Laba sano kaddib isbarbar dhigga Farmaajo iyo Xasan.Lawadaag sxbbadaa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 181

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 місяці тому +22

    Waxaad ka hadashay xaqiiqda dhabta ah rag waxaa ugu wanaagsan kan cadeeya wanaaga ninkii shalay uu kasoo jeestay markuu arko in sidii rabay ama horumarkii iyo dawladnimadii uu ku haminayey ay god ku dhacday waa caqli waxgarad abwaan.well done

  • @MohamedHassanAbdille
    @MohamedHassanAbdille 4 місяці тому +28

    Xasan culusow iyo farmaja Ina isbarbar dhigta wa qalad weyn

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 місяці тому +15

    Waa Runtaa Ilaaheey Haku Xafido Abwaan kabayare 🙏🇸🇴👮👮‍♂️👮🏻

    • @duniyomahamud9232
      @duniyomahamud9232 4 місяці тому +1

      Rag leeys bar bar dhigi karo la imaad 😂😂😂

  • @adonallah
    @adonallah 4 місяці тому +8

    Gor gor gashaan Haram cad Tolow wax maka hareen

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 місяці тому +5

    markii horaba qabiil buu ku ololeeyay ee madaxdii mamulada labada ah ee daarood baana u fududeeyay inuu madaxwaayne noqdo nin qabyaaladaayste ah doortay

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 4 місяці тому +8

    Oday xasan isagoo hantida umada jecel ayuu helay madaale oo u jajaban madadaaliyaha xatooyada iyo dhicitaanka iyo dhulboobka markaasay isku waafaqeen inay boobaan hantida shacabka iyo ta dawlada iyo xabaalahaba

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 4 місяці тому +6

    Abwaan Kabayare, nin caadil ah baad tahay! Qiimeyntaada waa sax!

  • @Daqare666
    @Daqare666 4 місяці тому +6

    ADEER ADIGU INTUU KHEYRE JOOGAA QARAN AHAYD MARKUU KHEYRE QABYAALAD DABADA LA GALEY ADNA KHEYRAA DIB DABADA UGULA GASHAY

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 місяці тому +5

    DALKEENU WUXUU LAHAA HAL DASTUUR BALSE MAANTA WAA LABO OO MID XASAN SHEEKH LEEYAHAY

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 4 місяці тому +2

    CAWADACADNIMO AYAD UHADASHAY KABAYAROOW😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @joeabdul7670
    @joeabdul7670 4 місяці тому +2

    Abwaan waa sax hadalkaas xamar bishii hore an soo joogay dadka iyp dhaqaalaha sanadkii hore iyp sanadkan wax weeyn baa u dhaxeeya dallka waa la bililqqeystay xasan iyo group mafia

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 4 місяці тому +3

    Jidka afgooye ilaa jawhar wa wax qabadkii ugu waynaa ilaa bur burkii

  • @AbukarAmin
    @AbukarAmin 4 місяці тому +3

    Asc Abwaan kabayare, Inta aad sheegay waa run

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 4 місяці тому +2

    Kabayare sedigiin idinkow idinka nasan waayay

  • @maxamednuurmaxamed280
    @maxamednuurmaxamed280 4 місяці тому +4

    قل الحق ولوكان مرا

  • @AminaBaruud
    @AminaBaruud 4 місяці тому +9

    Waanta waxaan maqlaynaa caqiiqo dhab ah runbaad sheegtay maansha alaah

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 4 місяці тому +1

    He was good president Mohamed Cabdullahi Farmaajo Xabiibul Malaayiin Xafidulaah

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 місяці тому +2

    Waa runta ina kabayarow laakiin goormaan ka gudbeynaa xaaladaan xun ee soomaali caadaysatay ee fawdadaa hadji ninkii meesha yimaadaba lugaha la qabsado aaway caqligii aqoontii diintii muxuu qof walba qof aan waxba u tareyn aakhiradiisa ugu gadanayaa oon danta dalka iyo dadkaba aan loo fiirineyn farmaajo ka waran 2 sano hadii loo deny lahaa i tuu doorasho qabto baan maanta meel fiican joogo lahayn hadana xassan ha lagu daaho qabo doorasho sidaas baan qabaa ❤❤❤ my country soomaaliya guul

