Jawaabta Madaxweyne Xasan ee Shiidka shacabka By Dahir Alasow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @dahir.alasow

КОМЕНТАРІ • 206

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Місяць тому +5

    Walaahi kan in madaxweyne loogu yero ma istahilo munafaqa hantidii dhameyd intuu jebka KU shubtey cudur kugu dhac🥺🥺🥺naxariis laawe

  • @MaryaanIbrahiim
    @MaryaanIbrahiim Місяць тому +17

    Kan in madaxweyne loogu yeero ayaaba ceebweyn ah

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Місяць тому +6

    Waa qosol kama qasno war waxaan haleyska kor qaado odaygan xanuunsan

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 Місяць тому +7

    Kkkkk waxaan sheeka ku maqlay cabdi rashiid cali sharmarke iyo xaaskiisa oo swimming ball ku dabaalanaayo yaa naagtii waxay tiri cabdirashiidow somali waa tagta saa intuu ku qoslay yaa wuxuu yiri Abaayo somali matagine waxa tagay waa ini iyo adi kaliya kkkkkkkk marka sheekh adeer waxa daarha dhisanaayo waa adiga iyo qoyskaada la soco

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Місяць тому +6

    Xassan dhiiqo hadii isaga iyo carurtiisa hantidii qaranka aad u dhacday dhalin yarada ka xishood oo misajid ka ka xishood goob cibaado mic 🎤 ha qadan

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i Місяць тому

      Aabahaana waad dhihi laheeyd ileen maba taqaanid aabahaa

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g Місяць тому +1

    Keep going brother dahir alisow

  • @mustafNune
    @mustafNune Місяць тому +2

    Wala shiday wlhi dhanana jiro

  • @luulsharib
    @luulsharib Місяць тому +2

    Hassan Sheekh waa nin baahi ku soo koray siduu u hadlayo maaha sidii nin madaxwayne ah 😢

  • @KamaalXasan-h3d
    @KamaalXasan-h3d 24 дні тому +1

    ❤❤❤❤

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 29 днів тому +1

    Inti aan ka dheer nahay cadaalada oo qalbiga ka bugno dulmigana sharci ka dhiganay saan uunan ku jiraynaa waxan is waydiiya waxa dhiban waa cidan ka dhashay ee hawiye uyukaa qabuurada laga raray bakaarihi laga barakiciyowhaayaa asaan ku jirnaa mudane MW Xasan minow ahaan lahaay FARMAAJO xaan dhihi lahayn boqol ceebood uusan lahayn intaan u yeelno oo dulmino sharaftisa ku xad gudubno weliba dhihi lahayn sidi inowsanba somali ahay areer VILADA KA SOO BAX YAA NA HABAARAY XAAN U FAHMI WAYSANAHY KUWA JCL TAFARARUQEENA IYO INAN MUG KASTO ISKU DHEGANAANO XOOLAHEENINA SHISHEEYE NOO CUNAAN😪😭😭☹ILAAGOW DULMIGA QALBIYADEENA KA TIRTIR CABSIDAADA KU BUUXI AAMIIN

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 25 днів тому

    waa sax dalxuureye guul iyo goobo nimo❤❤❤

  • @Maxkamada1
    @Maxkamada1 Місяць тому +7

    Waa lashiiday haloo dacwoodo Maxkamada dahir alasow

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i Місяць тому

      Saaxibul shaxaad Lee shiiday

    • @UmuSara
      @UmuSara Місяць тому

      Yahu ya ku dacwonayo

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Місяць тому +2

    Ini nin darooda ayaan ahay oo kablalaxa oo koombe ah oo harti ah oo siciid harti ah ama dhulbahante , ninka daahir calasow soomaali wuu jicelyahay dadka qaar ma fahmaan

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe Місяць тому +1

      Adigaa u maleeya markuu arkay HG oo guryihii dawlada laga wada saaray laaluushkii laga joojiyey. Daahir candho 😂😂

