Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Canfarta & Soomaalida Dalalka Shiday Ujeedka Laga Leeyahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 44

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 дні тому +4

    Dagaalkii Laascaanood geeska africa inay samayn doonto waa la ogaa Taariikhda Somali galbeed waa tii ay ku xorooobi lahayd haddii Itoobiya dagaalk safayn ah la galo. Is befelka aduunka Somalidu waa inay so ceshato dhulka ka maqan 💪🏾 🇸🇴

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 17 годин тому +1

    Waan.mahadinay.idaacada.horfadhi
    Run.wadaniyad.daljeceyl

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 дні тому +3

    Walaal fayow xaashi shukran

    • @user-vw5po1on8k
      @user-vw5po1on8k 2 дні тому +1

      Cilmi baadhis aan ku sameeyay Oromada dhulkeena ku soo qulqulaysa ayaa waxaan ku ogaaday in ay thay Sayaasad uu Abii Axmed ka danbeeyo taasi oo uu uga gonleeyahay Barakicinta Oromada si ay dhulka Soomaalida ugu soo qaxaan
      👇👇👇👇👇👇👇
      1-gubolka Oromada dhaqaalo xumo soo wajahday, xayirAad iyo shaqa la'aan iyo Handadaad dhac iyo boob amni darro dagaaalo dhaqaale burbur Cashuur xad dhaafa oo dhiig migrate ah

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 2 дні тому

    Illahay à nabadeyo siiti iyo canfar

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 дні тому +4

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 дні тому +1

    Intaynasoomaalidu dagaalkii u horeeyay ku qaadin inay dhexdhexaadinta itoobiyo ka baxaan ayay ergo udiri lahaayeen canfar una caqli celin lahaayeen

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 День тому

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @user-ue9tc9ew7h
    @user-ue9tc9ew7h 2 дні тому +1

    Mahadsid wll xaashi
    Sida dadka somalida. Aad.udhirigalinaysid
    Dadka somalida waxa ka xumaaday hogaamiyaasha
    Meelkasta oo ay joogaan

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cawlcawlnuur
    @Cawlcawlnuur 2 дні тому

  • @user-ue9tc9ew7h
    @user-ue9tc9ew7h 2 дні тому

    Waxan karabnaa banamijyda sidan oo kale inaad nooso badisid thankyou mr.hashi

  • @Cawlcawlnuur
    @Cawlcawlnuur 2 дні тому

    ❤🎉

  • @user-hu9nv8bp4d
    @user-hu9nv8bp4d 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂 suleiman hashi wan kusalameya ❤❤❤❤❤😅😅😅

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 дні тому

    Asc

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 2 дні тому +1

    Colaadu markii aybilaabatay ee shacabka siti 500 oo qof hal maalin ladilayay ciidankaitoobiya wuu ku daawanayay oo canfar ayuu dabada ka taagnaa ismaaciina xataa hadal yar buu uquudhi wayay

  • @user-hu9nv8bp4d
    @user-hu9nv8bp4d 2 дні тому

    Acw scw scw scw scw scw scw 😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @hassanosman9514
    @hassanosman9514 2 дні тому

    Xaashiyo adiga ka mid ah waxaa somali isku dira oo Qabayalista ah marka hore adiga ska dhaaf ducfiga iyo Qabyaalada wabilaahi towfiiQ

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 2 дні тому

    Walal mahafsanid Saleeban madaxweyne Hasan sh ma ahan nin dad iskukeenikara waa ninka kaladiray Somaliya😊

  • @documentariesinchd3070
    @documentariesinchd3070 2 дні тому

    Somaali wax masiiyan sxb kulaha qoolo ba mar wax sii war Ethiopia cadoe wayee

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 дні тому

    Somaliya Allah mideeyo qoluubtod

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 дні тому

    Cadawgiina hoosta ka qoslayo

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 2 дні тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 2 дні тому

    Csw csw csw❤❤❤

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw День тому

    Wlhi hadey siyaasiintah somaliyeed diyaar u yihiin dagaal sokeeyeh wlhi anakana sidaas oo kale dhulka qof keligeen masuul noogah dhigay Maa jiroh

  • @Abdibr876
    @Abdibr876 2 дні тому

    Dagaalkan waa dagaal isir waxa na ka dambeya abi ahmad

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 2 дні тому

    Damirmalah wadamirlawayal

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 День тому

    Ma maantaa caqligii kuu soo noqday sowdigii adba dhiiga reer laascaanood daadiyey ee ka qabqaatay.

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 дні тому

    Cadawgi isku dirayay un bay aamineen natiijadeediina wataa la isku baaba.ay

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 дні тому

    Waad khaldantahay maana weriye sidaad lascnod udifaacaneysey bey dhulkooda udifaacanayaan itobiya somali galbeed hub siin meyso canfarse itobiyaa dabada kawada somalina in dhulkooda laga xaaqaa larabaa iyagoo awalba gumaysi ku jitta

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw День тому

    Doqomiyaaalkan somali ah ayaa bah gumeystah ku hose ordeysah waa ayaan daro dad waaweyn oo sidii eyga oo kale jab hilib loo tuuroh soo ordoh war damiirkiin ha shaqeeyo

  • @AbdulahiYare-og3zp
    @AbdulahiYare-og3zp 2 дні тому

    Saw saw saw saw saw saw saw saw saw scwscw saw

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 дні тому

    Abbiye wuxu yiri nabi maxamed scw wuxuu yiri naftaada waxa lajeceshahay walalka lajeclaw somali iyo canfar buu ukala hiilin yacni dhula canfar halasiiyo yuu udaneenayaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @halimomahamed2342
    @halimomahamed2342 2 дні тому

    Macnaha dadka ethiopian kada aqonin hadad taqano sida umad fahanten
    Canfar waxay wa Usha ethiopian ku kugu garacayo

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 2 дні тому

    Aby Ahmed ciidna uma tuuriid
    Wixi ka soo hor baha waa cagta maari

  • @user-wr4fu8vk7b
    @user-wr4fu8vk7b 2 дні тому

    Xogtaasi wa sidaad sheegtay wuxu diyaarsaday qorshe ah in dadka lo kala qaybiyo kushito iyo simitik kadibna ay boqortyo oromada ahi kaso baxdo u isagu boqor noqdo ta alina meel bay taalaa

  • @user-qr2nd6sx9g
    @user-qr2nd6sx9g 2 дні тому

    Acw wll arin laagaa xoog ogaalsanyahay dadkaa loomaawaramoo hortaa waa laahuubsaada ee dadkaa ku taageeraaya been looma waaramo

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 2 дні тому

    Xashiyow somalalidu
    Waxay isku dhaqan sax ah yihiin Yuhuuda waa xaqiiq yuhuudu waa 12 qabiil waxay kudhaqmaan
    Been iskudir waxaan lahubin mooryaan waxboobta
    Taageerada beenta
    Iyo taqabiilka All waa sem sem ??????

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur 18 годин тому

    Canfar iyo oromo waa cadow

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 дні тому

    Qorshahaa ayaa socda

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 2 дні тому

    Somalidina waykalasocoda niba nin iyuiska egaya ninwalba cidla unba lagucuni

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 2 дні тому

    الأ صلو وسلمو علي الحبيب صلي الله عليه وعلي اءله وسحبه وسلم