No Sahaba has ever been to Somalia so don't lie you silly person. Islam came to SOmalia 12th century by Yusuf Qawneyn and that was 600 years after the Sahaba died all of them.
You see because of our jahiliya and loyalty to qabiiil and hatred we are denying our History and roots . Somalis are the worst mankind, I use to deny it but I admitted after so many years . Jahilnimo is what destroying us , How many of us is deep rooted for our culture and is rich in Somali oral literature or sugaan ? The answer is none . Our Land soon will be under the rubble due to such youths like us who are ignorant of our History and Culture.
Mashallah maanta baraawe maal gashi u baahantahay aniga waligey ma arkin lkn wax maqli jiray wanaag ka Imaada baraawe dhib kama maqla inshalh 2020 qorsheyga ka mid tahay ina baraawe tago ❤somali oo dhan
DagaaL Iyo baraawe kala Dheer So Waxaaa U sabab ah Sheequnaa Al Sheikh Uweys Dheere Asagaaba Tanzania U duceeyay Ma baladiisu hilmaami Waa may Allah Soo kacsho Reer baraawe Wan jeclahay inaan Tago Baraawe insha allah
wow video waxaan helay anigoo raadinaayo baraawe si aan ogaado caasimada south west waxaan helay iyadoo video-gan thankz runtii dadka magaalada ku cusub iyo deegaan ahaan u degeba way ku filan tahay
Maaahalah tabaaraka laah my beloved ♥ uncle ilove you more than anything else uncle DR mustafa noor. God bless you for the rest of your life my uncle inshaalah.
xishood an gabobay qurux an gadomay, hhh indr qli baraawe waa magaalo xeebeed ka tirsan gobolka shabeelada hoose ee somalia, waxaanay udhaxaysaa caasimada gobolkaas shabeelada hoose ee MARKA iyo caasimada gobolka Jubada hoose ee kismaayo.
l a custhite warriors somali Bravanese people are diverse groups, Yemeni, Omani, Somali and Persian mixed some families also have ancestry from the coastal Bantu since Somalia was Colonized by different countries over the centuries that is how the Bravanese population got mixed up NO one is better than any others person because of their ethnicity so stop being jerks guys 😣😣
TheMaster100 Iam just wondering are you even Islam if so Islam is known as a faith for all people and for all times in the heart of a Muslim there is no room for arrogance and racism I just lost my appetite right now can't even eat my breakfast fuck off people like u already exist in this society hopefully Allah will judge them one day Inshaa Allah
Mashallah walalyal subscribe ii sara, inta reer baraawe jecel channelkeyga cuno karinta soo booqda love you from baraawe Nandikani subscribe channel wantu wa mini
Baraawe waan jeclahay waliba inaan dago oo wiil reer baraawe guursado ama gabadhoda walalkey guurrsado Bari ha.iikaso mid baari ah oo Ahlu diin ah qurux badan illaa xad oo aan war badneyn 😂😂😂 macnaha caaqil aqon yahan ah horta Alshabaab mala saaray dulliyaasha Allah meel daran ka baxshee kuwaas
@@ibrahimabdalla2821 respect ban idin hayna rer brava kala duwaantu waa shay qurxon oo lagu fano viva Somalia 🇸🇴 Somali aftuni afmay chimwini iyo inta kaleba 🇸🇴🇸🇴 we are one nation ❤❤ from sool lascanod
Asaga halkeey laga keenay,?se yaa keenay,tipu tip,saciid barqsh,ama vasco dagama? He should be very gratifull that he and his brethren were allowed to co exist and prosper within our pple
Inta baraawe ku dhalatay like igu qabta
Kuma dhala Lkn one I’ll go insha allah
Baraawe waligey ma tagin lkn waa jclhy inaa tago insha Allaah Allow idin barakey 😍
Do a video on Zeila where the sahaba of the prophet entered somalia from
icecoldd murderer yes it was an important city state for the somalis
No Sahaba has ever been to Somalia so don't lie you silly person. Islam came to SOmalia 12th century by Yusuf Qawneyn and that was 600 years after the Sahaba died all of them.
Pure Somali no they came to zeila during the first hijra.
New-Era back then was just ethipia
You see because of our jahiliya and loyalty to qabiiil and hatred we are denying our History and roots .
Somalis are the worst mankind, I use to deny it but I admitted after so many years . Jahilnimo is what destroying us , How many of us is deep rooted for our culture and is rich in Somali oral literature or sugaan ? The answer is none . Our Land soon will be under the rubble due to such youths like us who are ignorant of our History and Culture.