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 29 днів тому

    Madaxweyne ha ugu yeerin tuug eey ah weeye xasan xoolo

  • @mohamedsharif7355
    @mohamedsharif7355 Місяць тому +2

    Absolutely mudane hassan sheikh mohamud

  • @mahadmaxamedashkir2410
    @mahadmaxamedashkir2410 29 днів тому

    Masha allah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Neima1000
    @Neima1000 Місяць тому +2

    Hala eriyo xassan dhiqo naf iyo nolol malee dhaliyaroy iska rooga eriyada💪

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 Місяць тому +1

      Adeer keen miyaa ceerina farmaajo miyaa keena 😂😂😂

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 29 днів тому +2

      ​@@callidheere2600Hh adeerka mxaad kuheysata de ..war midki wax kutarayo dooro ..qasab maaha farmaaje midki fiican ilaahy hakeeno dheh ...dhalinyaradan siyaasi tuug bey iska agfadhiyaan bcz wa adeerkey waxbana maheystaan o shaah xita iskamadhiibi karaan ..war ya alla yaqaano

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 28 днів тому

      @@callidheere2600adeerka Waa Qaain Lakin Farmaajo Shacabka Ma boobin Hantida Shacabka ee Aderka Qaain waaye Doorasho kaama rabo farmaajo Somali kaa Badan❤❤❤

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 27 днів тому

    Soomaali xsm ka qaado inta kale qabiil eex ayee horkacayaan ninka.fiican oo iimaanka leh baraha bulshada waa aay ceeysaa ee laa luushka aan xoolaha u mada ku bixin xasanoow dadkaan waa ku soo dhaxdhuntay oo juhalada ah afrikana amaanta aad ka heshana kuuma quuraan oo aad ka mid noqotay tubanka.madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta fog ilah cadawgaaga ha jibiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 25 днів тому

    Kuwiisa uu dhalay darajo sare ow geeyay ilmaheeda waxuu dhahay guryaha ha dhisaan.
    Yaahuu illaahow Naga qabo kan.

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 29 днів тому

    Kkkkkkk Wa la shiidey
    Mw Xasan sheekha

  • @Xaashi5Xaashishuuriye
    @Xaashi5Xaashishuuriye 15 днів тому

    Kķk😊😊😊😊

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 25 днів тому

    waa sax❤❤❤❤

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Місяць тому

    Doowlada lacag mucaawina ah meey dhiibtaa Maya waxii Alla kusiiyo abshireeyso

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 20 днів тому

    Daahir Calasow afhayeenka shacabka waa in loo doortaa haduu sidaan xukumadii shacabka wax uqaban weysa ugu difaacaayo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    QAWARIJTA IYO KUWA LA SHAQEYSTA WA EYAHA SHEYADIINTA NARTA HALA LAYO

  • @Abukar-c6y
    @Abukar-c6y Місяць тому +1

    Ninkaan wareersan oon wadmeeyn oo waqooyi koofur u maleeyo

  • @xaliimokeynaan8465
    @xaliimokeynaan8465 Місяць тому

    Thonks

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n Місяць тому +1

    Wixii oo dhan adiga afka u dhigtey madaxweyne xagey aadan 🥰🇸🇴❤️🇸🇴dhalinyaro fadhiga ka kaca iska qaada heryada gajada iska dulqada tuuga baahan ee badini Ethiopia ka ibsadey xassan gurgurte somali maha waa cadowga shacabka somaliyed 😂😂

  • @Xaashi5Xaashishuuriye
    @Xaashi5Xaashishuuriye 15 днів тому

    Kkk

  • @mathszone8025
    @mathszone8025 Місяць тому

    brilliant

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 27 днів тому

    Daahir. Wlhi cadi mathid heesta afi ma sameyey.

