DEG DEG Mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka u coddeyay xeerka dhismaha Guddiga Doorashooyinka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 80

  • @Man19699
    @Man19699 2 години тому +3

    Waxani Baarlamaan ma aha dalka & dadka u shaqeeya ee waa xoogsato calooshood u shaqeystayaal baahan.

  • @sadoabdi5739
    @sadoabdi5739 3 години тому +5

    Xasan waa munaafiq ilaahow dadka kaqabo

  • @mudteacher3294
    @mudteacher3294 3 години тому +6

    Balwaan, ha qaldalin Golaha Shacabka ma aha, ee fadlan ugu yeedh magacooda Rasmiga ah ee ay isu badaleen: GOLAHA SACABKA.......

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 39 хвилин тому +1

    SOMALI RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 години тому +2

    Allahuma aslix axwaalu umatul somal wal muslimiin wal muslimaad allahuma aslix axwaalu bilaadul muslimiin

  • @seed3966
    @seed3966 Годину тому +1

    Asc 😎😎😎 balwaanoow walaal waa laraba doorasho qof iyo cod ah balse isku dirka xasan iyo shaadh le'eg uu diyaarsanayo yaa ladiiday xasan maxamud dan soomaliyeed ma wado 🫏🫏🫏🫏🫏🫏

  • @seed3966
    @seed3966 Годину тому +1

    Asc bal aan eegno fitnadaas meesheey ku danbeyso 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵

  • @Cabdirisaaqcali-nr6cm
    @Cabdirisaaqcali-nr6cm 2 години тому

    Goorma ayaa laga xayiray balwaan

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 22 хвилини тому

    Xasan sh lacag badan ayuu aruursaday lacagtii beesha caalamka iyo dhulkii xamar oodhan dadka dhaqaalaha ayuu rabaa inuu kuxukumo

  • @MoonLight-te8np
    @MoonLight-te8np 2 години тому

    XASAN DAMEER DAMULJIdiid dhawn illahay uma haka qabto

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 години тому

    Oomaxil dhibaanaa
    Madawlad baajirta
    Laakiin lacagtiisa
    Ayuu cidla qaad siiyey

  • @bedelnolosha2490
    @bedelnolosha2490 48 хвилин тому

    Golaha shacabka hadey codeeyeen,anniga waan soo dhaweynayaa,sababtoo ah,Madaxweyne Xasan Sheekh cid hor istaagi karto ma jirto.
    Xasan waa siyaasi aan caadi ahayn.

  • @sadoabdi5739
    @sadoabdi5739 3 години тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ Runsheege ayaadtahay balwaanoow nooloow

  • @mrcobra645
    @mrcobra645 3 години тому +2

    Hassan gargurte eed malahan xoolahan mesha la isugu kenay ee caloshoda u shaqeysta yasha ah ayaa eeda leh Allah ya nacalak kuwan xiliban ma ahan waa dayusin

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 години тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mantay ceebta adunka dhacday shaqalihi madaxtooyada iyo wasiradi iyo xildhibanadi horgaladi jabka ugu jirey ba u codeyey meshas wa muddo kordhis lo samanayo lagu qarinayo dorasho qof iyo odeyga 80jrka xasan munafaq xage ka shaqane wa matki somaliya lagu kala tagi laha siyasinta mamul gobalad puntland jubland khaatumo wey diidan muddo kordhis dorasho qof iyo cod lagu qarinayo odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza labada marxun xamza doqn horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid

  • @FartunK
    @FartunK 2 години тому

    dorasho qof iyo cod waa rabnaa

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 години тому

    Baarlamaankii ugu xumaa abid ee dalkeena soomara waa baarlamaankaani maanta dalku leeyahay , dalkaana dagaal ayey uhorseedidoonaan

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 години тому

    Waa waqti lumis😂😂iska cad waqtiga sidaan ku dhamaneey

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 години тому

    Inteey guryaha masaakiinta ay duminayan waqtiga dhamanaa Waa dad dantooda ka shaqeeya

