MACAFIN DOONI QOFKA..? IYO SUNDUS SIDEE ISKU BARANAY SHEEQO QOSOL BADAN😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 кві 2024
  • WAREYSI QQIRO LEH - SUNDUS OO AMIRA WAX XUN KA AMINSANAYD KA HOR INTA AY KULMIN || SIRO BADAN || & QOFKA AMIRA KU RIKAATEEYEY VIDEO-GEDA WAA KUMA ...

КОМЕНТАРІ • 609

  • @user-ix2gu5xo5r
    @user-ix2gu5xo5r 3 місяці тому +550

    Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢

    • @user-tm8ly6dl2g
      @user-tm8ly6dl2g 3 місяці тому +5

      Scw scw scw scw scw scw

    • @cabdiyocali1009
      @cabdiyocali1009 3 місяці тому +2

      Niow haku qaraaban magaca nabiga scw meeqo video kugu arkay haku qaraaban saliga nabiga scw doqon nimada jooji scw scw ❤😢😢😢😢😢

    • @user-pt4jt5xr7v
      @user-pt4jt5xr7v 3 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @HODAQORANE
      @HODAQORANE 3 місяці тому +1

      Salalaahu calayhi wasalam ❤

    • @HODAQORANE
      @HODAQORANE 3 місяці тому +1

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +211

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @Suusu863
    @Suusu863 3 місяці тому +263

    Amiiro pls abaayo team kaaga ayaan nahay rasuulku wuxu yiri scw qofka 3 maalin ka badan caloosha qof kale ku haya lagama aqbalo cibaadadiisa dadka ku wada garab taagan dartood ku cafi qofkaasi abaayo aduunka iyo aakhiraba inaad meel fiican ayaa kuu rajaynaynaa ee qofkaasi iska cafi wll wlhi 😢😢

    • @user-dh7dg6xm4s
      @user-dh7dg6xm4s 3 місяці тому +4

      Xpty igadawegeey yawayee qofkas naaaa

    • @Suusu863
      @Suusu863 3 місяці тому +9

      @@user-dh7dg6xm4s waxay dhahday qofkiii faafiyay muuqaalkii arooskeyga ee aan timaha qaawana ma cafinayo gabar ayay ahayd oo I hanjabtay

    • @aliyah-rl7pv
      @aliyah-rl7pv 3 місяці тому +6

      O se u cafisa qf dumar cawradeda inta so dhigty allah cuqubo haku rido nagtas qumayada ah

    • @IdilMaxmad-sp9zb
      @IdilMaxmad-sp9zb 3 місяці тому +3

      Haa cafiska waa shey qaliye❤ wlhi

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому +2

      Yaaaa waaye lkn. I fahan siiya guys qof ka amiiro qurux soo qar Xi yey

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z 3 місяці тому +90

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw ❤❤

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 3 місяці тому +111

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p 3 місяці тому +85

    Aduunka rakaatada aya xun xiligan waxa macqula ine cafin lehed hade caadi uso dhigi lehed lkn we rakatesay 😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +58

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😘

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +59

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 місяці тому +141

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍😢

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 3 місяці тому +2

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @intisarMuuse-so2eg
      @intisarMuuse-so2eg 3 місяці тому +2

      scw❤🎉

    • @ShamsoMumin
      @ShamsoMumin 3 місяці тому

      Scw scw scw

    • @user-cx3fu6ux1l
      @user-cx3fu6ux1l 3 місяці тому +1

      Wllo nambarkaaga ii qor waxa laidhaahdaa safa dar ilaahay ayaan kuu jecelahay

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +59

    بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ🤲اِنَّ اللّٰهَ وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡا تَسۡلِيۡمًا‏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +52

    سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ عَدَدَ خَلْقِهِ، وَرِضَا نَفْسِهِ، وَزِنَةَ عَرْشِهِ وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 місяці тому +58

    Rabiyow umadada meel kastoo joogan u gargaar una naxariso😢

  • @HawaHajimuhudiin-cu5ff
    @HawaHajimuhudiin-cu5ff 3 місяці тому +75

    Amira qurux waa ku xise ❤❤😢😢

  • @user-lm5ti1dq9t
    @user-lm5ti1dq9t 3 місяці тому +61

    Amiira qurux wan Ku jeclay noolaw ilahayow ha idilin anoon Ku arkin

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 3 місяці тому +64

    Sundus kibirleey U ekeed Markaa Baranayey Lkn Hada Bulshaawi Noqoty weyna Qurux badnaatey m.a ❤😂

