Sabaayad Casri Ah Dhaxda Qudaar iyo Farmajo Ugu Shubayo 👌😋

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 308

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir  4 роки тому +40

    ua-cam.com/channels/DA3kY4gHBj9zvhew_hjZFg.html Chanel Keyka 2 aad Kusoo Dhawaada ❤

    • @hamdia6591
      @hamdia6591 4 роки тому +2

      Anigo youtubka wareegaayo aa arke Queen Qamar, waaba xanaaqsanaa maxe Qamar idinla soo wadaagi wayde hadde channel kalle cilaanka u furte kkk iyaaa waaba yaabanaa.

    • @shukrisharaf5204
      @shukrisharaf5204 4 роки тому +1

      Qamar qaaliyey aniga isnabjad malihi youtebka kaliya ankadaawada waxan jeclesty muufo doolsho aadsogalinesay wana iskudayay alxamdulilaah masha allah wlhi si aancaadi aheen e igusobaxday macaan kaalay iska.arag mahadsanit walasheey gacantada allah kubarakeeyo

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 роки тому

      @@hamdia6591 walal Subscribe isaar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 роки тому

      @@shukrisharaf5204 walal Subscribe isaar

    • @hamdia6591
      @hamdia6591 4 роки тому

      Haye walaal waa ku saaray

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 3 роки тому

    Qamareey gacmahaada Allaha noo dhowro maasha Allaah?
    Cimri dheer Allaha ku siiyo ciyaalkaadana Allaha kuu xifdiyo
    Aad ayaa u jeclaadey sawaayadaan thank u

  • @MustafD54
    @MustafD54 3 роки тому +1

    masha alaah gabadheena soomaliyeed allah ku sharfo aduun iyo aakhirabo

  • @بهوووووجة
    @بهوووووجة 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 3 роки тому

    maasha allaah abaayo illahay gacantaada hakuu barakeeyo

  • @malabey197
    @malabey197 4 роки тому +7

    Reero Sabaayad anaa ah 😍

  • @nuurtomohamed4056
    @nuurtomohamed4056 4 роки тому

    Maasha allah waan ka heley runtii alle haku daysto pyo qasab waaye inaan barooweyo

  • @seinabrashid6595
    @seinabrashid6595 3 роки тому

    The first video I gave thumbs up. I like it.

  • @umlkhayrabdi463
    @umlkhayrabdi463 4 роки тому +1

    Masha Allah Allah haku xiftiyo
    Habibti Qamar bintu Amiir
    Jazaka Allah khayr 😍😍😍🇸🇴🇸🇴😍😍😍

  • @ماهرجميل-ض9ظ
    @ماهرجميل-ض9ظ 4 роки тому +6

    ماشاء الله لاقوة إلا بالله وجزاك الله خيرا

  • @caaishomaxamuud8231
    @caaishomaxamuud8231 3 роки тому

    Masha alah abayo mcn melcunto miya kufurantahay

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 4 роки тому +2

    Woooow xabiibti inaba caadi ma ahan waan baroweynaa insha allaah😘

  • @falisigal579
    @falisigal579 3 роки тому

    Masha allah manta aan dawanoyaa wana jimco🥰🥰 jimco wanagsan abaayo qamar thanks

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 4 роки тому

    Maashaa allah tabaraka very nice . Walaal Burka saliida kuqastay ee dhexda kagaliyey caano garoor malagu qasikaraa

  • @zahramoalin2516
    @zahramoalin2516 4 роки тому

    Masha Allah gacanta ilahay haku barakeeyo xabibti quruxey

  • @maanomohammed1269
    @maanomohammed1269 4 роки тому +4

    Masha allaah horey usoco 👌👌👌👍👍👍❤❤

  • @amraneahmed9036
    @amraneahmed9036 4 роки тому

    Mashalla allaha gacanta ku barakeeyo

  • @ayani-b2w
    @ayani-b2w 3 роки тому

    Masha allah xbbibatii ilahay hakuxifdiyo, lakin jiiska wamaxay macnaha waxa cad adkudarasid