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 37 хвилин тому

    Xasan culusaw magatay
    Barlaman ku shegii
    Kkkkk
    Duf kubaxa
    😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @HindoOmarAfahSi
    @HindoOmarAfahSi 3 години тому

    Cida u codeyneyso waa rer muqdisho waayo wixii uu tarey ayey ku abaal marinayaan

  • @FartunK
    @FartunK 2 години тому

    dorasho xasan shiikh ma ahee waa dorasho shacab

  • @mudteacher3294
    @mudteacher3294 3 години тому

    Waxaan la yaabanahay Lacaga uu iska qasaarinayo Xasan ee awalba uu dhacay, Waayo wax ka soconaayo ma jiro.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 4 години тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan meshan dorasho ma jirdo wa muddo kordhis cadi lo jedo odeyga 80jrka xasan munafaq lo samaneyo marki lagu kala tagi laha somaliya sas bey ku socodah xabad wey bilabaneysa wlkn abdulahi balwan suaal xage ka dhaca dorasho qof iyo cod muqdisho xafada qar waxa hasdo argixisada shbb dacish shabelloyinka argixisada shbb dacish Ethiopia siyasinta labada mamul gobalad puntland jubland ma ogala xildhibanadoda puntland jubland

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 3 години тому +1

    Ila mareeso wada hassan dhiiqo hawiye dowlada nimo ineey raabin meeshaan ka cad, laakin allah yaa mahad leh puntland dani intuu joogo save waaye jubaland ahmed madoowe joogo 2 nin go'aan aday m.a

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 3 години тому

    Kkkk iskadaa Adeer ( ilaahay ayaa dube uguu dhuftay xildhibaanadee), xildhibaanadaan bilaa damiirka ah aan ka tashano si aysan mar dambe u soo noqon.

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 години тому

    Baarlamaankaan waxaan u bixiyey maxaan cunaa .
    Waxay ku talo galeen in dalkaan lagu kala tago .
    Shacabka waay khiyaaneen
    Meel xun Allaha Dhigo

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 години тому

    Doorasho maaha taa wadeen madaxweyne la’ma Odhan karo nin lagu doortay Taandho Afar Xildhibaan oo tuug ah,
    Joojiya waxaas
    Hore u socda

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Годину тому

    Waxaa codeyay hargesaland iyo muqdisho Land inta hosjogta ee caado qatayasha ah haku wuustaan bal xasan waa madaxweynaha maamul goboledka muqdisho Land balwaanow illaahay ayaa kashifay oo fahmsiiyay jupaland iyopuntland qorshihii xasan iyo muse,iyo geele dadkoodii horgalada ahaa ee joogay xamar iyo hargeyso hakuquustaan . Dawlad danbe oosomaali ledahay WADHAMATEY

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b Годину тому

    waa taan kuu shegay inaay ansixinaaan laakiin xagaay ka shaqaay naaysaa waa kase

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 47 хвилин тому

    Isku caano shub ayaa ka socota meesha doorasho lama dhihi karo

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 35 хвилин тому

    War heedhe balawaan walale golaha muqalasiinata mahuanasixiyena mahasakadeyan ee halakii u latagilahaa ayaalarabaa

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 години тому

    Xildhibanada Somaliland ayaa u codeeyey.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 години тому +2

    Sharciga durka😂😂😂😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 години тому

    Gamuhu hadin gaan waxa lla balan balinaya waa shacabka muqudisho ilaa meele kalle kama taliye👁️

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 години тому

    Dhibatadu waa shacabkah dortay kk

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 3 години тому +1

    Laakiin xaguu ka shaqaynayaa baa taal ma doorasho wacaysle ku eg ilayn labada mamul ee hawiye ma aqaan laakiin 3 dexda daarood iyo koonfur galbeed aduunyadu xitaa kama aqbalayso beesha caalamka ma ogola meel maamukadii kamaqan yihiin weliba 4 maamumul

