RASMI RAYS IYO IIDLE YARE | DHIIN DHIINKA HABEENKI JACAYLKA | HEES KALA KACSAN | 2019 OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Niyaddeyda Oo Deggan
    Anigoon Dareen Qabin
    Ayaan Dacal Ka Halacsaday.
    Wallee Maan Danbaabinee
    Macaanow Maan Danbaabinee
    Sina Kuguma Daayee
    Waagii Dillaacaba
    Waan Kugu Duceestaa
    ……………
    Wacdraaha showga Suldaan seeraar ..
    Rasmi rays hees hore oo qaarmi ah
    Suldaanka Geeska
    Valentines Show Nairobi
    Abdiaskaritube Nairobi,
    Featuring - Qaali Ladan - Iidle Yare
    Rasmi Rays.. farxiya fiska
    Showga Qarniga
    Maalinta Jacaylka Nairobi..
    ........................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 223

  • @hassankhalif3651
    @hassankhalif3651 5 років тому +43

    Quruxley qalanjo gbrda ilhy amarki wa ka helaa wa iska jeclahy waxa isdaha dadka mxe u cayaan ilen hda fahmay cay kama aha wa ka maseer quruxda ku dukned nolow abyo ina mar ku arga rajenaa

    • @ugasolove.7494
      @ugasolove.7494 5 років тому +1

      Sax abaayo naagaha ceynaayo maseeyr ayaa haayo

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 років тому +3

      Sxbow quruxdaan isku si u aqoon ilahey iima naco saan unacay aqlaaq malahan cod sidoi kale qaab xumana waa udhertahay

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 5 років тому +1

      Rinjiga yoow ku qaldin iyadoo cadiya hadad aragto indhaha madin kartid

    • @hassankhalif3651
      @hassankhalif3651 5 років тому +3

      @@qeysarsenal2701 wll gbda wa walasha o kle ha cayin marka hore qof bila adanka lama yaso qurux waxa u taqanid ade ku jirta lkn gbrda gbr ka qurxan fanka kuma jirto cod iyo qurux ilhy wa siyay waxay ku darsatay qalbi nadiif

    • @mudalibbudul1011
      @mudalibbudul1011 5 років тому +1

      Mumtaz adiga iyo ayada iskumid ayaatihin hadii pa gacaan kusinaysid

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 5 років тому +17

    woooow hees iyo br poqorada ogaden horey usocda inaderty💋❤️

  • @jallam
    @jallam 5 років тому +4

    Yartu qoorsanaa OO quruxsana ma dhashii ogadeenbaa
    Resmi big love ❤

  • @fatumafarah7392
    @fatumafarah7392 5 років тому +3

    Heestan walahi hasus ayey igutahay 2012 Mombasa anojoga aniga iyo my love Mohd aan dagesan jirni hadana mel makuogi waley waa adun iyo halkisa .alx hadana hooyo ayaan ahay wahkasto waa calaf

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 5 років тому +8

    Rasmi qurux mansha allah wa qalanjo. Rasmiyey. Ina aboooy mar danbe. Surwal iyo. Canbuur kayar. Ha xidhanin. Wayo quruxdada ayey qarin jiren. Duruucda ayad ku shidantahay. Gym kana waD wad ku dhisante. Keep going quruxeey. Wax badan ayad bedeshe qof. Is og. O xishonayo. Iney camera ku socoto og iyo in ey bulsho dhax jogto ayad noqoto. 👏👏👏. Sasa laga rawa. Gawar dagan noqo dadka. Qofka dagan wey jecel yihiin weyna xiiseyan magarate ma fahmooysa meelan ka hadloyo 🤓really no kaftan iyo cay love 💗 you sister ❤️❤️❤️❤️

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 5 років тому

      lul omar kkkkk aniga ba ka faideey quruxey thanks

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 5 років тому

      N N waxad. Fa iday Waa ii farxad. Qalanjo well come 💗❤️🙏

  • @xafsamunamohammed5755
    @xafsamunamohammed5755 5 років тому +5

    ❤❤😍qalanjo qoor dheer❤ inta kaa maserto wey kugari la'ayihin❤😍

  • @aishaaliyacige3384
    @aishaaliyacige3384 5 років тому +17

    Rasmi fananad aan tagero ❤️❤️❤️❤️

  • @marriamsuleiman1325
    @marriamsuleiman1325 5 років тому +15

    Rasmi Says FanaaNada GabdhahaHa ugu jclhy💔❤❤❤❤❤mi quen💞

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 років тому +11

    Whi waa gabdha fananita ugu qalbiga furan inta wala caya somalidun akama xishoodaN 😉