  • @halimomohamed1790
    @halimomohamed1790 4 роки тому

    Looking good I will be try one day 🇸🇴💙❤️💙🇸🇴🇸🇴❤️💙

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe 4 роки тому +3

    Sawaayad miyaa mise sabaayad😅😘

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 4 роки тому

    Ma sha Allah wanba kahelay wan barawena in sha Allah Mahadsanid abayo

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 3 роки тому

    Mansha Allah qali Allah haku xafido 🤲🙏❤️💖

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 4 роки тому

    Masha allaah waaw inaba cadi mahin 😋👍

  • @ayuubjeylani8255
    @ayuubjeylani8255 4 роки тому +3

    MashaAllh Qamar Bint Amiir
    😍😍😍😍😍😍😍😍
    😍

    • @maqdizchannel7755
      @maqdizchannel7755 4 роки тому

      Walaal isoobooqo ii saar subscribe please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @akscookingshow8961
    @akscookingshow8961 4 роки тому

    Masha Allah, nice recipe

  • @asmahassan3865
    @asmahassan3865 4 роки тому

    Masha allah alle gacnta haku barakeyo wll lkn jiis waa maxay magacaa waa fahmi wayey wllo isoo sheeg wll

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 роки тому

    Wcs masha Allah tabrikllha Aabyo qamar ilahey gacantada haku barakeyo Aamiin Yaa rabi 👌👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 4 роки тому

    Mashaa Allah walaashey qamar binti amiir waankusalaamay waankahelay shukran xabiibti

  • @nadiamohamud9850
    @nadiamohamud9850 4 роки тому +2

    سلام حبيبتي baradhadi nafaqada ahayd waa tijabiyay shukran ilmaha waa kuu duceeyen shaqo fudeed

    • @Qamar_Bint_Amiir
      @Qamar_Bint_Amiir  4 роки тому +2

      Maasha allaah 🥰🙏

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 роки тому +1

      Subscribe igu caawi walashay qali please

    • @maqdizchannel7755
      @maqdizchannel7755 4 роки тому +1

      Walaal isoobooqo ii saar subscribe please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @dekadahirmohamed4985
    @dekadahirmohamed4985 4 роки тому

    M.a mom qamar alaha ku barakeeyo

  • @anuushhassananuush8520
    @anuushhassananuush8520 4 роки тому

    Masha allh xbbti qamar luula gacantada allha kuu barkeeyo wlh dar illhey kuu jeclahay❤❤❤🙏🙏🥰

  • @safiyanoorsaid7113
    @safiyanoorsaid7113 4 роки тому

    Masha Allah abaayo ilaahay ha barakeeyo

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 роки тому

    Masha,alah wllo first day ku arkay waye

  • @ubahismail3750
    @ubahismail3750 4 роки тому

    Maasha allah waa asal

  • @farhiaabdirahman3330
    @farhiaabdirahman3330 4 роки тому

    Mansha allah quruxlay iyo mcn weeye caruuryana way ufiicantahay lkn Diet wala khiyaameyaa marmar🤪 ugu danbayn bin adamban nahay sidad tidhi jasa akalahu khayr wllo

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 4 роки тому

    Masha Allah aniga waxaa I anfacay cuntadii iscaateyska waana ka helay dhahdhankeeda sidii bajiyihii ayaadba moda mahadsanid qaali

  • @hanihassan9584
    @hanihassan9584 4 роки тому

    Masha allaah gacmahaada Alle hakuu barakeeyo samideey ❤️🌹

  • @aamina9785
    @aamina9785 4 роки тому +1

    Burka hadan noc kle isticmalo kawrn abayo

  • @aaminamaxamed7713
    @aaminamaxamed7713 4 роки тому

    mashaa allah qamarey aduun frxd aaqirna janatul firdowsa kuurajeynaa

  • @fowztv4309
    @fowztv4309 3 роки тому

    ماشاالله

  • @fardowsofaraxsan5181
    @fardowsofaraxsan5181 4 роки тому +1

    M.a gacmahaaga allaha kuu barakeeyo abaayo🥰🥰

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 4 роки тому

    waa ceeriin wayna culistat ma fiicna

  • @hibosadiqchannel
    @hibosadiqchannel 4 роки тому +17

    Wllo mcn aduunyada cisi iyo sharaf kunoolada akhirana janada allha kugu casumo
    🤲5k oo🤲subscribed
    🙏igu cawiys🙏codsi hoyo samaliyad

