fananintu maka ladhacan lkn waxa lagu kalatagy daganaanta ani waxan u codeeyay c/kariim cali shaah sida uu ugula socdo kabanka horey u soco sxb guul ayan ku rajeynaa
Mancha allah Makala Dhacaan Kuligood ha ugu ficnaad abdikarin Iyo Najah Lkn waxa weeji fananin Hirgalay Mar hadayna Live music ku heesayan walahi Hoygi Fanka Hargeisa Cadey
Hana Bashiir waaa fanaanad LA qaato cumaamada Ku tuuray Cabdikarin Cali shaah adi fanaan WD ka balaadhan tahay wuu jiitay ninkaasi hore cumaamada uu saaraysa
Khalid dhooba yare tagerayashisa liketa ku qabta👍👍👍
Abdikariin ali shaah ku heestaa aniga asiga ugu shubay waa nin cod dagan alle siiyay oo aan wax shucaac ah laheen keep going bro
Zaazi Yare TV me two aniba nio
Waa run wll aqli bad nidaa wll
Anigoo ah wiil muqdishawi ah libinta wllkey ma xaqiro wlhi ree somalilnd wlhi fan waa noga horeysan ee alle ha idin xafido dhigeyga waaan idin jclhy
Waan ogahay gob reer muqdisho
Iga farxi wall like iiii saaar
Abdikareem Ali shaah waa fanaa buuxa ilaahay codka ha u barakeyee
waa run ❤
khaliid dhoobo inta tagersan like isare 👍👍
Cabdikarin ali shaah axsan fanaan cumaamada halugu tuuro😁😁😁
Abdi kariiin cali shaah
Top of one ☝️ Go forward zhp
Ina cali shaah ayn wataa
Best fanaaan in Somali 👏👐👌👍👆
Abdikariim Ali Shaah Baan Xga Raga U Coodeeyay Xga Hablahana Hani Bashiir ✔💯😍
Rer somaliland iskama heestane hibo alle idinsiyad ku heestan waa intad somalida kale fanka ku ciyaarta dheertihiin noloda dadkaygi
Hoyga fanka hargeysa
3Tr
FALA-DEGAN BAY REER KUNFURKU KU ODHANAYAN WAA FANAN - Markaad ka fanan ka dhigtaan yaan ahayn haddaba
hargaysa iyo hoyga fanka
Apdikariim caliH shaaH alla yacizak codkaH waad u dhalaTaY 💯
Abdulkariim Cali Shaaah Eesh Qiyasak Isagaa Ugu Ridey👏❤
fananintu maka ladhacan lkn waxa lagu kalatagy daganaanta ani waxan u codeeyay c/kariim cali shaah sida uu ugula socdo kabanka horey u soco sxb guul ayan ku rajeynaa
Msha Allah wlhi qof jira weyaan alleh ha KU xafido cabdikariin cali
Abdikriin Ali Shaah Mnch Allh pro Adaa Ku Wata👌👌😍
Mcha allah
Labada fanaan ee
Khalid dhoobe cabdikarin cali shaaah aad bay ucod macaanyihin
Cabdikariin cali shaah baan wataa anigu
Mancha allah Makala Dhacaan Kuligood ha ugu ficnaad abdikarin Iyo Najah Lkn waxa weeji fananin Hirgalay Mar hadayna Live music ku heesayan walahi Hoygi Fanka Hargeisa Cadey
C/kariin cali shaaH keep going bro❤❤❤❤
Cabdikariin Cali Shaah ayaan rajaynayaa inuu soo baxo..inshalaah bidmilaahi kariim.
