10 siyabod o lo isticmalo Vaseline ka wax badan a ka faidi donta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 63

  • @habonmario1089
    @habonmario1089 8 місяців тому +3

    Mashallah adaa ugahelay mahadsaid abaayo waxan ku weydinaa lugaa aad iqalalan weyna jexjexanyihin vasilinga iyo cusbada qaab noceyaa lo isticmala mahadsanid❤

  • @zaciimaahmed2874
    @zaciimaahmed2874 2 роки тому +3

    Masha allah xayti shukran❤abayo waxa no shegtaa hada taqanid wax meelaha dhawaca madowga ku reeba lagu nadiifiyo
    Lugihiina kabaha say ii jaraayen way imadoobaden faraha
    Gacmahiina dab aa raxada ugu qaaday😫😓😥ee hadaa igu dhantid macaaney iiso sheeg waxaa isaga bi iyo jazakallahu kheyr❤💖love u xbbt

  • @zahadodo8459
    @zahadodo8459 2 роки тому +4

    Maash Allah wllo qalli shukran jasaakilaahu khayr Allah Haku sharfo Addun lyo Aakhiraba

  • @nasiyaabdirahman2125
    @nasiyaabdirahman2125 6 місяців тому +1

    Masha alllah jisakalaah wll ali❤❤❤

  • @AyanAyan-ry5xk
    @AyanAyan-ry5xk 2 роки тому +1

    جزاك الله خير حبيبتي عنجد استفدنا منك كثير

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому +2

    Masha allha tabarikllha shukran xabti hor usoco ❤❤❤

  • @fathisamojecel584
    @fathisamojecel584 2 роки тому +4

    Mar walba wax ban ka faidnaa Shukran abaayo

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 2 роки тому +2

    MashaAllah abayo wa ka helay jazakallah kheir 😍🥰😘♥️♥️♥️

  • @farhiaabdullahi7135
    @farhiaabdullahi7135 Рік тому +1

    Mashallh abyo ❤waka faaiday qeer allah kusiyo ❤

  • @ShankaroonShankaroon-e1r
    @ShankaroonShankaroon-e1r Місяць тому

    Thanks mcnto

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 6 місяців тому

    M.a allaha haku barakeeyo

  • @sahraxaji5441
    @sahraxaji5441 Рік тому +2

    Masha alhaa abaayo wan ka faaiday ❤❤❤❤

  • @samiramusa2518
    @samiramusa2518 2 роки тому +2

    Masha allah abaayo wajiga cidyaha ku yaalo wax ka qaado majiraan plz jwb

  • @فرححسن-ش8ق
    @فرححسن-ش8ق 2 роки тому +1

    Masha alaah uqti waad mahadasantahay

  • @SahraMoha-gr7lh
    @SahraMoha-gr7lh Рік тому +1

    M.A thanks queen

  • @fatouadan6232
    @fatouadan6232 2 роки тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا 😘😍❤👌

  • @Nuuronalka4Nuuronalka4
    @Nuuronalka4Nuuronalka4 4 місяці тому

    Thanks wllsheyy❤❤

  • @aadnodaahiraadno3825
    @aadnodaahiraadno3825 2 роки тому +2

    Maasha Allaha ❤️🥰🥰🥰🥰👍

  • @xilwacadey7903
    @xilwacadey7903 2 роки тому

    Mahadsanid Abaayo

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 2 роки тому

    Faiza abaayo iskaraaab oo adi mardhow noga faa,iideysey paa isticmalaaa fasaliinka maku darsan karaaa wajiga malo isticmaaali karaaa oo saliida leh iso jwb xbbti

  • @Nawaalkaamil
    @Nawaalkaamil Рік тому

    Thanks habo❤❤❤

  • @saafiabdalla4563
    @saafiabdalla4563 2 роки тому +6

    Abayo faisa cream aamin ah O wajiga I cadeyo I sheg ado mahadsan

  • @kawsarismail3951
    @kawsarismail3951 2 роки тому

    Thanks a lot sister. ❤❤…….🥰🥰🥰😌👍 🙏

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 5 місяців тому

    Ascm walayaal fasliinka timaha ayaad marsadey laba Mar mudo laga jooga 2sano xanuun dawa qaad madaxa oon wareero ka qaadey markan isdaagayo dhulka ila wareegen hada waxa idin kaga digaa in marsan inta fasaliin marsan waan fiicnaa