Mashallah maanta baraawe maal gashi u baahantahay aniga waligey ma arkin lkn wax maqli jiray wanaag ka Imaada baraawe dhib kama maqla inshalh 2020 qorsheyga ka mid tahay ina baraawe tago ❤somali oo dhan
Wanku so dhawen donaa inshaa allah
@@mulkicumar172 diyaar inshalh
Me to wlhi I’ll go insha allah one day
Mashallah, rer barawe wa gob. Sodhawynta somalidi abaraha 70 meeyadi kudacdey. Hada aya layabee somalidi lasodaweye somali kale barakiciyaan😭
I love barawe it’s where I grew up . Soo peace and the ocean’s beautiful
Masha allah, nimcada waankeena taal cidkasta kabadan ee ilahay dalka hanoo nabadeeyo ✌️
DagaaL Iyo baraawe kala Dheer So Waxaaa U sabab ah Sheequnaa Al Sheikh Uweys Dheere Asagaaba Tanzania U duceeyay Ma baladiisu hilmaami Waa may Allah Soo kacsho Reer baraawe Wan jeclahay inaan Tago Baraawe insha allah
I do absolutely commend your art work, Dalsoor. Beautiful:))))
maasha allaah wllhi wan u xiisay barawe waa halki anku dhashy kun so Barbary wad mahadsantihiin dalsoor
baraawe waa magaalo aad u qurux bdn wlh waan u xiisay 2009 ayaan mar qax ahaan u tagnay.
wow video waxaan helay anigoo raadinaayo baraawe si aan ogaado caasimada south west waxaan helay iyadoo video-gan thankz runtii dadka magaalada ku cusub iyo deegaan ahaan u degeba way ku filan tahay
THE CITY MY MOTHER BORN MASHAALAH
Waa dadkii ugu horeeyey ee ganacsi aduunka u aadi jirey. Ganacsiga dadkii bilaabey. Waa magaaladii ugu masaajidada badnaa.
I love you brothers and sisters in barawe
Barawe gabar ah xagen ka helaa
Wll ninkeedana aadbay uga danbeyaan ee wn jeclanlahaa inaan mar nolosha laqaato
Wan ku koray barawe balad jano hadana wan idin ka so salamaya garhan s/ waadiin🥰🥰
Maaahalah tabaaraka laah my beloved ♥ uncle ilove you more than anything else uncle DR mustafa noor. God bless you for the rest of your life my uncle inshaalah.
Dalkeena quruxbadanaa Masha Allah
wlh baraawe waan uxiisay I love you baraawe
Allahayoow lacag ii sahal aniga oo aan dalka oo dhan kusoo dalxiisay
Are there any barawa people left in barawa anymore? Am assuming maybe less then 10% of people left in barawa are barawa.
Wan ka helay barawe allow nawad igu gey barawe
M.allh Alle maxan uxiisay barawe
Mahadsanid ina video gaan nasoo gudbisey. in badan waa maqley baraawe laakiin indhayga ba ku arkey alx
City of the Raxanweyn tribe.🇸🇴
mnsha allah nabad barawe.
Dhal mujaahid
barawe inan tago iyan raba intay ku tala😎
xishood an gabobay qurux an gadomay, indr borama iyo berbera ayay udhaxaysaa ayaan umalaynayaa. Google lahaa sidaa igu yidhi.
kkkkkk
Dhal mujaahid
😂😂😂 jabuti iyo boramay iyaay uu dhaxaysa miyad ii tidhaadid gacan iyan ku tagay inader wad mahad santahayna luminta aad ii lumisay🚶
xishood an gabobay qurux an gadomay, hhh indr qli baraawe waa magaalo xeebeed ka tirsan gobolka shabeelada hoose ee somalia, waxaanay udhaxaysaa caasimada gobolkaas shabeelada hoose ee MARKA iyo caasimada gobolka Jubada hoose ee kismaayo.
wax fiican ayaa qabateen somalia waa dalkeene quruxdeeduna maaha dhulka iyo magaca ee waaa dadkeeda) waanjclahay somalia iyo dadkeedaba )
xamar iyo baraawaba dadkii lahaa wey dulmanyihiin oo dadkan cadcadka la yidhaahdo ah
After 27/28 yrs of civil war still rubbish comments grow up ladies and gentlemen whether u r Somali or barawa
Thanks
baraawe waan jeclahay waana kudhashay
waaa magaaalo QAdiiiimi ah
Dadkii masaakinta ahaa ee baraawe lahaa somali baa dhib u geysatay
Qofki barawani ah gacnta ha tago
Anana kow ka ah ✋🤩
Www barawe is beautiful mashalh god coaches her anymay
Masha allah brawe alla maxan uxiissy
l want know barewe are mixied with arabs and persian.
l a custhite warriors somali Bravanese people are diverse groups, Yemeni, Omani, Somali and Persian mixed some families also have ancestry from the coastal Bantu since Somalia was Colonized by different countries over the centuries that is how the Bravanese population got mixed up NO one is better than any others person because of their ethnicity so stop being jerks guys 😣😣
***** wallahi you sound like you worship shaytan uff
TheMaster100 Iam just wondering are you even Islam if so Islam is known as a faith for all people and for all times in the heart of a Muslim there is no room for arrogance and racism I just lost my appetite right now can't even eat my breakfast fuck off people like u already exist in this society hopefully Allah will judge them one day Inshaa Allah
ubah ahmaad abaayo stop arguing with this shaytan, he clearly doesn't have morals, common sense nor believe in Allah.
