Wax wayn maaha hal state baa xamar oodhan maalin gubi karta karti iyo tabar uu somaliya ku afgambiyo maleh xassan sheikh ethopia iyo kenya inaga dismantle gareeya yey uhiiline, waa in ladareensiiyo ethopia iyo kenya inay shacabka amnigoda ujoogaan ee aysan ujoogin xassan sheikh iyo iyaga danahooda inay kala fushadaan shacabka loo koonfured ma muuqdaan, mamusha ethopianka iyo kenyatiga haday diidaan sidii jirac cuna mayland
WAR MOOGE AYA TIHIIN, FAHAD YASIIN, HADDER AYU WARQAD DHEER U SOO GUDBIYAY, XEER ILALIYAHA QARANKA, ISAGOO XASSAN SHEKH KU DACWEYNAYA HANTIDA QARANKA., SOO HUBSO.
hadii madaxweyne loo doorto dacwad miyaad ka qabtaa 10 sano ninkii sir doonka ka ahaa soomaaliyagaalinta 10 n ka galney ma adaigaa isu rabey mise ninkale ayaad u rabtey war yuuu rabaa hadalkiisa waan fahmi la ahay inuu eelaay yahay ayaa suurowdee micnee shacabku ha fahmaane
Xamse iyo xasan ilaaho nadhaafi oo madax kakhayrbadan noogu bedel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul dowlada somali guul dowladeena alow cadowka sida kan oo kale oo oromada ah
Shacabka soomaaliyeed Xasan-baahane sidaa kuma cabsi gelinkaro.
Ha loogu dhaarto Xasan-baahane
Ilaahay baa qabtay xasan laguna qabay
Rabbi han dhafiyo xasaka abiib ahmed iyo koxadisa nacalad hauk dhacado
Xasan ilahaw mid ka khayr badan nogu bedel
Waaa habeen walba sidaas ayey udulwareegayan
Quraalka iyo cunwaanka ha is lahaadaan
LAFTA GREEN KIKIKI😁😁😁
😮Balaayo ayey sheegan waliyow, haddii aysan aqoon wax wanaagsan waxaa laga sugaya dowladnimada.
Somaliyeed inay noqoto meeshii haddana lagu tagilaha, ileyn tuugonimo waxa la rabo.
Abgaal.ismahaaysee.ma.adaa.iskudiraa
Kkkkkkkqaraardheh.dalxoreeye.guuul
geesi ayaa sameeyey mucaarad hanjabaad ayaan ka heynaa ilaa hada haduu noqdo shabaab waa geesiyaal masar iyo ciidamada ay wadato yeysan soo galin ninkii bilaabeyba waa geesi shabaab waa soomaali masar isticmaar aduunka oo dhan ayuu usoosocdaa qarxiya madaxtooyada mid nadiif ah oon dhiig xaq dar daro ah ku daadan ayaan dhisaneynaa hada ninkow hadlaya lama joogo wakhti ruu la tilmazmo maandeeq ninkii soo dhacsada ayaa xukumaya oo xoreeya
Macalin ka hassan shiekh wa ismail Omar gele. Doctrine
Kisi ayu wata !!! 😂
Runtii nagtaas wey riyotey becouse Bosaaso iyo garowe waa puntuand wax ay ku kala duwanyihiin majirto
How can fly come near to Villa Somalia
FAHAD YAASIIN WAA DILAAL JAAJUUS AH WUUNA FASHILMAY OO XISBIGA N&N WAA LAGA CAARSHEY,U LIIN BAXAY HADA WUXU YAHAY BAA LA OGAADEY
Malaha waa ma sibo loso diraya xasan shikha
Fahad yaasiin waa alshabaab
U abtrinta dadku ma waxaay kaa dhigeysaa, wariye khatar ah.
Ana.sax.ukhalday.kas.xarfa
Qumay.intaad.jeceshahay.lahel
Wax wayn maaha hal state baa xamar oodhan maalin gubi karta karti iyo tabar uu somaliya ku afgambiyo maleh xassan sheikh ethopia iyo kenya inaga dismantle gareeya yey uhiiline, waa in ladareensiiyo ethopia iyo kenya inay shacabka amnigoda ujoogaan ee aysan ujoogin xassan sheikh iyo iyaga danahooda inay kala fushadaan shacabka loo koonfured ma muuqdaan, mamusha ethopianka iyo kenyatiga haday diidaan sidii jirac cuna mayland
dad xun xun hore uma fhintaan😢 haku daalin😢
Mee. Ciidankii. Cirka. Ee. Labuuninayay
Iidoor baa kadan beeya si ay aqoonsi kuhelaan mana dhacayso why anagu way naxasuuqaan so we never ever except that
HIHI😂 ANAGU SHALAY WAABANU FAHANAY OO MARKIIBA SHEEGNAY😂.. REER MUQDISHO IYAY DAMULJADID WAXAAS UGU SHEEKEEYAAN KAGANA CABSIIYAAN😊.
😂😂😂😂😂😂😂😂
Margaran.ee.xalane.lagadiray.sadu.marka.730.mabana.naa.og.waa.naato.oo.uGA.digayasa.xasan.inanu.xidhidh.ula.yeelan.ruushka.xiidhi.wa.ma.ogidin
Adigu been badnidaa
WAR MOOGE AYA TIHIIN, FAHAD YASIIN, HADDER AYU WARQAD DHEER U SOO GUDBIYAY, XEER ILALIYAHA QARANKA, ISAGOO XASSAN SHEKH KU DACWEYNAYA HANTIDA QARANKA., SOO HUBSO.
Xasan dal xaraashe iyo damul jadiid 👎👎👎👎
hadii madaxweyne loo doorto dacwad miyaad ka qabtaa 10 sano ninkii sir doonka ka ahaa soomaaliyagaalinta 10 n ka galney ma adaigaa isu rabey mise ninkale ayaad u rabtey war yuuu rabaa hadalkiisa waan fahmi la ahay inuu eelaay yahay ayaa suurowdee micnee shacabku ha fahmaane
WAR DROON NADII SHALAY RAGA JOOGA XALANE WAAKUWA YIRI MANAQAAN W1XAY YIHIIN IYO WARNA KAMA HAYNO😂. ISLA MADAXTOOYADA IYAA LAGA KICIYEY DROON KA😂. SHACABKA MUQDISHO IYO MUCAARADKA IYAANA LOOLA JEEDAY😂.
😜👎