    • @RuMaan7
      @RuMaan7 3 місяці тому +4

      Ani xtta way igula eked marki hore lkn hdda nooc kle Bay ila noqtay hdday qurux & qaab ila yelatay ✨️

    • @Nada_115
      @Nada_115 3 місяці тому +1

      @@RuMaan7 meee toooo sundus mid isla weyn u malayn jiray wallhi

  • @user-zv1yu8hw3e
    @user-zv1yu8hw3e 3 місяці тому +41

    Abaayo iska cafi ❤waxaan waa aduun aaqiro kabadan

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +50

    لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲🤲😘🇸🇴👍

  • @MaanoAbdukadir-kx9om
    @MaanoAbdukadir-kx9om 3 місяці тому +81

    Team amiiro plz one like plz ha ila dhaafina ❤😢

  • @munoabdulahi1620
    @munoabdulahi1620 3 місяці тому +16

    Sundus waa qof shaqsid fiican wey ka muuqataa❤

  • @user-tk3nj7je1l
    @user-tk3nj7je1l 3 місяці тому +34

    Amira qurux come soon 900k insha allah 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 3 місяці тому +32

    Amiira qurux io Sundus wa labo layskugu talo galay ❤❤❤❤

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm 3 місяці тому +31

    Amiiradeyna quruxda badan marnaba noo hoos❤❤❤

  • @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
    @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k 3 місяці тому +33

    Amiira wllo iska cafi si ilaahay ku cafiyo adigana wxn wa aduunyee😢

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому +1

      Yaaa waaye qof kaas lkn amiiro qurux wax ka sheegy. Ii geeya😂

  • @user-ec8tm5bh8u
    @user-ec8tm5bh8u 3 місяці тому +23

    M.a amiira qurux caawa wanwalos isteel

  • @ahmedabdirahman1862
    @ahmedabdirahman1862 3 місяці тому +37

    Wlhi bilahi waxaan kuugu dhaaranayaa inay abaalkeeda helayso oo sikadaran lagu samaynaayi i aamin waxyar kawarsug qofkaas amiiraay abyo❤❤

  • @ayansharmaarke8261
    @ayansharmaarke8261 3 місяці тому +29

    Amiira wa iska kaa jeclhy walaahi abayo❤❤❤❤ kuleso

  • @user-nu2mh7ne6h
    @user-nu2mh7ne6h 3 місяці тому +74

    Team amira one like

  • @ibtisaam6223
    @ibtisaam6223 3 місяці тому +18

    Amiiro isku dabecad nahy whi dadk saan isku dhax galno waan adag tahy lkn hada is fahano qof iga fur furan maleh

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 3 місяці тому +18

    Amira qurux keep going 900k subscriber insha allah ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +21

    Keep Going Amiira Cadeey😘🤲🤲🤲

  • @deeqoabdi1877
    @deeqoabdi1877 3 місяці тому +31

    amiiro qurux qofka ugu horeeyey fiirsadey ayaan ahay

  • @Canabmaxamedgeedi
    @Canabmaxamedgeedi 3 місяці тому +9

    Abaayo amiiroy cadey boloy waan iska kaa jeclahy wllhi abyo adi iyo koko saas isku barateen baan rabnaaa haben danbe ❤

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 3 місяці тому +12

    900k coming soon insha Allah Amira qurux badaneey 🎉🎉🎉🎉🎉saan u jeclahay amira iyo sundus wada joogooda ❤❤❤

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 3 місяці тому +12

    amiira dharkaan ku qurux badan tahay abaayo masha allah

  • @user-qm9xv7su7c
    @user-qm9xv7su7c 3 місяці тому +7

    Hanbaliyo 🎉🎉 900k ❤❤😊 amiro qurux

  • @ahmedabdirahman1862
    @ahmedabdirahman1862 3 місяці тому +19

    Abyo qof horumarkaaga kaxun weeye iskadaa ha ubixin waxaas somali baa kabadan❤❤❤❤❤

  • @xamdimuqtaar8102
    @xamdimuqtaar8102 3 місяці тому +3

    Amiira iyo ceyda wxaan rajeynyaa inay 1m hal mar kalaan❤

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 3 місяці тому +15

    Congratulations Congratulations 900k❤❤

  • @mohamedyusuf8225
    @mohamedyusuf8225 3 місяці тому +2

    Wow Maasha allaah Amira qurux 900k is coming you are hard worker 👏👏👏👏👏👏👏👏 keep going

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 3 місяці тому +23

    Sunmir kuwrygiii ❤❤❤900k coming soon mardhow i.a

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 3 місяці тому +3

    Anoo ku aqoonin wligee ku arkin amira wxaa ka aminsanhy qof qalbi wngsan oo naxariis bdn oneday waa is arki doonaa insha.llh ❤

