AMIIRA IYO ANIGA SIDEE ISKU BARANAY FULL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2023
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #amiiraqurux

КОМЕНТАРІ • 287

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 9 місяців тому +128

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋👍❤️😢

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 9 місяців тому +58

    Ani Ahaaan ma aaminsani Team 27 oo dhan iney Kibir badanyihn wllhi waa dad aan jeclhy aboweyaaal iyo abyoyaaal noolaada waligiin insha allah Malin uun wan idin imaan doonaa Waana jeclhy inaan Team 27 ku soo biiro insha allah Cumeer yare abowe ❤🎉❤ Ceyda iyo Amiira Salaam iga gaarsiii❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 9 місяців тому +44

    Amiira Qurux Waa gabar qalbi wanagsan manshallah 😊

  • @Kamavich_47
    @Kamavich_47 9 місяців тому +59

    Amiira wa gabar furfuran wlh gabar ka xushmad badan teamka kuma jirto 🥰❤

  • @xasanaadam637
    @xasanaadam637 9 місяців тому +51

    Cumer big fun sxp ceyda so qabo intii igu racsan like 👍 🎉❤

    • @EglanHussein
      @EglanHussein 6 місяців тому +2

      Exactly❤cumer big fun ceyda so qabo plz

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 9 місяців тому +64

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 9 місяців тому +49

    Allah is one ❤☝🏻

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i 6 місяців тому +7

    Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad صلي الله صلي الله عليه عليه وسلم❤☝️🕋🕌....Piin isar zxb saliga nebiga scw 📌📌

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 9 місяців тому +21

    King ceyda so qabo ❤part 3 so sameeya Horey usoco wll cumeer big fan 400k🎉❤coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰🥰👍

  • @AbadeeAbadee-ur2lp
    @AbadeeAbadee-ur2lp 9 місяців тому +21

    Ku salin Nabigena scw scw scw ❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 9 місяців тому +8

    Wlhi aniga intaa si fiican ufiirsanjirin kibir ley baan umalayn jiray lkn hada waxaad moodaa inaan live uaqaan masha allh waa gabar fariid ah

  • @cabdiqanicaliaweys6310
    @cabdiqanicaliaweys6310 9 місяців тому +19

    Teamka ugu wanagsan You Tuberada somalia waa team 27 ❤❤

  • @muniiracabdinuur2360
    @muniiracabdinuur2360 9 місяців тому +27

    Waa run miskiin ayaad tahay amira cumeer miskiin amira qof qalbi wanaagsan adiga cumeer❤❤❤🎉🎉

  • @Subarman32
    @Subarman32 9 місяців тому +22

    Amiira qurux gabadha aad u wanaagsan oo gob ah ❤❤

  • @user-dv2bp7yw4h
    @user-dv2bp7yw4h 9 місяців тому +17

    kusaliya xabib keena muhamed SCW🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 9 місяців тому +60

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😂

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 9 місяців тому +26

    Inta amiira ila sugeysay in la sooqabto😂😂❤🎉

  • @muniiracabdinuur2360
    @muniiracabdinuur2360 9 місяців тому +34

    Waa qurux fiidooyadaada Masha allah😂🎉❤

  • @ancaamabas8554
    @ancaamabas8554 9 місяців тому +19

    Amiiroooo❤Ani gabar respect taqaana weeye😮😊

  • @Sarkaalka
    @Sarkaalka 9 місяців тому +27

    Allaah is one❤

  • @cabdifataaxmaxamed2771
    @cabdifataaxmaxamed2771 8 місяців тому +6

    Cumeer taliye team 27 oo dhan
    So qabo❤

  • @user-pt1vu2gf8k
    @user-pt1vu2gf8k 9 місяців тому +20

    Labadan waa funny wllhi ar cumeera io amiiro beer ka iga tunteen🤣🤣🤣

  • @user-wc4ti9oi7p
    @user-wc4ti9oi7p 9 місяців тому +17

    Woow amaźing waan ka helay barnaamijkaan keep going wll ❤

  • @farxiyomaxamuud4922
    @farxiyomaxamuud4922 8 місяців тому +6

    Amiiro qurux wa gabar qalbi wngsan ❤

  • @king_amiid
    @king_amiid 9 місяців тому +17

    Edit another level 🎉❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 9 місяців тому +22

    Cumar iyo amiira markey isku imadan qosolka adunka 😂😂😂

  • @saabariinamaxamedcali2339
    @saabariinamaxamedcali2339 9 місяців тому +21

    Wow cumeyr and amiiro qurux waa Idin wataa❤

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 9 місяців тому +10

    Cumeer part three I.a soo qabo zxpkaa ceydaa❤

  • @KhadraAbdi-gy6fo
    @KhadraAbdi-gy6fo 9 місяців тому +21

    Cumeer waa yarahay aaa kgu ogaa😂😂 hada neh maskiin aaa hay aaa baarka nooga garacde😂😂😂

