Habeenka Fanka | Heesta Dhulka Hooyadey | Daa`uud Xanfar | Astaan 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @AbdishakuurAbdishakuur
    @AbdishakuurAbdishakuur 4 роки тому +16

    Niyow waala yaab daauud waxa mooda infanka la soo raaciyay walaahi sigaara waan inan u wada tageerna somaliyay

  • @احلامسعيد-خ1ذ
    @احلامسعيد-خ1ذ 4 роки тому +32

    Waan ku fanaa inan somaali ahya waan jeclahy dadkayga soomaaliyeed iyo dalkayga ❤❤❤❤❤

  • @wllkaahargeysawi17
    @wllkaahargeysawi17 4 роки тому +20

    ❤️❤️❤️ Dhulkayga hooyo intii qof somali ahi ku dhaqanyahay anigaa ku faana

  • @axmedbare5886
    @axmedbare5886 3 роки тому +3

    Somaliya ha nolato amiin

  • @user-gg1jp7gn2g
    @user-gg1jp7gn2g 3 роки тому +8

    I proud my somali people and my mother tongue we are legends

  • @naphizaahmad1599
    @naphizaahmad1599 4 роки тому +13

    Mash Allah daa'uud xanfar qurux buu noqday❤

    • @apdifatahzallad8506
      @apdifatahzallad8506 4 роки тому +1

      FanaaniinTa Lama Dhaho Way qruxbadanyihiin Lakn Waxaa kaaga baboon codkooda Ayaa Qurxoon

  • @khalidbarejama2668
    @khalidbarejama2668 4 роки тому +26

    Abwaan shube allah xifdiyo waa maskaxda ay kasoo maaxdeen miraha heesta

    • @Geedi143
      @Geedi143 4 роки тому

      Miraha iyo laxankuba waa isaga sxb

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq Рік тому

      ​@@Geedi143 sxp kee mashube mise xanfar erayadu waa abwaan shube

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi5422 4 роки тому +3

    Hestan cawa waa ku raxaystay wlhi nafis baan galay cawa waa arbaco allow noo gar gar cebahenana qari 🤘😜

  • @abdulqadirmohamed8743
    @abdulqadirmohamed8743 3 роки тому +1

    Dhulka hooyo wan jeclhy miraha iyo maskaxdii Abwaan shubo xafidullaah

  • @caaqilkachannel8604
    @caaqilkachannel8604 4 роки тому +6

    Dhalinta waxaan barayaa dhaqamadoodi sharafteena waxii dhuminayaa dhaafa leeyahay

  • @abdullahishube5076
    @abdullahishube5076 4 роки тому +4

    Gitaar codka dheer ee hoos dhin dhin dhin dhin ku hayaa heesta waxbuu yeelay fadlan hada ka bacdi sidii kolkii hore haloo tumo

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 роки тому +9

    Fanaan Buuxo Daauud Xanfar ❤️👏😍

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 3 роки тому +2

    Like Tubeec. he is gifted in everyway

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 4 роки тому +9

    Soomaaliya gaar ahaan khaatumo state ♡

    • @salamkala14
      @salamkala14 4 роки тому

      Hays ceebay nin kkkkk

    • @ayuubyare7871
      @ayuubyare7871 Рік тому

      @@salamkala14 maxaa daremaysaa maanta khatumo istagtay rabi iyo rag ba way ledahaye caaqow

  • @awmubaarig5718
    @awmubaarig5718 Рік тому

    Heestan waa cajiib walee🥺🥺

  • @Mowali972
    @Mowali972 Рік тому

    live ayuu ku qaadayaa ustaaddku caadi maaha m.a

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому

    Dauud xanfar hore usoco hno qli

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 4 роки тому +6

    abwaan shube mirihiisi

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +2

    Sidi ubad aan dhalayban dhab ujecelaaysataye saxiix walle🔎👌😚

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 4 роки тому +6

    Legend daa,uud xanfar

  • @cabdiiidle8106
    @cabdiiidle8106 3 місяці тому

    Dàa.uud. xanfar fanssn macal muusikayste 10:21

  • @ayuubyare7871
    @ayuubyare7871 Рік тому

    The one and only 👑👑

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 роки тому +5

    Waa boongaha kada kabanka nedelyahaw.
    Ustaad Daa'uud ninkaas iska qabo boongaha kugu qasaaya ..