  • @FarduusReermagaal
    @FarduusReermagaal 3 місяці тому +4

    Amiira wllo alle hakuxifdiyo cimgiraan alle haku barkeeyo wlhi alle darti ku jeclahay wllo wlhi qof qalbi wanaagsanayaa tahay mcnto cadow gaga uunolow ❤mcnto

  • @user-uy7ib9nf3g
    @user-uy7ib9nf3g 3 місяці тому +3

    Amiiro come soon 900k subesgare Insh less go taem amiira

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 3 місяці тому +62

    Amiiro iska cafi adine ilahey in ku cafiyo waa jeceshahay marka adoo bini aadam ah iska cafi ilahey aa meelkale kaa siinaayo

    • @user-oc3ew5do5w
      @user-oc3ew5do5w 3 місяці тому +3

      Maxay cafisaabo iyada mawa ka codsanin bee😢

    • @fadumoaxmed7537
      @fadumoaxmed7537 3 місяці тому +4

      Ina la cafiyo ma is tahisho Adig hadiy lugu rakadey laha oo waxad awodin kadib lugu so dhigiy laha san mada uu hadaliy lahena yey cafin 😢

    • @user-oc3ew5do5w
      @user-oc3ew5do5w 3 місяці тому +2

      Yeesan cafinin aaleeyahaybo

  • @KadronoorKadronoor
    @KadronoorKadronoor 3 місяці тому +6

    Sax waye amiro intaaad tirahdo sodhiig wayo tikadaaa gabdhahaa Somalia aad ayeye ujilcanyihiin markii wax lagu dhaho waxaaas wan sodhigayaa cano dhate dabo qawaad malahan anigaaah xitaa noloshadeyda qofaan cafidonini 😢😢😢

  • @user-fr7hm7xe8y
    @user-fr7hm7xe8y 3 місяці тому +2

    Wll amira ALLAHhaku ilaliyo adiga iyo WIILKAGA KEEP GOING ILA 3M INSHA ALLAH

  • @sumayasharmaarke5504
    @sumayasharmaarke5504 3 місяці тому +84

    sundus se amira ugu frxsnthy koko uguma frxdo😂

    • @user-ke8go3yl9c
      @user-ke8go3yl9c 3 місяці тому +11

      Haa wllhi amira we jceshahay 😂😂

    • @sukhramohamoud1735
      @sukhramohamoud1735 3 місяці тому +4

      Sx ❤😂

    • @HodanAhmed-hs1we
      @HodanAhmed-hs1we 3 місяці тому +4

      Amiira fican waa lga darema

    • @user-jy8wt3mc8i
      @user-jy8wt3mc8i 3 місяці тому +5

      Ha isku dirin rufiyan yehen

    • @Layliish-qh1en
      @Layliish-qh1en 3 місяці тому +5

      Ma awalba dadka dhan isku dabecad ahayen qof aad zaaid isku fahantan iyo aaba is fahmeynin ayey kala yihiin soma aha

  • @Inacarale
    @Inacarale 3 місяці тому +12

    Sorry amiira deyda ceeb malihid qof ku yeli karane malaha waxa tahy karti badan quruxda iyo naxariistu udheer tahy wanku jeclahy amiiro😢😊😊😊

  • @qadanmaxamed5615
    @qadanmaxamed5615 3 місяці тому +3

    Ala labadanaa is helay waa aduunyo gadoon amiira cafisku wuu fiicn yahy iska cafi qofkaas ❤❤❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 3 місяці тому +11

    Amiira abaayo ilaahay wuxuu ukujecelyahay dada samra 😢😢ee samir ilaahay dartiis ucaafi qoftaas 😢😢😮

  • @Amiira96
    @Amiira96 3 місяці тому +34

    Ha cafin abayo waa kugu taageersanahay amira marka ay ku dhahdo lee cafi ani xitaa waa kula ciishooday malinkaas la soo dhigay

    • @Inacarale
      @Inacarale 3 місяці тому +3

      Abayo nagtsa tee waye isheeg pls😢😢

    • @queencaaisha260
      @queencaaisha260 3 місяці тому

      tiktok ka fiiri byo ​@@Inacarale

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 місяці тому +28

    Ayy lawadan waba iska jeclahy❤❤ fanuly😂😂

  • @deeqoabdi1877
    @deeqoabdi1877 3 місяці тому +12

    abaayo amiiro waxaa kuurajeynaa sida ugu dhaqsiya badan intaa kugaarto 900k sidaa urabo inaa gaarto intaas taleefoon subscribers kaaga saaray insha allaah mardhow waa gaaree