Abokor Ahmed xaqiiqada ayaad ogtahay fanaanka jeebada
cabdikariin Cali zhaah inta taagerta Like hayla Dhaafin💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Waarun wll ♥️♥️♥️♥️♥️
Cabdikariin cali shaax
Najax Nalka Number one For me umana malaynayo Gabdh la Tartantaa inay ku jirto kooxda Dayax band she is number one All the Time
A.karin ALi ShaaH😍
Ninksan wataah👈
Inkastony kla dhicin fnanintydu😍😍😍💋💋💋
Dayax films team nagadaaya ciyaarta kani tartan maaha waayo labo qodob midna kuma aha
1.isku hees lama qaadayo oo qofwaliba heestuu jecelyahay ee kuwacanyahuuu qaadayaaa
2.waatan labaad labaadee fanaanintu isuma dhigmaan waxan uga jeedaaa abdikariin isagaaba kabanayste ah
Balse waxan hubaaaase afartani waa 4 habol oodhamaystiran
Cabdi kariin cali shaah cod nool iga dheh inta ila taageerta likta wll ha ila dhaafina ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Abdikarin ali Shaah iyo Najmo Nalka Ogu shubay 😘👏
Abdikarim Ali shah fanan keyga waye wanjeclhy 💕💋💋💋
Abdikarin ali shaah
Waa nin cod macaan oo degan
Waxaan leeyahay horey usoco weligaa
❤❤ABDIKARIIM ALI SHAAH❤❤
Www dhaman tiina inta kasoqibgashey barnamishka wan idin salamey codkeyga waxaan siiyey cabdi kariin
waataa midda aan ka dooneyna fanka Somalida live music is the best
Tartankan qiimo leh weye dib waxad noo xasusisen heesihi hirgalay thanks dayax band
Lkin codkayga siiyay c/kariin cali shaah best fanaan aan taageero💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Cabdikarin cali maxamud majiro filaya fanan dayax bana oo la coda isaga ku haysta aniga☝☝👊
Cabdi kariina Cali shah iyo codkisa aad ayaan ugu farxa
waaw👌 Dayax films 👏👏👏
Dhoobo yare kugu hystaaa codku waa 100/100😍😍
Co kariin cali shah adeero waa fananka kaliya ee fananintu tageran hore u soco abti
maansha allaah abdikariem Ali Shaah alleh codka hakuu barakeeya runtii inta meesha joogta waadka dhex muuqataa dhooboyarena waan salaamaya chenalka dayxbaana hawshu hasocoto Ayaan leeyahay fanaaniintu way kala bixiyee
maxamed mooge Allah unaxariisto abdi kariim so buetfull bro
Ina Cali shaaah
Ninkaz isaga ah codkiisu fadhiya weliba Pure Yahay. 👉👌keep going bro.
Abdikarem ugu ridey 🤗😍😍
Cabdi kariin cali shaah guusha waa dhankaaga marna guul daro maan cadaysan go forward poweh adaa ku cod macan 😍
Afartan fanaan makala dhacaan
Hadii aan lakala xigtaysanayn waa top afartuba
Abdixakiin Nc Nc tar tanka ayaa Ku faraaya inaad mid u codeyso iyagoon kala dhicin
woow heestii ina mooge waxad dhigtay barteeda cod nool👏👏👏👏👍
Hana Bashiir waaa fanaanad LA qaato cumaamada Ku tuuray
Cabdikarin Cali shaah adi fanaan WD ka balaadhan tahay wuu jiitay ninkaasi hore cumaamada uu saaraysa
Mnsh allh dhamaon waa wada cod macan tihiin kle waa laga sareyah abdikariin ali shaah esh calah cod wll horw u soco guul insh allh dhamantiin✊✊💪💪
Khaalid dhoobo poqorka codka Hargeiza alle codka hakuu barakeeyo zxp
xaqiiqada Hani bashiir❤️ iyo abdikarin cali shaah❤️ top voice magool iyo tubeeec shaki la'aan ah allaha inoo daaya💋💋
Cabdikarin cali shaah waa fanan qaaliya
cabdikariin cali shaah ugu heesto guuleeso wllo
Cabdikariim cali shaah fnn cod tolmoon
Boqorka codka
Waxbh lagama qabankaro runtii😗❤🖖
Mzha allh
K uguh raacsanshau
Apdi kariima ali zhaah
Ina Cali Shaaah ban u codeeyaya ani Iga raaali Noqo Najx Nalka 😍
abdi kariim ali shaax aya aad u taageraa guul wacan wll mcn💪💋💋❤❤❤❤
A.kariin cali shah masha allh waa fanan top
cabdikariin
wlhi
ku jecliya
ku tageera
nolow
ku
hyza
ina
ali shaah
Sidoo kale anigaba waan kugu haystaa..
