KHADRA SILIMO XORBAY NOLOSHU KU TAHAY HARGEISA CIID SHOW 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • Khadra Silimo
    Horbay Noloshu Ku tahay
    Erayada Dhame Ismaciil
    Laxanka Iskalaaji
    Music Sheego Bishar
    Royal Palace Hargeisa Ciid Show

КОМЕНТАРІ • 291

  • @mocamuudofficial4405
    @mocamuudofficial4405 3 роки тому +81

    Khadra silimo waa laxan socda nio wlhi markaan dhagaysanayo gabadhan ayaan dareemaa inaan hees dhagaysanayo 😍

  • @ayoubabdi_almaliktimojjili3619
    @ayoubabdi_almaliktimojjili3619 3 роки тому +39

    Khadro abdi silimo maamuuskaada 10 sano kahoran haynay sharaftada iyo haybadada faneed waa midaan kufaano ciidwNgzan🥰🥰 noolow

  • @nazagaza5001
    @nazagaza5001 3 роки тому +66

    Wlhi qofka markad iska deyso ayad dareemeysaa nafis buuxa
    Alxmdulilh iam better than before 2 years 😳

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 роки тому +80

    Qofkii qiimahaga garan waaye iska fasax✌👋
    Xorbay nolosha kuu tahy🤞🖐

    • @yaslamissa7000
      @yaslamissa7000 3 роки тому +5

      “That’s a very beautiful song from khadra siliima and of course a true story from khadra”……….. ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

    • @amalgarnayl8961
      @amalgarnayl8961 3 роки тому +2

      XaqiiQ

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 роки тому +20

    Waa go’aan wanagsan, dadnimada sidaa weye, horay usoco huno, wan hubaa inad heli donto mid ku xurmeya❤️👍

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 3 роки тому +10

    Mid Xaqeyga dhowra i xurmeeya waan heli marka ay leedahay Indhaheyga Ilmaa kusoo Istaagtay 😭😭😭 waa erayo dareen leh Qofkii jaceyl dhab ah soo maray ayaa ka damqan kala Khadra Salima Qof ad adag ayaa tahay Nolosha Kuma Xumeyso kii tegay isagaa tagay Mid ka qeir badan Ku Xanaaneeyo Rabbi hakugu bedelo

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 роки тому +105

    KHADRA CABDI SILIMO BOQORADII CODKA HADAD TAAGEERTO LIKTE II SAAR

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 3 роки тому +22

    Inta quruxda khadra u jeeda aragta 💯❤️👸

  • @axmeddaanshood662
    @axmeddaanshood662 3 роки тому +18

    Boqtooyo. Khadra Abdi Silimo. Fanan. Buuxada. Afgabaan. Wale. Waa boqoraad nollow indero. 😘😘😻😻💚🤍❤️✅👏🙏🏻

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 3 роки тому +16

    Heestan mrky soo bxady xaaladu igu adkydaaa qalbigygan baasi diciifsanayaaa indhahygu ilmadu la daristayaaa welwel iyo wlbahàar igu furnaayaa kii aan aminy aan Keligi jeclaaa igu wacad furyaaa💔💔💔😭 wxkle Kma rabee yaa keliya qalbi aan wax ku jeclaado iigasoo celiya😭😭😭 yaa isiiya kalsooni aan qof kle ku aamino😭 😭

    • @sadushshire8299
      @sadushshire8299 3 роки тому

      Sorry baayo noloshada si wado wuxu aha qof nasib xun o qf jecel bu katagay

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 3 роки тому

      Sorry insha Allah mid ka khayr badan waad heli ❤️👍

    • @nagaadahmed5540
      @nagaadahmed5540 2 роки тому +1

      Hppty ha walwalin malin baan heli doonaaa kuwii dhayilahaa qalbiyadeena burbur insha allaha haday tageen inagoo jecelayn mar bay dareemi doonan dacadnimadii qurxoonayd inagu na wan helaynaa kuwa ina xurmeeya insha aallaha 🥰🥰🥰🥰

    • @drsayana9611
      @drsayana9611 2 роки тому

      @@nagaadahmed5540 i.allah walal macaaney😭❤️

    • @awoelmiali4993
      @awoelmiali4993 2 роки тому

      Soory sis for get ever thing u wil get perfect person insha allah

  • @hudaamuun9867
    @hudaamuun9867 3 роки тому +26

    Khadra salimO the best

  • @zamzamshaikhcabdinuur9617
    @zamzamshaikhcabdinuur9617 3 роки тому +144

    Ixurmeeyo waan heli markay leedahay oohin baan jabsaday allow qadra jacaylkeeda mid xanaansho wax ugu dar😭😭

  • @suldanramos8236
    @suldanramos8236 3 роки тому +15

    Wlhu caloosh kahadashay waan kaxumahay😭😭😭wllo Alle halu booga dhayo

  • @englandfariid9794
    @englandfariid9794 3 роки тому +21

    mashallah xabiibti wad qurux badantay ilahay awlada hakula koriyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 роки тому +18

    Khadra Abdisinimo
    Fanaanada Geyiga somalida shida🥰

  • @khatrasalad7171
    @khatrasalad7171 3 роки тому +14

    Queen is always a 👸 queen

  • @zawdaharaaro340
    @zawdaharaaro340 3 роки тому +33

    Khadra qofka wngzn o ka dulqaad badan ma arkin naag waxbadan og!!