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Місяць тому +1

    Madaxweynaha wax badan buu ogyahay qeeylida naga dhaafa tuugada khawarijta no more 💣💣💣👎🏻👎🏻👎🏻

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 25 днів тому

    bismillah asc horta waxan leyahay shabaab iyo tuug aabihiis waa adiga wllhi suma wllhi ma dhalinyaradena aad tuuginimo ku caayee adaaba burcad ah hantidi dadweynaha somaliyed dhacaya adunka caalimka lama sheegin mw qaran oo daroogo kaganacsaa x aboor waxa tahay abris nolasha umada somaliyed ayaa laguu soo diray fadlan vilada iskaga tag heykalka dowladnimo waadku kashifantene oo Mogadishu waalagaa nacay shabaab tuug burcad aboor abris intaba adaa daadifeya fircon umada somaliyed far iyo suul allaha kaaga dhex saaro wiliba adoo duleeysan naclatullah

  • @AliAhmed-dn7dw
    @AliAhmed-dn7dw 29 днів тому

    Daahirow xaggee muqdisho shaqo bixin jirtay ee hadda xorantay. Waa lays ogyahay 35 sano ee u danbaysay. Majirto mar ay koofurta somaaliya kanabad badantahay. Dhaqaale xumadana waxa ugu wayn oo keenay waa wali dhulkii beeraha wali shabaab ayaa looga baqayaa oo lama maal gashankaro. Dowladuna barnaamijyo hasoo kordhiso.

  • @user-cy7en8cc6s
    @user-cy7en8cc6s 24 дні тому

    Unuka iska leh thanks

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br Місяць тому

    birmadii xasanshiiq maasha alaah wilkan habaryarta uahay

  • @IshaBare
    @IshaBare Місяць тому

    Waa madaxwayne shicibkiisa aankawarhayn Hadana kudigdiganaayo kudaacdaacsanaayo

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br Місяць тому

    war aamus dahir dameer hacaynin alshabakakkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkk

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 27 днів тому

    Hassan waa hiraaab king

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    KUWA ASAGA U SHAQEYA O QAWARIJIINTA O QABURAHA QODANAYO O SHACABKA BARA KICINAYO MA U JEEDO MIYA

  • @MACALINKALugeya
    @MACALINKALugeya 21 день тому

    Ninka xayawansan maba arag waligey waxad ku kibreyso wa shacabkas dhaqalahodii malinba lagu xisabindona insha allah

  • @FarxaanXidig-d9m
    @FarxaanXidig-d9m 23 дні тому

    Haa u sheg adaaba dhaamo daahiroow😂😂😂

  • @CabdiRasaq-mj2ow
    @CabdiRasaq-mj2ow 18 днів тому

    Dahir waliganolow sxb

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 24 дні тому

    Kani waaba xayawaan calooshiisa ushaqaystea somali dankamalaha

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc Місяць тому +3

    Beenaale aan ilahay garanayn .xaguu ku arkay dhismayaal .
    Ma kuwa asagu xaaraanta ku dhisanayo asagu ayuu Lee yahay ha loo shago tago.
    daahir ogaw inuu hassan marna bixinayn raali galin .
    waayo waxba uma arko inuu dhalintii soo dooratay inuu cay ugu jaabo.
    masajidka kama xishoonayo

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 Місяць тому

      Axmaqow madaxweynaha waa runtiis oomaalinwalba ayuu dalka siidhismaa dadkii cayda dadka lacagta kuqaadanjiray ayaa maanta barooranaaya ee shaqeesta Cbb danbe waa kaxaaraan xukun.

    • @user-mk4eh3yy6h
      @user-mk4eh3yy6h Місяць тому

      Hhhhh kuwasi kawada shaqoyinka uushegayo waa mdxweyne dadkisu iyo dalkisu unaxeyn umadu allah kaqabto

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Місяць тому

    Ilaahow ummadda u gargaar

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Місяць тому

    😅😅😅😅 dahir calasow run badanaa!

