Is qabooji ha ku deeqdo tororogtaadaas faraha badan iyo xeebtaadu laakiin ma ka sabri kartaa qorfahaygaas iyo dhaxantaydaas nugaaleed intaba anigu iimaan baan ku qabaaye adigu dhuxul daba liq aad ka bogsatid jacaylkaad xaggayga u qabtoe ka dibna waa laysma cawryaan annaguna quraan baanu aqrisanaynaa iyo adkaar si aan cawridiina iyo cishqigiina xanuunsanayaa noo haleelin belaayo iyo shaydaanba xayndaabka ilaahay iyo ximaayadiisaanu ka hoos gallay ee adigu maskaxdaada murqaansan meeshaada la joog oo sabarka naftaada bar walaahowga waxaadan helayn iskaga hadh
Waxu ahangiray nama khusayso,ee waxa imika yahay ayanu ku gadanayna.Hase yeeshe adigu ma xasid bad tahay.Ilaahay.Aya siyay hibda.Waxas ayu hebel ahaan jiray wa hadal ninliita.
Duul Duulow, adeer aan ku saxee, Habaryoonis hadii taariikhdeeda ka sheekayso, macnuhu maha way faanayaan, waa taariikhdeeda dahabi ga ah ee guul mooye guul daro ku jirin. Hadii aad nagu nacayso inaan nahay reer guulsha la mataano ah, dee iska kaa ya naca, ileen guul daro hoygeedii ilaahay waa naga dheerayey. 🤣
Dadka isu Magacaabey Midgo Ma Tahiin Ee Waxaad Tihiin Mu,naafaqiin Midgaan Ma Tihid Ee Adigaa DOOrtey Waa Su, aale Midgaanoow Waa Adigaa Qurux IYO Qaayo Qaadir Kuu Dhameeyay Ee Waliba Farsama Yaqaanka Ah Waa Su Aale Ma Xaa Dadka Kaa Dhex,Saaray Waa Su aal?
WAAR ABWAAN ALI, KAN KU WARAYSANAYA EE MUQLAYSANI MA LAC_AANT BU KU DHASHAY. MAXAA LACAN_AAD LA XASUQAY EE U SHEEGAA HADIYO GOOR? WAXAD KU TIDHAHDA WAAR NAGA HOR KAC ARAGA NACTARYE
Nimankaa walaaleheen ee garxajis ama hyoonisba dheh waxa la tusay uun h awal waar sookii kala qaaday bal dhagayso. Dagdagaa ma jecla in loola tago awalku waa reer galbeedoo way ururiyaan cuqdada hadhow doorashada ayey xasuusanayaan 😂😂
Waxaan xasuustaa markuu Radio Muqdisho wariyaha ka ahaa. Markaasuu ka karaama iyo sharaf badnaa. CId hoos u eegi kartay ma jirin. Wadankana isagaa madaxwayne ka ahaa
bal gafkaa intuu le egyahay day anigu isaaq ma ahi lkn reerkayga iyo reero yawga kale ee soomaaliyeed gabi good reerkaa gabooyo gafkooda baan kasimanahay
Markaa beesha gabooye ha ogaadan in dhaqankoda iyo dabeecadohoda in la jecelyey takorindina aanay jiridonin taaso dhawan si toos ah hablana la kala guursan doono
Cidna ku aqoonsan maysee dhaxalkii awoowgaa baad gadanaysaa dhulkii baa cadow kaa xoog wayn ku wareejinaysaa caliyow berbera USA marka laga gado SAYLAC na axmaarka maxaa la aqoonsan adoonsi baad galiye dib isugu noqo oo dalka dilaalka ka qabta hooy wixii anaga soonaali na dhex yaal waa wax dad wada dhashay ka dhexeeya laakiin sumada iyo sinjiga ha la dhawro
Awal waad kala qaadday garxajisna waadkala qaadday habar jeclo midbaad kasoo qaadday, markaa shiishku markasta ma magaaduu kaa haystaa? mise meherad baad ka dhigataa cayda magaado mise markaad siyar noqoto ayaad ka dhex aragtaa waa yaabe?.
