Hayat Tahrir Al-Sham ee Suuriya oo beegsanaysa dadkii la shaqayn jiray nidaamki Bashaar Al-Assad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 57

  • @MohamedJaare-bc9kd
    @MohamedJaare-bc9kd 15 днів тому +5

    Guuul dowlada cusub ee suniga ah allh barakeeyo ee suuriya ❤❤

  • @mohamedshire8774
    @mohamedshire8774 20 днів тому +30

    Marka wax tarjumeysaan u tarjuma sida muslimiinta wax u tarjumaan

    • @Nadiifosman
      @Nadiifosman 20 днів тому +3

      Hhhhhh BBC Muslim malaha

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 20 днів тому +2

      Ma somali baa muslim isku dheegaysaa munaafiqiin weeye badankkodi
      Ka dhamow adeer raga sheeko haysaaye

    • @mohamedshire8774
      @mohamedshire8774 20 днів тому +3

      @Aliinaliiban1780 waxas dumara ka tahay ma fahmeysid xamasada yeeysan ku qaldin

    • @Marwan-z17
      @Marwan-z17 20 днів тому +2

      Hala yabin waxa BBC galo ku haya was khawarijti Kuligoda ajanidbta bey cabudan oo ey iska gadan qofka walalkoda somaliga gaal bey u yaqanan carabtana islaam 😂😂😂😂​@@Nadiifosman

    • @khadar917
      @khadar917 19 днів тому

      BBC waxa laga soo gaabshay ma taqaan ha iska baraacine ingiriis xagee walal kug7la noqday kuwan BBC u shaqeya gaalnimo kuma hubo laakiin inay jirkooda ka ganacsadaan daah ma saarna​@@Marwan-z17

  • @cabdiraxmanxasan2809
    @cabdiraxmanxasan2809 17 днів тому +8

    Bbc asalkeeda waxa leh yahuud
    Ilahay talada dalka hano dhibo
    😡😡😡

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 20 днів тому +9

    Bbc yaan la aaminin waa yahuud dhamaan shaqaalaha kuwa soomaalida xita

    • @maxamedrambo-nf8rd
      @maxamedrambo-nf8rd 19 днів тому

      Nimankan somali bbc wllhi qaab maskaxiyana aya loo haystaa catch brains gumaysi dadban waa noocma wxn ay isku dhex laaqayaan

    • @Hilowle-b6n
      @Hilowle-b6n 19 днів тому

      🤔🤔qof somali ah o muslim ahaa yuhuud ku tilmaameysa, qiyaamaha ilahey hortisa mrki la tago oo mxd diinta uga saartay ma qalbigiisa iyo niyadiisa la ogeed mrka lagu yirahdo mxd odhan donta idacad gaaled bu bariiskisa kaso dhacsanayey miyad afka la tagi donta umada afkaga edeb haka yeesho wll. Rag kaa aqoon badan o kaa waweynba meeshan ka hadlayo rug cadaa ah

    • @yusufabdihagi7829
      @yusufabdihagi7829 19 днів тому

      @Hilowle-b6n adi wixii dhacaaya qalad iyo sax ma ogtahay, jaahil, wax baro aad ayaad u liidataa

    • @hooskasii486
      @hooskasii486 19 днів тому

      ​@Hilowle-b6n
      Bbc ingariiska laga leeyahy qofka hadlayo hadalka waaloo soo meeriyay

    • @khadar917
      @khadar917 19 днів тому

      Bbc fp waxay u badaleen xero jinsi iyo dhaqan xumo waxay dhuraana waa huuhaa iyo brobogandho lagu soo shubtay, kuwii cirdigooda u hiiliyay sida mawliid Haji abdi iyo maxamed maxamud cade HBN tv daawo siday isu badaleen oo ay idaacad xor ah u asaaseen si ay bulshadooda marin habaabjnta uga ilaaliyaan.​@Hilowle-b6n

  • @fahadomarahmed5170
    @fahadomarahmed5170 19 днів тому +5

    BBC kuwa ka soo horjeedo Hormarka Umada soomaaLiyeed Balaayo idinla degty

  • @FaadumoAbdi-s7c
    @FaadumoAbdi-s7c 12 днів тому

    Guul

  • @Waxbaroo
    @Waxbaroo 19 днів тому +6

    Tv ugu beenta badan aduunka Waa CNN Ka maraykanka laga leeyahay iyo BBC boqortooyada UK

