Wll waa mahadsnthy Wll anu waxaan ahy qof caafimaada walahi hadaad ogaan lahaayd dadkeena soomalida dhexdeeda xataa siduu uga buuxo waad yaabi dadka medicalka jiifa mararka qaar intaasoo qof ayaad arki oo soomaali ah kaarashooda markaad aragto dadkaasi markaay isbitaalka imaanayaan intooda badan maba ogo inuu xanuunkan hayo xataa dad baadiyo ka yimid ayaa ku jiro waxaa laga fikiraa sidii looga dhaadhicin lahaa inuu xanuunkaasi hayo Gabdhaha oromadana waxaa looga faa idaystaa intooda badan duruufta haysata Waa dadbaadiyo ka yimaada hadana aqoon maadi iyo diini midna male Markaay magaa lada soo galaan waxaad arki rag nolosha kadhacay oo iska ka xaaysanaaya Hadana oromadu dad xageena shaqaaystaba maha waa naago meer meerbadan laga yaaba bishiiba shan naagood in ay ku soo maraan in ay kuu sha qeeyaan Ilaahaw na bad baadi adaa waaxidee from dds
Anaga mid ba ino jogto welka darka guryaha bananka iyo jikada lee kushaqa ledahy wana half day 😂 mrkey bogto wey baxda welka ey meyrtana marlabad ban iska meyrna
Abayo farhiya oromo wajir ayey buuxdhaa reer wajir aunty waaa Amharada iyo oromo...
Ilaahow wiilasha nooga xafid
Kolley gabdhuhu nin oramaaa iskuma quuraane
Anigu waxaan tagay galmudug way buuxaan waliba dusmoreeb lkn iskama yimaadaan waa ladalbadaa markii lakeeno intaysanba gurigaaga shaqo kaqaban ayaa lasoo hospitalka iyo police station ka lageeyaa markii hore waxaan is lahaa reer dusmoreeb shaki lee may katahay lkn waaba kusaxanyihiin hadayba sidaas jirto allaha caafiyo oromadaas lkn waa arin halis ah dhibka jira gabar somali shaqada qofka ay ushaqayso waa caajis maba fahmayso inaad shaqo isugu imaateen oo xoogeeda xalaal kadhigato aayarbay internetka iska gali wlhi aduunka saas maaha dadka guryaha lashaqeeya waa kaalay iska arag lkn anaga waxaan qabo maba naladhihi karo cuqdad iyo xanaaq baa naga diyaara hablow shaqaa sharafleh dadkaa ushaqaysaana inaad famil isla tihiin oo si markaad beri katagaysiin waji fcn ku kala tagtaan iyagoo kaasamri la taasna waxaa laga helaa naag iska adag howsheedana ka adag cuqdad iyo xaasidnimana aqoon sharafleh qof kuyiri gurigayga iyo ilmahaygaa kugu ogahay xaqiiq wuu ku aaminay wlhi oromo looma baahdeen
Abaayo wanku jeclahay mashaaa Allah farsamadaada allaaah hakuu barakeeyo❤❤❤❤
Subxanallah ilahow nacafi adiga wax cafiye yaa rabi ❤❤😢
XAMDI IYO MAHAD OO DHAN ALLAH AYEY USUGNAATAY ALXAMDU LILAAH
Ma oromada meelkasta oo soomaaliya oo dhan kaso buxsantay oo kuli wada askarta ah qarna cudurka inay soomaaliya ku fidiyan loso diray qarna waa sirdon. Marka iska hadla waa shaqale fiican waa waardiye fiican. Runtu waa in oromada oo dhan wadanka laga saro yaa soomaaliyuun isku maqan cadowgedu ku maqan yahay. Xasbunallahi wanicmal wakiil.