  • @user-jv4xu7oe8j
    @user-jv4xu7oe8j 3 місяці тому +3

    Abayo koko sanoo kle usoo warayso plz amiiro

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 місяці тому +10

    Amiira ilahi sir kaama fakiyo abyo nagaha social media wee ku ximiyan ilahi haku dhawro❤

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 3 місяці тому +2

    Congratulations 🎉❤
    Keep on going queen sister ❤

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 3 місяці тому +1

    Wallahi haddaan ku ag joogo waa ku hug garayn lahaa Amiira. Masha'allah. Asturnida alle ha kuu barakeeyo qaali❤

  • @user-dy8in6ok6o
    @user-dy8in6ok6o 3 місяці тому +7

    Wallhi sundus waxa umaleyn jiray kibirey lkn hada markan barty bashash m.a❤

  • @rayaanmohamed2072
    @rayaanmohamed2072 3 місяці тому +12

    Don't worry quen nag nool oo karti badan bad tahy alle hku xafido❤

  • @Salmoismaaciil
    @Salmoismaaciil 3 місяці тому +14

    Amiira keep going ❤❤❤

  • @AishaFarah-qv7ej
    @AishaFarah-qv7ej 3 місяці тому +5

    Amiiiro abyo mcn iskacafi illahi dadka cafiska bdn ayuu jclyhy, aakhiro ayoo illahi kaa abaal marini doona sis😢😢

  • @MakremMosbah
    @MakremMosbah 3 місяці тому +1

    Sundus ka Hor amiira qof dadka yaso oo kibir Badan moodi jiray hada waa jeclaaday sidee usoo dhaweyso gabdhaha Masha allah

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 3 місяці тому +2

    1m coming soon amiradeeni🎉❤

  • @apdirahmaanmeysar166
    @apdirahmaanmeysar166 3 місяці тому +1

    Caqligaga oo bato macarifada ayuu yareena 😂😂waayeh

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 3 місяці тому +2

    Horta Koko Iyo Amiira Halmid Ayy Ku Kala Duwan Yihiin, Amiira Islawayni iyo Kibir Midna Kuma Jiro🎉

  • @Asturanxaahi
    @Asturanxaahi 3 місяці тому +21

    The one and only amiira qurux🎉❤❤

  • @zamzamcabdiraxman564
    @zamzamcabdiraxman564 3 місяці тому +5

    Abaayo iska cafi hadii iyada dabaalte he adigu karoonaw ilaahy baa kaa abaal marine ples ples anagoo taageerayaa shaada ah daroot u cafi

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 3 місяці тому +3

    coming son 900k amira qurux❤❤

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e 3 місяці тому +4

    M.a allh wlhi qosol ka aya iga dhamesen wlhi wax tihiin lajamo 😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂

  • @xaawocabdicusmaan3518
    @xaawocabdicusmaan3518 3 місяці тому +7

    Abaayo amiira iska cafi qofka qaladkas kagalay ajar ayaad ka helesaa alle wuxuu jecelyahay qofka qaladka laga galay in uu qofkas iska cafiyo alle wuxuu dhahay qofka iska cafiyo qofka qaladka kagalay aniga ayaa ka awaal marinayo❤❤❤

    • @user-qs1mq9nm3l
      @user-qs1mq9nm3l 3 місяці тому

      wll watuma qofka la cafinayo isheeg noh❤❤

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 3 місяці тому +9

    Comin zoon 900k🥳 Team Amiira qurux marnapa no hoos❤

  • @user-nast
    @user-nast 3 місяці тому +3

    Sundusteydiii cimrigaga alle ha raagiyo abaayo

  • @user-kf1do3ky5f
    @user-kf1do3ky5f 3 місяці тому +19

    Quruxey amiiradana wadnaha qusul adunga😂😂😂😂😂😂

  • @abdinajiib5925
    @abdinajiib5925 3 місяці тому +2

    Dhrka musalsalka caawa qeybteeda ee wadata waaaaw❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +11

    Amiiro qofkee dhahayso Aakhiro iyo Aduun ma cafinin muxu sameeyay tolow walee Amiira oo dulqaad iyo daganaan iyo sabir Alle siiyay waxa ay sidaas uga xumatay ma yaro

    • @Inacarale
      @Inacarale 3 місяці тому +2

      Ala apayo ani xata wan naxay amiiro markey dhahday aduun iyo aqiro macafinaye sorry amiiro lakin yawaye nagtas tolow yaa yaqano qumayada.ciilkeda.ihayo😢😢