    • @MoonLight-te8np
      @MoonLight-te8np 3 години тому

      Xasan dameer dhawn umada allaha dhaafiyo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Годину тому

    35ayay sugayeen xasan iyo geele iyo cabdi xaashi aragaane waxay qabsadan

  • @RobiyaAkram
    @RobiyaAkram 3 години тому

    Waa laga filaayey

  • @nasriinmubarak2729
    @nasriinmubarak2729 3 години тому

    Md.Xasan tii Ilaahey kuma xisaabtamin miyaa

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 3 години тому

    Bes hadaba waa in maamul walba gooni isutaag ku dhawaaqaa haba lagu kala tagee bal markaas xasan dhiiqo meel ha iska raadiyo oo ha xukumo war kale maleh talo waa lahayaa

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 38 хвилин тому

    Yaakayelaya xasan dhiiiqo khasab baa loga sosarayaa Fila wardheegley 😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedfilacaduur357
    @maxamedfilacaduur357 4 хвилини тому

    XASAN WAR WAX WA LOGA QAADI WAYAY• QAQLA YASHII BARAHA BULSHADA EE BEENTA SIYASIYINTA LACAGTA UGA QADI JIRAY INEEY BUNBUNIYANA WEY DALEEN • HABARNA WAX LOGA QADI WAAY

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b Годину тому

    maandhaayd kkisu hadhamaado bal ciduu madaxweeyne unoqdo an arragnee

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 години тому

    Xassan Dalka
    Laaluush iyo xoog kuma maamuli karo
    karo

  • @moa.9902
    @moa.9902 37 хвилин тому

    Deni iyo Axmed madoobe, waa ay ka lusheen wixii ay walaaqayeen muddo labo sano ahayd, iyaga oo kaashanayey midowgii musharrixiinta, muddadaas ayaa ka billaabanaysay 2020-kii illaa iyo 2022-kii si ay ridaan madaxweyne Formaajo, sababtu tahay waa Marreexaan. Hadda, Xassan wax walba waa isagu adn yihiin, labadan doqon-na tabari u run sheegtay !

  • @Khled832
    @Khled832 4 години тому

    Doorasho Ganacsi ah Ku dhisan Qabyaalad ( Doorasho Dadban )
    Doorasho Tigtateeri ah ku dhisan Qabyaalad ( Doorasho Dadban )
    Doorasho Cadaalad ah ku dhisan Hormarka ( Doorasho Xor ah )
    Marka Tuurabo Xasan Sh. Inuu Qabto Waa Midii Dadbaneyd oo Si Kale Loo Dadbay
    Maxa yeelay Sidii Horey Way Fashilmatay 😂😂😂

  • @abdiali8052
    @abdiali8052 49 хвилин тому

    War nin yahoow maxaa ku jaban iney shacabka wax soo doortaan oo teendhadaan baas iyo maamul galbeedyadaan dowlad kasta ka dagi la dahey maad ku taageere

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc 2 години тому

    Isku cano shubka xasansh ayad shegeysaye. Dalka yuhud halo saxixo wey yeeli kuwan

  • @AaminaYuusuf-n2b
    @AaminaYuusuf-n2b 2 години тому

    Wa tuug Labada aqaL xaran ku fadhiya

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 години тому

    Wax waliba waa aragnaa inta ogolaatay waa inta lasoo maalgeliyey yaa doqon ahoo oo duurka loo dirayaa😂maba xishoodaan allaah na Kama baqaan xishoodka Waa wax wayn mustaqbal wanaaga ma waxaa dhul dhicid

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 години тому +1

    Guul baan u arkaa, in taandho laga baxay, somaliay Hawiye iyo Daarood Wax ka barta siyaasadda,
    Somali/Land one man one vote

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Годину тому +1

      Hhhh siyaasada somaalilan wali qabiil weekend dimuqraadiyad waxaas lamadhaho hhhhhh

