Meshan kuyabay ayan fadhiya wlhi🥺💔 subxanallah syriya wax aya kaso socdo e bal fitnada socoto allaha dhinac hanaga mariya turky ama wadan kale ha ahado somalia dan kama lahan only dantoda ayay ujogan lkn erdogan somalida iyaga laysku laya ayu ogada
Turkiga waxaa ku jira qab cunsuriyaysan somalidun waa ku qaldantay waxa uu na tusay calooshiisa waana in ay wax ka barataan hagardaamadiisa somalida waxaan siinay dekad shaqaynaysa araboor shaqaynaya khayraadki badda ku jiray oo dhan waxan siinay safaarad xeeb ku taal oo aan loo ogolay dawladaha ajnabiga oo xaafad dhan ah waxan siinayay xero ciidan oo aad u weyn waxa kaloon siinay xarun dayax gacmee d laga rido oo 10 km ah waxan siinay mashruuci shidaal qodista badda oo reer galbeed iyo maraykan ay wada fiirinayaan su,aashu waxa ay tahay maasaa wax na taray mise isagaan wax tarnay???
@CanbaroBile 😆 maya walahida ee waxa dhibsaday Shicada sheekhinta dhaba galaya ,shica io suuni ba Allah na wala xisabin ee dadka a la daayo,maanta shiica u ba u hiilineysa filistiin ee
@CanbaroBile wa qaby ka tirsaan shiica ku was,shiico waxa amiin sanyahay in ay wadho khadan ku joogan ee waxa la sameeya midnimo ,maanta midnimo lo baahanyahay ,tafaraaruqa mareykan io yahuuda ba sas bey rabaan ,ala fog jignaado
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Shiiq waxaa tahay qof falanqeeynayo wax aan caadi eheen Guruubyo group yo saxaraha kujirto iyo dowlado satarlaatka ama dayax gacmeedka sirdoon iyo daroon iyo hub casri ah heesto ayaa isdigalayo caadi ma ahan.
Digaaliyahano duurka iyo saxaraha kujiro iyo dowladaha satarlaatka ama dayax gacmeedka iyo darooniska ayaa isdigalayo waa Been. Inay xogtooda hayaan waxaa cadeen noogu filan qariirada ayagaa maamulo Guriga diriskaada hadii dhismaha wax laga badalo qariiradana wuu badala marka aan iska hubino waxaan sheegeyno. ...
Allaahu Akbar, Ustaad tani maahan Nasiib wanaag kaliya ee waa Mucjiso Rabbaani ah Dabcan.Thanks All.
الله أكبر❤الله أكبر
ALLAH IS ONE ❤
Power of Allah Allahu Akbar
Arinta ninkaa badbaaday waa mucjiso, Ruuxa alle swt ku xirana marnaba ma khasaarayo
U duceeya walaaldeen suuriya iyo qsaba
Alla bad baadiyey Tiisana waxaa ka dhineed
allaahu akbar waa awooda alle
Alahu Akbar❤❤❤❤
Allaahu Akbar wamayatakal Calallaah fahuwa xasbuh 😢Alxamdulilah ilaahbaa badbaadiyey Ninkaas inta dhimatayna Allaha Unaxariisto, amiiiin🤲
Allahu akbar
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
La hawla wallah quwwata illa billah
Kolayba wax waa laga sugayee alle ha u faduudiyoo
Ordagan wuxu udhaartay waa turkey lkn bal xasan shiikha somaliya udhaartay kawarama ee wadankii gatay
Ilahoo Muslimiinta Dhan U Gargaar Gaar ahan Xms🤲🤲
Subxana Allah 😭 ina lillah waina ilayhi rajicun ilahoo inti muslim ku shahiday u aqbal 🤲😭😭😭
Nin walba danahiisaa ugu horeysa waxuu ka fakaro ardogaan horaan uga shakiyay in uu duuganyahay
من يتمسك بحبل الله فحبل الله منقد
Mashaalah waa arin weey
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Illaahey awoodiisa baan aragnay
Alaa went Ninkii Aaminaa AWOODLEH...