horta marka hore Gaboye qaba'il la yirado ma jiro ee sida ogaada, marka kale ma reeraha badan ayaa wax laga raac mise reeraha laga badan yahay, adeer runta ku hadal nin weyn ayaad tahay Haberjeclo waxaa laga barta cayda oo adiga kaw ka ah, Habar Awal waxaa laga barta doqonimada, Habaryoonis waxaa laga barta faan an meel ku jirin, Ceeda Gale waxaa laga barta Diin cayda iyo khamrada, marka la isku soo ururiyo Isaaq waxay soomaali ka barta Diin cay iyo fusuq, marka adeer sida agaw. sida ad sheegtey Isaaq waa wada Muuse
Maxaad la dig iyo dam ledahay dulanka hy maad ku ekaatid intaad kolba meel ku soo xoqanaysid labadii kulmiye ee kala danbeyey wax aan dhac iyo boob iyo reero ukala abtiri ahayn kamaynu dhaxlin manta waxaasi kuma yaalane wadankan sidii loga badbadin lahaa kulmiye la kaalay
Solamadow waa kaah waan niman meel noogu qoran hadii ilaahay yidhaahdo rag la Simi mayno hadaanu reer kaah nahay
Gabooye Maalindhowba Isaga Aanukala Raacidoonaye Taa Hasugiwaayin. Iyaga Wadaniga
Dhabta’ah
Taa garxajis ee habaryoonis iyo ciidagle wa run...fanku wa cidagle, habaryoonis la'aaanteedna walahy diin bilaa qolofaa ahaanlahydeen
SUBXAANALLAAH
War ninku waaba waynyahaye hadal xumaa miyaan inyaroo xishoodana ku uunnayn .
yaa ku yidhi waa weriye kkkkkkk
Gabooye ma dawarsado waana dad shawaysta waana dad afkooda iyo gacantoodaba laga nabad gale.bal adigu is eeg afkuxoole aan alle aqoon baad tahaye
Waligiinba garxajis kalaqaada garxajis waa mid waa 1reer 5reer ayaad leeday hj oon waxba i su ahan ee ah xulufaysi uun si aad garxajis isuleekaysaan illaahay ayaanabadiyay maaha allaah hj reer dood on isaaqba ahan cimraan sanbuur toljecle muuse shexisaxaaq waa xulufo uun waxkale isuma aha
Naga xishood. Niyahow
doqon dantiisa uunbuu kahadlay 34 sano baad hubkii dawlada jubuuti Ka guraysay Ku xasuuqday dhulbahante isaaqbaa garleh waa talo nacas yidhi😢😢😢😢😢
oo yaaba ku xasuuqay ,oo maxaa kaagalay haday xataa jabuuti hub na siiso
Isaaq waa mid waana wada geesi guulaysta idinka iyo Somaliland ba ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Is qabooji ha ku deeqdo tororogtaadaas faraha badan iyo xeebtaadu laakiin ma ka sabri kartaa qorfahaygaas iyo dhaxantaydaas nugaaleed intaba anigu iimaan baan ku qabaaye adigu dhuxul daba liq aad ka bogsatid jacaylkaad xaggayga u qabtoe ka dibna waa laysma cawryaan annaguna quraan baanu aqrisanaynaa iyo adkaar si aan cawridiina iyo cishqigiina xanuunsanayaa noo haleelin belaayo iyo shaydaanba xayndaabka ilaahay iyo ximaayadiisaanu ka hoos gallay ee adigu maskaxdaada murqaansan meeshaada la joog oo sabarka naftaada bar walaahowga waxaadan helayn iskaga hadh
Wlhi sacad muuse habar jeclo iyo habar yonisba ishuu kariday ninkaasi alla hawraxmadee 😂😂😅😅
Ninkani goormuu siyaasi noqday isagoo sodon riyo ah ku raaca coodale ayaan ogaaye subxaan
Waxu ahangiray nama khusayso,ee waxa imika yahay ayanu ku gadanayna.Hase yeeshe adigu ma xasid bad tahay.Ilaahay.Aya siyay hibda.Waxas ayu hebel ahaan jiray wa hadal ninliita.