  • @fahadgmailmuhya
    @fahadgmailmuhya 4 місяці тому +2

    Sax
    Masha allah ❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +1

    Barnaamijkii isxilqaan buu meelo badan ku dhisay ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @hudhudmedia1446
    @hudhudmedia1446 4 місяці тому +1

    Barnaamijkaada waan ubogay wadaniyada soo wad sidaana.xaqiiqda u abaar somali waa.mid

  • @MohammedGantaal
    @MohammedGantaal 4 місяці тому +3

    Xaqu waa sidaad sheegtay xaqna alla Mooyee qabiil uma baahna baarakalaah

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 4 місяці тому +2

    Xaqiiq baad kahadashay runtii

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 4 місяці тому +1

    Illaahay baa wax oge.hadii ciidamadii iyo saraakiishoodii kas iyo ula kac loolaayey ayna ka dambeyaan dawoda had jirta am xubno ka mida ah ay geysteen rabi ha ku ciqaabo aduun iyo aakhiro oo xaqoodii allow ugu soo dilaaci....waxan la yaabanahay markii xasan la doortay isla markiib ninka la yiraahdo macalinka lugeeyo ayaa sheegay in askartna shirqool lagu dhameyn doono isla markaan uu fariin udirayey oo uu lahaa iska kaltaga intey goori goor tahay..markaan xasuusto warkiisa waxaan isdhahaa tolow muxuu ogaa...allow unaxriisa intii shahiiday

  • @MaalyunCabdiqaadir
    @MaalyunCabdiqaadir 4 місяці тому +3

    Waa runtaa intaad sheegtayba waa xaqiiq

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 4 місяці тому +1

    Abwaan.kabayara.waa.ilaaheey.mahadi
    Hadii.maanta.15)5?2024.inaada.afkaad.ku.cayday.xabiibulmalaayiin.ku..cadeysay.inuu.nin.sharaf.leh

  • @moali7156
    @moali7156 4 місяці тому +5

    Kabayare,
    100% waan kugu raacay Waxa aad soo bandhigtay, dib u dhac ayaa nagu dhacy Farmaajo ka dib.

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 4 місяці тому +1

    WUXUU QABTAY XASAN SHIIQ WAX YAABAHA SOO SOCDA
    (1) CIIDANKII QARANKA OO LA BAABIYEY
    (2) DHAQAALIHII DALKA OO UU URURSADAY.
    (3) DHULKII DAWLADA OO UU BOOBA.
    (4) EHELU QUBUURKII OO DACWO AH XASAN SHIIQ
    (5) DASTUURKII DADKA SOOMAALIYA KU MIDAYSNAAYEEN OO LATUURAY
    (6) DAWLAD NIMADII OO UU QABIIL KA DHIGAY
    (7) DADKII IYO DALKII SOOMAALIYA OO UU KALA DIRAY. :

  • @HusseinShukripcm-xe1li
    @HusseinShukripcm-xe1li 4 місяці тому +1

    Waa runtaa waxad sheegayso mucaaradnimadu dambi sharci ma,lahan waa wax iska caadi ah oo aan isku ceebin laheyn laakiin qabyaaladu waa dambi ciqaab kadhalato waana aragnaa ciqaabta kadhalatay qabiil wuxuu dhalaa ceeb,dib usocod,Gunimo,+gaajo,qeylo caay,iyo tan uga xun oo ah in shisheeya aan nakala jeclayn aan ukala dheerayno una tartano """"""""""

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 4 місяці тому +1

    Xasan shiekh Allaha ka qabto umada Somaliyeed. Dhibaato ayuuh ku hayah

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 4 місяці тому +3

    Maansha allah mahadsanid runtaad sheegtay c,rasaaq kabayare

  • @MahamadgabsoGabso379
    @MahamadgabsoGabso379 4 місяці тому +1

    Farmaajo wadani ale haa nosoceliyo rabi sub xano watacalaa isagaa awodee guuuul farmaajo

  • @ikraamali5572
    @ikraamali5572 4 місяці тому +1

    Abdirazaqow adiga xataa waa ku jirtay dadki u ololaynayay 91 baa lagu noqonataa Allah cafis waydiso

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 4 місяці тому +1

    Waa sax Waa sidaas aad
    Sheegtay Alle Waxaan joognaa
    Farmajo xagee ka raadiyaa
    Walee Gurguurte Dalkaan uu
    Baabiyay

