NUUR DAALACAY OO GOOBTA RUXAY HEESTII HOOBEY LIVE 2020 SOO DHAWAYNTII ABWAAN CABDULLAHI XASAN GANAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2019
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my pp

КОМЕНТАРІ • 337

  • @sagalaxmed1233
    @sagalaxmed1233 3 роки тому +44

    Ina uk isaaq leyahay ya ila arkay walee waxab ka dhacay hhhh keep going my dhiiga duriyada reer sheekh isxaaq 💕💓💕💗💕💗

  • @mryes6893
    @mryes6893 3 роки тому +19

    Gobtii Reer sheekh isaxaaq Landon idinkaa iskaleh.
    Let's gooo 2021 !

  • @ismailmohamed5607
    @ismailmohamed5607 3 роки тому +41

    I am not from Somaliland, but i am proudly associate myself with this beautiful people

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +14

    Reer shikh isxaaq ba is heley Respect dalkeyga somaliland 💚🤍❤

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 4 роки тому +108

    Only reer Somaliland can pull a party like that. Full of talent.

  • @amiiraqali2807
    @amiiraqali2807 4 роки тому +61

    Cabdi Good ✌✌✌✌ Inta igu racsan Like

  • @ajoker9573
    @ajoker9573 4 роки тому +21

    Duriyada sharaf ku waara
    Abtiyal
    👆👆

  • @zahrayousuf5060
    @zahrayousuf5060 4 роки тому +24

    Gobtii reer somaliland ha socoyo hawshu ✌

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +9

    Isaq Dadkii fanka 💚🤍❤

  • @lifesweets8948
    @lifesweets8948 4 роки тому +26

    Yaa isaaq yaa hawiye ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🏾💋💋💋

  • @YouTube_Sacad
    @YouTube_Sacad 4 роки тому +60

    Inta Commentiga qoreyso iyo inta Aqrineyso Fadlan ha iga ilawin like Keep going Dhamaantina

    • @YouTube_Sacad
      @YouTube_Sacad 4 роки тому

      @mohamed abdula kuu saaray adna ha iga ilaawim liph

    • @YouTube_Sacad
      @YouTube_Sacad 4 роки тому

      @mohamed abdula 23 ayaan kaaga dhigay keep going pro

    • @ahmedkaise7687
      @ahmedkaise7687 3 роки тому +1

      @@UA-cam_Sacad m

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +9

    *Cabdi good intii dheeshiisa kayaaban Like iisaara* 😂😂☝️

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 4 роки тому +21

    Cabdi good abees gool hayiihii hore e xulka gobolka togdheer sanadadii sidetamaadkii

  • @samiraahmed1665
    @samiraahmed1665 4 роки тому +28

    Reer America waaax kabartaa reer UK we are littttt

    • @khaalidT7
      @khaalidT7 4 роки тому +3

      Kkkkkk America somalida joogta tamar umahayan sidoda hayska ahadan

    • @samiraahmed1665
      @samiraahmed1665 4 роки тому

      Khaled Mohamed reer america was badow

    • @khaalidT7
      @khaalidT7 4 роки тому

      @@samiraahmed1665 kkkk sax adigu marka reer america tahay?

    • @shankaronmohamed4004
      @shankaronmohamed4004 4 роки тому +1

      Hahahaha heer America kiro ba lga rwaa yaa noo wacay😹😹😻

  • @ahmedmohamedhassan9303
    @ahmedmohamedhassan9303 4 роки тому +54

    DuriYadu meel walay joogaan
    wey shidaan
    viva reer sh.izxaaq

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 4 роки тому +3

      Walhi wa duni reer sheekh isaxaaq 💖💖 nolada meel walood joogtaan

    • @mushtaqnaasir857
      @mushtaqnaasir857 4 роки тому +3

      Walahi waa dahabka somalida kii diidayoow cawaba diilac

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 4 роки тому +2

      @@mushtaqnaasir857 sawmaha wllo 💖

    • @ahmedmohamedhassan9303
      @ahmedmohamedhassan9303 4 роки тому +2

      @@mushtaqnaasir857 ❤❤❤

    • @mushtaqnaasir857
      @mushtaqnaasir857 4 роки тому +3

      @@ahmedadem1829 haa inadeer mcn isma lihi somali cudaba kaa saraysa i am queen somalilande👑🧚‍♀️