    • @abduladow3861
      @abduladow3861 4 роки тому

      Boongaha waa loogu talo galay lkn waxaa qalday oo music ah piano Aya lagu wadaa taasa Ka Deyn mudan ee Maha bongaha

  • @abdallaso2613
    @abdallaso2613 2 роки тому

    Waw axsan
    Fanaan

  • @najiibasensio1
    @najiibasensio1 4 роки тому +3

    Da,ud hanfar complet legend 👍

  • @samdabashiir9001
    @samdabashiir9001 2 роки тому

    Daud xnfar fanan iyo badh💯✅

  • @lafooletv9506
    @lafooletv9506 4 роки тому +3

    good

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 4 роки тому +9

    Jeceliya dhulka hooyo iyo somali oo dhaan gobol walba aah yaa ila qaba jecelkaas

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 4 роки тому +2

    Axsan fanan

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 роки тому +3

    Dauud xanfar 🤞👌🙏

  • @nafisocadowsheekh4334
    @nafisocadowsheekh4334 4 роки тому +3

    Asc

  • @haliimaabukar6877
    @haliimaabukar6877 4 роки тому +2

    Wow

  • @AHLUKHEYR
    @AHLUKHEYR 4 роки тому +4

    Erayadii cabdulaahi cabdi shube

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 роки тому +2

      Cabdulqaadir Cabdi Shube dheh sxb waa dhintay Cabdullaahi Cabdi Shube waa hore. Abwaan Shube oo hadda ah maareeyaha tiyaatarka Muqdisho weeye ninka allifay heeskan , awalna ahaa Guddoomiyaha kooxda Waaberi Puntland ee fadhigeedu yahay magaalada Garoowe.

    • @AHLUKHEYR
      @AHLUKHEYR 4 роки тому

      Mahadsanid sxb

    • @abdullahishube5076
      @abdullahishube5076 4 роки тому

      Abwaan cqaadir cabdi shube

  • @ahmedfiqow9959
    @ahmedfiqow9959 4 роки тому +6

    Aalado aan isgalin ayaa lisku dhax wadaa hahahahaha war ina adeer ka daa cuudka boongaha kali ayaa lagu tala galay qofkii music yaqaan ah ama fan wax kayaqaano ayaa Fahmi kara

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi 4 роки тому +2

    Bentiis maaha allow dalkena nabad noga dhig

  • @sakeriyerashiidxaashi
    @sakeriyerashiidxaashi 4 місяці тому

    Waarun❤😂🎉😢😢😅

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 4 роки тому +5

    Daa uud Xanfar Heestiisaan Safarada Kudhagaystaah Like dhac kusiiya

  • @ridwaanali1447
    @ridwaanali1447 4 роки тому +9

    Somaliland ❤

    • @aftahhassan7583
      @aftahhassan7583 4 роки тому

      Allaah keep.youu everytime
      Daauud xanfar nin culus

  • @abdelahiabdirihmanjama4000
    @abdelahiabdirihmanjama4000 3 роки тому

    M.a

  • @abdisalanhagar2487
    @abdisalanhagar2487 4 роки тому +1

    ♥️♥️🎸

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 4 роки тому +3

    Ah!! Now i know he's posing ALLAH YARXAM Siciid Mire XAYDAR...BUT Mmmmm you can't...can't you... ?

  • @SaaYuu00
    @SaaYuu00 4 роки тому +1

    Sida UA-cam lacag looga sameeyo 👉👉daawo ua-cam.com/video/7dpgDqAGapk/v-deo.html

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +7

    Somaliland Hanoolaato ♥️⚪️💚

  • @ezecade6519
    @ezecade6519 4 роки тому +1

    Llllllllhllllll