❤❤❤
Somalida inta badan wan la yaba turkey ayay so doweysata ayako le Muslim waye turkiga WA calmani Marka iska ilali ona isku ilali
Saax 😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😢
wlalalkey seelacag loga sameeya shiqow ifahansii please
WAX CABSI AH KAMA MUUQTO
IIMAAN DHAB Ah
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Turikiga waxaba macaawenin siiraya
Asc sheekhow erdogan nama gadin lakin hasan sheekh ayaa confuse noqday
SCW ❤SCW ❤SAW ❤SCW
Mahadsanid wadaagista!❤ Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?🤔
Sheikh codkaga wawa nadifmaha
Allahu Akbar
iran yaa kale oo sameynaaya
SHEIKH ANNIGA O LIBYA DIYAARAD KARAACEY ILLAA ALGERIA AYAA MARKII AAN TAGNEY ALGIERS DIYAARIDII LUGAH AYAA USS BIXI DIIDEY.WAXAAN NALOO QEEYBIYEY KARFANO O DIYAARIDII BADDA AYEEY AFKA SAARTEY.SIDAAN UDUCEEYSANEEYNE AYAA LUGIHII NOO FURMEEN BADDA DUSHIISA.ALXAMDULILAH.WAXEEY AHEEYD 1980 Abdul shiqaal Nairobi kenya
Somalidu Madax Ushaqaysa Hakeensadaan Wadamada Kale Hanabad Galiyaan
Allahu akbar awood ilah waaye
Taas macnaheedu waasax
Súuriya dawlado tirada ka badan ayaa gudaha ugu jira oo ah mid dan leh iyo kuwo burburin ugu jira.iiran kaliya maahan
Fulayiinta Iran oo kasoo cabsaday isra
Masha alah shkh suuriya waygulaysatay maxa elay waxay donayan hasameyane kumadharayaso wllll ee qalbiga hanagajabin ❤❤❤❤🎉
Meshan kuyabay ayan fadhiya wlhi🥺💔 subxanallah syriya wax aya kaso socdo e bal fitnada socoto allaha dhinac hanaga mariya turky ama wadan kale ha ahado somalia dan kama lahan only dantoda ayay ujogan lkn erdogan somalida iyaga laysku laya ayu ogada
Suuriya waa la qaatay yuhuud iyo Usa Iyo Turki ayaa qaybsaday. Adna weli muslim iyo Iran ayaa cadow iiga dhigaysaa
Waa kuwii askarta ahaa ee lacafiyey oo shiicada lasoo dardaarantey
waxa la yaabo waa dad ilaah aqonsaneyn awoodisa iyo amarkiisa soconayo oo ah inu yahay facaal lima turiid
Ale dile ayaa dhinta lkn imaankiisa alaha usiyaadsho
kuwan melna ma gaarayane nagadaa warkooda
Xagee ka keeneen daroonka jabhad ayay ahaayeen ma soomaalibaa soo baar alwaax iyo fevargalaas ayay ka sameesantahay iyaga ayaa sameestay aniga waxaa micna ii sameenhaya in maanta min idlib ilaa laadiqiya waayeelka suniga rag iyo dumar alle ku caabudaya ayaa farxad leh 65 cadow umada baabi inayay 15maalmood kuma dhamaanayo suuriyo oo suni ah way dhaqaaqday baraamiishii waa laga reestay waxaan dhacaya waxba uma arkaan
Islamka waxoo umuuqda inuu yahay mid qaadayo jidka kiristanka kuwa iyaga israbin hadane isdigaalo balse digaalka kuwa kale kula jiraan xooganyahay . Xaalka waxoo u muuqda is ilaalin iyo isdhabarsaar aan isdhabarsaarno hadii nagala guuleesto muqadasaadkeena xitaa lamadhaafayo wixio qilaaf dhexdeenana aan xalino waa jidkii kiristanka waxa uu hada islamka qaadayo .