  • @aaminacabdillahi6154
    @aaminacabdillahi6154 Рік тому

    Thanks abaayo

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 2 роки тому +1

    MashaAllah wllo mahadsanid

  • @istaraqcumar2834
    @istaraqcumar2834 2 роки тому

    masha allah faiza dagan shukran wax badan ka faiday❤

  • @jiijowaxkastoigafili4821
    @jiijowaxkastoigafili4821 2 роки тому

    Mashaa allah

  • @xidigtamarkocadey7108
    @xidigtamarkocadey7108 2 роки тому

    Thanks my Queen

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 роки тому

    Thanks for sharing sis

  • @saafiabdalla4563
    @saafiabdalla4563 2 роки тому

    Masha allah

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 2 роки тому

    MashaAllah tabarakallah 👍🏼💕💕💕

    • @CrahmanBashir
      @CrahmanBashir 10 місяців тому

      Waan dhawahay😢😮😮😮

  • @هنأأحمد-د8ص
    @هنأأحمد-د8ص 2 роки тому

    Masha allh

  • @AyanAyan-ry5xk
    @AyanAyan-ry5xk 2 роки тому

    لو سمحتي اعملي لنا كريم تفتيح أماكن حساسه

  • @hibaaqahmed9277
    @hibaaqahmed9277 2 роки тому

    MnshIIh wll

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 2 роки тому

    ما شاء الله

  • @xafsoabdi807
    @xafsoabdi807 2 роки тому +2

    Vesline kaligiis hda marsado suniyaha kwrn ii soo jwp abyo

    • @kamiilamohmuud
      @kamiilamohmuud Рік тому

      Abayo anaa tijaabiyay kaligiis aa marsadaa vaseline suniyaha habaynki.ku jiftaa

    • @dahirnuur2160
      @dahirnuur2160 Рік тому

      @@kamiilamohmuudsee waye hee xbbti

  • @faizahassanhusseinfaizahas8438
    @faizahassanhusseinfaizahas8438 2 роки тому

    Abayo waxaa isoo shegta wax madmadowga igaa baa iyo isheg waxan qaba.xasasiyed dawo walbo hadan iticmalo wey idhibaysa ilaa tali maxa sameya wajiga wuu igaa bahdilan yahay😭😭😭😭😭

  • @aminoahmedabukar2024
    @aminoahmedabukar2024 2 роки тому

    PaaaYoh wajigyga saliiidaw leyhy nabrana Kama dhamaado bomaatoyin nocya padanaaa isticmaalay qaarna wy iga sii Darren qaarna whitening lee isii ziyaaadiyeen wx saliiida iga yareeyo iyo nabraha ila Soo wadaaag plz. Dhipaa ku qapaaye

    • @saacidbaanuu3915
      @saacidbaanuu3915 Рік тому

      Abaayo waxaa jiro kaniini hadaa xunto kaa ba Aayo nabar dhan

  • @xamda4747
    @xamda4747 Рік тому +1

    Manuh ku madobenen ilen waxan kah cararanah ilen waah madoow weh😂🤔

  • @ladanahmad6804
    @ladanahmad6804 2 роки тому

    Abyo kareemka indhaha kkuwee ugu fican noosheeg indhaha qaleel iga yihiin

  • @shugrimoalim2694
    @shugrimoalim2694 2 роки тому +2

    Habo vaseline ka iyo vitaminka side iskugudara

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 роки тому

      Wax yar o vasiline waxa ku dare hal dhibic vitamine e wa isku qase si toos a u isticmale

  • @sadiyoosman
    @sadiyoosman Рік тому

    Somalia malagu marsa karaa vasalinka

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 роки тому

    ❤️❤️👌😘

  • @sacdiyoxusein310
    @sacdiyoxusein310 2 роки тому +2

    Sokorta hadee soo raacdo quraansho kawaran

  • @ayaanmuuse2884
    @ayaanmuuse2884 Рік тому

    Ma bishmahaa

  • @ahmedabdi7074
    @ahmedabdi7074 Рік тому

    Abaaayo bus bus wajiga igaga dhacay God God madow ah igu reebay maxaan sameeyaa😢

    • @musdimohamed5127
      @musdimohamed5127 Рік тому

      Abayo ritano karenka la dhaho marso madmadowga ufiican yhy

    • @ahmedabdi7074
      @ahmedabdi7074 Рік тому

      @@musdimohamed5127 abaayo aaa😅 naa will ahay waxa iga sax

    • @Idmaan.
      @Idmaan. 8 місяців тому

      @@ahmedabdi7074😂😂

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 2 роки тому +1

    MashaAllah abayo wa ka helay jazakallah kheir 😍🥰😘♥️♥️♥️