Xil Cabdoow: "DFS hadalkeygii daraad qarash ayey ku bixisay iyo in Hees ay iigu soo jawaabto".

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

КОМЕНТАРІ • 10

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Місяць тому

    Hassan shikh ayaa ayaa EITOPIA jeceyl

  • @siradm
    @siradm Місяць тому

    Tuugba tubtiis ayuu tilmaamaa! Heesaaga iyo hal-abuurka ha u gaffin, dad la iibsado maaha dowladduna waqti uma hayso, iyagaa muuqaalkaaga doortay waayo yaab ayuu lahaa, shacabkana been ha ka sheegin.

  • @abujole3992
    @abujole3992 Місяць тому

    Dhamaantiina Tuugo ayaa tixiin qofki waxaad qadanesiin 5000 dolar anagana bishii kii ugu badna waxaa heleyna200 xaqa ilahay miya

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b Місяць тому

    Naga hurtag tuug yahow

  • @mohamedHaaji114
    @mohamedHaaji114 Місяць тому +1

    Sheeko maala yacni ah lama rabo kumana shaqeysaan in dastuurka la ilaaliyo ,imisa xildhibaan ayaa ka maqan kala fadhiga ,xukuumada waxaa ku filan in mooshin ka keentaan mana heysaan wadadeda ,waxey u muuqataa in aad raadsaneysaan mushaar kordhin sida dhacday kal hore ama jagooyin heshaan ,Xildhibaan xaal qaado

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Місяць тому

    Adiga iyo kuwa qowleesatada ah ee hubka soogeliyay dhamaaatiin itoobiya waad ushaqeeysaan shakla aan

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 Місяць тому

    Ama wax fiican sheeg haddii kale aamus yaahuu yaahuu

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 Місяць тому

    Tuugtug magaado ayaa la.oranjirey
    Hada shacabka hortooda calàanlacaka kagala hortag tuug weynaadey ayaad tahay adiga iyo kuwa kulasocdo