Turkiga waxaa ku jira qab cunsuriyaysan somalidun waa ku qaldantay waxa uu na tusay calooshiisa waana in ay wax ka barataan hagardaamadiisa somalida
waxaan siinay dekad shaqaynaysa araboor shaqaynaya khayraadki badda ku jiray oo dhan waxan siinay safaarad xeeb ku taal oo aan loo ogolay dawladaha ajnabiga oo xaafad dhan ah waxan siinayay xero ciidan oo aad u weyn waxa kaloon siinay xarun dayax gacmee d laga rido oo 10 km ah waxan siinay mashruuci shidaal qodista badda oo reer galbeed iyo maraykan ay wada fiirinayaan su,aashu waxa ay tahay maasaa wax na taray mise isagaan wax tarnay???
Waxa sooriday RUSIA
ri wałba shilalkay is dhigtaa lagu qalaa
Nin isagu badisi gadanaya adi ma ka celin karta
Nidaamka Asad na halkuu ka soo galay ka waran Israel waa magac doon
No ordogan sidas ma oranin ee si fican iska xubii maclimo
Sheekhoow diyaaradahaas iyagaa sameystay dagaalyaha nadaas Alnasar
Erdogan waan ku raacsanahay waxuu arkay madaxda Somaliya inetsande damiir iyo aqli midna laheen inaay cebeyaan ayuu ka baqay aniguba waa saan yeeli lahaa
Hadii lagu caawiyey ciidan laguu dhisay laakiin ay caqligaagu uu dhaafiwaayey calooshada turkigu uu inaga daalay madaxda somalidu dadku caqliga ka fekeraan laakiin kuweena caloosa ayey ka fekeraan
Shiikh negative 😊
Sheikh lama gadine aqido fican malahan dad caaisho ceynayo iyo asxabta ilahay ayaa garabkoda ka baxay
Sanam caabud kabiir
wax laga naxo miya mase waxa inuu ILLaah waxu rabo dilo iyo waxu rabo daayo aay amarkiisu socdo
Dad laaysku galen karo maaha madaxda Somaliya damiir caqli iyo wadaniyad midna malaha haka cararo erdogan waa runtiis
Erdogan munaafuq waaye somaliya wuu khiyaamay itopia ayuu hoos geeyey
Indho sarcaadka reer galbeedku muslimka udhigaan miyaa Run mooday
Asc sheeq ma been baa adigoo aduunka kaa jeestay ayuu ku caawiyay marka been ma ahan anagoo baahan na caawiyay marka hadalka yaan la xumeen sheeq.
Iran wa wax ma tarto , ummadda sunniga ah ayey u xoog badan tahay e lkn yuhud wey ka baqdaa.
Sheekhow shicada maxa laga siiya?
Miyaad thy adigu mxy runtu ku dhibaysa😅
Shiico Kher Maleh Wana Munafiqiinta Zamankan😏😏😏😏😏
@CanbaroBile 😆 maya walahida ee waxa dhibsaday Shicada sheekhinta dhaba galaya ,shica io suuni ba Allah na wala xisabin ee dadka a la daayo,maanta shiica u ba u hiilineysa filistiin ee
Wxsi waa show wllo yey kaa gadmin Cid ay uhilinyso malehe dadka caayaya hoyaden casha iyo asxpti nebiga miya wax inla wadaga
@CanbaroBile wa qaby ka tirsaan shiica ku was,shiico waxa amiin sanyahay in ay wadho khadan ku joogan ee waxa la sameeya midnimo ,maanta midnimo lo baahanyahay ,tafaraaruqa mareykan io yahuuda ba sas bey rabaan ,ala fog jignaado
Wa sax inu Erdogan sida uu hadlo wayo danihisu eganaya ee adigu somali kolkad dhiqo oo gal u sujud ah madax kadhigatay maxa rabta beec ba tahay
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
Allahu Akbar
wlalalkey seelacag loga sameeya shiqow ifahansii please