  • @UpdiDaLaB12
    @UpdiDaLaB12 9 місяців тому +9

    Cumeerko waan ku salamey

  • @aadanrahman7911
    @aadanrahman7911 9 місяців тому +6

    Amiira waa qof qalbi xab xab ah M.a Waa wataa

  • @AsiyoSaciid-uv1rt
    @AsiyoSaciid-uv1rt 9 місяців тому +9

    cumeer waku tagera hal.mida kacodsana wakula sohadlay apka lkn igamadan qaban hadana nolada team27❤❤❤❤❤

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss 9 місяців тому +5

    Cumeeyr big faan sxb figrado fcn ayaa leeysku dhaafy horey u soco abti🎉

  • @user-tm9zg5qr3z
    @user-tm9zg5qr3z 9 місяців тому +24

    War nio zxp hadaa qof wacan tahay asad waxad dhahdaa saaxiibkaa cunaaye ladhihi jiray ujawaap wuu baahan byahay salaantaada😢😢

  • @user-el9fc7rv3t
    @user-el9fc7rv3t 9 місяців тому +3

    400 k insha allah zxb kep going this top❤

  • @inahmahdiofficial8891
    @inahmahdiofficial8891 9 місяців тому +8

    Gallenge wuu soconaa dhaman team 27❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 9 місяців тому +15

    Keeps goings my brothers and sisters another's levels program's 💯⚽️👍👍💯❤

  • @user-op7wr6id9b
    @user-op7wr6id9b 9 місяців тому +11

    Keep going 🎉bigfan ayaanita kuso dar

  • @user-ne8iz1mi5y
    @user-ne8iz1mi5y 9 місяців тому +3

    Maaasha allh waan idin salaamy walshey amiiro qurux iyo cumeer bgfan walhi Waa gabar wanaagsn amiiro qurux

  • @Somalidrama1
    @Somalidrama1 9 місяців тому +11

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran UA-cam-keyga 😊

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed 9 місяців тому +6

    Part lhree cayda soo qabo wllky keep goin my bro ❤❤

  • @CAANO-GEEL
    @CAANO-GEEL 9 місяців тому +17

    Ceyda soo qabo❤

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 9 місяців тому +2

    Anuu cumeer video ugu horeeyey an ka arko waxay ahayd muniir iyo liicato iyo qar kle ayaa mel isku tuurtuurayey wiilkan wllhy wu yaraaa markas kadibna wa lagu tuurey kadibna wxn arkayba asagoo can noqday o asad chanalkisa kaso muqday m.a ❤😂😂😂

  • @user-iy9yc5gu4r
    @user-iy9yc5gu4r 9 місяців тому +6

    Walahi beautifull avance toi legend bro

  • @user-dg7lu3tt6y
    @user-dg7lu3tt6y 9 місяців тому +12

    Wllhi amiiro meel ku jirto farxd lagama weynaayo❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 9 місяців тому +5

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤😂

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 9 місяців тому +10

    Big fan guuleyso 😊

  • @maaidomaxamuud5095
    @maaidomaxamuud5095 9 місяців тому +2

    Bigfan keep going new ideas 💡 m.a

  • @SucaadMohamed-sg6ic
    @SucaadMohamed-sg6ic 9 місяців тому +9

    Masha Allah ❤

  • @hajiyowwalaalmountsuufto4446
    @hajiyowwalaalmountsuufto4446 9 місяців тому +5

    Amiiro qurux maskiinkii oo qof ah Weeyaan

  • @user-yb2ke7yd7w
    @user-yb2ke7yd7w 9 місяців тому +7

    Amiirada quruxda❤❤❤❤

  • @abdullahihassanmohamed8091
    @abdullahihassanmohamed8091 9 місяців тому +6

    Masha allah walalkey horey Usoco ❤❤

  • @user-mm9iy1qt4s
    @user-mm9iy1qt4s 9 місяців тому +3

    Big fan ceyda soo qaboh plz😢❤

  • @Madridista686
    @Madridista686 9 місяців тому +12

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @zamzamhabiib3513
    @zamzamhabiib3513 4 місяці тому +1