  • @mohamedabdiarab9750
    @mohamedabdiarab9750 4 місяці тому +1

    xasan shiikh wuxuu ku ololeeyay waxaa kagu noqonayaa 1991

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 4 місяці тому +1

    Asc mudane waa saxiix walaahi dalka hadda dawlad soomaaliya kamajirto

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 місяці тому +1

    Saxee waa runta saasuba rabaa inuu weligi siijogo vilada😳

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 4 місяці тому +1

    Bravo ,perfect anylize,qabyaalad allaha naga koriyo,qaran baan rabnaa midan cid dan uma ah dad iyo dal midna.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 місяці тому +1

    ASC❤THEN ABTI ABWAAN RUNTAAD SHEEG TAY ALLE HAKULLA JIRO AMEEN YAH RABBI SCW

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 4 місяці тому +1

    Daarood iyo hawiya baad isbarbardhigeysaa.
    Hawiya in la hogaamiyo mooyaane wax ma hogaamiya.

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 4 місяці тому +1

    farmaajo waataa shalay leheed waa majnuun . oo mooryaanti badbado la baxday aad taageersaneed

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 4 місяці тому +1

    Ax yaa wadanii, xasan waa wakiilga gaarn ah ee cadawga midnimada umada iyo qaranimo somaliyeed inay jirin loo dirsaday wa shisheeye kalkaal.

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 4 місяці тому +1

    Maadan sheegin labafa wado ee afgooye iyo balcad xasan shiiq lavada sano halmeel lama dhisin

  • @luulaadan5727
    @luulaadan5727 4 місяці тому +1

    Farmaajo waa mahad sanayaha🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍ii

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 місяці тому +1

    Xaqiiqda ayaad ka hadashay abwaan kabayare ee sidaasi ku soco xaqa ilaahey ayaa jeceyl ee mohamed farmaajo ilaahey ha inoo soo ciliyo aamiin

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +1

    Maashaa allaah habo allow caqliga kuu daa haday soomaali sidaas ahaanlahaayeen

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 4 місяці тому +2

    &100 sax baa tahay yaa kabayare guuleyso

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 4 місяці тому +1

    That’s true walaal run baad ka sheegtey

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 4 місяці тому +2

    Excellent assessment

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 4 місяці тому +1

    I agree with you
    Khaire qayb wayn buu kaqaatay ciidankkii la saxay ee boimitiric loo sameeyay iyo dhisida ciidanka inkastoo qolo cadaw ku ah dawladnimo inay hirgasho uu gacanta u galay aakhirkii

  • @mukhtaarxuseen5282
    @mukhtaarxuseen5282 4 місяці тому +1

    ❤ farmaajo waxa uu Haa muwadin wadankana wuu salaxay waxii aan u qab somina xasan gurgute ayuu ka qaban kari waayay

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 4 місяці тому +1

    Inaad runta ka hadasho waan soo dhawaynaynaa qaranimo hana deeqdo allaw hassan ka qabo wadanka oo na sii madax wanaagsa farmaajo dalka buu u shaqaynayay hassana asagaa shaqaysanaya

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 4 місяці тому +1

    Asc, maanta waxaad moodaa in damiirkada soo nooladay, qabiilki ayada fahantay meeshuu na geeyey. Adiga iyo inta bulushada maslaa ee madiah ka hadal haddii aad mubadinin noqon laheed somali dhinac ayey qaadan laheed. Ayan daran inta gubta waddanka waa inta magac leh. Alle ha nawaafijiyo toofiqda. Aamin yaa rabbi

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 4 місяці тому +1

    Reer puntland wa asaaska dawlada somalia maqnaantood waxba ma hagaagi

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 4 місяці тому +1

    Is bar bar dhig waxa ka horeeya
    Dalkan waxa lagu xukuma qabiil 4.5
    Shacab doortay ma jiro dhamaantod
    Waxana laga xukuma qaramada midobay iyo xarunta xalane

  • @halimaali653
    @halimaali653 4 місяці тому +5

    Excellent assessment man! You were the only one made such assessment! Congrats

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 місяці тому +1

    Soomaaliya waxaa u fiican in gumaysigii talyaaniga dib loogu soo celiyo rajo xamar ma leh iyo xitaa kuwa gobolada dadkii ma leh wax damiir iyo iimaan leh waxa kaliye ee ka baxaan waa ajaanibta.

