SAFARKIISA OO KA DHIMAN NUS SAAC AYAAN KADIS UGU TAGAY SAFAR SALAAMA ABTI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 399

  • @anshaxfannypoi9438
    @anshaxfannypoi9438 2 роки тому +159

    Intiiii Nabiga jcl 😭😭😭😭
    Like saar wll 😭😭😭😭😭

    • @ismahaancadey8758
      @ismahaancadey8758 Рік тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 💖 💗 💝 ❤

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 2 роки тому +53

    Wllhi aada u calool xumaadey😭 yarkaas akhlaqdiisa jeclahy masha allah allaha nabad geeyo🤲❤

    • @hafsah5980
      @hafsah5980 2 роки тому +2

      Allah Byooy Masha Allah Xurmo Badan Baa Ka Muqatah

    • @ayaanbalanyo8760
      @ayaanbalanyo8760 2 роки тому +1

      @@hafsah5980 thanks byo

  • @farahabdijaamac5965
    @farahabdijaamac5965 2 роки тому +41

    masha allah wiilkan wa qof niyad wanagsan waqti kasta wuu ilmeynaya marku ruux arko taasina wa naxarista shaqsiga ka muuqato iyo kalgaceylka uu dadkiisa asxaabta u hayo allaha ku nabad geyo brother

  • @saahidaxuseenmaxamed4724
    @saahidaxuseenmaxamed4724 2 роки тому +89

    Asad hajio wlhi waa qof qalbi fiican🥺♥️🤴🏾

  • @irkushrihad6290
    @irkushrihad6290 2 роки тому +59

    Masha allah wiilkan yar aad ayuu u naxariis badanyahy 🙏safe journey

    • @sowdiinabeela5892
      @sowdiinabeela5892 2 роки тому +1

      Ma argtey siduu qof walpo ugu naxriiisanyo udhukanyo m.a tarbiyd fiican uheeesta habo abti hooyo waxaa ahen dadka ma dhaho m.a illhy ha xifdiyo😭🤴🥺♥️

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim4035 2 роки тому +58

    Mnshallh waa wiil qalpi fiican alle hanabad geeyo safr salama 😭😭❤❤❤❤

    • @hiba4854
      @hiba4854 2 роки тому

      Xagee buu adayaa

  • @sumayoahmed5960
    @sumayoahmed5960 2 роки тому +25

    This little boy makes me cry walhi he has amazing heart Mashallah

  • @abdishakuurdaahiryareoffic3143
    @abdishakuurdaahiryareoffic3143 2 роки тому +16

    This guy is More respected ✊ and pure heart ❤️ really safe journey bro 😎

  • @Zahara373
    @Zahara373 2 роки тому +19

    Masha Allah that’s very nice of you, he is the cutest happiest person God bless him

  • @zabrinaking1142
    @zabrinaking1142 2 роки тому +31

    Waa wiiL yar oo qalbi fican Mansha allah 🥺🥺🥺

  • @hadayadugsiye3402
    @hadayadugsiye3402 2 роки тому +9

    Allow mar uun ku istaaji luguhiisa wllky asad yaarabi adaa wayne aamiin aamiin yaarabi

  • @FADSO
    @FADSO 2 роки тому +43

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN...

  • @masudabdi7155
    @masudabdi7155 2 роки тому +46

    mashallah legend waye asad hagio thank u so much

  • @rahmabashe1683
    @rahmabashe1683 2 роки тому +7

    Wlhi waa wiil qalbi ficn alle nabad qab meel kastoo uu tagaayoh alle haku geeyo wlhi waan la ileeyay😢😩❤️

  • @xasangaas5708
    @xasangaas5708 2 роки тому +22

    Pro AZAD HAGIO si fiican ayaad usabootiday runtiina uu ilmeeyay waliba mid aan la dareemin pro hoygaagu waa janada ayaanu illaahay kaaga baryaynaa