Marqankii baa meel xun garsiiyay😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mr Ali add aya logo bahanyahay.Waxu inga maydha waskhda were iskusjeega baraha bulshada ka buxa.
War salaadiinta garxajis afkaga hakusootaagin.😂😂😂😂😂
Adiguna Maxamed Xasan Cali (Waji) bad u eg tahay sow maaha?
Acuudu billaahi mina shaydaani rajiim waar ninku hadal xumaa
Ader cilmigaga aya bdn io waayo-aragnimo❤
Waxaan layaabay Afartii magaado jifo jifo hoose ayuu usii kalaqaaday, balse Habar-xabuusho, Habarjeclo ayuu'ugu yeedhay🤣🤣🤣waxaa qosola in Habarjeclo dadkaqaar qabiil moodaan😂
sxb har-jeclo way isku duubantahay har-magaadona way kala tageen taasaa keentay in loo kala guro jifi jifi
@@naasiraxmed4734 waxa xabuushana iskuduubay magaadana kala irdheeyey inoo sharaxbal indr🤔
wllo waxaa kala kexeeyay habar-magaado waa badnaanta 4ta habar magaado ayuub mooye 3 kalaba waa badanyihiin 4ta habar-xabuushna muuse mooye 3 kalana way yar yar yihiin sidaasa darteed bay isugu duubanyihiin haday kalabaxaan midna gaarkiisa wax uma noqonayo
@@AmiraAhmed-gb8shmafahantay wllo
@@naasiraxmed4734 mahadsanid wll, balse aadban ula yaaba markaan arko nin Muuse shixisaxaaqa oo nin Mohamed shixisaxaaqa iga xigsanaya just waa is kuhooyo illeen aabe waa loogudboonye, hadana intuu Habar-Awal kaaladago Sacad muuse kuleh oo intuu Gaxajis kaala dago Habaryoonis kuleh, isna hooyadii ku'abtirsanaaya, waa munaafaqad inteeda leeg baan qabaa.
Duul Duulow, adeer aan ku saxee, Habaryoonis hadii taariikhdeeda ka sheekayso, macnuhu maha way faanayaan, waa taariikhdeeda dahabi ga ah ee guul mooye guul daro ku jirin. Hadii aad nagu nacayso inaan nahay reer guulsha la mataano ah, dee iska kaa ya naca, ileen guul daro hoygeedii ilaahay waa naga dheerayey. 🤣
Cali gaa hadlaaya beribaan mid ka celiyey😅
Reer waligi guulastay taarikhda muslimiinta iyo tan gaalada midna laguma hayo marka faanka beenta ah kala xishood dadka wax garadka ah, mahadsanid
h.yoonis iyo ciida gale hakala gurin😂
Gabooye waa dad dun wanaagsan, oo Soomaalinimo lagu yaqaan ....Balse oramaad noqoteen , gabooye ha u gefin
mudgo dheh midgaanu naqaanaaye
Darodki naagaha amxarada ahaa miyad na mooday anagu wxba manu noqone raga 2023 aad ku cabadaysid wan ka xorobay ledahay
Dadka isu Magacaabey Midgo Ma Tahiin Ee Waxaad Tihiin Mu,naafaqiin Midgaan Ma Tihid Ee Adigaa DOOrtey Waa Su, aale Midgaanoow Waa Adigaa Qurux IYO Qaayo Qaadir Kuu Dhameeyay Ee Waliba Farsama Yaqaanka Ah Waa Su Aale Ma Xaa Dadka Kaa Dhex,Saaray Waa Su aal?
