Nin dhintay oon is difaaciisa karin bay masabidaan somalidu waxaan ku idhi, wuxuu igu yidhi intuu nool yahay ma xasuustaan sheekooyinkaa Allah idin qabay
OMG doqon kan bah matalayah somali waxan ku qoslah markih logu yeray xalaneh si u jeroh kegah waxan lah yabah shacabkah xamar siday u lah nol yihin Argagixisadah snm war iskah so sarah Argagixisadah
Waxaasi reer Somaliland aayar ku sacaban maysaan ee ha ku mashquulina Arimaha reer Somaliland. Becasue cadawga koobaad ee reer Somaliland waa Soomaaliya
Yaa idinka baahan tacsida axmed maxamed maxamud aadan silaanyo waayo hadeey idinka dhabtahay waxaa xalkaas ka muuqan lahayd sawirka marxuum silanyo talabaad waad lasodaah deen tacsida ilaahay waxaan uga barya yaa inuu ka warabiyo janatul fardoosa aclaa aamiin the 😢
Ina cabdi shakuur xaga dhaqanka naga soo gal.
Adeer midnimo you wwakhti kaaaga lumin wiilkoow
ADEER HARGEISA ADOO QAXOONTIYA MIYAANAD JOOGIN YAAD KHALDAYSAA
Madaxwaynhii hore qaranka Somaliland Ahmed Maxamed maxamud siiraanyo alah ha unaxaristo amin
Maamulka failer muqdisho wxba ma tacsiyeydeenee munafaq ayey CWA halkani lasoo fadhisten reer sfcn ayey idinala socdaan khayaamadina
Nin dhintay oon is difaaciisa karin bay masabidaan somalidu waxaan ku idhi, wuxuu igu yidhi intuu nool yahay ma xasuustaan sheekooyinkaa Allah idin qabay
Well dressed Warlords😂
10 wajiile
Kaftanku waa caadi
OMG doqon kan bah matalayah somali waxan ku qoslah markih logu yeray xalaneh si u jeroh kegah waxan lah yabah shacabkah xamar siday u lah nol yihin Argagixisadah snm war iskah so sarah Argagixisadah
Qaar quluubta ka col ihiba waa kaftamaan dee
Waxaasi reer Somaliland aayar ku sacaban maysaan ee ha ku mashquulina Arimaha reer Somaliland. Becasue cadawga koobaad ee reer Somaliland waa Soomaaliya
Unukaa xukuna iyo maad I marti qaadid meel ma wada gasho sxb
Allahuu Akbar beenaale
Waad qasbantihii inaad qirtaan sax hanaanka dimuqradiga ah ee u wareejiyay xilka
Isaaq.ma.waxdoonyan.soomaali.inloowado
Manaafaqiin baa tihiin ee naga daaya daba socodka
Kabba naxa hadaad Doontaan.
Arintan ma doqonimadii iyo Cadawadii doqonki Fiqi baad naga boqsiinaysaan Midnimadiinba dhacdeee. Kkkkk
Waar meeshiina wax ka dhigay horta .
Fiqi isagaa ku yiri , Somaliland cay maantana tacsi beeen ah ayuu dirayaa... Munaafaq
Hassanow colaad aad noola hadhay ma jirto . Niiicda jooji
Magaca SnM muu lahayn isagu sxb lkn Tacsidii waad siyaasadayseen . Ex M/weyne Ahmed Mohamed Mahamud Siilnyo Sidii uu Rabay Waa Sidaa uu ku dhintay.
Xasan sheekh.. Masaajid ayuu been cad ka dhex sheegayaa,, sheeko cusub ma wado.
Somali somaliland baa wasta yibiryow
Maa Tacsiduun wadaaan . Mise Ciro ayaad ku xodanaysaan kkk