  • @cabdiyare6221
    @cabdiyare6221 2 роки тому +48

    ✌Asadow ku aamin sanhy legend keep going 💟

    • @noname-ly6cx
      @noname-ly6cx 2 роки тому +1

      Heesta yaa qaday videoga ku dhax jirto prh

  • @ismahaancadey8758
    @ismahaancadey8758 Рік тому +2

    MAASHA ALLAAH TABAARAKALLAAH ILAAHEY SAFAR KIISA HA UFUDUDEEYO ASAGA IYO INTII MUSLIMIIN OO SAFAR KUJIRAAN OO DHAN ASXAABTA ANIGANA HALIISOO DUCEEYO INUU ILAAHEY SAFAR KEYGA IFUDUDEEYO INSHA ALLAAH AMIIN AMIIN AMIIN YAARABI WAANA MAHAD SANTIHIIN MUSLIMIIN MEELKASTOO ADUUNKA KAJOOGTIIN❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖❤ 💖

  • @t.o.bfamily
    @t.o.bfamily 2 роки тому +63

    Show more guys luv our legend

  • @saciido1235
    @saciido1235 2 роки тому +4

    Asad. Zubir wlhi waa wiil aad u qalbi wanagsan. Aad u farxsan mar waliba. Wlhi anaba caloosha ihuraysaaa hadana waa wiil sa id baari u ah wlhi safar salaama zubir wiilkeena 🛩 safar khsyr dadkana aabe iyo hooyo alle hakaga dhigo meel kasto aad tagto ❤️😘💯💯💕💝

  • @narimiinabdullahi5518
    @narimiinabdullahi5518 2 роки тому +41

    horta cudur comment Aqris la dhaho ma ila qabtiin😂😂😂

  • @hamdahassan1234
    @hamdahassan1234 2 роки тому +5

    Wall qalbi wangsan asad♥️🥺abwe ilah kubarya marka ku arko inuu Mar un natuso ado lugahaga kusocdo alle waxbo lama dhame🤲Malin ina ku arkana waa jeclahay hada nolnahay🥺

  • @hafsocaddey2762
    @hafsocaddey2762 2 роки тому +11

    MAasha allah asad hajiyo wiil ficn ayad tahay m.a saluumi adiga iyo abaayo farhia allah nii so nabd yeelo❤❤❤❤❤😣😣

  • @kiddosofia6964
    @kiddosofia6964 2 роки тому +2

    Abti mcne muraadaan leeyahay iisoo duceeya adiga iyo kuli asxaabtaada inuu ilaahay muraadkeeyga iisahlo oona macsi laheen insha allah ♥team abti asad

  • @user-ei6us8ut6w
    @user-ei6us8ut6w Рік тому +1

    Asad ow kuaamin sandy legend keep going❤❤

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 2 роки тому +5

    Safar salaamaha waaban necbay oohin wlhi
    Soo dhawaynta ayan ka jeclay
    Allaah nabad hakugu geeyo meeshad u socotaanba amin
    Asad adna wad mahadsantay wllo madaama aad na tustay adigu siina salamadaysay

  • @pukharimustfe4596
    @pukharimustfe4596 2 роки тому +10

    Viva Asad Hagio Team Guul Iyo Gobanimo Prother Go Forward

  • @nasronalka8399
    @nasronalka8399 2 роки тому +1

    Wlhi wiilka hoyadi dhashe kuma qasarin allaha barakeyo waa wil ixtiraama ddka kawawen una haya qadarin allaha kunawad geeyo wllke melkasto tagtana hoyo abe allaha kadhigo🥰🥰🥰❤❤

  • @saynabali4151
    @saynabali4151 2 роки тому +7

    Kayari qalbi xabxabsana masha allah alle ha nabad yeelo

  • @zadoali4846
    @zadoali4846 2 роки тому +1

    Wlhi asad wan jeclahy waa qof qalbi fcn marwalba wan ku duheya wan ku salamay Huno from Djibouti 👐

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 2 роки тому +4

    M.a waaa wiiil qalbi wangsan salman😥😥allaha nabd geeyo

  • @gabargalmudug4869
    @gabargalmudug4869 2 роки тому +2

    Them 27 from asad hagio ilaahey riyada haku rumeyo wallkey asad sadax sano ka hor arimahena ka so racay guul ku rajeyna intaas muqalada igama dhafan🙏🙏🥰🥰