Raga abwaaniintu mawada aha rariid uun abwaan manoqdo walaahi cuunkuna uunoqdaa
Miidhiha waxaan ku nacay rag aan golaha raga aan kula hadli ayaa ka hadlaya
Waad khaladay Habarjeclo
Waxay ka metelaan gogoldhaafka
gabooye sheikh iyo shariifba weey leehiin, waa laga wanaagsan yahay inaad dad kaa sharaf badan caaydaaye xishood oday weeyne baad tahaye
Walaahi halkaa waad asiibtay
WAAR ABWAAN ALI,
KAN KU WARAYSANAYA EE MUQLAYSANI MA LAC_AANT BU KU DHASHAY.
MAXAA LACAN_AAD LA XASUQAY EE U SHEEGAA HADIYO GOOR?
WAXAD KU TIDHAHDA
WAAR NAGA HOR KAC ARAGA NACTARYE
Idoor waligii wa cabadaya waa laydilayduu hayaa wxuu kadhigay ee uu layay farowshiyo kama bixiyaan bucurbacayr baa aabihin ahaa
Waar caloow ma midgaynu nahay muuse sheekh isaxaaq iyo sidaad ugu eegtahay 😅
Ninkaan ma carab la’ayahay? Mise?
Habarjeco midbaad ka dhigtay, habar awal midbaad ka dhigtay, garxajis waad qaybqaybisay, taas baa kutusaysa landheeranimada garxajis 👏👏👏👏👏👏💯💯💯🌹
Habar awal mid kamuu dhigin ee dib u dhagayso waakaa faan kii uu sheegay aad halkan xatta la timid hhhhhhhhhhhh
Nimankaa walaaleheen ee garxajis ama hyoonisba dheh waxa la tusay uun h awal waar sookii kala qaaday bal dhagayso. Dagdagaa ma jecla in loola tago awalku waa reer galbeedoo way ururiyaan cuqdada hadhow doorashada ayey xasuusanayaan 😂😂
Ilaahow Ijooji Maalintaas Aamin
Waligay adiga mid ka midgansan ma araag waxii habarjeceloo lagu cayii jiray un bad haysa
Makoosh waxa uu ahaa khabiir
CAAWA MIYUU CABSAN YAHEY , WAXBA LAMAAD SHIR IMAN.
Gabooyuu caayaya hada dad dhan bui u sheekaynay Brel Shana waa caayayaa
Ya rabe odyaal ba wadanke Somaliland ruqy eylhyo meel ku dabar.
Gantaalkii u waynaa ayuu tuuray maanta
The true Midgaans are Isaaq.
Waxaan xasuustaa markuu Radio Muqdisho wariyaha ka ahaa. Markaasuu ka karaama iyo sharaf badnaa. CId hoos u eegi kartay ma jirin. Wadankana isagaa madaxwayne ka ahaa
Meshaa Gaashaame iyo Goorgel amasee reer xiir mayshaaan waaagii
XABUUSHOOY MAKAA CELIYAA DHULBAHANTE?
Ma hy baad waadigan leh wax ma kaa celuyaye hhh
Adigu ma taar tv baadtahay
Maxamed aadan dirir saw matihid wariyahanoow
Halkaa habarjeclo ku noqo maadshegin
waad mahad san tahay alle haa dheereyo ciimrigaga guul guul guul guul
Arab kamaad xishoon xaalba rabnaa
War faanbadanaa maisagaaba Habaryoonis ah
Asc
oo laascaanood yaa xasuuqday mise arga gixiso iyo soomaaliyoodhan iyo kuwii slayn oo la sixray ma wax bay jebiyeen meleterigu maysagaa dagaalamay mida kale sow slayn kamamid aha ha yi maadaan dee haday doonayaan inlala hadlo ma qaynuunka aduunkay kasareeyaan markay leeyihiin isticmaar baa xuduuda sameeyay hadaa maamul goboleedka mayagaa sameeyay miyuusan isticmaarkii qawaaniintiisa ahayn xagay ka waalanyihii waxan kuligooba gumaysigii hadalhya maamul goboleedada ayhaystaan miyuusan gaalku samayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🙏
Adiga maxaa kaa maqna markaad nagayle maraysay?