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r 2 місяці тому

    HeYbta An Ahy From Somali.❤️🇸🇴

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +101

    Gobtii Reer Somaliland 💚💬❤️

    • @faamadhudi
      @faamadhudi 4 роки тому +4

      Gobtii somaalia dheh walaal ♥️

    • @sagalhassanarab9995
      @sagalhassanarab9995 4 роки тому +10

      😂😂ader ma isaaq bis bad ka racaya Hawiye Dir iyo Darood ba wey jogan ee Wa Gobti Somali maxamed is ka dheh

    • @omarabdulahi3661
      @omarabdulahi3661 4 роки тому +1

      Mesha Somali Mohamed way kudhantahay ee qabilka inaa ladhimato ayaan kabaqayaa ee ankaa bashalno kkkk

    • @z012y
      @z012y 4 роки тому +4

      Ushii Kor Loo Tuuraa Qof Duriyada ahbay ku dhacaysaa Meesha Qudhunkii Kale Xarood iyo Hawiye Ma Joogaan

    • @ahmedaden9462
      @ahmedaden9462 4 роки тому +2

      Somalilandtatha was !!! Maa meshan somali o dan ay iskugu imate aya tire somaliland

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 3 роки тому +5

    WleH cabdi good meelpuu izkah dhigay ciyartah wiil zoo guptay igaH dheH😂😂❣👑

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 роки тому +2

    Cabdi Good siduu u jiibinayo baa heer sare ah. Dhaqanka Soomaaliyeed wacanaa

  • @mohayare8722
    @mohayare8722 4 роки тому +14

    Waaaaaaw old school they can dance better than us if we are young apples.
    Specially abdi good he's good dancer

  • @kingmoomar3596
    @kingmoomar3596 3 роки тому +10

    cabdi good abees waa laacib soo jabay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-br5nh1ox7w
    @user-br5nh1ox7w 4 роки тому +66

    Hhhhhh dadkygi reer somaliland ilhy haikiin dhawro meelkastod joogtan gobtu isma qariso 😂❤️

  • @jirfe
    @jirfe 4 роки тому +7

    Kkkkkkk goalkeeper kii my gobolkaayga togdheer go go go abdi good

  • @khadarabdullahi3005
    @khadarabdullahi3005 4 роки тому +129

    Maxaa inoo diiday inaynu marwalba sidaas uwada faraxno inagoon eegayn deegaan ama reer sidaasay haday soomaalidu isugu wada timaado oooy farxad uwada qaatan waxba inagama xumaadeen

    • @Girlboss1.
      @Girlboss1. 4 роки тому +2

      khadar Rays Somali cida Kala dishey wa layaqaan xasidnimadaana kubadn

    • @kiindhaladabdulla444
      @kiindhaladabdulla444 4 роки тому

      SAS ways qalbika naga dhafaa

    • @rayaanxcrahman4343
      @rayaanxcrahman4343 4 роки тому

      absolutly

    • @saeedalhassan209
      @saeedalhassan209 4 роки тому +6

      Caadifadda daayaa rer wallo wayn... Somaliland wallah billah tallah dhiig BAY KU JOOGTAA... Somaliland wallah xoog BAY KU JOOGTAA

    • @saeedalhassan209
      @saeedalhassan209 4 роки тому

      @Ismail sax weeyee... Faqash qadhmmun

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 4 роки тому +1

    Faizo amiir horey u soco abaayo mcn muqal aad u qurux badan ayaad bushada u soo badhigtaa