  • @samojecel8841
    @samojecel8841 2 роки тому +8

    Masha wll qof qalbi wanagsan asad xaji walhi waa qiroday hamigaga allaha ku romeeyo

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o 2 роки тому +3

    masha allah asad allah ii kaa dayo allah ku xafido ilxumi kuma aragto walaal qaali insha allah adigoo soconwysid oo cafimaad qabtid alw ha ikaa tuso insha allah mamo farxiyo iyo salmaan meel qeyr qabto ale hangu kulmiyo insha allah

  • @princesssabnaa8951
    @princesssabnaa8951 2 роки тому +3

    Wlhi wilka yar full respects wllahi m.a allh na badkeyo halku rajenayo ima

  • @RelatableRealitiesYt
    @RelatableRealitiesYt 2 роки тому +12

    Abti wa hooyo naas laahyn 😍😍

  • @faysalbiniini3558
    @faysalbiniini3558 2 роки тому +14

    Asad hajio legend keep going bro

  • @mumtaaazy5338
    @mumtaaazy5338 2 роки тому +11

    Wiil xishmad leh 🥺❤️

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 2 роки тому +1

    Masha Allah wil yaro o yaqano xhusmada dadka kaweyn dadka dan madaxa ayau ka shumiyey Allah ha nawad geeyo mesho u socdo 🥰🥰🥰🥰

  • @LangachibudeLove
    @LangachibudeLove 2 роки тому +13

    Anigoo Qadaanaya ayaa si kadis igu sooo dhacay waliba anigoo cunaya hilib kalaankal🤩🥰😁😅🤪

    • @boqoradamancity6488
      @boqoradamancity6488 2 роки тому +1

      Ee waa la garter lkn maxaa la oyne ileen imojinkaan 😭waa murugo

    • @LangachibudeLove
      @LangachibudeLove 2 роки тому +1

      @@boqoradamancity6488 abaayo mcn farxada ayaa la ooneyaa ee wax kale ma aha

  • @hafsabille4163
    @hafsabille4163 2 роки тому

    Mshlh asadow walal qalbi wangsn wlh illahi cafimat taam aaah hakusio walal Daaar Allah kutageraaa

  • @WiilkaHooyocaasho
    @WiilkaHooyocaasho 2 роки тому +8

    Asad xalay ibra kadarba waa qiyantay✋

  • @saciidmaxamuud2892
    @saciidmaxamuud2892 2 роки тому +8

    Ased haajiyow nindadkiisa jacl keep giong

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 2 роки тому +13

    Mashaa Allah wishing you all the best

  • @quenzeynab876
    @quenzeynab876 2 роки тому +21

    Masha allah

  • @hibanuura4612
    @hibanuura4612 2 роки тому +3

    Allfa shukran wataxiya min hiba maxmud
    wllkeyga asad hahiy

  • @nuuryareofficial8738
    @nuuryareofficial8738 2 роки тому +5

    Masha Allah Asad nin qalbi wqsan

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 2 роки тому +1

    Mashallah Hooyo mcn iyo Walalkey safar salaamo iinshallah Allah ha idin xifidahy aamiin aamiin aamiin yarabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nadiaahmed3488
    @nadiaahmed3488 2 роки тому +6

    Mash Allah Zuper dara Allah ban ku jacalahayi Anigo annan kula jogin ban calashu ihurtat good Lake bro.

  • @umumuscab4852
    @umumuscab4852 2 роки тому +7

    Mashallah Asad hagio qalbi nadhif

  • @nasteehomukhtar8418
    @nasteehomukhtar8418 2 роки тому +1

    Salmaan wlhi waa wiil aad ufican sidan hadda ka arkyo alx safar khyr qaba wll

  • @farxiyo_ladan5567
    @farxiyo_ladan5567 2 роки тому +1

    wakuwataa wllkey asad keep.going kuleeyahay

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 2 роки тому +2

    Maasha Allaah Safar Salaamo
    Asad Hagio waxaa tahay qof qalbi fcn Allaha kuu kaso in aad Lugahaga mar kale ku Istaagto waa farxi lahaa Yaa Rabbi walaalkey Asad tus Farxadisa in uu dib u helo Insha Allaah