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Місяць тому

    KELIGII CUNOW KELIGAA CELCELI

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Місяць тому

    Kkk dahir Calasaw laftarkiisa laga jaray lacagtiii

  • @AxmedCusmaan-b4g
    @AxmedCusmaan-b4g 24 дні тому

    Baba daahir is full

  • @maxamed798hasan7
    @maxamed798hasan7 Місяць тому

    Asc dhahir calasow waad ogtahay waxwalbo meesha ay marayaan maad ka hada shid dubeey guriga guriga ay ka ibsaden heer xasan shiq ilmahiisa diyaarada horay usaaran narwalbo maxaa diiday eebow

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br Місяць тому

    waryaa daahir dameer hacaawinin alshababka shaxadmaleh eeyohowkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkk walashiday dahir dameer wuushiday

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 Місяць тому

    ABTI ADIGA AYAAN MADAXWAYNE KAA DHIGAYNA

  • @cllaahisheikhxaamud4496
    @cllaahisheikhxaamud4496 Місяць тому

    Waa taladii uu siiyay in dadka dhaqaalaha lagala diriro gacantana ay ku hayaan qoyskaga iyo dad aad ku kalsoontahay dhaqaalaha dalka oo dhan mudo dheer waad xukumaysa wadanka.

  • @HusseinMaxamud
    @HusseinMaxamud 25 днів тому

    Waxa shiitsan waa soomaali aad udhaqratay masuliya dooda in aad qaadey garguurte iinkaar hakugu dhacdo

  • @user-ti8qb2hl7l
    @user-ti8qb2hl7l Місяць тому

    Wadanka wlhi wa shiid baahi aya jirta waxaan la ilmeeyay wlhi aniga oo maka almukarama jooga ayaan arkay wiil oooynaayo oo leh adeer wn baahanahy 😢 markaas ayaa xasan igu so dhacay oo madaxweyne ilaahey igama dhigo😢

  • @Xaashi5Xaashishuuriye
    @Xaashi5Xaashishuuriye 15 днів тому

    Kķk

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Місяць тому

    madaxweynaha waa boqoradii tiri dadkaan maxay uqeylinayaa waa gaajeysanyahiin haday rooti waayeen waxay tiri maycunaan doolshe hada xasan waa sidii

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    XASAN ABOOR WAXOOW IGA DHINTEY MARKU XABALAHA QOTEY BARA KICIYEY SHACABKI HAWIYE O DHULKA LAHA

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 День тому

    Daahir xasan sh waa beenlow lacag ayaa waashay

  • @pianochannelofficial6557
    @pianochannelofficial6557 Місяць тому

    Waxaan la yaabay markuu Rabi in uu dhalinyarada mega u qaadanayo muxuu masaajidka ugu soo cararaa 😂😂😂😂😂😂

  • @HusseinMaxamud
    @HusseinMaxamud 25 днів тому

    Dhalinyarada shaqa madaxweyne matihit waxaa tahay cadawga somaaliya garguurte dhulka hakulago idimale

  • @omarhassan1668
    @omarhassan1668 Місяць тому +1

    Maanta ka hor run maasan sheegin runtii waad ku amaanantahay jawaabtaada maanta waxaanse ku leeyahay xasan doqonimo aad u facweyn ma heyso waxaa uu sii banaeysanaa dhiiga dhalinyarada soomaaliyeed haddii ay isku ayaan mudahhaar la mid ka dhacaya Kenya Nigeria iyo bangaaladiish

    • @omarhassan1668
      @omarhassan1668 Місяць тому

      Dhaqaalaha dawlada Ingiriiska Garmalka iyo USA ayaan gaarsiisaneyn 4.35 korar dhaqaale sidee Soomaaliya ku gaari kartas 4.50 sida xasan sheegtay soomaaliyeed ma leh korar dhaqaale oo loo xisaab iyi waxay ku nooshahay kaalmo dhaqaale oo la siiyo
      Waa ruux aan been ka xishoon iyo aflagaado oo u geystay dhalinyarada soomaaliyeed
      .