  • @raxmaismaciil7621
    @raxmaismaciil7621 3 роки тому +4

    Mee Shan Isaaq idkahely🤣🤣🤣

  • @idilali2217
    @idilali2217 4 роки тому +5

    Cabdi God qaatumo xumuu ku gaboobey allow ku naxariiso oo ku soo hadee cimri baad joogtaa

    • @sadam8268
      @sadam8268 4 роки тому +1

      Adiga maxaa halkan ku dhex dhigay.xamiido camal

    • @maxamedjaamac508
      @maxamedjaamac508 4 роки тому

      tawbadda waad u simantihhin geeriduna gaboow kuma xidhnee adigu taada un ka adkow

  • @nimcoali4693
    @nimcoali4693 4 роки тому +83

    Inta dhesha cabdi good kuhesato like

  • @abdirahmanmustaf2913
    @abdirahmanmustaf2913 4 роки тому +8

    Cabdi good LEGEND waye wlh 😂😂🤣

  • @larila7562
    @larila7562 3 роки тому +3

    That was really beautiful somli I really love it so much ❤️😍

  • @abshirosmanmohamed5659
    @abshirosmanmohamed5659 2 роки тому +2

    Absolutely fantastic song 🎵 👌 Nuur daalacay one of the best song

  • @apcheparmohamed9261
    @apcheparmohamed9261 4 роки тому +1

    waayo aragyo badan halkan isku helay marba heesaha layskaga tuurta inkstoo odaayal noqdeen balse hadan sidoodi uboodayaan we love somli weyn insha allah waxan rajeyna in maruun somali meel badan oo wadnkiiya ka dabaal dagi doono insha allah

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 роки тому +3

    U GooGooyaayaay Gablada War Madaxaa lagu Ciyaaray habeenkaa

  • @azmodhohl8959
    @azmodhohl8959 3 роки тому +4

    Only reer somaliland ayaa sida samayn jarta

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 4 роки тому +5

    Xuseen shire iyo cabdi good masha allah waan arkaya wey isku faraxsanyihin mar ayay xurgufi soo kala dhex gashay

  • @ayaanlef8981
    @ayaanlef8981 4 роки тому +2

    Waaaaaaaaaw so naice song war baal heesta magacidaa ishaggaa somaliyaay please .

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 4 роки тому +3

    Niman baashaalaaua waa loo baahan yahay
    👍👍👍

  • @boqoradaasturan7738
    @boqoradaasturan7738 4 роки тому +31

    DURIYADIIBA FOODA IS DARTAY IDINKU FAANA

  • @abdifatahmohammed80
    @abdifatahmohammed80 4 роки тому +34

    Boys will always be boys.....there's absolutely nothing wrong in having fun once in a while. Nice one lads

  • @reo9475
    @reo9475 4 роки тому +9

    Leave to my reerabtiland they know to truly party ♥️♥️♥️

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 4 роки тому +5

    Ta xinaha dhabarka u marsan yahay cidii igala heshay like ii saar

  • @kawsarabdu8630
    @kawsarabdu8630 4 роки тому

    Hoobeey waxa lagu hirta haybta aad tahaye cabdi good abees baashaal aduun

  • @beezaaniband2870
    @beezaaniband2870 4 роки тому +4

    Waaaaaaw heesta cayaarta waalaysla helay 🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🙏🙏🙏🙏🤙🏻🤙🏻🙏🙏🙏🙏

  • @yasinabdi6669
    @yasinabdi6669 3 роки тому +1

    Wow superlative songs I really love, mashallah

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 роки тому +11

    Legends isku helay goobta cabdi good ciyaartisa yaa ku hayzta 😂

  • @Ololsson
    @Ololsson 4 роки тому +3

    Waah waah waxba KA dhacay👏👏👏

  • @tahliilmohamuudmohamed6861
    @tahliilmohamuudmohamed6861 4 роки тому +7

    Heesta aan heesaha ugu jeclahay💕🙏🙏🙏

  • @cabdullaahiyaasiin2507
    @cabdullaahiyaasiin2507 4 роки тому +11

    Farxiyo Axmed Cadaawe ( Fiska ) ayaa masraxa soo kortay.