Arab - عرب Mogadishu - Xamaraawi stop claims of someone else's territory or land
Lkn title AF Somali ka dhiga please si somalida u fahanto
Mash alllah
Masha allah barawe baladkeey
noloshu wey kusoo noqon doontaa baraawe,
waa maagaalo qurux badan
Mashallah walalyal subscribe ii sara, inta reer baraawe jecel channelkeyga cuno karinta soo booqda love you from baraawe
Nandikani subscribe channel wantu wa mini
Baraawe aLow khbarakey
Baraawe waan jeclahay waliba inaan dago oo wiil reer baraawe guursado ama gabadhoda walalkey guurrsado Bari ha.iikaso mid baari ah oo Ahlu diin ah qurux badan illaa xad oo aan war badneyn 😂😂😂 macnaha caaqil aqon yahan ah horta Alshabaab mala saaray dulliyaasha Allah meel daran ka baxshee kuwaas
Ana rer barawa ah waxan deganahay xafada baqdad diyar ma utahay gur mise wa kaftan
Waa Swahilli hadii aad mid sidaas ah rabtid Mombasa ka doono. Ha inaga haleyn sinjiga soomaaliyeed
Iyad Hussein khaniis Akbar, adinka waxaa tihiin carab iyo jareer iyo Portuguese is wassay
Foolxumada hawiye lajoog meeshaada
adkeysi legend markan imado iso dhawee
Whats the man’s name?
TAARIIKHDA WAXBAA QORTAA INTIII WAX KASTO WAAY KASI KAARTA
IDINKAAAAA. BAAAA. WADANKAAAAN. FISIT KUTAHAY. OGOOOW. SOMALI. ADIGAAA. EAST. AFRICA. WEEE. KAGA. HOREYEEEN
Dadk DALKAAS ilaahay siyay hadan qaxoonti ah aduunk tuug sanaayo waa inkaart somaali haysto
All barawe are from kenya they are all swahili people
😂😂😂 stupid barawe is 4 somalis not greedy people
I am barawe what you wan't to say i am not feel i am zomalia i am Feeling i am Swahili
@@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و you are stupid
@@animefan3985 because Colonial divied us and look at history
@@ibrahimabdalla2821 respect ban idin hayna rer brava kala duwaantu waa shay qurxon oo lagu fano viva Somalia 🇸🇴 Somali aftuni afmay chimwini iyo inta kaleba 🇸🇴🇸🇴 we are one nation ❤❤ from sool lascanod
Madkiin war maha saharah ee waa baraawe meel qsniya beer kalun dakad ito hawo macaan
😍😍😍😍😍😍😍😍😍
abaabaa baraawe qurux badana waan ka helaybe lkn yaa luqadoda ifahmaya yaab waaye
Aniga ku faxndinayo hubi
Ayi carab carab wey nooimaanjireen baahi ayaana keeni jirtay soomaali kiicarabsheegta waalagasaarayaa orod oo carabtaada utag anaga kushitiyiin ayeyninahay waxba haismurjinina dhulka inaan idinkusoodhaweeynaad maanta carab iisheegeysaa adeerayaal carab inta ah baltag carabta aadsheegeyso hadey waxkuutarayaan
Baraawe yee dhinta gaarsiisay 😂😂
Sheeko heesaa walhi, anagaa somalia Islam ka dhignay ayaa soo wadaa
first
Brawe
Asaga halkeey laga keenay,?se yaa keenay,tipu tip,saciid barqsh,ama vasco dagama? He should be very gratifull that he and his brethren were allowed to co exist and prosper within our pple
You’re wild 😂😂
hadaad rebaraawo tihiin ku hadla luqadiina jiminiga ah latani somaali koodatu jimiini kkk
kaza tv ga jimiini ma lahan sim warerishe waandhu
Aisha sheikha Ali maxay ugu hadlayaan way somaliyoobeen taniyo markii ma afkooday kuhadlayaan dadku ways badalayaan hadana waxay ku dhex nool yihiin dad somaliyed oo kuhadla afkasoomaliga
Jimini au chimalanzi
Fckin dadkaa masaakiinta ah ee labaabiiyay deegaankoodana loogu awood sheegtay waliba somalidu sidaa ugashay