Gabar ninka qaba uu jin ahaa qiso xanuun badan | Azhary

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @Fad_galbeed-ow1ck
    @Fad_galbeed-ow1ck 5 місяців тому +10

    Gacma wadajir bay wax ku goyaan xamze asaga wajibkisa wuka so baxay lkn anaga wn jiifna caadi Team azhari wn idin ku faana 50k baa no balan ah 🤍🫶🫡

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому +2

      Qof wax garada allaha ku ciseyo wlashy 🥰🥰🥰🥰

    • @MounaIdrissali
      @MounaIdrissali 5 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @xaliimodahirahmed8080
    @xaliimodahirahmed8080 5 місяців тому +10

    Qisoyinka wana jeclhy wana ka cabsada 🥺 jasakallha wallky ❤😊

    • @abdullahiadid7407
      @abdullahiadid7407 5 місяців тому +3

      sidokale ❤

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому +1

      Lkn hada dawato marka so galiyo ado lagu ag jogo dadka agtada ka hadhadlayan wa cadi markaas

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому +2

      Aniga waqtigan duubo hada ogan leheed 😅😅😅 ayado habeen tahay ban arimahas ka hadlaa 😨😨

  • @Azhari_5
    @Azhari_5  5 місяців тому +24

    Asc wallha qaliga wadna ku mahadsntihin calaa qof kun jeer
    Ani wajibkeyga wa aragta adigana wajibkaga maku xususiyaa 😅
    Mhadsanid mar lapad 🥰🥰🥰

  • @hassan10dhangad
    @hassan10dhangad 5 місяців тому +10

    Allah is one 🙏 ❤️ 💖 ♥️ 💓 💕 🙏 ❤️ 💖 ♥️ 💓 💕 🙏 ❤️ 💖 ♥️ 💓 💕 🙏 ❤️ 💖 ♥️ 💓 💕 🙏 ❤️

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ZuleekhaZuleekha-sn2hc
      @ZuleekhaZuleekha-sn2hc 5 місяців тому

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍🚕😘😘😘😘😘

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 5 місяців тому +3

    Shukran wll 😊, waxbadana wan ka faaidney , cashiro badanna way nabarysa sida lamanaha isqaba oo iskjecel isna aaminsan masha Allah isna garab taagan xilliga ay dhibaatda taagnthy, sidklokle ina la aaminin saaxiibada qaar oo ay cadowkugu noqon karan. isla xaaladas lagu casuumayo waxa wanagsan in aad aqrisato ducadan oo ah ( أعوذ بكلمات الله التامات (ثلاث مرات
    Xitaa haday sixir kuugu tala galeen saaxiibada kuma dhibaateyneyso insha Allah. Alle ayaan ka magan galnay dadka xaasidka ah oo dadka kale wax uquurin subxaanallaah.

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 5 місяців тому +3

    Wow wlhi aboowe qisoyinkaga waa kahelay keep going ❤

  • @AaminoIsmailAbdulqadir
    @AaminoIsmailAbdulqadir 5 місяців тому +2

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد❤

  • @SahraMohamed-r8p
    @SahraMohamed-r8p Місяць тому

    Shekoyinkaan inoo soo badi 🎉

  • @samiirofarah4190
    @samiirofarah4190 5 місяців тому +1

    Waan ku dhawhay wllkey janalkaan waa ku xirnahay aadbaan ku taageeraa horey u soco keep going walkey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @afnanqueen8485
    @afnanqueen8485 5 місяців тому +1

    Ilahay baa mahad iska leh 🤲 ❤

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому

      🥰🥰🥰

  • @samiirofarah4190
    @samiirofarah4190 5 місяців тому +3

    Asxaabey walkeen aan garsiino janalkiisa meel fog please 🙏

  • @hassanrirache2884
    @hassanrirache2884 5 місяців тому +1

    Allâh is one

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому

      Exactly 🥰🥰

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 5 місяців тому +2

    SALAADA HA ILLAALIYO QURANKANA HA AQRISATO QOFKA ISKU ARKA ARIMAHAN

  • @bahjaabdirisaaqmahmed233
    @bahjaabdirisaaqmahmed233 5 місяців тому +1

    Wiilkan share out aan usmeno m.a wu dadalaa jazakllah khyr adna🥰

  • @Fatimaqeys11
    @Fatimaqeys11 5 місяців тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر اشهد ان لا اله الا الله وأشهد أن محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤

  • @KoojkaBulshada
    @KoojkaBulshada 5 місяців тому

    Ku sali nabiga scw scw scw

  • @marvjgh
    @marvjgh 5 місяців тому +3

    عقبالك ٥٠ الف متابع قريبا

    • @Aisha_____Hassan
      @Aisha_____Hassan 5 місяців тому +1

      ٢٠ ألف ✅

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому

      مشكور يالغالي الله يسعدك

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому +2

      20 k ka badan ban usocona sxpey 20 kaliya mha dee 😅

  • @ConfusedLongRiver-ei2bs
    @ConfusedLongRiver-ei2bs 5 місяців тому +1

    M.a hore usoco ❤

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому

      thanks wll qaliya ❤️❤️❤️

  • @Aisha_____Hassan
    @Aisha_____Hassan 5 місяців тому

    Qisada goosgoos ahaan baan ushegeystey muhiimada inaan fahmay waaye, saaxiibada qaar baa nolosha kuu quurin

