Waa Tusaale Nool Dhinaca Kartida iyo Shaqada | Fabrizio Romano .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 405

  • @Rusheye
    @Rusheye Рік тому +242

    Wax walbo waxaa ka macaan Qur,aanka Allaah yaa igu raacsan saxibiyaal ❤️❤️👋👋

  • @muxiyadiinmuuse7577
    @muxiyadiinmuuse7577 Рік тому +130

    Here we go boy fabricio romano✊

  • @saeedmohamed9480
    @saeedmohamed9480 Рік тому +30

    Farxadaada ugu wayn waa mar uun in ilaahy ka badbaadiyo naar kuuna qadaro janno, yaa rabbi naga yeel dadkii fadligaga janno ku galo,
    Muhiim maha inaad so qortid aamiin balse aminta dheh laga yaabe inuu Allah kaa aqbalo.

  • @Hash__qute
    @Hash__qute Рік тому +223

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena Muhammed scw❤️❤️

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +52

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw ❤️❤️❤️❤️

    • @1Roxy
      @1Roxy Рік тому +1

      Scw scw scw ❤❤❤❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Рік тому

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Bashka001
    @Bashka001 Рік тому +41

    Ku sali nabi Maxamed scw❤❤

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Рік тому +39

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato❤😪

  • @pyeftbll
    @pyeftbll Рік тому +26

    HERE WE GO🎉EITH MUBARAK❤DHAMMAAN UMADA MUSLIMIINTA AH❤

  • @BENZ9293
    @BENZ9293 Рік тому +51

    Thank you brother for always providing us with interesting videos 🎉

  • @sulejamito8968
    @sulejamito8968 Рік тому +8

    Thanks brother you push us to do our best and make sure we survive in this selfish world

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Рік тому +15

    Viva ogansho ❤Viva omar inshar❤🎉😮 Viva shikh mustafa 😮🎉🎉🎉❤❤

  • @axmedusman590
    @axmedusman590 Рік тому +17

    Ku salin Nabigena The best person over The most knowledge able and The most shine all creaated prophed muhammad SCW☝️😒❤🕋😢

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 Рік тому +33

    Podcastigaagu wuxuu badalay gabi ahaanba maskaxdayda, mahadsanid ustaad

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 Рік тому +7

    Aad baad ugu mahadsan tahay Dhiiri galintada Mr Omar inshar ❤🙏

  • @theuniques2190
    @theuniques2190 Рік тому +25

    Dhalanyarada sportiska sxbtooda waxey kaga kalsooni badan yihin fabrizio 😅😊

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 Рік тому +4

    Here we go ninkan gacan utaagay caadi mahaa warkiisa waa lahuba yoshida yarkii hore Southampton iyo xulka jaban ayaa yiri waxa jiray inan koox iska diiday iyadoon xitaa xaskeega ogan ayaan arkay isagoo Fabrizo soo sheegay.

  • @BidhaamiyeTV
    @BidhaamiyeTV Рік тому +1

    Mahadsanid walaal Cumar Ishaar, arrin fiican baa ka hadashay, oo u baahan in qofka oo dhallinyaro ah inuu ka faa'ideysto, annigu waxaa ahahay saxafi hadda degan Soomaaliya, laakin la shaqeeyay Kenya iyo Turkiya, Fabrizio Romano muddo ayuu ii ahaa isha wararka ee xagga cayaaraha, waana sida sheegtay oo waxa uu ka mid yahay dadka ay saxaafadda caalamka ee maanta ka hadasha cayaaraha kubadda cagta ay soo qaataan wararkiisa. Fadlan dhallinyarada Soomaalida waa in ay karti iyo aqoon isku darsdaan si ay u noqdaan mustaqbalka kuwa wax qabsada oo aan dadna ku xirneen.