  • @sophiaomar3442
    @sophiaomar3442 4 роки тому

    Odeyaasha ayaa is Ruxayaa cabdi good khatumo xumo ku jira

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 4 роки тому +5

    Libaaxi nuur daalac fanan jira noolow

  • @hiboahmed5012
    @hiboahmed5012 4 роки тому +7

    Ciyartaa Abdi good ayaan ku haystaa 🕺

    • @xusenwadaad1742
      @xusenwadaad1742 4 роки тому

      Subxan alla somalidu fisqiga iyo is dhexyaca ba dawald la 'aanta 30 sanno ah ugu wacan bday lixdan jirada cadaabta xabada u guranaya

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 роки тому +3

    mansha lhh best song Nuur dalacay❤❤

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 4 роки тому +10

    Heestaaan anoo aqoon baan ku bartay
    *caweyska voasomali*
    🔥 song 💪🏿

  • @user-dy6zu3ub3r
    @user-dy6zu3ub3r 2 роки тому +1

    Oh my God oo Ragga wey xadreeyaan dumarka bes ayaan mooday

  • @mariamabdirahman154
    @mariamabdirahman154 4 роки тому +3

    Wawaynkay u shidanta 😍😍😍

  • @mudanmaxamud8615
    @mudanmaxamud8615 4 роки тому +9

    Wlhy wn ilmeeeyey farxda darteeed markaaan arkay fananintaaas muxubada ay usu qaban hadiii sida fananintu u midowday oo isaga saaaren qabil io rer hebel ay u midooobi lhyeen dhakhaaatirta,ardayda, cidamada, mcliminta, saxafada io qof wlba ooo bulsho somaliyeeed shaqo u hya waxaynu yelan lahyn hal cal hal madax weyne io hal fikir

    • @abdymohamud2874
      @abdymohamud2874 4 роки тому

      Walal wadan waxa mideyey wa somalinimo lakin hadi mesha calanka noocu doona ha ahadee la keenu mesha walagu kala tagi lahaa

    • @mudanmaxamud8615
      @mudanmaxamud8615 4 роки тому

      @@abdymohamud2874 aaad io aaad wllo

  • @AhMatoFilmsHD
    @AhMatoFilmsHD 4 роки тому +2

    Wllshy Faiza Hore U Zoco ❤❤

  • @hamdaofficial6199
    @hamdaofficial6199 4 роки тому +1

    Cabdi good waa ciyaalkii hore

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal 7 місяців тому

    Cawayska washington voa xasuus 💙

  • @suhaybyare4628
    @suhaybyare4628 4 роки тому +8

    Xaaji cabdi good waad shideyna alle yacisak

  • @muscabyare
    @muscabyare 4 роки тому +2

    Cabdi good & gabdhii iska cayaaray waan garanay Lkn maxay tahay nin & nin isla cayaaraya iyada oo meesha hablo qurux badan joogaan

  • @abdullahimahatajaib9382
    @abdullahimahatajaib9382 4 роки тому +8

    Legend's are their......

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 4 роки тому +2

    Plz marwalba show siduu yahay noogu soo gasha markaasu ka qurux badan yahay markaad soo kor saartaane

  • @fahadcali2524
    @fahadcali2524 4 роки тому +3

    waar nuur daalacy waa qamaamiirtii

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 роки тому +4

    Xafladu Waatii Waaweynka Waa Markoogio Haloo Daayo Ala Maxa Rag Badanoo Xasuus Ku Ciyaaraya Jooga Fankii Hore 🙏