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    MUQDISHO MA QADI KARTO INTAAS O SHACABA DADKA TUGSADA WEXEY LEYIIHIIN BERO GURYO WA IN LO CELIYO DHULKOODA EY FASHAN BERAHA OY ABURTAAN XOOLO

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Місяць тому

    MORYAN MORYAN DHALAY WEYE XASAN DHIQO

  • @user-cy7en8cc6s
    @user-cy7en8cc6s 24 дні тому

    Ninku ma dabaq ayu ka hadlaya mise ku dhawad 40 Sano duqa Mogadishu geela iyo loada bulacadaha nin qabiil ilmihista qurba geystay iga dheh

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 25 днів тому

    ninkàan soomaalida boqòl jeerowu

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 24 дні тому

    Aabahaa was dhisma maa udireey wiilasha xeywaan

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Місяць тому

    Adeer Daahir, Runtu aad iyo aad bay u Xanuun Badan tahay, Beentuna aad iyo aad bay u Macantahay,M/ Xasan Sh, Runtu ka Sheegay Koonfurta iyo Bartamaha Somaaliya, waxa Jooga Waa Alshabaab, Zo Shabaabku Kama Imaan Cirka Ee waa Shacabka ka kal Imaaday Konfurta Bartamaha iyo qolada wada Ee Meel gelisa Isaaqlayn iyo Dahab Shii iyo Hormuud iwm zo Shirkadahas haday Dowlad Imaayo Doolarka Ay Gurayaan Ma Helayaan,Marka qofkii Run Sheega qof walba Oo Somali ah Afkuu goosana, waayo waxan nahay Bulsho ku Nool Beenta ka Fog Xaqiiqda Jirta, Neceb Runta zo, Alshabaab Ciid hoosteda kama Soo bixin Ee wa Shacabka Caasimada iyo Gobolada ku hareeraysan Ee yaan M/ Xasan Sh Afka lawada goosan waa Xaqiiq warkas.

  • @BirlabBirlab
    @BirlabBirlab 24 дні тому

    War horta ninkan xasan shiekh markuu masaajidka tagayo jimcaha 2 diisa xaas midee soo daahirasa madaxwayne jimcaha danbe mida ku soo daahirisa magaceeda noo soo sheeg

  • @hanathajo313
    @hanathajo313 29 днів тому

    Daahir calisow afhayenkii madaxweynaha daawo Facebook wuxuu kuso qorey Shiidka waxa looga baxa Jilib in la aado ayu yiri 😂😂😂😂😂

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge Місяць тому

    Xaar badne waxaas hanoo sheegin madaxweynaha waa runtiis asagaa noosheegay
    Ee daahir candho adiga futadaada u sheeg

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 Місяць тому

    waxan aya madaxweyna lagutilmamayaa dhalinyaro warka waa lidin cadayay

  • @user-qn1qm7xl4p
    @user-qn1qm7xl4p 14 днів тому

    Xukuumsdii siyaad dugsiga dhaxe haduu kabaxo shaqo buu helayay

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Місяць тому

    Dhismaha ma dadka wada leh ninki leh baa dhisanaye ninku rabana wuu dirsanaya e?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    XASAN SHIIKH CANSHUR UGA TIMAADO PUTULAND SOMALILAND GEDO BEYDHANO WUXU XUKUMA MUQDISHO KELIYA WUXU CANSHUR KA QATA REER MUQDISHO WA QALAD INU BARA KICIYO SHACABKIISA HAWIYE

  • @osmansharif5893
    @osmansharif5893 Місяць тому

    Dahirow
    Maxadweynaha u sheeg looma baahan aqoondaridiisa ma aha shaqada loo baahan yahay hal mashruuc dhismo guri oo keliya ee waxa laga sugaya mashruucto badan.

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Місяць тому

    DAHIROW AABAHA SOMALIYA WA RUNTIIS WAXAN LA SAMEYN KARIN BUU SAMEYAY MID KALENA AANAN WELI HORE U SAMEYN TAAS ANAGAA WADA OG XAQIIQDA

  • @CabdiqaadirMuxumed-z1b
    @CabdiqaadirMuxumed-z1b 24 дні тому

    Daahiroow adeerkaa wuu liitaa waa nacas waa fully wa kabaqaad wa danayste waa waxba,yahay erya duliga wagdahale ee foorora

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 27 днів тому

    War beenaalihii borobagaando ku noolka ahaa...