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 Рік тому +5

    Asaga inaanu Kudayana maaha Balse Ficil-kiisa kudayasho Mudan ❤

  • @hassanabdisamed6843
    @hassanabdisamed6843 Рік тому +3

    Mahadsanid Walaal Cumar🙏

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie Рік тому +8

    Sxb guleyso Anigu filimada xun xun ayaan dawanayey 4 year lkn dartaa baa uga harey dartada sxb weligey ku ilaawi maayo cumar inshar guleyso 🎉❤

    • @s24-b3j
      @s24-b3j Рік тому

      Side ugu hartay wll

    • @legendlion7150
      @legendlion7150 Рік тому

      ​@@s24-b3jana kugu cawina wll ee xage kaso qabta

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 Рік тому +1

      Zxp hadalka aan ka saxo madama aad labo mar ku soo celisi dartaada baan iskaga daayi sas hadhihin illah dartiis iskaga daayi dheh sababtana adiga lahaa ama wanadadi darted ban iskaga daayi ✊

  • @xamzasheekhaxmedbaaruud
    @xamzasheekhaxmedbaaruud Рік тому +3

    Ciid mubaarak idin leeyahay kulligiin gaar ahaan ustaad Cumar inshaar

  • @khadarahmed4568
    @khadarahmed4568 Рік тому +4

    Mahadsanid macalin cumar dhirigalintaada👍

  • @Samafale121
    @Samafale121 Рік тому +15

    الا ليت الشباب يعود يوما فاخبره بما فعل المشيب

  • @ciiseaxmedcabdi2829
    @ciiseaxmedcabdi2829 Рік тому +4

    Mahadsanid million jeer ustaadkeena hore u soco alle haki xafido ❤

  • @Edbashir
    @Edbashir Рік тому +13

    as a sales and marketing manager i feel this

  • @comfortable949
    @comfortable949 Рік тому +12

    Runtii kanaalka wax badano faida wan ka helay ee ugu horeeso sirtii Japaneska (Kayzen) oo wax badan ka badashay wax qabadkeegi
    Mhadsanid ustad Omar inshaar 🙏

    • @LicamsiBinu10
      @LicamsiBinu10 Рік тому

      Maqaalkaaz ciwaankisa ma ii sheegi kartaa 👍🤍

    • @comfortable949
      @comfortable949 Рік тому

      @@LicamsiBinu10 haa walaal
      Waa "Kaizen sirta Japan"

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs Рік тому +2

    Master Here We Go, FABRICIO ROMANO 🎉🎉🎉

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 Рік тому +7

    Horay Usoco Waxan Ka Faiday waxyaba Badn Waxa Kamid ah In Aan Diirada Ana Nooleyo Luuqadeyda ❤

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому +2

    Masha Allah wlal cumar jazakallah khayr Keep going waxad tahay qiibrad yaawii yasalam❤️💪🏻

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Рік тому +14

    Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤😪

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga7343 Рік тому +1

    Wiilkan ah ( fabrizio Romano ) waxa uu juhdi farabadan galiyey waane lagu ķalsoon yahay iclaamkiisa wxoo kahoreeyaa ama oo kaguuleeystay jaraaid iyo pabadan iyo 📺 ciyaaraha kahadlo wxoone ugu hormaray waa da.daalkiisa faraha badan marka wx walba waad sameen kartaa da.daal uun iyo adkeysi hadaad latimaado guul meel kuuma jirto

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 Рік тому +1

    Mahadsanid ustd Omar

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Рік тому +2

    Haa 100% waa dadaalkii oo qof ah ninkas F. Romano

  • @mansiontech1265
    @mansiontech1265 Рік тому +13

    KEEP WORKING FABRIZO ROMANI HERE WE GO ❤

  • @awaleali5732
    @awaleali5732 Рік тому +3

    Omar inshaar wll kasoo hadal kitabka quranka ee markii 3aad lagu gubayo sweden

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Рік тому +1

    Mnzhlh thanks wll omar inshar alle haku barakeeyo mcln bd noo tahey

  • @Ayubaliabdi
    @Ayubaliabdi Рік тому +4

    Ogaansho wuxu shego waa la isku haleen kara🎉

  • @AishaMegalle
    @AishaMegalle Рік тому

    Mahadsanid omar inshar

  • @xamza6
    @xamza6 Рік тому +2

    zxpyaal muraad baan leeyahy ilahey ha ii sahlo isoo duceeya

  • @maxamuudxasanal4527
    @maxamuudxasanal4527 Рік тому +1

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 Рік тому +2

    Omar sxp Allah haku barakeyo , bulshada muqaalo qiimo badan ayad uso gudbisa ❤

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Рік тому +35

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على على وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد((عيد مبارك ))

  • @MohamedHassanSuufi
    @MohamedHassanSuufi Рік тому

    Masha ustaad wax bdn ayaa ka faiday noso badi thnks

  • @YuusufAbdirahmn-kd3yo
    @YuusufAbdirahmn-kd3yo Рік тому +9

    Ilahay danbigina ha dhafo❤

  • @Elonmusk-tn5rz
    @Elonmusk-tn5rz Рік тому +2

    صلي على النبي صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @suleymaanmaxamed4667
    @suleymaanmaxamed4667 Рік тому +6