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 роки тому +5

    Nuur dalacay👏😍😍

  • @aiys11
    @aiys11 2 роки тому

    I love to see my people happiness iyo is dhex gal❤

  • @awoabdilahi9474
    @awoabdilahi9474 3 роки тому +2

    Hargeysa 🤩wow

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi2823 4 роки тому

    kkk k abdi goood iska bashaaal

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 роки тому +1

    Thanks AND CONGRATULATION NUUR DAALACAY WAW OK

  • @ahmedk5064
    @ahmedk5064 4 роки тому +1

    Abdi good abes wan kusalaamay

  • @canshuurbixiyahadulman9799
    @canshuurbixiyahadulman9799 4 роки тому +8

    8 like nice

  • @abdinaserjafar8539
    @abdinaserjafar8539 4 роки тому +3

    Waa camal shaydaan

  • @maxamedsaalax7508
    @maxamedsaalax7508 3 роки тому +3

    CABDI GOOOD LEGENS 💯❤💋🤟

  • @ibnuahmed3761
    @ibnuahmed3761 Рік тому +1

    Isaaqistaan 😍

  • @anoniempjeeh5375
    @anoniempjeeh5375 4 роки тому +4

    Loveeee it

  • @zakariyambillow1150
    @zakariyambillow1150 3 роки тому

    Farxaad iga Deeh 🥰🥰🥰💞💖💝💝

  • @fadumasahra1367
    @fadumasahra1367 4 роки тому +2

    Cabdi good wayo wayo ayu so xasuustay xiligi caweyska

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 2 роки тому +1

    Legend abdi good kkkkk

  • @abdulahialiwarsame5146
    @abdulahialiwarsame5146 4 роки тому +1

    War mxaa cabdi good ku dhacay

  • @abdirashiidahmedmuse6097
    @abdirashiidahmedmuse6097 4 роки тому +2

    abdi good ciyarta waataqany

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 роки тому +2

    Very good singer HOOBEEY

  • @idilabdullahi6513
    @idilabdullahi6513 4 роки тому +3

    My song❤💯

  • @iqraabdulahi4977
    @iqraabdulahi4977 4 роки тому +1

    Yalaah ilaow somali qalbigeda isku fur ilahow na tus inan nahay dad wada dhashay laka go'in 😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏💞👏👏👏

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 роки тому +1

    It's looks fun odeyasha mururuqi iska sareen top

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-Somaliland 4 роки тому +8

    🙈🤣 Abdi good 2:45 ma dumarkuu xajiimayn rabaa? ku tiiriyaha UK 🤭

  • @misspamba1
    @misspamba1 4 роки тому +4

    😂😂😂war goobta DAHIR YA SHAMIS baa ka dhacday 🙀

  • @talasamechannel5515
    @talasamechannel5515 4 роки тому +4

    Nuur daaalc waa shidan yahy

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi882 3 роки тому +1

    Hoobey dhaqanka iyo hidihu waa hantideena .
    Akhyaar ayaa is heshay.

  • @AliAhmed-fr8zd
    @AliAhmed-fr8zd 4 роки тому

    Hobey waxaa lagu hirta haybta atahaye waa halku abwan farax xayir kalaha isirka kadhumashada waxa dhanta dhimahshada

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 4 роки тому +2

    Cabdi good uu naxay masha allah

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid1489 4 роки тому +14

    Mansha allah 💚💭❤️

  • @maxamedyare8690
    @maxamedyare8690 4 роки тому +3

    Heestaan waa isoojiitay Aleylehe

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +13

    Mnzha allh 💚💬❤🔐👏

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 4 роки тому +3

    Heestiiba waxa kharibay Raggan malayacniga ah ee meesha dhex boodaya iyo Odaygan gaboobey ee raxleenaya

  • @mohadeydakane4624
    @mohadeydakane4624 2 роки тому +1

    Wale meshan legends iskuheshi

  • @bintiruquya6350
    @bintiruquya6350 4 роки тому +1

    Mzeega ciyaalka xafada waaye waleee

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 4 роки тому +1

    Wa waynka meesha isku arkay.

  • @mobillionblack
    @mobillionblack 4 роки тому +9

    Homegirl, with the Henna tattoo on her back is mad fine.

  • @omermdshakir4110
    @omermdshakir4110 3 роки тому +1

    Abdi good... Khashsiga meesha shidaya