  • @zadoali4846
    @zadoali4846 2 роки тому

    Wlhi asad wan jeclahy waa qof qalbi wan ku salmay from Djibouti 👐

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 роки тому +8

    MashaAllah safar salaama ducadana Aamiin

  • @qumayo8230
    @qumayo8230 2 роки тому +2

    Masha allah walahi wiilkan waa wiil qalbiyo badan kasbadey masha allah safar salama wll

  • @ayanwadani5909
    @ayanwadani5909 2 роки тому +5

    Masha Aalh
    Allah.ha ku jeclaado

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 роки тому

    Masha allah waa wiil aad u qalbi jilicsan oo naxariis badan safar qeer qabo ayan u rajeyna

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 2 роки тому +5

    HortA cuduR commenti akhris ah maa ila qabtaaN😫💔😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiamohamed3932
    @farhiamohamed3932 2 роки тому +10

    Coming soon 600k 💝💝💖💖

  • @nurtamacalin4980
    @nurtamacalin4980 2 роки тому +2

    Wankujeclahay asad hajio

  • @najmocadey2630
    @najmocadey2630 2 роки тому +9

    Atarisho badiyo iyo Nuurdin kl ma arkin be ayago sagotinayan maxa jiro 😂🤔

  • @zakiabdirahman89
    @zakiabdirahman89 2 роки тому +10

    coming soon 600k💖💖💖💖

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 роки тому +2

    Safar salaama waa wiil qalbi wanagsan allaah nabad geeyo meshuu rabo insha allaah

  • @tooyo___show______________6152
    @tooyo___show______________6152 2 роки тому +6

    Mashaalh wlh ninkaan 1M ayaa uqalmaa asad ✊✌️

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed9758 2 роки тому

    Masha Allah wiilkan aaduu u qalbi wngsnyhy wlhi alle haku xifdiyo meelkastana alle hku nbd yelo

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 2 роки тому +9

    MashaAllah safarsalamo zuber habo

  • @bothwildanimalsanddomestic6678
    @bothwildanimalsanddomestic6678 2 роки тому +2

    Walahi bilahi talahi like waa ku saraa
    Waad dharatee like iska saar heee

  • @jabaarcabdi2061
    @jabaarcabdi2061 2 роки тому

    Asad in bilad lagu siiyo aad istahishaa runtii waxaa dahay qof aad ufiican waxaana ku rajeyna malin uun lugahaaga aad ku istaagto masha allah

  • @xushmad3500
    @xushmad3500 2 роки тому +4

    Asad legend i feel Wlhi yarka ilinaa ka imaadey

  • @hurrioahmed1125
    @hurrioahmed1125 2 роки тому +1

    Www masha allah keep going pro cfimaaf taam allah ku siiyo

  • @Sadrisharaf
    @Sadrisharaf 2 роки тому +2

    Wlh waan ilmeeyay😥illahay hanbd yeelo inanka yar waa fariid

  • @samaraabdulqadir4396
    @samaraabdulqadir4396 2 роки тому +1

    masha alah wil yar oo qalbi wacan ilahay haa ku xifdiyo ❤

  • @Kayqurux
    @Kayqurux 2 роки тому

    Zubeir cade wel iskajeclahai safar salam🥰😰

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 2 роки тому

    safar salaamo mar hadu asad abti kuyhy anagana habaryaraahaga nhy habo allaha kunabad geyo mel walbo taktaan ❤🌹🥰

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 2 роки тому +6

    Aamiin aamiin aamiin yaa Rabi nabad Allah haku geeyo

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 2 роки тому +1

    Saf👋salaama✈️maama boolaay iyoo wiilkeeda illaaheey hanii nabat geeyo 🤲

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 7 місяців тому

    Team Adna 🔥👍🏼❤️
    Team Dhimbil 🔥👍🏼❤️
    Team ayanita 🔥👍🏼❤️
    Team qab qab🔥👍🏼❤️
    Team Asad h 🔥👍🏼❤️
    Team Bigfan 🔥👍🏼❤️