  • @suldaanka7
    @suldaanka7 5 місяців тому +3

    Xamse jin kawarame wllka adaaba kaa shakiye amaa jin tahay ruxaagu

    • @Fad_galbeed-ow1ck
      @Fad_galbeed-ow1ck 5 місяців тому +2

      😅😅Xamze waa jinkii u horeeye UA-camr noqdo😫🤣🤣

    • @suldaanka7
      @suldaanka7 5 місяців тому +1

      @@Fad_galbeed-ow1ck ninkaan Farbaa ku godan walhi😂😂

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому

      Wa iga qoslisay

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому

      Wa sx calamka kalaa idinkaso booqday 100k na wa igaarsiin weydeen saan xaq miyaa hada hadii an tolkeyga ku laabto 20 M ano wata idin so laban lahaa 😅😅😅

    • @suldaanka7
      @suldaanka7 5 місяців тому

      @@Azhari_5 100 aa sheegtee 200k ku gaynayna nio adu ruufyaan manoo ahaan kartaa waxaa samaysan oodhan nooga waram😂😂

  • @SuhaypJamaahmed
    @SuhaypJamaahmed 5 місяців тому

    Magcyada alle ee uu jinku kacabsdo mxy yihn hadu kaso hor boxo ❤ ado mahdsn

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 5 місяців тому

    Illahay baanu kamagan galnay saaxiibada xun.

  • @SuhaypJamaahmed
    @SuhaypJamaahmed 5 місяців тому

    Wll azhari wxn kuwaydiyay xalaqadi hore markad waziirada iblis shegaysy magacyada wazirada mad ku dhawaqin mxa dhcy talow ❤

  • @sky-bluee11
    @sky-bluee11 5 місяців тому

    asc.sxb sheekadada waxbaa kala ka jiro,waayo hada kahor anigoo yar oo arday ah kaligey degan ayaa waxa deganaa guri kaligey. xaafada deganaa neh waxa kaliya deganaa ani iyo hal family bilawgii. runtii waan ka baqi jiri markii hore. waana qurbaha gaar ahaan yurub wilibo waxa deganaa meel tuulo ah. sxb waagaas waxaan iska ahaa wiil aad ugu dhagan diinta mar neh ciyaalnimada ayaa i qaadi jirtay oo waa iska mashquuli jiri, lakin guriga aan deganaa ayaa waxa dareemi jiri habeenkii wilibo dhan jikada in ee mashquul tahay oo kale yacni in hool ka socoto oo kale. waa yaabi jiri. mararka markaa seexanayo habeenkii ayeey hoosha bilaabmi jirtay. wilibo shanqar oo in hool caadi kasocoto maqli jiri. kadib markaa is dhaho bal soo eeg oo tartiib u tago shib ayeey dhahayaan. aniga yaab sxb. waagaas waxaas iska ahaa wiil aad u yar wax neh kamasoo qaadi jirin waa iska seexan jiri. marka shekadaada waxaa ka dhaxlay in ee jiri karaan jin muslim ah oo la nolaan karo insiga muslim ah. alxm wax neh dhib ah kalama kulmin waayo waxa iska ahaa wiil iska ahaa ilaah ku xiran.

  • @MCWLLMOOHAN
    @MCWLLMOOHAN 5 місяців тому +2

    🎉🎉🎉❤❤❤😊

  • @SuhaypJamaahmed
    @SuhaypJamaahmed 5 місяців тому

    Tusale ahn Qofka muslimka hadu jinni kaso hor baxo jinnigu wu cabsanya sax lkn qofkan jinniga haddu athkarta akhristo io magcyada alle isgo ujeda jinkasi sidu noqonaya

  • @Aisha_____Hassan
    @Aisha_____Hassan 5 місяців тому +3

    Commentiga waa laga shaqeey yaah 😅😉

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому +2

      Haa sheka kaa dambesry ilaa shala ilaa manta 😅 arimo kaloo badanna walaga shaqeyn rabaaye sug lee ada wax arki done

    • @Aisha_____Hassan
      @Aisha_____Hassan 5 місяців тому +1

      ​@@Azhari_5waxwaliba si kheer leh Alle hakuugu hago

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 5 місяців тому +1

      @@Azhari_5 ma D jabuuti ayad kasoo jeeda wll hhh lahjadoda aad ayan ujeclahey masha allah

    • @Aisha_____Hassan
      @Aisha_____Hassan 5 місяців тому

      @@Awoqali-c1y kama soo jeedyo

  • @Samsamdakhare
    @Samsamdakhare 2 місяці тому

    🫢Subhanallah

  • @halista3994
    @halista3994 5 місяців тому

    1:30 habeen nimo jeclahy lkn hadan ku sexdo qisoyinkaga qaro iyo calam cabsi badan ayan gala hase ahate wan jeclahy mahdsanid wllkeygi qaliga❤😅

    • @Azhari_5
      @Azhari_5  5 місяців тому

      Sidoo kale mahadsanid