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 4 місяці тому +1

    Xasan shiiq waamusiibo

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 4 місяці тому +1

    Xaqiiqdu waxay tahay marka wax 100%60 lahayo waxaa wacan ninlala shaqeeyo wixii ka khaldana loo sheego oo lala shaqeeyo lkn hadii kiiyimaadaba ladhaliilo maxaahagaagaya isuma dhugmaan labada nin oo kii horaa wadani ahaa lkn shacab ahaan waynu dayacnay😮

  • @ismailabdi6005
    @ismailabdi6005 4 місяці тому +1

    Waa runtaa ee karaabi hee

  • @adambarre6520
    @adambarre6520 4 місяці тому +1

    Farmaajo dalkaa u baahan

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 4 місяці тому +1

    Soomalid.xaqaa.haayo

  • @guledarale201
    @guledarale201 4 місяці тому +1

    Waad saxantahay Abdaan

  • @a.mm.6742
    @a.mm.6742 4 місяці тому +1

    Asalama alaykum
    Somaliyeey ilahay inoo barya in hasan uu xaqa tuso oo uu joojiyo xasuuqa ciidamada ama raga geni ahaan

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 4 місяці тому +1

    Shirarkii ibadan laguna qabanjiray kawaran

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 4 місяці тому +1

    Si fiican aya u sharaxday wa ku mahadsantahay

  • @abdullahiyarowmohammed2264
    @abdullahiyarowmohammed2264 4 місяці тому

    Waxaa..ninqaran.ahaa.max.weene.ma.xamad.cab.dulaahi.far.maajjp
    Madeley.abgaal.maya.qaranimo.madaweeyne
    Aykamuuqato.baahi.badan
    Iyo.lacag.raadin.maya.qaranimo.maya.maya.xasan
    Bashan.waligiikamabahayo.baahi.x.sh.nonoo.madxweene.qaran.maya.maya

  • @mahamedisse4029
    @mahamedisse4029 4 місяці тому +1

    Xaqiq walahi

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 4 місяці тому +1

    Ina kabayar sedigii isagaa lahaa ka soo bax filada jacafar geylac iyo nabaddoon xaad ayaa lahaa marka soo laaban maayo ee oohinta iska daa

    • @batulabilan983
      @batulabilan983 4 місяці тому

      ina adeeradiis kabayare iska ma war qabaan xassan Sheik caay wax ugu qaadimeysid waxuu qabtay adigana waad waa ogtahay marka nac nac jooji

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 4 місяці тому +1

    Qabiilka iyo munaafiqiinta illahay haso afjaro oo bawooda ha wiiqo. Ameen

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 4 місяці тому +3

    Wll waku salaamey. Farmaajo aya wadaada ficaan raacey. Una ka waax qaabad baadan yahaay HSM. Viva Farmaajo❤ in shaaa Allah Next president is qeyre❤

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 4 місяці тому +1

    Somalida waa dad aad u aqli yar waagii Farmaajo madaxweynaha ahaa waxay qaarkood dhihi jireen Xasan Shiikh oo horay loo arkay qaladaad iyo xumaan badana lahaa baa Farmaajo ka fiican, markaas ayay Xasan Shiikh soo ceshteen. Maantana Farmaajo oo horay loo arkay qaladaadkiisa iyo xumaantiisa badan ayay qaarkood rabaan in ay soo ceshtaan Farmaajo.😅

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 4 місяці тому +1

      Habaarkii lagu sheegayey maxaa u diidaya inay qof aan horay loo arag soo doortaan, inkastoo waxa Soomaali hoos u dhigay ay yihiin xildhibaanada aan kheyrka laheyn oo laaluushka ku shaqeeya !!!
      Waxaasoo dhana' waxaa looga gudbi karaa inay shacabka codeeyaan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 4 місяці тому +1

      @@boosteeyorooble5287 Waa runtaa.

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 4 місяці тому +1

    sodhibaato ma ah hadii aanaan kala aqoonin ninwanaag san iyo nin waxmatara ah

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 місяці тому

    Xasan markuu xamar geela ku qalanayey ayuu yiri 91 ayaa lagu noqonayaa!!!!
    Dhulkii iyo hantidii dadweynaha markuu ka soo jeestey,
    Waxa u hadhay inuu yiraahdo
    Madaxtooyada anigaa leh.
    ??????