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 5 років тому +2

      Waa run wll waa qof qalbi wcn lkn fanaanad kuma qurxana waayo fanku cod buu u baahanyahy runta hadii laga hadlana cod ma lahan

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 5 років тому

      somali Qn haa maleH lkn waa gabadh talantili walhi fanku dhip maleH wlyzkaga gala ado bila cod lkn somalidu ma xiishoto way iska cayaan

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 5 років тому +7

    Rasmi rays Gabar fur furan Oo farxad iyo dhoola cadeyn badan I support You dear sis horay usoco❤❤

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 5 років тому +2

    Hhhh maxn ka yaapy qofka Comtig ugu horeeya Haduu caayo waa la cayi haduu amaano waa la amaani zomli dad mazkaxdu Fadhido

  • @deeqosomaali2886
    @deeqosomaali2886 5 років тому +7

    I am firts today anaa u horeeyo maala dhihi jiray horta

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 5 років тому +4

    Darood ismail in ay tahy maxa lagu garanaya waa inay dherarkii germany ledahy wixii ku caya wa in ka xun horumkeeda keep going sis long life 👌❤⚘

  • @safiyosafiyokhalif5367
    @safiyosafiyokhalif5367 5 років тому

    Qurxsn Rasmi rays gabadha fanaaninta uku qurxda badn tageero no one guu ahy xabibti😍😍😍

  • @aragsanaragsan5735
    @aragsanaragsan5735 5 років тому +4

    Waaw heestan wanku haysta xusuus bnku galay😘😘😘😘

  • @miskiahmed5606
    @miskiahmed5606 5 років тому +7

    rasmiyey cadawgag u nolow walashy qali

  • @aminablock2990
    @aminablock2990 5 років тому +1

    Wow rasma wey shidantahy mesha iydaa ugu iftinsan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 5 років тому +10

    Am first person maanta kaalay iska arag

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 5 років тому

    Niiyadayada oo Dagaan anigo dareen qabiin aya Dacal ka halacsaday!Walee Rasmi Rays Meshedi ayad Dhiigtay
    Hadii ad Asal Dhaladthy Waa Sidan oo kale Qalanjo❤️🌹 👌style,Codka /dance ka Everything Top 10 keep going Dhocili Qadiidka ahaba Waxkale ayay iska dhigane Ado Asal ah Halked Jogta !Sakiin liqa Kuwa Jalouse ka ah gabdhan yar

  • @diinixaaji3446
    @diinixaaji3446 5 років тому +3

    Rasmi rays go ➡ 🔥

  • @sucaadjamacjamac9226
    @sucaadjamacjamac9226 4 роки тому

    Gabdh kablalax weeeye Ka leexda indeeerkey nolow cafeeu qurux

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 років тому +8

    Tan fanaan kama agdhawa haka ag lafeysato yey nugu heesin heestii weyba fara xumeysay

  • @mimoomer8582
    @mimoomer8582 5 років тому +14

    Niinkaa gabdh sanjiigisa somaliyada
    caayaa waxn uu aqan khaniis gabdh gabdh caysana jaluusad
    Uuf qoom si aah baan kaa dhashaay wlhi

    • @Abdivlog
      @Abdivlog 5 років тому

      Mimo Omer qoom un dadka kumashqula aan camalka lahyn 😂

    • @Abdivlog
      @Abdivlog 5 років тому

      illahow anigo nin rag yanan qof dumar wax kashegin wey dhashay wey idhaxday waan dhalay so respect ban u haayaa Allah xifdyo hablahena somaali mel kasto ey jogaan

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 років тому +3

    mashqullkaa daay somaliyaaa

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 5 років тому +2

    Rasmi waaye wow eesh calaaaa

  • @shaarismaxamed949
    @shaarismaxamed949 5 років тому

    Nagahaa rasmi reys cayayo way kaa maseyrsan yihiin rasmi wa gabadh laadheere ah quurx baadaan qabiilnaa wa gabdh ogadeen ah naag meel laamaa soo istagii kartoo viv rasmi reys

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 5 років тому +5

    Heestaan fiska ayaa mel dhigtay lkn rasmi waaku fashilantay

  • @samsamcadey599
    @samsamcadey599 5 років тому

    Sigaaran utagaraa inantaan hore usoco rasmi qalanjo

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 5 років тому +2

    Walaaley heesta waa kufsate koow dheh fanka ini lagu bartaa usoo gashay wana kubaranee isaga bax plz 🤣