    Fabrizo romano made in Barcelona ❤

  • @thekingof21thbc
    @thekingof21thbc Рік тому +4

    Dale carnegie_ ayaa waxan ka hayay hadal ah:
    meesha caajisku ka imanya maaha jidhka ee wa maskaxda haddii aad 1saac shaqayso kadib aad 15min nasato waa hubaal inaad maalin kaas guul wayn xaqiijinayso adigoon weliba daalin
    Soo tijaabiya

  • @muscababdalla8532
    @muscababdalla8532 Рік тому +2

    Mahadsanid wll❤

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts Рік тому

    M.a mahadsanid wlky

  • @craxmaanaxmadclaahi3393
    @craxmaanaxmadclaahi3393 Рік тому

    Shukran ustaat

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +1

    Thank you so much bro

  • @mohamudjamahussein4445
    @mohamudjamahussein4445 Рік тому

    Romano legend soo maalida adaa booskaas ugu jira sxb

  • @bood90
    @bood90 Рік тому +7

    Been maaha Wax Faaido Kuuma Imaanayaan Adoo Fadhiyo 👏

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 9 місяців тому

    What an effort he done every day

  • @abdullahimohamed1704
    @abdullahimohamed1704 Рік тому +11

    Inshallah bro One day you'll surve as an example 🎉

  • @HaldhaaChannel
    @HaldhaaChannel Рік тому

    Mahadsanid Inshar, sxb waa mawduuc faaido no leh

  • @ABDULAHIAHMEDDAHAB
    @ABDULAHIAHMEDDAHAB Рік тому

    mahadsanid wll

  • @zahraliin15
    @zahraliin15 Рік тому

    Mahadsanid ustaad🥰

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade5816 Рік тому

    Thanks ogaansho

  • @abdisamadaliguled3259
    @abdisamadaliguled3259 Рік тому +1

    Here we go Fbrizio Romano🎉

  • @omardidididolar
    @omardidididolar Рік тому

    ❤❤omar inshare thank you bro

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 Рік тому +5

    Mbappe to real madrid here we gooooooooo 🐐🔥

  • @muscabcadaani8300
    @muscabcadaani8300 Рік тому

    Ustaad waa Mahadsantahay Yes anigu waan Samayn Karaa wanna Awooda Insha Allah Hadda ayaan Bilaabayaa

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Рік тому

    Shukran ustaad waa mawduuc aad muhiim u ah

  • @abdirahmansacid1038
    @abdirahmansacid1038 Рік тому +5

    Keep going ❤

  • @abdirahman291
    @abdirahman291 Рік тому +3

    Inaaan caaan noqdaa rabaaa xageen ka bilaabaa ogaanshow bal isoo sheeg adaa reer garaad ah🙏🥰😂

    • @idiriscali1245
      @idiriscali1245 Рік тому

      Iza zoo qaRxi Abaaa
      Light speed adoo ku zoconya caan noqoneee😅👍

    • @bmk111
      @bmk111 Рік тому +1

      @@hassan5896bisinka maxaa xumaanta ugu diree dadka waxaa jira dad yaryar oo is ka qaadan kara hadalkaga xitaa adoo kaftan ka wada hadalka wanaagsan waa sadaqo

    • @hassan5896
      @hassan5896 Рік тому +1

      @@bmk111 Kaliyaa waan la taliyay haduu qaadanaayo iyo hadii kale

  • @aboubakaradan5785
    @aboubakaradan5785 Рік тому

    Mahadsanid 👍

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 Рік тому +5

    Chanelka ugu akhlaada badan channels ka soomaalidu Barta UA-cam ka ku leeyihiin Mahad balaadhan OGAANSHO horay usoco
    Fabrizio Romano Mar uu xirfaddiisa ka sheekaynayay wuxuu Yidhi waxkasta oo hormar ah oo aan sameeyay waxaan Mahad uga hayaa macallinkii wax isoo baray ee DIMARZIO

  • @cabdimajiidmohamedxanshi9411
    @cabdimajiidmohamedxanshi9411 Рік тому +1

    Ciid Mubarak
    Ogaansho

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Рік тому

    Mahadsanid Cumar.