  • @hudakhaliif8762
    @hudakhaliif8762 3 роки тому +24

    Waa diga geenyo noqday mursal waxma tarena wuxu taraya iska yaraaba illahay badal khayr qaba haku siiyo wll

  • @ayaancabdirxman1363
    @ayaancabdirxman1363 2 роки тому +4

    Beautiful song I like wlhi khadra silimo keep going sister ❤ 💕

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 3 роки тому +13

    For Ever Fam Big Artrist Silimo🔝🔥🙌❤️

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 роки тому +9

    Xidigii oo basba, ay Khadra awalba dhistay ooxoghsyd u ahayd ee hadana dhis qurux 🌹 fariid yar 💐 💓

  • @muminadahking5234
    @muminadahking5234 3 роки тому +4

    💕💕💕👋jecliya inan tan fanka sharaftisa boqorad 😍 Masha Allah khadra cabdi sinimo guul quruxeey

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 8 місяців тому

    Adoon iga xishooneenin xirirkeeni koosoo hada gooyti jacylka kugu xiiqi maayee xurbee noloshu kuutahay❤ what a song khadra saliimo qof mizaaniyad culus leh baatahy❤

  • @halimafarah2430
    @halimafarah2430 3 роки тому +9

    Illahayow qadara sii mid xaqeeda siiya wanajiya insha allah ♥ 🙏

  • @hoyomacanmissdiamond6490
    @hoyomacanmissdiamond6490 3 роки тому +10

    Naagaha somalida waxa utahay tusaale fican si qalbiya ku taagera abayo I wish inaa ku aqano qof dad nimo leh tahay

  • @mohamedibrahim780
    @mohamedibrahim780 3 роки тому +11

    Khadra qalbigeena kama baxaysid💖💖💖

  • @ismailupdeirazhid153
    @ismailupdeirazhid153 3 роки тому +15

    Khadra cabdi silimooo laandheere❤

  • @ebyanzulaiman8915
    @ebyanzulaiman8915 3 роки тому +63

    Hargaysi hablo quruxdod bay haysa🥰❤

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 роки тому +4

    Khadro masha allah 😍😍 wat a beautiful voice ❤️❤️❤️ noloow sxb

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +3

    Blessyou and your supreme voice keep entertaining us we love you always

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    Good decision you are absolutely brave khadra Cabdi Silimoo love the moral theme behind this song all the best

  • @mohametemiinofficial785
    @mohametemiinofficial785 3 роки тому +17

    Khadra cbdi silimo Illhy Haku siyo mid Ku xurmeyaH LloH🙏❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zulthanmojama8568
    @zulthanmojama8568 3 роки тому +2

    KHADRA ABDI SILIMO gobtu licitankay Gobanimo ka dhaxashaa Guleyso inadero 🥰❤ The Best

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 роки тому +13

    Heestaan markey so baxeysay waaxan dareemayay xanuun jaceyl hadoy ku celisayna waxaan daremayaa xanuun kale oo kaas kadaran illahow qalbiheyga ii qaboojo🤲🥺 qof danbana Dib u jeclaan maayo💔

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +3

      Walaal ilaah hakuu qaboojiyo qabliga sidaasna ha odhan qof ku jecel oo aaf adigana ku faraxdid la noolanshihiisa ilaah haku siiyo🥰🥰Mahadsanid

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 3 роки тому

      Badal khayr qaba wad heli wll

    • @nasralaki2778
      @nasralaki2778 3 роки тому +1

      Kula dareemaya sis qalbigeena aan ka adkaano dhawac inooma yareeee

    • @xaredoomar9877
      @xaredoomar9877 3 роки тому

      Saas ha dhihin xabibti noloshada Hal qof haku koobin mid haduu ku xumeeye mid ku wanaajiyo ayad heleysaa

