Somalia allah ciidna umaqna ceel umaqan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮 wallahi wa niyad jaab Subxana allah allah ugargaro umada Somalia cadowgeda allah jabiyo inasha allah
MD. XASSAN SHEKH, SAFIIRKA ITOOBIYA, U XILLIGISI HORE U VILLA SOMALIA SOO DAJJIYAY, MD. FARMAAJO AYA VILLA SOMALIA KA CEYRIYAY, U YIRI XALANA DAG, SIDA SAFAARADAHA ADDUNKA, LAKIIN MD. XASSAN AYA HADDANA DIB UGU SOO CESHAY VILLADA, TOLOW XASSAN IYO XABASHIDA MAXAY ISKU YECEL YIHIIN.
Somalia allah ciidna umaqna ceel umaqan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮 wallahi wa niyad jaab Subxana allah allah ugargaro umada Somalia cadowgeda allah jabiyo inasha allah
Oromo oo Afsomali ku gambana dadka ayaa Somali iska dige markaas rabtaa inaad necbaysedo dalinyarada
Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 🇸🇴🙏
Muslinka Alaaha musiibooyinka dhinac ka mariyo amiin yaa Alaah
🤲🤲🤲🤲🤲👍
😭💔 Mr FIQI 😂 Wuxu meel saray Itoobiya 👍🇸🇴 Xasan wuxu diyariye Cali balcad 😭💔🇸🇴oo jajuus ah una shaqeya ITOOBIYA 💔😭
Aflagaadada ka daaay xukumada ❤❤❤ wasiirkana wax mooshinka ka keenayna waaa 47 xil dhibaan ooo itopia u shaqeynaayo lkn wax is badal kama keeni karaaan Naceebka xasan sheekh ayaaa kugu balaartay xoola yahoow
Wasiir Fiqi madaxweyne ayan u dooraneenaa inshallah waa hogaamiye daacad ah mashallah ❤️ jannadii Fardowso Ilaahey ha kugu beddelo wax kasto aad wadankan u qabatay iyo waxa aad u qaban-doonto waan ku taageersan nahay hore u soco....
Waziir Fiqi haguuleysto insha allah
Wasiir Fiqi waa geesi illahay hala jiro. Ka diidan Fiqi waa cadawga soomaliya. Xasan sheekh iyo godoomiye Adan Madoobe ha iska jiraan shirqoolka xildhiibaan Ku sheegyadu wadaan. Itobiya wax wada hadal ah oo dambe yaan lala galin.
Xildhibaanada mooshinka keenay waa shissheeye kalkaal fiqi waa geesi ka dhex muuqdo dowlada xasan shiikh hogaamiyo oo wadaniyad ey ka muuqato iyo wadan jaceyl guul wasiir fiqi.
Xassen sh maxamuud isagaaba ah daba dhilif shesheeyaha ushaqeeya
Anigu.hore..ayan.u.shegay
Xasan.she.waa.cadawga
Midnmada.soomaaliyed
Awdal..ested.waxay.u.taagantah.midnimada.soomaliyed
tacsida shiico kaliya uma taal ee waxay u taal muslimiinta oo dhan. AUN geesigii dhulka shaam xasan nasrullaah. Aamiin.
Aynu saline.suubanaheena.scw scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️
❤SCW SCW SCW ❤SCW SCW ❤SCW SCW ❤SCW ❤❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam
SCW SCW SCW❤❤❤
Alshabaab ayaan ku fiican dalka
Dawlada laftigeeda ayaa sameyso qarxyada iyo amnixumada fiqina xasan sheekh oo laba wajiila ayaa xilka kaqaadaayo haogaado fiqi dabinka xasan sheekh
Wasiir Ku xigeen Balcad hora loo ogaa oo waa jaajuus Itobiya u sheqeeya ee adu Xasan sheekh daacad dalka u Yahay ha ka badalo wasarada arima dibada.
MD. XASSAN SHEKH, SAFIIRKA ITOOBIYA, U XILLIGISI HORE U VILLA SOMALIA SOO DAJJIYAY, MD. FARMAAJO AYA VILLA SOMALIA KA CEYRIYAY, U YIRI XALANA DAG, SIDA SAFAARADAHA ADDUNKA, LAKIIN MD. XASSAN AYA HADDANA DIB UGU SOO CESHAY VILLADA, TOLOW XASSAN IYO XABASHIDA MAXAY ISKU YECEL YIHIIN.
SOO MAY. CADAAN IN ITOPIA AY. KOOXDA. VILADU WADATO
Itoopita 32 years ayay kuu talinysay hada waxaa yara muuqata dowladaan inay kafarabaxday ttaasi ayay amina ladahay
Itoopiyo ayaa soodirtay
Wariyahani waa munafiq dadaka somaaliyeed isu dira
Saleman xaashiyoow adeer orod ethopi jaajuus unoqo anaga haa isagakaayadhiga
Wadani..jaajuusnimadadaada waxaa cadeeyn u ah waligaa adoo eth.wax ka sheegaya ma arag. Halka aad dawlada somaaliya aad dacaadayeeyso
Facebook ninka iskaleh wa Nin Yahuudi ah iyo ninka twe
Somaliy mey ku birto bilikis
Kusoco
Haashi naceybkada waa la dhimanaysaa somalida heshiinaysana kuma jirtid adigu duli baa tahay maalin walba naceyb fidiya
Dadka waxay ubadan yahiin jaajuus
Hhhhhh
Xildhibaan waasaxan tahay waajaajuusiin itooboyaan wasiirkana halataageero
Fiqi waa nn jaahil ah oo bilaa aqoon ah lkn waa nn wadani ah xooga geesimo ahna leh waana runtiis abdiqawdhe kuwa mooshinka ka keenayaa waa jaajusin itoobiya oo ay ugu horeeyan kuwa ka soojeeda maamulka somalilnd iyo kuwo ka soojeeda muqdisho balse waxaa iska diiday oo ka soohorjeestay mooshin xildhibanada ka soojeda beesha daarood iyaga oo u raka wasir fiqi inuu yahay kan ugu mudan maana cid lagu bedelo oo dhaantaana aysan jirin
Magaca somaliland hadii qaramada midoobay laga sheego waad kuxanuunsataa adigu xagjir baad tahay cunsuri ah somalida qaar neceb oo hadana iska dhiga nin somalinimada jecel waxaan islahaa barigii hore aljaziira janankan ayaa la baraajaynkara lakiin magaca jananka aad kuqoratay oo ah tuulo aad dagtaan ayaad ka dooratay inaad idaacad caalami ah noqoto TALO WAXAAN KUGU SIINAYAA INAAD KA KORTO QABYAALADA DAAROODAYSAN EE HADANA DHULBAHANTAYSAN EE HADANA TUULAYSAN
Aayarhadal samada lagaama soo hadlayee😂😂😂😂
Ma wax lagu qosla laga hadley ina tahey nacas jaahil ah bal fiiri