Traffic Jam in Hargeisa Somaliland (Baabuurta hargeysa ku badan)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 73

  • @nashil5565
    @nashil5565 8 років тому +22

    Alla maxay Hargeysi qurux badatay. Hadii wadooyinka la balaadhiyo oo dhir lagu beero, oo xadhkaha laydhkana la aaso waxay noqonaysaa magaalo caalami ah. Mashalah, dhawr sano ka hor wey burbursanayd.

  • @halohalo2805
    @halohalo2805 7 років тому +6

    maasha allaah. illaahoow soomaaliyoo dhan umaciin oo macaan iyo nabad dhexdhig. waa wallaalo kalama maarmaan waa ninkii waxgartaa.

  • @souadismael2056
    @souadismael2056 8 років тому +10

    Woow hargeisa vive somalilande je dit merde yur hater big big love hargeisa je t aime from djibouti

  • @ixsaan9294
    @ixsaan9294 6 років тому +1

    yaahuu qadaad way qof kaliyoo qadaad wayna oo ku farxaya horumatka Somaliland majiro way bukaan viva Somaliland

  • @al-adaniyah742
    @al-adaniyah742 8 років тому +2

    Calankan gidaar iyo cooshad walaba lamarinayo inagadaaya. Calan qeemihiisa iyu ixtraamkiisu waxa weeye inu meel sare saarnaadu oo halka uu ka blig blig leeyo!

  • @hanadxusen4015
    @hanadxusen4015 8 років тому +6

    hargeisa nin an gadhi wadnba mala kuma nola masha alah

  • @bureeqabaari5313
    @bureeqabaari5313 8 років тому +2

    walahi waa run meel 20 minutes aad ku gadhi kartaad 20 hours baad ku gaadhi ilahoow wadoyin na sii alhamdulillah

  • @xuutowakaa-haaa1757
    @xuutowakaa-haaa1757 7 років тому +4

    mashall"allodaa"hargysaa"amiin

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 7 років тому +8

    Faqashtii caydha ahyd horumarka hargysa mxy ka naxayaaan gun dheh

    • @isxaaqmaryacade18
      @isxaaqmaryacade18 7 років тому

      Moh Othman Waxni ma Hormadh baa
      Caalmkna Meha lmaryo Waa Aragty

  • @MohamedMohamed-in9oz
    @MohamedMohamed-in9oz 8 років тому +3

    ciid iyo dhagax miyaa marka ay dad rogayaan

  • @maherkwen1571
    @maherkwen1571 8 років тому +2

    hargesa waa waa qurux badantahay lkn gawidhida barkinka waa in lagaqaadaa lacag aykubarkingarystaan tankle waa in loosameeyaa basaska meelo kooban oo ay istaagaan waayo baaburka baska ahi maaha safar lkn xafaduu uabaxayaa marka waa inagudhaqaaqo saddex ilaa afar meel oo uuistaago bas meelwlba istagimaayee mida kle meherdaha waa inladurkiyaa hargesa hajirto

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 років тому +4

    risk af Somali maahee afkiina ku hadla
    bal baabuureydii haday afkoodi kafaanen dadka kale maxaa modaa

  • @abditanaadoffficialchannel8400
    @abditanaadoffficialchannel8400 8 років тому +4

    Kkkkkkk Reer Somaliland Wlhi So Funny People Wardee Camerada Eeg Kulaha Kala Daran Ragani Jadba dilay

    • @beutyahmet1908
      @beutyahmet1908 7 років тому +1

      abdikassim rer Somalia jaadku idinku idin dilay se wali dhankayaga ma ahan

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 7 років тому +2

    Hargesa mansha alah waye lakin jidadka kuyar gedahana maba laha cagarka aya magalada quruxiya oh

  • @xidigaisliinairobi8121
    @xidigaisliinairobi8121 8 років тому +3

    man Sha Alla
    Hargeisa

  • @al-adaniyah742
    @al-adaniyah742 8 років тому +1

    Somaali ilka cad cad ba la arki jeray. akhasey !! kaso kale horta ino kameradda is hor taago maaha! Suxufina woo isku sheegaya.