  • @oddorosmedia9984
    @oddorosmedia9984 19 днів тому +3

    Caqliyada bbc waataa
    Iyo wiilka soo tabinaya lama odhan karo waa qof somali muslim ah
    Afsomali ku hadle si fiican ugu adeega caqliyada reer galbeedka

  • @MaanJamac-i8e
    @MaanJamac-i8e 20 днів тому +5

    BBC waa argagixiso hadhagaysinina wax reer galbeedka

  • @sommedia870
    @sommedia870 17 днів тому +3

    BBC waxa Ka shaqeeyo waxay Ku hadlaan Afka Dowladda Gaalada ah ee Ingiriiska . Iska ilaaliya Munafiqiinta Ka shaqeesa

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 20 днів тому +5

    Nacdali idinku dhacday shaqaalaha BBC

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 18 днів тому +1

    Bbcdu waxay Ku Hadasha
    Afka Rer Galbeedka
    Waxaney La.jirtaa Bashar Asad

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 20 днів тому +2

    ALAOUINTA ABOOHOD KU Waasa 54 sano Sunni dilayeen hada Cadalaad lahor KEENI Dambilayashi oo dhaan.

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 20 днів тому +3

    Waxaa laga yaabaa Qof aan waxba galapsan in Loo ciqaapo waxaa walaal ama kuu ah Asad & Xuoifadiisa. Taana wax fiican ma'aha.

    • @Sweetie-19
      @Sweetie-19 19 днів тому +1

      Wxn waaa been abuur wll koley cafis baa loo fidshay umada suriya kaliya wxaa maxkamad lasarayaa kuwa dulmiyaay shacabka Ee ma ahn shacabka wxa la begsanaayo kuwn waligood run mashegaayaan ha aminiin waa dawadhilifyaal ku shaqeeeya UK iyo USA

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 20 днів тому +4

    War dila najaasta😊

  • @imrangureofficial1283
    @imrangureofficial1283 20 днів тому +4

    Wale BBC waay udamate

  • @abdirahmanmahad-k3c
    @abdirahmanmahad-k3c 20 днів тому +3

    oo ma cidbaa war idinka dhegaysata beenti reer galbeedka iyo dabadhilifnimadi bad wadane

  • @Kayaanchannal
    @Kayaanchannal 19 днів тому +3

    Afgaalo ayaad kuhadlaysaan nacalaa idinkuyaalo calawayiinta 50sano dulmi wadeen halalaayo

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 19 днів тому +3

    bbc najaaso urbadan baad tihiin nacalad ha,idinku dhacdee

  • @khayrehassan1185
    @khayrehassan1185 19 днів тому +1

    Marka copy paste tahay dhibbadana laguma fahmayo , War Original ka warka inta ka so aqriso soo fahan ka dib ummada la wadaag maxa wye nucaan

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 20 днів тому +3

    Hala laayo dhamaantood qadhmuunka qadhmuunkubdhalay

  • @khilaadi6965
    @khilaadi6965 18 днів тому +1

    50 sano ka badan marki la xasuqayay maxaad uga hadli weyseen dhibaatadii loo geystay ummaddaas

  • @daauudseeraar6171
    @daauudseeraar6171 15 днів тому

    Dad askaar ah oo aaay Fasaxeeen ayaaba araagnaaay sideee u Beegsanayaan wey wada cafiyeen
    Bbc beeenta Galada naaga dayaa idiin soo dhiiibtaay

  • @Everywhere-nu1ws
    @Everywhere-nu1ws 14 днів тому

    wxaan idin waydiiyay wali kuwan ma dad baa dhagaysta?

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 15 днів тому

    Wariyasha bbc naclad inku dhacday rer galbeed bay ismoodan

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 20 днів тому +1

    Wax aan macno laheyn oo buunbuunin iyo Borobagaandada reer Galbeedka ayaad noo tarjumeysaan!!

