana isaaqna waa mid

    • @AB333East
      @AB333East 20 годин тому +1

      Anigo garxajis ayaa ogol in daarood wax la qeebsado ceerigaabo qeebtooda calankooda surtaan dhinaca itoobiya waa ogolo in daarood wax la qeebsado

  • @maryamaduhod7548
    @maryamaduhod7548 День тому

    They are not asking for your unity, you are idoor to them and they do not care what you say about your self

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle День тому

    Ninkani car hada hasoo hadlo kkkkkkk wakaa dagaalkii bilaabay Markuu kursigii fuulay kkkkkkkk

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 6 годин тому

    Hooyadaa futada ka was

  • @jamamahmud3210
    @jamamahmud3210 День тому

    Waxani barigaanu mucaaradka ahay bay ahayde ma nafkale wayday oo aad mustafe cagjar ugu sii hayso jigjiga maamulka mustafe isaaq waanu ka hoos saarayna

  • @AdaniHusen
    @AdaniHusen День тому

    Adigu yaa tahay dhila ku shashe