  • @farxiyamaxamud1898
    @farxiyamaxamud1898 5 років тому

    Ar walashey anigo arkayo ayey makarafonka damise horey usoco kkkkkkkk

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 роки тому

    I am watching it today 😭

  • @kawsarkajol7554
    @kawsarkajol7554 5 років тому +10

    Wlhi waxan xasuustay 2014 kii anoo jooga Hargeisa inaan fiska ka dhagaysan jiray

  • @ahmedabdinuur4682
    @ahmedabdinuur4682 5 років тому

    This is bea utiful musc

  • @ayaanleabdillahi2662
    @ayaanleabdillahi2662 5 років тому

    Naa indr waad mahadsantay heestaasuun baa aniga i maraysa adigu waxaad doonto haw hawshaada wado

  • @aabesoomaaliet6077
    @aabesoomaaliet6077 5 років тому +2

    M’y bbe horay usoco 😘

  • @khadramataan2653
    @khadramataan2653 5 років тому +1

    Rasmi qurux horay usoco abayo

  • @ikhlaashonest3904
    @ikhlaashonest3904 5 років тому

    Rasmi my ina adeer hor u soco❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedmhamoudabdiaziiz6682
    @ahmedmhamoudabdiaziiz6682 5 років тому +1

    top hees 😍😍

  • @husnigenius4152
    @husnigenius4152 5 років тому

    Qoftu qurux badanaa

  • @ayaanmaxamed8378
    @ayaanmaxamed8378 5 років тому

    rasmi rays dabo kaluun

  • @sharmakejama
    @sharmakejama 5 років тому +1

    Two ayaan ahay ana

  • @sundusnuur716
    @sundusnuur716 5 років тому

    raazimah cadowgag unolow 😙

  • @halimazulaymn5118
    @halimazulaymn5118 5 років тому +28

    Maanta unban ogaadey show inanta waxa caaya wa dumar un akhas naag naag cayaysa adunka ugu xun, maseyr bn u arka rasmi wa gabar fananada matagero anigu LKN inanta cayda kadaaya hablow , nin naag cayayana dee nin maha oo qaybta dumarku katirsanyahay marka dumarow xishooda oo inanta cayda kadaya waayo idiguba majeclid in lagu cayo STOP!

    • @cumarciise1703
      @cumarciise1703 5 років тому +2

      Hayat sleman
      Nacas iyo Ruux ciilan ayuunba caytama

  • @kingmohanjacelowchannel2425
    @kingmohanjacelowchannel2425 5 років тому

    I love you Rasmi Rees wllhi dar illhey ayan ku jcl hay
    Keep going my sister
    Wayo fanka codkada + falaq falaq dada ayad ku joogtaa uuuuuumc

  • @samiiralamiir7387
    @samiiralamiir7387 5 років тому +5

    Kkkkkk farxiyo fiska aya hestan horay u waday tan yar o bila codka waxy qado may wayday

  • @aliisastyle8192
    @aliisastyle8192 5 років тому

    Rasmi rays qrx iyo codba isku darsaty❤

  • @anushaamman5640
    @anushaamman5640 5 років тому +8

    Abaayo makeup xooga intaa ka madoow marso

    • @shukriyaha3881
      @shukriyaha3881 5 років тому +1

      Monaaa Abdidon inta badan Dumar keena Somalida noocan u badan yahiin

  • @arkaanshire4065
    @arkaanshire4065 5 років тому

    Gabdhan waaba iska jclhy dadka caya marka arko waan xanaqa fanan cay ma waaye horay usoco sist

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 5 років тому

    waxay ka mid tahay-Teamka aanba soo Dhaafin
    KEDINKA FANAANIMADDA,-/EBER.

  • @najaxabdi1931
    @najaxabdi1931 5 років тому

    Rasmi reys hore usoco wllahy qli

  • @fatmajama4743
    @fatmajama4743 5 років тому

    Heego .muuq dher mnch allah😘

  • @fearthebeard6703
    @fearthebeard6703 5 років тому

    Jeeri waxaa kamaqli jiray laax buudo ku kuuftay walee rasmi aya uu eeg

  • @zamzamxarago5947
    @zamzamxarago5947 5 років тому

    Lafyaha ayaaba iqanciyey keep going

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 5 років тому +2

    Dhal Daarood Ismaacil💯Qalanjo dumar 🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾😍😍😍😍

  • @faatimalovechelsea228
    @faatimalovechelsea228 5 років тому

    heyeti dhanba ku ororod iyo buuq ay ku furtay hes degano mcn ayeey eheed queen fiska maso dhawen xita