  • @fartuunabdi2577
    @fartuunabdi2577 2 роки тому

    Mnshaallah asad waa shaqsi qalbi wanaagsan runti Allah'a Ku barakeyo Insha Allah

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 роки тому +4

    masha Allah keep going Asad Hajio 🥰😊

  • @nimcoomar3708
    @nimcoomar3708 2 роки тому

    Manshallah qalbiga nadiifka waa ka qof walba muxubo ku galiya walaal asad alah ku xafido

  • @jhope2469
    @jhope2469 2 роки тому +3

    Insha allah wangadhi doona 600k omg🥰🥰

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 2 роки тому

    Safar salaama wiil yaro naxariis badan ayaad tahay. Ilahey mesha jeceshahay hakugeeyo

  • @fouadnour7781
    @fouadnour7781 2 роки тому

    Asad hagio iso jawab sxb qof ku uguhoreya ahay legend the legend Allah cafimad buho ku siyo sxb from Djibouti

  • @user-kw1vv3dr5j
    @user-kw1vv3dr5j 2 роки тому +16

    Legend always legend 🤪 keep going our legend

  • @zainaamohamed1585
    @zainaamohamed1585 Рік тому

    Congratulations asad my favorite UA-camr wlh 10 qof UA-cam xitaa daawanin telkooda kaga saaray subscribe shalay congratulations big brother aad ugu frxy gushaada gareero buuxda ku nahay

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 2 роки тому +4

    🥺🥺🥺🥺🥺farxada la ooyay asad hagio wanaagii oo qof ah

  • @liibaanmaxamed4628
    @liibaanmaxamed4628 2 роки тому +2

    M.a qof qalbi furan ayaa thy wllahi asadow👍👍👍🤔🤔

  • @abdikariinahmed24
    @abdikariinahmed24 2 роки тому +11

    Legend keep going

  • @swsw798
    @swsw798 2 роки тому +6

    Masha allah allaha nawad geeyo

  • @mumzakii2000
    @mumzakii2000 2 роки тому +1

    Wilka make me cry 😭 Asad hamigadha Allah kurumeyo

  • @somaligirl6046
    @somaligirl6046 2 роки тому +3

    Wiilkaan yarka ah waa wiil baari ah Allaha nabad yeelo meel walba uu u socdo weey ka muuqataa waalid wanaagsan inuu soo koriyey dhaqan wanaagsan iyo akhlaaq baa lagu soo korshay Allaah yaa baarik fiik

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 2 роки тому

    Waa necbhy safar salama welcome ka jeclhy wlhi ma jecli ina qof sagotiyo malinko dhan waa iska ilmenya wilipa qof ii dhaw😥

  • @behappy2559
    @behappy2559 2 роки тому +6

    Mansha allh quruxdiyo qofa

  • @ummuazimofficial
    @ummuazimofficial 2 роки тому

    Horta masha allh wiilkan za,id baari wlh qofkisto madaxo ka dhunkadaa taas wexe cadeyn u thy barbarinta oo walidkisa kahelay

  • @amiinkorme3067
    @amiinkorme3067 2 роки тому +1

    First comment like with me all team asad hagio

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 роки тому

    Mnsha allah qofku markuu tagyo wax loo geeya hday iyo wixi lamid blse asad wuu ka duwan yhy wuxu dadka hadyad uga dhiga wajigisa amam aragtidiisa mnsha allah wax ka qalisan ma jirtaba in dadka kugu farxan mnsha allah allow naga dhiga kuwii dadku ku farxan oo anay nakalahisan

  • @xalimosacdiyocabdirisaq137
    @xalimosacdiyocabdirisaq137 2 роки тому +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 2 роки тому

    Safar salama wll qaali halka aad usocotiid Alle nabad ha kugu geyo amiin yaa Allah❤❤❤

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 2 роки тому

    Sulaiman yare wu iga oysiiye 🥲💔 qof qaali ah waaye

  • @hafsah5980
    @hafsah5980 2 роки тому

    Wilkah Yarkah Xurmo Badanah Ilaahow wayo Raaji Masha Allah Qof Walbeh Madaxuh Ka Shumin🥰🥰🥰🥰💘