  • @jiijoonikaabey9038
    @jiijoonikaabey9038 4 роки тому

    Maashaa alaah bil hana 👌👍💞💞💞

  • @cnuur3687
    @cnuur3687 3 роки тому +1

    Macaanto badan cundada wnkahely ee fadlan nosogali kuwo kale

  • @ismahaanjimcaalecaliismaha3663
    @ismahaanjimcaalecaliismaha3663 4 роки тому

    Masha all abayo waxbadan ayaan kafaideysane

  • @اشواقعلي-د1ض
    @اشواقعلي-د1ض 4 роки тому +1

    Mansha Allah abayo

  • @faisasheekhaweys3737
    @faisasheekhaweys3737 4 роки тому

    Masha Allah hadan sameyna insha Allah shukran xabibti

  • @fadumanur9445
    @fadumanur9445 4 роки тому

    Maashaa alaah FB

  • @shiiddo
    @shiiddo 4 роки тому

    Masha allaah yaa salam 😋😋😋😋😘😘😘😘😘Qamaruutii

  • @hibaqhassan6425
    @hibaqhassan6425 4 роки тому

    Masha Allah xabiibtii allha ku xafido inasha allha dhamanatin 😘😘😘😘😘😘😍

  • @samiimohamed4303
    @samiimohamed4303 3 роки тому

    ManshaAllah tabarakaAllah

  • @naciimaxuseen3029
    @naciimaxuseen3029 4 роки тому

    Masha Allah Abayoo qurux 👌🤲💐❤🌹💞

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 4 роки тому

    mahadsanid abaayo allaha kubarakeyo

  • @ciraaqabdi8143
    @ciraaqabdi8143 4 роки тому +1

    Qamar bintu amiir maanshalaah❤💋❤💋🎇

  • @farhiyabintuhafow6299
    @farhiyabintuhafow6299 4 роки тому

    My Queen sawayad jubadi la mii mashllah misn

  • @ZAMZAM-qg2ct
    @ZAMZAM-qg2ct 4 роки тому

    Ma cha Allah wallal

  • @sadiasadiaabdishirawac2282
    @sadiasadiaabdishirawac2282 4 роки тому

    Mashallh my sis Queen

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 4 роки тому +2

    Masha Allah 😍😍😍😍😍😍😋😋😋😋😋🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 4 роки тому +1

    Waa. Maaasha allaaah caadi ma aha lkn saliida iyo burka dhexda laga galinayo kama helin

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 4 роки тому

    MashaAllahTabarakAllah Abaayo Quruxbadan👌👌❤❤❤❤❤💯

  • @farxiyooongooyeoongooye3362
    @farxiyooongooyeoongooye3362 4 роки тому

    masha alaah xabiibti hore usoco

  • @nasraadem4
    @nasraadem4 4 роки тому +1

    mansha allah shugran xbbti

  • @umuramla5750
    @umuramla5750 4 роки тому +5

    Hal subscribe ad i sarto aktada wax kama ahan balse aniga qimo ayu i le yahay fadlan subscribe isar o iso boqo

  • @sacadiomacawisle1724
    @sacadiomacawisle1724 4 роки тому

    Masha allaah tabarakallaahh

  • @baaxoo50
    @baaxoo50 3 роки тому

    Qurux badnaa 😘

  • @caaishomaxamuud8231
    @caaishomaxamuud8231 3 роки тому

    Abaayo muqdisho miyad jogtaa

  • @jihaanmohamud9595
    @jihaanmohamud9595 4 роки тому +1

    Masha Allah sweety qamar🥰🥰

    • @maqdizchannel7755
      @maqdizchannel7755 4 роки тому

      Walaal isoobooqo ii saar subscribe please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 роки тому

      Jihaan walal Subscribe isaar

  • @MariaMaria-fi7ru
    @MariaMaria-fi7ru 4 роки тому

    Mashallah waaye carab hindi camal waaye

  • @hfbfjgbd5797
    @hfbfjgbd5797 4 роки тому +1

    ماشاء لله

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 4 роки тому

    Mashalah tabarakalah abaayo 😊👍

  • @najmaidris1756
    @najmaidris1756 4 роки тому

    Mashallah xabibti thanks!