    Barnaamikan soo celi plz cumeer teamka dhan kuso samee❤

  • @sacdiyomaxamed7578
    @sacdiyomaxamed7578 9 місяців тому +3

    Cumeer routine maalintaada noogu soo duup ❤❤❤

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe 17 днів тому +1

    viodoogan inta hada daweyneeyso wani salaamy

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 9 місяців тому +2

    Wow Progrm cusub waye horay ngu wad cumeer ❤

  • @user-wi6pz7oc1z
    @user-wi6pz7oc1z 9 місяців тому +5

    Masha Aah ❤❤❤

  • @GudoonReermagaal-vu8mk
    @GudoonReermagaal-vu8mk 5 місяців тому +2

    M.a waa gabdh fur furan amiiro qurux wan jecelay ❤❤

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 7 місяців тому +1

    Mnsha Allah Amiira love you❤ qalbi bash bash weyeh

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому +2

    Two legends

  • @Amiirpro72
    @Amiirpro72 9 місяців тому +8

    Cumeer Cayda soo qabo❤🎉

  • @user-vb4xg4gg9d
    @user-vb4xg4gg9d 9 місяців тому +3

    Wallka waa ku wataa ani ❤

  • @ciiseqaacow9752
    @ciiseqaacow9752 9 місяців тому +2

    Arimaheena soqaeo part 3 bless

  • @maandeeq8287
    @maandeeq8287 9 місяців тому +2

    Masha alh ❤❤❤❤

  • @MaxamedcabdulahiIbraahim-hf7uo
    @MaxamedcabdulahiIbraahim-hf7uo 17 днів тому +1

    Aan kusalino nabigena scw

  • @Sacadtaatiko
    @Sacadtaatiko 9 місяців тому +6

    Faadil dum dum next

  • @rahmarouhi3023
    @rahmarouhi3023 9 місяців тому +5

    Labada koob ee cagaatka iga gadan😆😭😂🙌🏻

  • @sakariyecabdi1864
    @sakariyecabdi1864 9 місяців тому +3

    Ceeyda so qaboo cumeeroow
    ❤❤❤😊😊

  • @faiza9553
    @faiza9553 9 місяців тому +5

    Keep going

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 9 місяців тому +1

    Wow amazing keep going legend 🎉🎉😂❤❤❤😂😂

  • @faiza9553
    @faiza9553 9 місяців тому +3

    Never give up

  • @Apdale_Sanad
    @Apdale_Sanad 9 місяців тому +7

    Cumer big FAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAn 😂 the legend😊

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 9 місяців тому +2

    Waada mahadsan tahay wll Macaan

  • @hafsaa2630
    @hafsaa2630 9 місяців тому +5

    Ceyda soo qabo cumeer ❤❤

  • @MacalinAbdale
    @MacalinAbdale 9 місяців тому +4

    inta Rapto ina Abeera La soo qabto❤

  • @user-uk8jq2oj2s
    @user-uk8jq2oj2s 9 місяців тому +3

    Wankusalame cumeer kooo❤❤❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 9 місяців тому +2

    Asad cayda iyo faadil all team 27 soo qabo cumeer blz😊❤🎉

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 9 місяців тому +3

    cayda so qawo big fanw😂

  • @user-zp9es4bc9r
    @user-zp9es4bc9r 9 місяців тому

    Masha Allah

  • @xamdacabdirashiid
    @xamdacabdirashiid 9 місяців тому +6

    MashaAlaah Amira qurux wa farxadiiyo qoffa ❤ cumeer baryahan. Waxad isku badashey wariyeh soo qabo inta hadheynah

  • @user-nw4ni3mw1k
    @user-nw4ni3mw1k 9 місяців тому +3

    qoka ugu horeye asc

  • @user-fk9ej4zy6s
    @user-fk9ej4zy6s 9 місяців тому +8

    Amiira lanbarkeeda isiii😅😅

  • @salmasaleebaan5684
    @salmasaleebaan5684 9 місяців тому +9

    qosol igu dishen😂❤😊

  • @xafsaxasan-ke8vs
    @xafsaxasan-ke8vs 9 місяців тому +5

    cumeerkoo😂team 27 oo dhan noo soo qabo

  • @sacdiyomaxamed7578
    @sacdiyomaxamed7578 9 місяців тому +2

    Next cumeer routine maaljntasda noohu soo duup ❤❤❤

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal1625 9 місяців тому +4

    Amazing 😂❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 9 місяців тому +2

    Amiira👸🏽❤

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 9 місяців тому +6

    Ayaanita soqabo cumeer big fan

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 9 місяців тому +2

    Cayda❤❤ iuo cumeer

  • @faiza9553
    @faiza9553 9 місяців тому +2

    Nice video

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 9 місяців тому +2

    Walahi cumero Amira makabir badno walahi ma

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 4 місяці тому +1

    Amira so beautiful m.a❤❤

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan6013 9 місяців тому +1

    Wakuwata wllkey

  • @yaskataqa7314
    @yaskataqa7314 9 місяців тому +2

    Ceyda number 3 kasodig sxp😂

  • @maalikali4837
    @maalikali4837 9 місяців тому +1

    King cayda ❤

  • @casiisaapdalle4447
    @casiisaapdalle4447 9 місяців тому +5

    Cumeer wligis miskin bu aha wagi liicato io muniir jogen ba youtupe ka dwan jiray

  • @user-ol7yc5lh1z
    @user-ol7yc5lh1z 9 місяців тому +1

    Cumiirkoh❤❤

  • @user-kw1ew2kn1h
    @user-kw1ew2kn1h 9 місяців тому +1

    Part 3 king cayda zxb mcn soo Qabo wllllo