    • @xalimomuxamed5835
      @xalimomuxamed5835 3 роки тому

      Abayo akhaku qabojiyo anbo kulami an ahay

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 3 роки тому +6

    Qadra silimo xafiidu laah.caruurtana allaha ku xafido aamin yaa rabi

  • @dekhamud9918
    @dekhamud9918 3 роки тому +13

    Khadra abdi silimo gabadh qiimo leh sln sare iyo shacabkayga gobtaa

  • @omerali1498
    @omerali1498 3 роки тому +6

    Khadra updi silimo WnaaGii Oo qof aH sat 24 July 1:50 pm ceelbuH sanaag wxaa dhagaysanaya aniga walaaladay mid naga mida ayay gabadh is jeclaayeen ka dip familygii gabadha ayaa wllkay ku dhahay gabadhayada Dip kuuguma arki karno aDoo La HdlaYa ama Soo Wacaya Noo daa faraha Nooga Qaad xtaa gabadha wllkeed ayaa intuu wllkay u yimi Buu aflagaadeeyay isagoo ula jeeda ha naga Soo Wicin WlaashaYo ka Dip Wiilkii Gabadhii faraha Ayuu ka Qaaday sanad ayaa kasoo wareegay hada isla wiilkii wllky caayayy ayaa caawana noo yimi anago makhaayad fadhina ka Dipna wajigiisa wxaa ka muuqatay Dulinimo iyo xishood iyo bahdiLaan isagoo murugaysan ayu wllkay la kacay oo banaanka la fadhiistay ka Dip wxuu u sheegay in gabadhii uu wllkay jeclaa in ay ilaa maalinkii ay kala hadheen ayni cunto cunin wax farxad ahna helin qol inay iskaga jirto saaxiibadeed ayy ka dhex baxday ka dibna waa la waydiiyay waxay rapto wxay tiri wiilkaa baan jeclahay maalin wlpa hooyaday wey garaaci jirtay hdana laguma ilowsiin karo xtaa sariirta madaxeeda bay madaxa ugu dhufatay oo hda nabarkaa ayy u suuxda aabo ayaa dhoof u waday jaamacdana sanadka ayaa la rabay inag Nairobi ka bilowdo int dhoofku usoo baxayo wey diiday inay wdanka ka tagto ilaa uu wllKy sii mehersado wxay tiri meelna uma socdo aduunkana rajo kama lihi ka dib marki uu arinkii wllkY la wadaagay ayuu anagana noo yeedhay oo na raali galiyY oo yiri habeenkii aan idinku lHaa wlkin yuu gabadhayada naga soo wicin waan idinku qaldamay waxaanan ogaaday inaN gabadh wiil laga reebi karin ay jeceshahay ee wll idinkoo familygayaga oo dhn farxadeeda ka taliyana wlshy guurso iminkana Hooyaday baa idiin yeeraysa ee xaafdyda ii raaca ka dibna waa ka diidnay inaa xaafda u raacno lkin ma niyad jabin wxaanu u sheegny iny wx wlpa khyr ku dhmnyn wxuuna noo sheegy in aabahay iny wcaan ay kla qurux bdnaaty inaa adigu na caawisid hda Hurdo ayaa ngu soo dhici la wxaan waqtiga isaga luminyyna heestan angoo ka fekeryna wxaa arinkaa ku dhmyn lhyn wlhi jacaylku waa qalbi jab caadi qaar naga mida wey oynayeen markii wiilku madaxa naga dhunkanayy oo lHaa habeenkii aan idinku lahaa wlshy nooga hadh inaa idinka khaldNaa 😪😪😪😪😪😪😭😭😓😥😢

    • @mohajeeri3061
      @mohajeeri3061 3 роки тому +3

      Zxp wllhi wxn wa adun gabadhuna idinma xumeyn ee arinta khayrkaz ku dhameya❤✊

    • @hanad4556
      @hanad4556 3 роки тому +2

      ♥️😔

    • @abdihamidmohamedjibrell9625
      @abdihamidmohamedjibrell9625 2 роки тому +2

      🖤

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 9 місяців тому +1

      Nabsi ayuuu ka galay walakaa oo aan waxba galabsan hadana waakaaa nabsigiii idiinsoo baahilayy reerkii.
      Alla heblkii farxada igagga ciyaarooow wan sugayaa nabsigaaaaga