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 Рік тому

    Marka hore aad iyo aad u mahadsantahy wallka tan xigta waa arin fiican inaa noqoto qofka howshiisa ugu fiican

  • @CabdulahicumarxersiQkjsj-mr1xg

    Walalkey cumar inshaar horay u wad dadaalkaada

  • @EdofaayEdofaay-wg9hw
    @EdofaayEdofaay-wg9hw Рік тому

    Thanks for you advice brother

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 Рік тому

    Mahadsanid ustad omar

  • @AamiinAhmed-fx9eo
    @AamiinAhmed-fx9eo Рік тому

    Keep going fabrisio romano

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 Рік тому +1

    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Cumar walaalo muuqkan muuqaalka xigga, nooga soo dhig Sweden 🇸🇪 iyo edeb darrada kitaabka alle ee ay ku wadaan ihaannadda, iyo kibirka.

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Рік тому +1

    Ninka ugu runta badan social media🤞🏽

  • @CumarMuxamed-sh2hb
    @CumarMuxamed-sh2hb Рік тому

    Adi wllhi nin toosan ma tihidee ilahey haku soo hanuuniyo

  • @mahadisaaqaadam1731
    @mahadisaaqaadam1731 Рік тому

    Thanks ustaad inshaar

  • @ashrafshijaaci4565
    @ashrafshijaaci4565 Рік тому

    Romano asago 1 million gaarin fc pageka ayan ku xirty, dadaalkiisa waan la yaaby

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Рік тому +1

    Ninka kaliya warkisa lagu kalson yhy fabrizio ✍️😁
    Here we go 🚨

  • @miimarsubkaash7132
    @miimarsubkaash7132 Рік тому

    Breaking ogaansho is the best youtuber i have saw ✊✊

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 Рік тому

    Here we go boy Fabrizio romano🔥
    Dhalinyarad sports asiga ku kalsoon yahin

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 Рік тому +3

    Omarow maxad xogaa faafahin nooga siin weysy arintii shalay ka dhacday Sweden

  • @abdirahmanziyad9653
    @abdirahmanziyad9653 Рік тому

    Oganansho He is The Best

  • @Smaxto
    @Smaxto Рік тому +1

    Ku Sali nabiga salalaahu calayhi wasalam

  • @maxameddaahir2576
    @maxameddaahir2576 Рік тому

    Thnak you pro ✊🏼

  • @MohamudAhmed-kt1kk
    @MohamudAhmed-kt1kk Рік тому

    Aan kusalino nabigeena S.A.W

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 Рік тому

    Romani waaaa legend

  • @liibaanibraahim1298
    @liibaanibraahim1298 Рік тому +4

    Team ogaansho ❤🎉

  • @mahedmareykan5329
    @mahedmareykan5329 Рік тому +1

    Fabrizo Romano hard work 💪

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Рік тому +1

    Here we go Hadoo Mar DhaHo AaminAad Kale Ma dHiN0🫶♥️🙌

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial1 Рік тому

    1M coming soon

  • @Mohametcadaani
    @Mohametcadaani Рік тому

    Here we go ,hadaad ereygaa aragto oo fabrizio ah waa isku dhamaatay waxba kaaga soo noqon maayaan

  • @aminzo22
    @aminzo22 Рік тому +1

    here we go 🎉

  • @ABDIRIZAKBlack-jz3ii
    @ABDIRIZAKBlack-jz3ii Рік тому

    Here we go ❤❤ fabrizio romano

  • @apaazmahamed549
    @apaazmahamed549 Рік тому

    Ad aya ua 𝐌𝐚𝐇𝐚𝐃 santhy WLL omar 🙏🏻💯💯💯💯

  • @mohammedabdirishiidesse9445
    @mohammedabdirishiidesse9445 Рік тому +5

    Qofka 1aad ee comment dhiibta.
    Eid mubarak wlalayaal

  • @BukhariJamac
    @BukhariJamac Рік тому

    Walal cumar aad ayan ugu faraxsanahy inaad tahay somalida yar ee jecel inay walalohod wax qabsadaan iyo waxyaabaha muhiimada leh eed mar walba noo so gudbiso i hope inaad comment aragto

  • @abdirashidadan6844
    @abdirashidadan6844 Рік тому +10

    Waad ku mahadsantahay dhirigelinta mar kasta😂

    • @zakichamac2561
      @zakichamac2561 Рік тому +2

      Mar kasta dhiiri gelin ha sugin sxp 😂