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому

    Maasha alaah abaayo jimco WANAAGSAN

    • @maqdizchannel7755
      @maqdizchannel7755 4 роки тому

      Walaal isoobooqo ii saar subscribe please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 роки тому

      Farhia Ali walal Subscribe isaar

  • @safiyomahmud5927
    @safiyomahmud5927 4 роки тому

    Masha Allah xabibiti alle xafido

  • @farihahassan1013
    @farihahassan1013 4 роки тому

    Mashallaah allaha baarik

  • @fadumo7917
    @fadumo7917 4 роки тому

    Gacanta allha kuu barakeeyo

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 роки тому

      Fadumo Hassan walal Subscribe isaar

    • @fadumo7917
      @fadumo7917 4 роки тому

      @@ruunishbeauty3220 waa iisaaran yahay

  • @khadijamohamed1395
    @khadijamohamed1395 4 роки тому

    Asc masha Allah abaayo can you please make dollsho.

  • @mulkiabdi305
    @mulkiabdi305 4 роки тому

    Kacmahada allh hakubarakeyo abayo

  • @ikranhassan5770
    @ikranhassan5770 4 роки тому

    Abaayo qadar halkee kunoshahay?

  • @khadramohamud823
    @khadramohamud823 4 роки тому

    Manshaallah walashey

  • @ugbaadmalpoh670
    @ugbaadmalpoh670 4 роки тому +1

    Mnsh Allah 😋

  • @umuxanaanchanal9315
    @umuxanaanchanal9315 4 роки тому

    Jazaakalaah walshey iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo

  • @rodamoha208
    @rodamoha208 4 роки тому

    Masha allah abyo aniga waa laygu dhibay sabayad wayga adkata abayo qamar maxan sameya

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 роки тому

      Roda Moha Walal Subscribe isaar

    • @sadiacisman6971
      @sadiacisman6971 4 роки тому

      Abayo biyaha ku qasaysid qandan ama diirimaad ka dhigay

    • @rodamoha208
      @rodamoha208 4 роки тому

      @@sadiacisman6971 wan kaa dhiga qadac yar hadana way adkata bal hadan wan ku eg bal macanto inyar ban kadac kaa dhiga ad maa uyar kululiya

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 роки тому

      @@sadiacisman6971 walal Subscribe isaar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 роки тому

      @@rodamoha208 walal Subscribe isaar

  • @qaalibiibaaye3272
    @qaalibiibaaye3272 4 роки тому

    Asxbta wallsheyda qamar isoo booqada

  • @miskisrecipes1812
    @miskisrecipes1812 4 роки тому

    ما شاء الله تبارك الله يمي

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 4 роки тому +1

    Mash’Allah ❤️❤️❤️

  • @umuyuusuf3669
    @umuyuusuf3669 4 роки тому

    Masha alh uqti alha ku xafido

    • @maqdizchannel7755
      @maqdizchannel7755 4 роки тому

      Walaashey isoobooqo ii saar subscribe please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aminaqassim8994
    @aminaqassim8994 4 роки тому

    Masha allah Qamar Bint Amiir

  • @simancookingandbeauty5670
    @simancookingandbeauty5670 4 роки тому

    Qamarey shukran xbbti ❤

  • @asmaosman3757
    @asmaosman3757 4 роки тому

    Masha allah abaayo qamar

  • @shukrimahamud3759
    @shukrimahamud3759 4 роки тому

    Tack gillar det

  • @ismoha8565
    @ismoha8565 4 роки тому

    ماشا الله ايداع حبيت

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 4 роки тому

    Masha Allaha Tabarakallah 💖🙏🙏🙏🙏🖐

  • @maslaxali2347
    @maslaxali2347 3 роки тому

    Manshallahwalashe

  • @Boqrada
    @Boqrada 3 роки тому

    Aaway is cateyskii falkada maku labaty kkk cidina catoobimeyso qamar keep going sis

  • @dahaboaweysabukar3309
    @dahaboaweysabukar3309 4 роки тому +1

    Wcs abaayo qamar masha Allah shukran

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 роки тому

      Subscribe igu caawi walashay qali mahadsanid walal

    • @maqdizchannel7755
      @maqdizchannel7755 4 роки тому

      Walaal isoobooqo ii saar subscribe please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ubaxmaxamuud1904
    @ubaxmaxamuud1904 4 роки тому

    Mashaa.allaah.abaayo.horay.usoco

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 4 роки тому

    Mushal Allah Abayo 👌👌💖💖

  • @sacdiyaxaashi9905
    @sacdiyaxaashi9905 4 роки тому

    mahadsanid abyo qamar cadey

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 4 роки тому

    Mashallah 💞🌹💞💞🌹🌹