  • @yamanalyafii5399
    @yamanalyafii5399 6 років тому

    Dadka xataa door ay kaqaataan arintaa, meesha loogu tala galay in laga gudbo, maka gudbaan, oo meel walba ay kagudbaan, taas waxay keeneey in marwalba ay baabuurta ay istaagaan. tan kale baabuurta shaqeysa oo dhan wadooyinkaan waa laga mamnuucaa, waa ineey maraan wadooyin kale.

  • @omaryare404
    @omaryare404 8 років тому

    haygeyso jidad la aan baa haysa waa in labalaarsho jidad dhuudhuuban waxaana caawin lahaa in one way laga dhigo jidadka qaar

  • @ayan_dalmarayaandalmar6925
    @ayan_dalmarayaandalmar6925 8 років тому +1

    was afar baabuur sawirka hire maaha hargaysa

  • @aydarusabdi309
    @aydarusabdi309 6 років тому

    Mansha allah hargesia hadhwanaag

  • @عسانيوعسانيو
    @عسانيوعسانيو 5 років тому +1

    Mancha allah allow dhow somaliland

  • @abdirahmanhusseinahmed4400
    @abdirahmanhusseinahmed4400 8 років тому +3

    hargeisa kii diidayow imkaba dilcf

  • @toptimegamer4809
    @toptimegamer4809 8 років тому +5

    wwwwwmansha alh♥♥♥♥viva somalilnd

  • @siano5757
    @siano5757 6 років тому

    Całkiem ładnie :))

  • @warfawarfa7322
    @warfawarfa7322 8 років тому +1

    Vitz waa bullshit iyo tasso, ninka gaadiika vitz wadaha waa beenaalaha

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 8 років тому +1

    fadma
    adigaa oo qudha maha somali oodhan baa xanuun somaliland ku dhacay
    walaahi waxan somalida sheegtaa waa bukaan saxmada baabuurta ayaa laga sheeaynyaee maxaa qaad keenay

  • @cabdalaaxmed5055
    @cabdalaaxmed5055 8 років тому

    wllhy aad ayay mashquul u yihiin

  • @mustafemahamed5706
    @mustafemahamed5706 8 років тому

    qaad alle ha inaga qabto wuxu waa qudhune

  • @hibaqjama2212
    @hibaqjama2212 7 років тому +2

    New hargeisa

  • @mmimadar4216
    @mmimadar4216 8 років тому +1

    Tukhaanle bilaa edab basaska ayuu eeda saaraya kkkkkkk ileyn barabixinba lysku wadaaye

  • @ayan_dalmarayaandalmar6925
    @ayan_dalmarayaandalmar6925 8 років тому +3

    hooyadiinnbaa Somaliland ka dhigiv garac indoor waagàashle

  • @fdama
    @fdama 8 років тому +4

    Uff. Qaad baa dadkii dilay.

  • @indhaurondhibatolagumawaro8294
    @indhaurondhibatolagumawaro8294 8 років тому +1

    kkk tuqan maxa waye

  • @MohamedMohamed-in9oz
    @MohamedMohamed-in9oz 8 років тому

    hor mar iyo laba wado

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 років тому

    war aawey Stop light .

  • @omarabukarmursal7933
    @omarabukarmursal7933 8 років тому +1

    gawaari badan maa ahee runta mxaa kuu diiday awalba looma sameen labo laami is ak mara runtii gaadiidku way ku yer yihiin lkn laamiga ayaa cidhiidhi ah kkkkkhhhhh

    • @beutyahmet1908
      @beutyahmet1908 7 років тому +1

      Omar Abukar Mursal gawaarida Africa ugu bdn hargeisa lagu wataa wadooyin hargeisa laga waayay inte laga heli rer qarax quutow lol

  • @shaymaaanyusuf6085
    @shaymaaanyusuf6085 8 років тому

    hhhh bsooos caml baaaa mooodaaa

  • @najibab2138
    @najibab2138 8 років тому +1

    Hhhhh ar wariyuhu ninka kobad e u wareysanayo wariyuhu wa af mishar inu is dhafiyo si dag daga ayu aha hhhhhh

  • @al-adaniyah742
    @al-adaniyah742 8 років тому +1

    سحنده. هههههه

  • @xamdiasad6360
    @xamdiasad6360 8 років тому

    qaad land