    • @Hilowle-b6n
      @Hilowle-b6n 19 днів тому

      😊😊in magaaladii iyo dalkii u kaso jeday saxaabiga weyn ee khaalid binu waliid la xoreeyey ee cadowga dhiigya cabka uumada laga badbaadiyey bey shegayaan,😊wll wxann aqontada ehen haka hadlin, commentigaga ka daremaya inadan fahamsanen o macno u arkeynin rer galbed iyo waxyabo kle o mesha oolin ka hadleysid

    • @abdullahiqaasim7120
      @abdullahiqaasim7120 19 днів тому +1

      Hilowlow khlad ayad u fahantay BBC waxay Ka xuntahay qaab maamulka xoreeyasha Suriye Alla xoreeyaye , qaabkay u tabinaysona wa qaab . Dhaleeceen ah ay u jedinayso mujahidiinta idinka Alle. Waana isday u rabaan reer galbeedku , u fiirao BBC ingiriis , sida ay xumaan ugu fatahaydo mujahidiinta una rabto in laga hor yimado. Marka Küba farax sokmalı maxamed inay feejiganyihiin.

    • @kaalintechnology
      @kaalintechnology 19 днів тому

      @@abdullahiqaasim7120 aad io aad sxb waxa aan ka hadalnay waa intaas. Waxee muujinaayaan iskudir iyo Nimankaan xukunka qabsaday ee Sunniga ah inee dad xun yihiin oo Aargoosi wadaan!

  • @mohamedabdulkadir-h1d
    @mohamedabdulkadir-h1d 20 днів тому

    warbixinta aad hada soo galiseen BBC english baan asbuuc ka hor ka daawaday. run ahaantii soomaali meel ay joogtaba waa dib u dhac BBC-ba ha ahaatee

  • @mohamudNsalad
    @mohamudNsalad 15 днів тому

    Haddii ninkeedu ahaa kii dulminayey dadka masaakiinta ah, maxaa diidaya in qoyskiisu maro ciqaab lamid ah midii ay mariyeen dadka kale

  • @AbdiqaniMohamed-hy5hf
    @AbdiqaniMohamed-hy5hf 19 днів тому

    Lacnad idinku dhacday gaalada ba u shaqesan BBC gaalo yehe

  • @Hilowle-b6n
    @Hilowle-b6n 19 днів тому

    Dadka commentiga waxyabaha xun kuso wada qoraayo maxa ka qaldan ma waxaa dhibaayo in la yiraahdo suuriya waa xor maanta dhaliyaradi ayaa shacabka kala ilaalineysa u kala garnaqeysa gumeysigii wu dhamaday qabrigii khaalid binu walid iyo magaladisi waa xor
    Intas miya dhibeyso mise siyasada iyo calamkaba lama socdan sida commentiyada ka daremayo waxba la dhalilaye maqlen mrkase bbcsomali caay uwada qorayan qar baba waryayasha yuhuud ku tilmaameyso yaab!

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 19 днів тому +1

      may taalaguma haysto ee waxay kuhadlaan afka reergalbeedka sida uu reergalbeedka wax urabo bay usheegaan waxaa loosoo wakiishtay in soomaalida afgaarta reergalbeedka kushubaan

    • @Hilowle-b6n
      @Hilowle-b6n 19 днів тому

      @PinaBinianimals videogan hada maxaa ku jaban oo loo mucaaradaya iisheeg commentiyadan wada naceybka 🤔qaar ayaba yuhuud ku tilmaameyso maskinkan somaliyed. guusha reer suuriya miyaa dhibeyso dadkan

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 19 днів тому

      @ video ga wuu fiican yahay hadii kor laga fiiriyo lkn waxyaabo badan oo been iyo kabad badin ah baaku hoosqarsan sababta aydadku uwada mucaaradaayaan waxeytay xaqiiqdooda bay kuwada baraarugeen

  • @abdikariinbarkhad
    @abdikariinbarkhad 17 днів тому

    Been iyo gaal ayaad u shaqaynaysaan

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 20 днів тому

    Dadka comments ka cabaadayoo ader ka baxa meesha yaa idiin yeedhay sheeko haysaane
    Muslim fican hadad tihiin adeer orda faalstiin ka dagaalama
    Halkanad ka soo niic leedihiine shidh 😂😂