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 4 місяці тому +3

    Xassan gurgurte baahane iyo ex mw.farmaajo maxa isku keenaya WA qoraxda sacabada lagu qarin karin

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 4 місяці тому

    Tariikhdu benmasheegto xasan shekh horta macafimad Qaba?

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 місяці тому

    Shabaab waxa ah xasan dhiiqo iyo kooxodiisa oo xiligii farmaajo ka shaqeen waaya oo shabaab lashaqeesan jireye welina wuu lashaqeeyeseta gurute tuug weeye umada sooliyedna uma shaqeeye wuu ka shaqeeseta ciidamadina wuu xasuuqYa markasu rabaa inuu sii fadhiyo vilada😳

  • @ahmedgaas5727
    @ahmedgaas5727 4 місяці тому

    Farmaajo sharaftii wadanka ayuu soo celiyey, HShM waxuu noqday oo addunku agadey inuu yahay dalxaraashe iyo aabaha musumaasuqa. Isaga iyo familkisana waa boob iyo dhac hantida dadweynaha. Farmajo hal bogcad ma qaadan isaga iyo xaaskisa ama familkisa

  • @Shankharon
    @Shankharon 4 місяці тому

    farmajo inaad amaanto manta waa kugu ceeb walaahi ninkii yiri xamar ma joogeyso yiri adoo 3sano iyi bar amneysay hadana beel ahan ku bakhbakh ku heyseen daciif inaad tahay lakiin waxaa ku jawabay dabcaseyr ee orod nacaski kheyre ahay asoo RW3sano iyo bar hahay bananbax sameyey ido xukuumdiisi ku hayo down down waa ninkii dhagax dhigi wayey garacad ee soo siyartay boqor cali yuusuf 150 sano ka hor dhintay faroole ku yiri baro boqorkaga so ma tihid reer ceel buur walaahi intaas madio ido cod ah baan ka dhihilahay lakiin ku fako siysyinta murusade aan faq faq ku heyn oo afkooda qabsaday

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 4 місяці тому

    Soomaaliyeey midi waa dambi dadka iyo dalka lagagalaayo. Farmaajo xasan ayax hadii la isbarbardhigo waa dambi 15 mai 2022 wuxuu wareejay dawlad quwad iyo dhaqaalale oo sharaf iyo karaamalze

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 4 місяці тому

    Hal shaqsi ah oo somali ah oo xasan shek haeiye iyo datood oo xasan shek tagero u sj majiro marka lsga reba ubadkusa iyo qoyskiisa u dhow. Sida darteed inkaarqabuhu ha is casilo.

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 4 місяці тому

    Wsx leys barbardhigo maaha lkn addigu waxaad tahay ciil qabe xanuunsan ee iska callaancal.

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 4 місяці тому

    war kabsyare neefow doqon daarood ismoodow xiligii hore xasan shiiq ceelbuur isagaa xoreeyey farmaajo xukunka markuu imaadey ceelbuur xor ayey aheed ka dibna syey la wareegeen kheyre buusaaye oo arkaya hadane xasan shiiq ayaa ku xureynaayo aamus doqonow daaroodka dabada ka leefleefo jareer yahow foosha xun naagaha majeerteen waa sharmuutooyinka buurkaroole ugu caansanaa baa ku dhalay markaasey adigoo jareer odoy murusade oo maskiina qoorta kuu galiyeen jareer ssnka dhuudhi zinzibaar ka yimid ayaad tahay murusade ma tahid

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 4 місяці тому

    Hi Abwaan kabayare
    The weight of an elephant can't be compared with that of a mosquito. Otherwise , it will be fallacy based math . Hassanow is not even in the realms of Homosapians .