  • @maksoudali6578
    @maksoudali6578 5 років тому

    ما شا ا لله

  • @mohamedHassan-lz4uw
    @mohamedHassan-lz4uw 5 років тому +1

    Cod bay haysaa

  • @khadijoahmed7918
    @khadijoahmed7918 5 років тому

    Walahi weey idinka qurux badan tahay idinka sharaf badan tahay

  • @anizaali4928
    @anizaali4928 5 років тому +1

    Idle yare mesha asiga ayaa igu gawan

  • @apcheparmohamed7220
    @apcheparmohamed7220 5 років тому

    Niyow somali xasidnimo ayaa laga tagaya waayo qofna waxaba umogala somali inantan kaa Hadha kuwa cayayaw waa khayrkiin ee hudu duni anad waxba ka noqnaynan inantan daaya

  • @Miiraalemedia
    @Miiraalemedia 5 років тому

    Iidlow magala joog xumadii ma stage joogis xumaad ku darsatay sawdiga inanta dheesha ka khalkhaliyey maaha 🤣🤔

  • @shankaryare6098
    @shankaryare6098 5 років тому +1

    What asong

  • @siralexoxle9997
    @siralexoxle9997 5 років тому +2

    100 baan ahay waridkiin cunee

  • @kobciyechannel2987
    @kobciyechannel2987 5 років тому

    Masha Allah. Cod IGA dheh. Allah. Haa xafido

  • @mushtaqismail2989
    @mushtaqismail2989 5 років тому +6

    Cod ma iyad ba leeh ma iska daayso fanka

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 5 років тому +6

    heesahaga Kufso lkn dadka Heesahoda ka daah Kufsiga😡😡😡😡😡😡

    • @adnaanmohe1290
      @adnaanmohe1290 5 років тому

      Loyar ka heesaha ma tahy mise maxkamada heesaha

    • @nanitaguure9379
      @nanitaguure9379 5 років тому

      Maya ee afka ay ku heesayso waa afkayga ma fahanty noocaas hdi lo sacabo tumana fanku wu dhimanaya 😡😡😡😡

    • @adnaanmohe1290
      @adnaanmohe1290 5 років тому

      Iska dhaaf wll haday iyadu ku qanacsantahy waxa somali halkaaas dhigay wa sidii laysugu fiirsanayey e

  • @dhalboqortooyo602
    @dhalboqortooyo602 5 років тому

    Abaayaday rasmi ah waxaa xasuustaa waagay yareed

  • @maryancabdiqani3224
    @maryancabdiqani3224 5 років тому +1

    Hhhh gacmahedu iyo wajigedu waa labor kaladh

  • @ayanlinden8265
    @ayanlinden8265 5 років тому

    Iyaaah rasmi o lacaaynin weligey ma arag mise samirkeda ayey ku gartay

  • @noramoore3845
    @noramoore3845 5 років тому +2

    Copy past ahaa hee
    Sidakale iska cadi shidantahay rasmi rays

  • @khadijoahmed7918
    @khadijoahmed7918 5 років тому

    Cadoowag u nooloow raasmii

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 5 років тому +8

    Haaye naagahan hablaha make upka u mariya maka dhaba sidani mise ogaan ayay ugu ciyaaran watan la jabate😣😣

  • @cabudi1779
    @cabudi1779 5 років тому +1

    Heestaan ar amaa lasoo xaday ma iga hubtaan aqyaareey 😅😅😅😅😅😅😅

  • @mamadaalomedia1319
    @mamadaalomedia1319 5 років тому +1

    Hhh igadaay yaarta yaah

  • @munaabdi3022
    @munaabdi3022 5 років тому

    Naag makey qurux badan tahay cadoow badan ayey yeelataan 😂 😂 😂 😂 fool xun oo dhan ayaa ku gu kaca ya 😂 🌹 🌹 🌹 ♥️♥️♥️ rasmi qurux

  • @gedjecel-mohamed
    @gedjecel-mohamed 5 років тому +7

    subscribta iisaara taageryaasha @Abdiaskari_tube🤣

  • @sucaadjamacjamac9226
    @sucaadjamacjamac9226 4 роки тому

    Rashmi nooolow indeer boqotda daarood

  • @AOmer-mu5wh
    @AOmer-mu5wh 5 років тому +1

    1:10 waa ogaadeen 2metre caadiya yaa igu qabsan kara hehehe

  • @philipodollar926
    @philipodollar926 5 років тому +1

    Codkumo iyo caadab iskudarso xun waye wllzhey faanka waxkaga fican raadso codkan cadabtalataag wllh naarta xitalagugmadhageysankaro cod xumo darteda camalka wngzn raadso fanka naziib umalihidi

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 5 років тому

    Rasmi Rays dhal boqortoyo
    Aad Ayan ku jeclahay huno qali cadawga MA ciil baxo quruxdena

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 5 років тому +4

    Heesta farxiya fiska miyaa qaadi jirtay, intaanay tani kufsan ??

