7-da Qodob ee M. Biixi & Xisbigiisa Guul-darada kudhacday u Horseeday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @abdi258sh
    @abdi258sh День тому +2

    No I waa buuni

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 День тому +1

    Iidoor dawlad MA dhisi Karo waa dad bilaa tala ah oo waalan oo khiyaaliga jecel oo ku nool been oo aan runta wajahin weeye

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q День тому

    Jaamacow sidaa maaha kuu sheegi mayno nacasaw

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 День тому

    Tan ugu weyni waa kontan sano ayaa citiraaf dhul ku iibsan wixii kale ee soo raacaana ciidanka uu dagaalka u diray ee la qabtay in ka badan 500 boqol ee maalina hadal qaadin

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 День тому

    Dad iskumida buu muuse laba ka dhigay waa lagu jabaa tala xumada waa ma tashade kibraaniya oo cidla ka cadhooda dadkana been ku wada baa dishey

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 День тому

    Waxaa jabkiisa u sabab ah buuni, xinif, samaale, ibraahim caydiid, ina kaahin, cagaweyne, kuwaasaa siday dadka u caayayeen loo nacay kkkk

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 День тому

    Muuse waxaa helay tala xumo wasiira xumo dad xumo uu ku waashay cadawga gudaha oo dadkii kala guray qabyaalad waalan buu abuuray