  • @sarmaansanka2065
    @sarmaansanka2065 2 години тому

    Malaha soomaaliya xassan xamar buu uyaqaanaa

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 2 години тому

    Prof,xasan sheikh iyo Dr ,xamza waa aqoonyahanno ehludiin ah siyaasaddooda waxay u diyaarinayaan dhalinta wax baratay oo qabiilka aqoon in dowlad dastuur dhamaystiran leh helaan iyagana qaataan sayidinaa cumar markuu odigii jaahilka ahaa hadalka xun kula hadlay oo lagu yiri amiirow qaado cafis iskagana jeeso hadalka jaahiliinta sidaa darteed jaahiliinbadan ha iska hadlaan warkoodana cid dhagaysanayso ma jiraan aan ka ahayn kuwo iyaga oo kale ah oo jaahiliin ah ogaada,

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Годину тому

      Xasan dalxaraashe qabuuro faage maa ehlu diina ah hhhhhhh naagihiisannah xamar jaadka kasoo dajiyaan hhhhhh

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 години тому

    Inta rabto waa inta tuugada ah😂 tuugo calooshood u shaqaystayaal

  • @bashiirxuseen1757
    @bashiirxuseen1757 3 години тому

    Baarlaman kala qabeel ah ma isku raacen waxa xasan wato lacag hala siiyo ama wanaag ha u codeeyan hadaan dhinaca kale waxka fiiriyo adiga ma lagu dhihi karaa lacag ayaa lasoo siiyay oo harti daarood aaku shaqysato aniga ilama ahane

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 3 години тому

    Adan tuugsadoy jahanana ku cuntay

  • @MaxamedMarre
    @MaxamedMarre 3 години тому

    Nacas maa mul kasta 5 meel baa lagu qaban
    1 galnudug

  • @stringer464
    @stringer464 2 години тому

    No is not he lies hasan cunaaye.

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 4 години тому

    Aaway dadkii Farmaajo oo caburin jireen??? Hassan Omar Gelle jidkiisa ayuu ku dhacay dadkii oo dhan waa amusan yijiin aaway mucaradkii.??? 🤐🤫🤔

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 3 години тому +2

      Hawiye dowlad nimo ma raban sabto ah canshuur ineey bixiyaan dee ila mareesp igu waqtio duumis lee waaye reer puntland, jubland, katuumo state somalia haa isga tagan madax banaan haa raadsanad

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 години тому

      Xamar unukaa leh
      😅

  • @sahramohamed3655
    @sahramohamed3655 2 години тому

    Bacaac

  • @sahramohamed3655
    @sahramohamed3655 2 години тому

    Kanax ama ku farax waa la ansixiyay caac

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Годину тому

      Hala insixiyo intee kashaqeey need xamar mason dhaafeyso dowlada hawiye ku ekaane

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 2 години тому

    Guul wadaynta baarlamaanka waa iska sheeko

  • @NuuriyeCiid-g9c
    @NuuriyeCiid-g9c 3 години тому

    Aad iyo ad

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 3 години тому

    KK.XASSAN WAA BOQRKII SOMLIDA MANA TAGI DOONO WALIGIIS.KK.SEED YEELEE HEE

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Годину тому

      Waceeysle but unoqpnaya 4 tiisa sano maalinteey udhamaato vilada waa laga soo saarayaa hhhhhh teendhada but iska xaadirinayaaa

  • @kosafare-om5mc
    @kosafare-om5mc 4 години тому

    👍👍👍

  • @mohamedadan8046
    @mohamedadan8046 3 години тому

    Beenlow sheekada adeerkaa amada ku mara habaabinaysaa

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 3 години тому

    DOWLDAAN WEEY GULEYSTEY..SHIDAALNA SOO SARTEY .QASHIN HA HADLO

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Годину тому

      Xasan dalxaraashe maguuleeysan waa fashilmay