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 4 місяці тому

    Salam kabahare niin gesiya batà ah oo dhaqanleh intad shektay waa run farmajo dawladnimo fahmayo bu ah kani waa moryane waa musse bihi walalqi dalka iyo dawleda raga babinayo ee latalinayo hassan dhiqo waa ildhibanada rer sheick cissaq wana safirada somalidika musse moryan dasturka iyaka kadabeyeh in somalie burburto iga wagushoda tusale firdgiye madahwene ssc khatumo iyaka didan fikirqi 30sano land bu god dher kagaridey rajadi somalididka awey madahwene kafa idil ah majiro samalie allah habadbadiyo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 місяці тому

    Wax qaba ma arkin somalia la kale ceyriye qabiil cusub isku dir. Kaligii talis .,dastuur been ah

  • @cabdisalaad8174
    @cabdisalaad8174 4 місяці тому

    Waxaa kamid ahaa waqabadka farmaajo wadooyinka xamar ilaa afgooye xamar ilaa balcad ilaa jowhar

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому

    farmajoh iyo xasan waxaa u dhaxeyah faraq weyn farmajoh dowlad bu rabay in u dhisoh xasanah wuxuu lah yimid in u boboh wadankah matanah xasan moryan wuxuu marayah in u Qotoh Qaburah

  • @madinamahammedabdi6038
    @madinamahammedabdi6038 4 місяці тому

    Ascww qofyahay hadda maxaa talo noo ah ee sideen ku soo celin karnaa xabibulmalayiin ee talo keen shalay adiga ayaa mucarad ku noqotay oo waxaad ka mid aheyd ninkii u diiday soomaliyanimo in la mideyo oo waxaad raali ku aheyd in la soo celiyo qabiilka ee hadda maxaa talo ah oo aad noo heysaa????

  • @warsamegasgas-wv9gt
    @warsamegasgas-wv9gt 4 місяці тому

    Wax boobka hantida Dowladda haddi lala xisabmilaha Dowladda Dowladdi ka dambeysa oo maxkamad la geeyo ,hanti boob ma dhacden.

  • @AhmedShido
    @AhmedShido 4 місяці тому

    Famajo sano 2 maamul gobale Xasa shikh 2 sano 4 maamul gobale

  • @nastehaali9038
    @nastehaali9038 4 місяці тому

    Kista yar ee lagu siyay ayaa kaa hadashineyso bastarwaxuu xasan qabtay iyo wax u dhaw farmajo maqabanin wadanka farmajo waa la dagay ilaheyna naguma soo celiyo amiin

  • @abdulkadirmohamedadan7416
    @abdulkadirmohamedadan7416 4 місяці тому

    Rayigadas 100% wa sax wana kugu tagersanahay wana wax iska cad o an baaris ubaahnayn lkn waxan kugu edaynaya inad xamaas argagixiso u aaminsanahay dawlada daba dhilifka e 70 sano dadka so lugaoysana ad tagersantahay madiga wadankas xuraynaya mise bila dhiig aya wadn lagu xureya

  • @Jamakulunehanshi
    @Jamakulunehanshi 4 місяці тому

    47,musharaxoo tartameysey xasan ayaa ugu xumaa dushaana nalagasaareye

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 місяці тому

    Weli qabyaalad baa kugu jirta maad waayo arkin awalna N iyo N waad la dhacsanayd markii inaadeerkaa khayre raysal wasaaraha ahaa balse waxaad ku kacday markii laga qaaday haddana absolutely waa khalad inaad is barbar dhigto farmaajo iyo xasan

  • @abdiahmed2606
    @abdiahmed2606 4 місяці тому

    Ninyahow caqli badnidaaa ALAH ku daayee

  • @Daqare666
    @Daqare666 4 місяці тому

    ADIGOO KABAYARE AH SOOW KII LAHAA FARMAAJO WAA NABI MAXAMED DIB U SOO DHASHAY
    YAA KAA KAAFURSANAA MARKAA FARMAAJO KU TILMAAMEYSAY 6 BILOOD KADIBNA WAA TAA FARMAAJO KU TILMAAMTEY WAA KAAFUR ILAAH KA FURTAY
    MAXAA ADIGU KU TOORAN TAHAY

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 4 місяці тому

    Leave alone formajo wa darood is honest mashll
    maxa hawiye tuug gun gun chhh
    You forget before formajo wa maraxaan

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 місяці тому

    Sidee wadanka loo badbaadinkaraa aawey dadkii caqliga la saaxiibka ahaa oowadankan lahaa

  • @CabdiJaamac-f6t
    @CabdiJaamac-f6t 4 місяці тому

    Wasaradii arimaha debada waxay ibinaysaa basabooradii debeloomasiya safaradaha oo dhan ayaa lagu ibiyaa gabadhii xasan ayaa xarashtay xataa itobiyankii iyo sudaniyiintii ayaa laga gadayaa basaboorka