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Bisinka alle ayaa badbaadiyay allxmdullilaah❤
Ilahay ba Mahad iskal hadi ilahay idin ka bad badiya
Alaha caafiyo raxmnaka
Oroma kaliya ma aha ee qofkasta oo shaqaalaa waa in la iska baaro iyo hadaa rabti inaa guursatid xataa Soomaali hadaa nahay
Farxiya oromada mandera ayay ka buuxaan ooy ka shaqeeyaan 😢 iyo waliba gado iyo deegaanka soomaalida sida Jigjiga marka ilahay ha ina badbaado
Wll waa mahadsnthy
Wll anu waxaan ahy qof caafimaada walahi hadaad ogaan lahaayd dadkeena soomalida dhexdeeda xataa siduu uga buuxo waad yaabi dadka medicalka jiifa mararka qaar intaasoo qof ayaad arki oo soomaali ah kaarashooda markaad aragto dadkaasi markaay isbitaalka imaanayaan intooda badan maba ogo inuu xanuunkan hayo xataa dad baadiyo ka yimid ayaa ku jiro waxaa laga fikiraa sidii looga dhaadhicin lahaa inuu xanuunkaasi hayo
Gabdhaha oromadana waxaa looga faa idaystaa intooda badan duruufta haysata
Waa dadbaadiyo ka yimaada hadana aqoon maadi iyo diini midna male
Markaay magaa lada soo galaan waxaad arki rag nolosha kadhacay oo iska ka xaaysanaaya
Hadana oromadu dad xageena shaqaaystaba maha waa naago meer meerbadan laga yaaba bishiiba shan naagood in ay ku soo maraan in ay kuu sha qeeyaan
Ilaahaw na bad baadi adaa waaxidee from dds
Hargisa iyo jigjiga Ormond ba ka shaqiso
Subxana allah ilahow adaa ka magan galnay😢😢😢
Farxiya Kushiin Somaliland uun uma shaqeeyaan Oramadu .ee Afka jeedi Somaliland Farxiya ku shiney
To be on the safe side kindly repeat the test after three you and your family Inn Shaa Allah
Anaga mid ba ino jogto welka darka guryaha bananka iyo jikada lee kushaqa ledahy wana half day 😂 mrkey bogto wey baxda welka ey meyrtana marlabad ban iska meyrna
Aniga waxan layaba nagaha shaqalo qabsanayo naa heedhaha gurigan malinti laguso guriyay baad wajibadkisi qaatay ee guryihiin ka shaqeysta oo howlkasta ood qabatid ajir bad ka heleysine shaqeysta oo guryihina ha iska keenina shaqale maxay ahaayen nagahan jiljilicsan
Habar fadhida lagdan lafudud markaad hooyo noqoto allaha nagaarsiiyo
Hadaad shaqaysataan oo caruurtiina igo giryihiina ushawaysataan maxaa idinla ba'ay waa status baan mooday
May shaqaysto naagtan hadlaysa waa caan raadis hargaysa xataa suuqyda orma masaxda waa wada muslim mid mida gaalada baan raga la tunta qaba cudurka may shaqaystan naagan wada xooga wayn waa xoolo gurigay fadhiyan mana shaqaysanayan naaga shaqalda ajnibka marka lagu keena labaadha sida durayna uguma dhace been badan Ethiopia way tagta naagtu cuntada kariyan way cunta guryaha ormadu nadiifiso xabshidu way sexta hotelda iydaba Ethiopia kasoo jeeda reer koodu dagan akishe faanbadana iydiba oromo ladaaqa😅
Subxanalha Allahu akabar
Jabuuti ayay aad uga shaqeeyaan
Ani mugo wan iskabara sidax bil kadibna wan bara
xamara jooga oromana iishaqeeso xanuuna malahan dadka anakookale waaye ceebeyska ka dhaafa
kenta gabadhaha shaqeeyo sowta cudurka lagabaaro qaarkoodlaga helo.
Balaayo oromo u shaqaysaa 3 bilood ka dib buu ku soi baxaa dadka xanuunkani markiiba lama helo is jira
Xasbunalaah alaah manajanaa
WALEE AQLIMAJIRO MAXAA OROMO.IYO ITOBIYAN IDINKENEY ADINKOO ARKAYO SOCAILMEDIYADA SAAS ARAGTEEN XAASIDNIMADOODA KACADEYSANAYO WAA IDIN QABSADEEN OO CUDURANA HAIDINKU RIDAAN INTAAD SOMALI OGA CARAREYSAN
Kulaha reer somaliland uun bay u shaqaysa naa waxiska hubso cid ay u shaqayn maleh nrbi garisa wajir madhera meelkasta
Aqlkan mah aql oromo ha isku khalitan ethiopia qomiyadobadan ba dags aqlakani wa aql harari
Subxaanullah musiibo ayaad saasaneysaa iimaanka ha ku deeqo 😢
It’s true you have to be careful even here in Nairobi,whenever you hire a new househelp always take her to do an HIV test just to be safe
Tii jiranba ha idiinsoo shaqo tagto cudurna ha idin ku dhex faafiso
Soomaali dayacan
Oromo cabudwaq bey dhoban yihiin xitaa waa guursadaan yaab