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 3 місяці тому +1

      @@Inacaralewaa naagti so dhigty amiro arooskeedi mrke timo qaawaned

    • @Rinna_27
      @Rinna_27 3 місяці тому +1

      Wx wye vedio ka aroskeda oo madxed qawn wye midas ayey didn thy

  • @AminaMacalim-ei5gs
    @AminaMacalim-ei5gs 3 місяці тому

    Please 900k let's go 🎉❤ keep going quruxey ❤

  • @bboqoradqosolayebboqoradqo6704
    @bboqoradqosolayebboqoradqo6704 3 місяці тому +4

    Amiiro marka qaade sundus mido walashe waxe iska soojarte iqaada waxnkamase ee iqaada😂😂😂 waxan dhahay war ku maqade karo ee idhaf ilaa hada waxe ika xanaqde ani maqadekari😂😂

  • @user-ie5kq5pt6z
    @user-ie5kq5pt6z 3 місяці тому +3

    Alla amiiiro 900 boqol gaaaarsiiiya pls wey dadaaalosa

  • @Hafsahilaaalcaynab
    @Hafsahilaaalcaynab 3 місяці тому +2

    Hamblyo hamlyo❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +2

    Macha"Allah Ragazze 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴😘

  • @user-ds3jk8oi6g
    @user-ds3jk8oi6g 3 місяці тому

    Masha Allah

  • @baarliinxasan7867
    @baarliinxasan7867 3 місяці тому +22

    Jaceylkeygi amiira

  • @immaabdirzakmoh5077
    @immaabdirzakmoh5077 3 місяці тому +6

    Amiiro wllhi respect full❤😊💯

  • @user-nz6cm5kd1k
    @user-nz6cm5kd1k 3 місяці тому +17

    Amira quruxey waa kusalaamey xabibti

  • @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey
    @SiyaadSiyaadSuuleeySuuleey 3 місяці тому +2

    Abayo waxana kacod saneenay Allah dartiis uu cafiiya aqiiro waxay heeleya dambiiya iyo jaanoya Abayo isaka cafiiya qofkay qalada kagaley ❤❤❤❤❤

  • @maxamed598
    @maxamed598 3 місяці тому +7

    Amiiroy rasuulkaaba asigoo diin lee faafinooyo ayaa ilkaha lagajibiyey waaladaqrey waana la dhibaateeyey saasoo ay tahayna wuu iska cafiyey sidookale wuuna uduceeyey: hadana waxaaba kaadaran asad oo dhibaatadii aad ogeyt loogeystey hadana wuu iska cafiyey. Cafiska diin ta islamka ayuu ku dhisanyahay.....

    • @user-hc9jv3pn8l
      @user-hc9jv3pn8l 3 місяці тому

      Rasulka wax lagu sameyen aheyd lkn wxan wa gawar sharftedha Mel logadacay

  • @Hafsamubarik98
    @Hafsamubarik98 3 місяці тому +15

    Amiira qurux ❤

  • @misbaxaxmed1962
    @misbaxaxmed1962 3 місяці тому +1

    Akhas gabar gabar wllshedo kale rakato kadonatey

  • @user-rh1Ahmed
    @user-rh1Ahmed 3 місяці тому +1

    Masha allah love wsc ❤🎉

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g 3 місяці тому +13

    Sundus & amiira oo isla jooga qosl bay kugu dili 😂😂😂😂

  • @user-dx2fx1ge8t
    @user-dx2fx1ge8t 3 місяці тому +1

    Habaliyo 900k🎉🎉🎉🎉

  • @Nihal.m0haa
    @Nihal.m0haa 3 місяці тому

    habbaliyo amiiro qurux 900k🎉❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому

    Amiiro qurux icant wait 900k inshalh ❤❤❤❤❤❤ only 3k bis

  • @user-uf9wn9po6q
    @user-uf9wn9po6q 3 місяці тому +1

    Amiira qosol iga dhamaysay😂😂

  • @user-ne4xd5ig8o
    @user-ne4xd5ig8o 3 місяці тому +11

    Qalbiyeey cawa ana ugu horeeyo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому

    Amiira qurux coming soon 900k inshallah 🙏🏽

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 3 місяці тому +15

    Isku deebacad nhy dadka sidan isku fahano adag anigu lkn hda is barano si fiican ula dhaqma

  • @siciidakid768
    @siciidakid768 3 місяці тому

    Ham balyo amiro qurux🥇🎖🏆 guul ayaan kuu ri jee nayaa

  • @cadnaanmaxamad5883
    @cadnaanmaxamad5883 3 місяці тому +4

    inta saamiya rabta in aykasheekayso qisadeeda one like❤

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 3 місяці тому +3

    Queen Amira Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