Namruud| Nabi Sulaymaan cs| Afartii Boqor ee Dunida Xukumay! Q1aad
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Afartii Boqor ee Aduunka Xukumay, Namruud, Nabi Sulaymaan, Bukhtanasar iyo Dulqarnayn
waxa soo jeedinaya Sheekh Abdulaziz Mohamed OOgle
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.co....
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our UA-cam
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
#Namruud #Nabi_Sulaymaan #Dulqarnayn
-------- Thanks for watching--------------
Caleyhi Sallatu Wasalam
Masha allah oogle wallka qayrka rabbi hakaa jaiseeyo wanaga nalawadagto marwalbo
p0qæ
Ma sha Allah Shikh aan jeclahay in Badana aan daawaday Vedioyadiisa
Jazakallah Shikh
Sheekh Jaabir baad u cod egtahay sheekh illaahey haku barakeeyee
Maashaa Allah Sheikh oogle
Masha Allah jasakalah
Jazaakallahu qeeyr shaikh Allaha ku xafido
Masha Allah Sheekh Alleh haku xafido
Maasha alaah watching from Birmingham 🇬🇧 uk
Mashallah
Mashallah sheekh
ماشاء الله تبارك الله عليك اخي❤️❤️❤️🥰🥰❤️❤️👏🥰
Masha allah allah ku xafido sh
mashallah sheekh oogle mahadsanid walalo
asc sheeq cabdi casiis noo soo badi qisooyinka nabiyada iyo saxaabada
Shìq keer allah ku siiyo 😊🙏😊🙏shìq xafodulaalh allah janada allah ku rajeenaa waxaat nabartaya taraaiiqda aduun ka qarniyaad la hor
MashaAllaah amazing talk Alle haku xafido 👍
Masha Allah wlalkey jazakallah khayr illahay haka xiifdhiyo adun iyo aqiiro ❤️
Masha Allah taariikhdana waxay soconaysay saacad iyo badh, intaan la degay ayaan si degan u dhuuxay
Alle ha Ku barakeeyo walaal SH OOGLE
noo soo badi wll
Ma sha Allaah 🥰 shiekh jazaakumu Allaahu kheyr, Allah swt 🥰 ha ku barakeeyo
Mnsha llah wll
Abdulasis oogle♥️
Mansh allaaha jasaakallaah
keep btother mr. oogle
❤❤❤❤
Jazaakallaahu kheyran Sh abdulaziz
MashaAllah shekh Abdulaziz waxaa badan an kaa bartey. Jazakallah qeyir.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha Allaah
M.a Sheikh Alle Hakaa Abaal Mariyo Wax dheraad Baa No kordhisay 🙏🥰 Noso Badi Tarikhda
Sheikh abdiasiis wxd tahy sheikh caalami ah waxaan jecelahy in cilmiga kaa faaideesano halkee kaala soo xiriirnaa
Mansha allah wllo👍💯
Calayhi salatu wa salaam
Asalam caleykum Sheikh, Fadlan tarikhdii dawla Ammawiya iyo dawla cabasiya ee aad shegte inaad bilaabi doonto ayaan kaa sugeeynaa, BarakaAllahu
Maasha allaah shiikh Qisooyinka noosoo badi ku cibri qaadashada leh allaah hakaa abaal mariyee
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Sh abdulaziiz
Video yaashi
Oo dhowr sano kahor so galin jirtay
Badankood wexe wataan qoraal
Lkn sanadahan dambe malahan
Fadlan hadii aad awoodo waxyar xita Allah haka dhigo no so dhig
Wcs ustad Allaha ku xafido 🇸🇴🙋♂️
Masha’Allah
Masha allah, I enjoyed this lecture.
nabi muxamed iyo nabi suleyman mudade udhaxesay
Masha allah shiikh allah haku barakeeyo part 2 ku soo dhakhso
Maasha allaah noosoo badi
Masha alaah
Sheikh khawaariij ka hadal
Scw
Masha Allah ustadh ilaahay haku xifdiyo 🤲
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك يا شيخ
Faisa mashalah abaayo af somalia mata,qaaanid miyaa adigow raali ah
Wll taariikhaha noosoo badi
Scwrwbr walaal abdul Aziiz Oogle Aad baan kuu salaamayaa waxaan kaa codsanayaa kitaabta barashada tajwiidka oo dhameeystiran oo blay list ah inaad nosoo diyaariso adigoo aad u mahadsan jazaakallaah kheer
ua-cam.com/video/rtneL6PKcDk/v-deo.html&ab_channel=AbdulazizOogle
@@abdulazizoogle jazaakallaah kheeyr
Asc
M.a
M.A M.a wallkey Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Arima Bulshada
لعبة الله علي النمرود
لعنة الله على النمرود
Qeebta waranka lataagaayo mafahmin waranku haduu kahooseeyo sideey shimbiruhu kor ugu kaceen
السلام عليكم عبد العزيز
Asc abdiasiis oogle
ص
Ana wan soscda ee iku dar magacayku waa salah ibrahim suradu sad al mahdi somali adad kashikisan tahay isuk 2023 sababta ay saxida baba vanga iku dilmamday nin wax badan arkay o waxbadan og waxkala maha ee wa dawashda farabadan ee tvka iyo imika social média
SCW SCW SCW
47:30 kitaabka zabuur maaha miya
Sh Cabdi casiis subiskareebka furo
DERRTYYUHTRRERTTYYYUEWERRTYUUUIOOISDDFFGGHHJJJJCCFTTYHUIYYT❤😂😂😂😢😮😮😅❤EERRTYUUURRERR5TYUUUIRWERTYUUURTYUUUUUKASSDFFGGHHHJJKKCCFTRREBBHHHGTNMMJIIIOPPRR
L
ua-cam.com/video/UVslv5xHaOwD/v-deo.htmlEG DEG:B/Caalamka oo u digtay RwRooble & m/ Goboleedyada & Abaabulka Dagaal oo ka socda muqdisho--
Waxad ka sheekeneso waxan ka dhageesan waynay xayeeysiinta xad dhaafkad u furatay ee wadaadow ganacsiga ka daa diinta ama noqo sisa dirisle iyo ck oo wax macna dara ah iska duub diinta badalkeeda illeen xayeysiiska lacag baad ku rabtaaye
Hanada rabi iskaga bax meesha lkn sheikh kadhamow anagaa ku kalsoon cilmigiisa uu ilahay baraye
Anagaa ka dhageysaneyna kuna faraxsan una duceyneyna in illaahey Fardowza ku abaal mariyo ee iska tag yaa kusoo khasbey na dhaaf please
ua-cam.com/video/UVslv5xHaOwD/v-deo.htmlEG DEG:B/Caalamka oo u digtay RwRooble & m/ Goboleedyada & Abaabulka Dagaal oo ka socda muqdisho--