Wuu cod fiican yahy runtii wan tageraa
10:00 siday u jasayaan labda wiil qurux weeye😍
waxan codaynayaa cabdi kariin iyo hani bashiir 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Dhanka gabdhaha najax nalka the best go forward
Abdikariin Ali shaah ayaan ugu shubay codka
Abdikariin cali shah 👏👏👏👏isaga kule fanan kan wantagera horay usoc
Waaaah! Waaah!
Abdikariim ali shaaah
Cabdikariim cali shaah wow cod safiyaa
Cabdi kariin Cali shaah keep going abtiyo
Abdikariin Ali shaax ku hayaaH meesha kuwa kale Waa eber
Cabdikarin cali shaah talent hore USO sxp
Wooowo ina cali shah iyo gabadha ugu dambesa ayaan ku hesta
Abdikarim Cali Shaah 💯
cabdikarim cali shaah fanaan buuxa Guul zhp
Ina cali shaah waxasa coda wllhi
❤❤❤
Cabdi kariin Cali shaah ma favorite singer haaaa bn Ku hayaa bro
Gbdha Najax Wayba keentay Codkii Kinsi Xaaji Alle Ha u Naxariistee
Cabdikariin cali.shaax cod Dagan ayuu Ku qadaya macha allha👏👏👏💓💓💔
Abdikariem Ali shaah ♥♥Lkn wn ku cadhayznahy waayo hees Awo ah ma anad so qaadin
Already wn ku tageerah wllkYow
cabdi kariin cali shaah Top 🔝🔝🔝
c.kariin Cali shaah
best fanaan
Hadaan anigu dayn lahaa
Waxbaa igu dirqiyayeee
Abdikarin ali shaah
dhalin yaradan ma kala dhacan waxay no badalayan fananiintii hore keep going dayax films
Cabdikariin Cali Shaah👍👍
Blhi makala dhacaan waa wada Top mid la tuuro malaha wow........
Xaga raga
#Cabdi_Kariin
Xaga dumarka
#najax 👌👌👌👌✌✌✌✌✌
Qasiim macruf marka kabanka tumaya wad ku raxeysan wlhy 😍😍😍 Qaaasim axyaaaaaaaa dhanansad
Cabdikariin cali shaah ku haYztaH aniH 👑👑❤❤❤
Cabdikariin Ali shaah Full Respect😍ninkaa ayaan u Codeeyay Adbuu U Cod macaan Yahy
Waa run wll
Yarka Raaxeeyaha ku tuura rageediiya wlhi. Ismaan lahaynba dhalin yaro raaxeeye tuurta meesha jooge wuu keenay
Hore u soco dhoobo
Waan taagersanahey inan sahra ahmed qaadeysaa cod ayey heysaa waaw
Abdikariim ali shaah gabadha najax😍😍
Waaaw yaaa salaaam ma ka la dhacaan fanaaniita duriyada 👑😍
Khalid dhoobo yare walow any kala dhicin❤
Gabadhas ugu danbaysay codkii alle ha u naxariistee SAHRA AHMED WAY KENTAY Iyo ina cali shaah WAYsoo baxeen
woow al fanaan cabdi karim ali shhah top cod degen hor usoc
Guulayso wallky Abdikarin Ali shaah
No:- 1 dhoobo 2:-c/kariin cali shah 3:-najax nalka no:-4 searing 😂 respect y’all 1❤️
Cabdikariin Ali shaah fanaanka fanaaninta ayaan u codaynaya anigu
Abdi kariim cali zhaaH waa fanaan top 👌
Daahow
" A/jipaar gacaliye
& khalid dhoobo
Mooye cid kale maa kaa bixi karto tartankan
Waa hadii uu ujedaadisu tahay sida ka muuqata cinwaankiisa
Oo anay ahayn in aad dadka tidha fanaan cusub oo jeebadadyda ayaa kuu jiraa fanaanku broì
Mansha allh c/Karin Cali shaah cod mcn oo lugu raxysto leday pro hore usoco
Fanaan Cabdikareem Cali Shaaah.😊
Abdikariin Ali Shaah - Fanan buuxa weeye
Cabdikarin Cali shah ayaa ugu wcn
Cabdikariin cali shaah baan u codeeyey ninkaasi waa keenay siwanaagsan buu ula haystaa kabanka