DHUUNI-RAAC MR CALI DUULDUUL
Waxaas odhan hadii gabooyuhu hayto waa laandheere
WAX KALE OO AAD CAAWA KU HADASHO MIYAAD WEYDEY
Ustaad faylasoof abwaan cali duulduul
Cali izqaa bufi
Kkkkkkkkkkkk waxaad socoto ma garxajisba ugu fiicnaday gool kugu dhashay labadad sheegtayba cidagale heeso habaryonisna faan waa labo cadiya dhaqankodu waa gobta isaaq adana sheegay waxaad dushaba ruuntibad sheegtay kkl
Ninku ma midgaanbaa ???
Abwaan cali wuu asiibay arinkaa, waan idin salaamayaa dhamaan
Laandhere nimadu ciyaar maaha wuxuu simey ciise muuse iyo habar jecloodhan 😂😂😂
Kaarigu..haduu.xayraamo.wax.kabusaarad.xun.kanina.gacan.dhiibis.ayuu.ku.shaqeeyaa
Ma har geysaan marks la duqeynaayay. Ciidan ku jirin
Waar hoosta gala 36 baad ku jirtaan. Gabooye iyo Midgaan waa kala jaad, Midguhu Isaaq iyo Gabooye iyo Soomaaliba way ku jiraan.🤨
Horta adigu midgaan waadba tahaye yaad katahay midgaan ???
bal gafkaa intuu le egyahay day anigu isaaq ma ahi lkn reerkayga iyo reero yawga kale ee soomaaliyeed gabi good reerkaa gabooyo gafkooda baan kasimanahay
Waryaa waryaa Kadaa Toljecle Ayaan balaayo Kaaraacine 😂
Shiikhiba Burhaanta Reerka Siiyaye😐
Ka xishood dadka aad dhinac walba ka caayeyso waa dadka soomali ugu wanaagsan ugu wax qabad fiican gabooye waa ceeb ka sliim suuli suuli kamana maarantid mana qodan karitid afkaaga hagaaji
Caliyaw maalin walba buulal buqdhurkeen lagu gubay baad
Ka samri ladihiin , lasanod 8 months baa artillery lala dhacaye, marka caqligu xaggu kaaga jiraa ,
Mise waa la jiifiyaana banaan kkkk.
Sacad muuse waxay ka metelaan cuntada oo labada midna ma dacaqudhmo jaale labadaas reerba waad khaladay
Citiraafkiwaakane Haloodiyaar Garoobo reer Somalilndow Waa Inaynu Nafiyo Maalba Huraa Maalintaas💯❤️🤍💚
Gabooyaha ha la daayo
Waxan waad samaysay caliyoow
Kaftan kaaga layma diidin inkastoo aad labada maamul kii la aqoonsanaa aad ku jiifsatay waa Khaatumo'e kkkkkkkkk
Waryaa aflow orodoo gurigaga qabo.😂😂😂😂😂😂
raga soomaalidoo dhan ayaa ilkala afway leeyi hiine somaligaa kaa khaldane
Bal gefka intaa leeg dhegaysta?
Anigu waxaan odhan lahaa dadka gabooyuhu inay isaga guuraan oo ka fogaadaan laderiska reerkan isaaqa.
Bal nin nasabaddiisii maalinba meel lagelaya ayaa cid wax kasheegaya!!!!!
Adigu maxaad ka meteshaa?