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    SOMALI WEY KALA TAGTEY 34 SANO DADKA AN WELI FAHMIN WA HAWIYE WA DADKA LOGU YIMADO IN LA DHAGRO LA LAYO LA DHACO AL SHABAAB AMASSON O HUBEYSA LO KENEY

  • @Mahametthasan-h7q
    @Mahametthasan-h7q 25 днів тому

    Xasanoow isu keeni wayday difaaci wayday dalkii dumisay dadkii kala didisay. Intii baaniyaal cunilahaa cali habeesaysto Awdal iyo selel intii Amxaar qaadanlahaa Jabuuti haraaceen. Soomaaliya Saamaali baadumiyey Soomaaliya soomaali baagadaya

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Місяць тому

    Daahir adiga Ayaa u dhaama dadka somaliyeed warkiisa ka Bax walalo adiga Ayaan Ku dooraneynaa

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br Місяць тому

    Walashiidaykkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdiAzizAhmed-vx8ut
    @AbdiAzizAhmed-vx8ut Місяць тому

    𝚆𝚑𝚕𝚒 𝚍𝚊𝚑𝚒𝚛 𝚑𝚊𝚍𝚊𝚕𝚔𝚊𝚐𝚊 𝚠𝚊𝚊 𝚜𝚊𝚡 𝚖𝚊𝚡𝚊 𝚠𝚎𝚢𝚗𝚊𝚑𝚊 𝚖𝚊𝚖𝚞𝚕𝚐𝚊𝚠𝚊𝚕𝚒𝚍 𝚒𝚗𝚞𝚞 𝚒𝚜𝚔𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚏𝚘 𝚐𝚊𝚠𝚊𝚕𝚔𝚊 𝚋𝚊𝚗𝚊𝚍𝚒𝚛 𝚕𝚎𝚎 𝚖𝚊𝚔𝚊𝚠𝚊𝚛𝚚𝚊𝚠𝚊̊𝚊😢

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Місяць тому

    Waa la shiiday 😢😢😢😢😢😢😢

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Місяць тому

    Anigu waxaan aaminsanahey hassan shiikh inuusan aheyn soomaali ee uu yahey clown ay gaaladu keensatey

  • @user-ux5ie1le2e
    @user-ux5ie1le2e 25 днів тому

    Xassan farmaajo fahad sanbaloolshe iyo inta kale ee aan latirin karin ee wadanka soo maray midna wadan uma roona ee illah.baa inoo maqan

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 День тому

    Daahiroow hambalyo waxaan maqlay waxaa laguu doortay boqorka maxmud saleebaan daahir hambyo adigaan kaaga dacwoonaynaa maxmud saleebaan iyo dhilooyinka maxmud saleebaan daahir hambyo

  • @IbrahimAbduleAliIbrahimbufle
    @IbrahimAbduleAliIbrahimbufle Місяць тому

    Dowlada oo dhan cidaada Lee waaye ilaheey ka baq oda tifoow boow

  • @mahadmaxamedashkir2410
    @mahadmaxamedashkir2410 29 днів тому

    Hhh

  • @maxamed798hasan7
    @maxamed798hasan7 Місяць тому

    Ilmahiisa waad ogtahay waxay ku sugan yahiin ee ka hadal bror

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Місяць тому

    Beenta masaajidka ilaahay kala bax,
    Xasan ma dherge,
    Ayax-oomman

  • @user-qv2pt3vd4t
    @user-qv2pt3vd4t Місяць тому

    Waa madaxweena beenlow ah. Mujrim ah ee munaafuq nima u dheer waaaaaaasyaaaaab

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg Місяць тому

    FUUNDI MIYUU UUMDA SOMAALIYEED U QAADAY AAWAY AQONTII EEY BARTEEN MATUURTAY TUUG ADIGAA. AH

  • @Caliya7
    @Caliya7 Місяць тому

    dhismaha nin ayaaleh oo cidurabo shaqaleysisanayee madhismo dowladeedbaa oo dadku usimanyihin xitaa dowlad hadeyledahay kuwey wax iskuyihin ayey geyneysaa beenbadanaa odaygu.

  • @hamida8217
    @hamida8217 Місяць тому

    adiga waqtigaagii xaaraanta caayda lagu heli jiray weey dhamaatay, balaayo kugu dhacday islaam isku dir badan.