  • @xamdasiciid8751
    @xamdasiciid8751 5 років тому

    Niyadayda oodagan amigo Darren qabin ayaan dacalka halacsaday Walle mandanbabinee macaan mandanbabine

  • @legend-nc3wu
    @legend-nc3wu 5 років тому +2

    Maasha allah qoftan hadaanan jinigeey ayaa iska jecel hadana reer warfaa baan isla nahay hadana reer Afmadow isla nahay soo mucjiso lama dhihi karo

  • @haniabdullahi6207
    @haniabdullahi6207 5 років тому

    secon person

  • @siriinyusuf4159
    @siriinyusuf4159 5 років тому

    Isku xishow boqorada codka Farxiyo fiska Ayan hestan ku dhagaysany ayay caac la imanaysa heesahaga iska qaado

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 років тому

    Rasmi quruxley qofkiy kucayo wa qarar sanyahay haubixin qalanjo aya tahay aqoonkumalahan dadka dadka danbiga ayey kadhaqayan haubixin xasidkabadaneyh

  • @yasmiinabdi9303
    @yasmiinabdi9303 5 років тому +1

    hhhhh subxaan naa wll sawkuwan make up kii baran bara suuli kaaga dhigay😂😂😂

  • @ninkasaqdadhexewaxcunafara4375
    @ninkasaqdadhexewaxcunafara4375 5 років тому +4

    Rasmi rays futo weynaaa mnsha alh

  • @amalchanaal3683
    @amalchanaal3683 5 років тому

    Reer Nairobi ma yaqanaan make up ka

  • @shax_shaxlaydamaxamud3135
    @shax_shaxlaydamaxamud3135 5 років тому +2

    Ala nagtan maxan nacay

    • @fahmaollow6877
      @fahmaollow6877 5 років тому +1

      Ma ka miserasanthy maxaad kunacdey gabar walashaa okle ah

    • @libanhassan7495
      @libanhassan7495 5 років тому +1

      Yakuleyahay jeclaaw hadalka ufirso

    • @shax_shaxlaydamaxamud3135
      @shax_shaxlaydamaxamud3135 5 років тому

      @@libanhassan7495 adigu halkaad kahadli naclayow 👊

    • @shax_shaxlaydamaxamud3135
      @shax_shaxlaydamaxamud3135 5 років тому +1

      @@fahmaollow6877 qof laga masayraba ma ueegtahay marka hore

    • @sagal7686
      @sagal7686 5 років тому +1

      Quruxda bey ku naceen nagaha labada gabdhood iglan iyo rasmi qalanjooyin

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 5 років тому

    Iyaga dhan way izku daydaan hh

  • @baydancaydiid6154
    @baydancaydiid6154 5 років тому +4

    Qoftan iny faraha kaqady ahy heestan

  • @asaldhaladsoomaali1298
    @asaldhaladsoomaali1298 5 років тому +1

    Walaaal maxaaa naaagta loogu ciyaaray make up sidani maaha ma dabas baaa nayaaa wallal

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 років тому +1

    heestan qzl iyo ciyaarba malahan ee rasmi rays sidaa inaa samayso ma ahayn

  • @aliahmeedsaeed6632
    @aliahmeedsaeed6632 5 років тому

    Cut iga dhe nagtaan cud malxan maxaa loodhaxey wageedalacbaa waakugoduceystaa

  • @maskiincaawiye8677
    @maskiincaawiye8677 5 років тому

    Naagtii qurxoonba xaa dabaal ka dhigay horta jah 😂😂

  • @darwiish396
    @darwiish396 5 років тому

    Hhhhh wlhi Mid 2017 kii Qaxoontiga kuogaa isagoo Reer baadiye ah hadeer halkaas buu kajaasayaaaa.....Waa ninka dheer ee İidle ag taagaaan ...Sln cidii garanaysa haiga gaadhsiiisoo

  • @superzaara2421
    @superzaara2421 5 років тому +1

    Wrong make up hhhhh

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane2317 5 років тому

    Saanbaa nasab kutahaye mara qaawan ana kugu dhagan haxiran 👌

  • @khadarseleban6505
    @khadarseleban6505 5 років тому

    tayar bash waye way kacsan tahay