ISKA HADALAW
INA HIGIRE
ISKA DHUUS DHUUS
Adeer
Maxaad gabooye ucaayeysaa
Adeer soomali wa mid cid jegaan aqonsaneysa majirto taas ogoow kubiyo cab
Markaa beesha gabooye ha ogaadan in dhaqankoda iyo dabeecadohoda in la jecelyey takorindina aanay jiridonin taaso dhawan si toos ah hablana la kala guursan doono
Ciirjiidh please title kaa bedel. Gabooye dheh.
War waxan oo dhan tariikh ma ahee delete
Cidna ku aqoonsan maysee dhaxalkii awoowgaa baad gadanaysaa dhulkii baa cadow kaa xoog wayn ku wareejinaysaa caliyow berbera USA marka laga gado SAYLAC na axmaarka maxaa la aqoonsan adoonsi baad galiye dib isugu noqo oo dalka dilaalka ka qabta hooy wixii anaga soonaali na dhex yaal waa wax dad wada dhashay ka dhexeeya laakiin sumada iyo sinjiga ha la dhawro
Isaaq wlee waa gun allow adigan idhex geyn
Odaygu ma xashiishad bu cabay markasta caac da ayuu hayaaye kana miyaa la dhagaaysta war af Qudhmuunka kalatag reeraaha neefyahow
Kan noloshi bu kah haray
Midgan inad qorta wa qalad
Haday u ekaadaan waa dad koodii meelna waywada dagaan
adna yaad hoos tagtaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waar ilkaha iska hagaaji
Arab waa geesi
Awal waad kala qaadday garxajisna waadkala qaadday habar jeclo midbaad kasoo qaadday, markaa shiishku markasta ma magaaduu kaa haystaa? mise meherad baad ka dhigataa cayda magaado mise markaad siyar noqoto ayaad ka dhex aragtaa waa yaabe?.
horta marka hore Gaboye qaba'il la yirado ma jiro ee sida ogaada, marka kale ma reeraha badan ayaa wax laga raac mise reeraha laga badan yahay, adeer runta ku hadal nin weyn ayaad tahay Haberjeclo waxaa laga barta cayda oo adiga kaw ka ah, Habar Awal waxaa laga barta doqonimada, Habaryoonis waxaa laga barta faan an meel ku jirin, Ceeda Gale waxaa laga barta Diin cayda iyo khamrada, marka la isku soo ururiyo Isaaq waxay soomaali ka barta Diin cay iyo fusuq, marka adeer sida agaw. sida ad sheegtey Isaaq waa wada Muuse
midgaan ciilan, waxaan xasuustaa reera dhan oo isaaq sheeganay oo midgo ah laba walaalo ah oo midi sheega naayo reer caynaashe midna reer cabdi xirs waa isaaq ma gaadhide haragaaga iska hoodi ilayn adaa na caayaye oo na soo doontaye .inkas too la hagaajo midgaan wayska midgaan
Maxaad la dig iyo dam ledahay dulanka hy maad ku ekaatid intaad kolba meel ku soo xoqanaysid labadii kulmiye ee kala danbeyey wax aan dhac iyo boob iyo reero ukala abtiri ahayn kamaynu dhaxlin manta waxaasi kuma yaalane wadankan sidii loga badbadin lahaa kulmiye la kaalay
WAR NIN WAYN BAAD. U EGTAY DADKA KAXISGOI
Waruntaa caliyoow
Gaboye afka kalabax way idinka gobsan yahin
Waa Duuli Duuli Been loooow óo maanta Tuugo ka sheegaya kkkkk isaga Bal waydiiya berigii UU Debiga Ka xadday maygaagle ee lagu qabtay kkkk haha😢😂
Kani muu shadhka iska badalo intu qabiilo wax kasheegayo
👍
Waar iska dhaafa ninkani arab iyo ciise iyo habar jeclo ayuu u jeede,
Qalbigaa ku jabay. Aqoonsiga. S,land ILbugtaa kubikaaso