  • @umufawaaz5118
    @umufawaaz5118 5 місяців тому +1

    Marwalba hestan hda maqlo wan oyaa wayo xanunka An maray iyo cilko imaday inta nolahay ma ilawayi wayo Anigo nafteda kajecel Ayu iqiyamay qiyano kliya iguma siman hadalo xun xun An ilawidoninna wuu idhahy sida ujecla sida dacad ugu Aha ilahy kamarqati Ah blse hadaba dacad u Ahaa wabln inu libanenin meshutago murugo moyane farxadba mahelayo blse hda dacd u Ahen nlashisa hore Aye usocone wlhi ismadhahen Asaga kuxanunjinayo Ala qalbigega maxu dalo ben badan igu qanciyay wlhi waxwalba kadhigtay Ala hadu sidan ila dhaqmayo hdan ogalanlaha nlsheda darti uma silciyen dartisa uma somen salad ma udukanlahen wlhi darti usamenjiray sidu igusocafimado marku socfimadayni Aniga iqiyamay sida ixanunjisay waa bln ina Adigana darte uxanunsato waliba mid gerida ilahy kabarido wayo her waxa igarsisay hoyade iyo walalahe gerida ilahy iwediyan wayo walida iyo xanunka kunola nolsha kunolaa gerida dhantay blse waa bln sida uwashtay ina Adiga katino lugaha laga xiro insha Alh maxa iqiyantay Away blnti igaqaday Away inta nolahay kamatagayi maxa idhahday ilahy kukalsonow kidib Aniga igu kalsonow xanunkan iyo silac iyo ina cil ibado okliya miye kusokobmen Aniga kama filen ina Adiga ixanunjineso xita marmarka qar Abo Ayan kudhihijiray wayo waxwalba kadhigtay Adiga sidaa iyeshay wan sugaya gorta sida isilcisay usilcesid insha Alh malinka wad dareme xanunka imarsisay jacelka xanunkisana wad Arkesa waxu yahy wlhi loma Adkesankaro gerida dhanta jacelka xanunki Alx Aniga ilahy wu iga dhameyay Alx blse Adiga hada Ayu kubilawana waa bln hdaba dacad ku Aha hada dacad ku Ahen hore usocone sida dacad ku Aha ilahy kamarqati Ah iyo sida kujeclaa blse wad iska Arke waxa kudanbedono wan sugayaa Aniga ilahy kabarya mida labtisa koyo oo marka xanunada somaray marka soxasusto Andhaho hada oganlaha ina Adiga kuhelo qimahega qufa uqalmin masinlahen insha Alh wan helaa mid sidaa kujecla ijcel oofarxada wexetahay isinayo ilahy isodiray insha Alh Adigana Aqiro Adun cadab moyane farxad iyo hormar midna mahelesi waa bln hada dacad ku Ahaa sxb haqegana ilahy kasugaa Adigo lita hosteda wan kugusugaa insha Alh😭🥺💔🤲🏻

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid1489 3 роки тому +18

    Jees aan jeclahay 😍

  • @daahirsalaxeeysalaxeey4562
    @daahirsalaxeeysalaxeey4562 Рік тому +1

    Khadra fannaanad masha allah waye laxanka ay ku heestaha waa mid cajiib ah oo aad u adag legend hadaa tahay waa iska sidaan

  • @ksharif1564
    @ksharif1564 3 роки тому +4

    Khadra silimo ninba qawaadkiis iyadaa bartay, madax taag ku arag horay iskaaga nadiifi kulahaa, libaaxad. Naal nool iga dheh. Mashallah tabarakallaah

    • @fataxsaid2372
      @fataxsaid2372 3 роки тому

      Mxay samaysay wll?

    • @ksharif1564
      @ksharif1564 3 роки тому

      said waxay na bartay ninkii naag kala aado sida looga samro. Ilaahay naag nagama tuso amen

  • @hoodomaxamedcabdi1317
    @hoodomaxamedcabdi1317 3 роки тому +24

    Legend legend qadra

  • @bisharaibrahim2277
    @bisharaibrahim2277 3 роки тому +4

    Hestaaaaan wan iskajeclahay ❤️🌍❤️❤️

  • @ahmadhussain9629
    @ahmadhussain9629 3 роки тому +2

    Legend khadar abdi silimo fanaanadan aad ka u jecelahay aan taageero wll alle haku xafido

  • @laylaali9203
    @laylaali9203 3 роки тому +6

    Waad helaysaa miid ku xurmayo wadba ka raysatay rafadkii shabel naagod ahaa quruuxay🥰🥰

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +4

    The lyrics in this song makes it great combined with the supreme voice of khadra cabdi silimo

  • @ShushuCalixasan
    @ShushuCalixasan 8 місяців тому

    Marka samirku ka bada wada so burqane yaan lo qaban qadro salimo ku socod adkesi iyo goaanka waa ku dhaqadey wlhi gul iyo sida ugu qurxon wad dhigtey halki ugu haboned✍💘🤜🤛

  • @hakoahmed7488
    @hakoahmed7488 3 роки тому +11

    Khadra cabdi silimo madax sare ❤

  • @yusrabile8324
    @yusrabile8324 3 роки тому +1

    Woow Nice song sweet 💅💯👍👍👍👍👍👍❣❣❣❣

  • @hothosultan5845
    @hothosultan5845 3 роки тому +1

    Khdra wa gabdh dulqad midhn wlhi wn ujecelhy xorbey noloshu ku tahy xaqiiq🥰💯💯💯💯💯💯💯

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 роки тому +6

    Woow Khadro silimo Xor bay noloshu ku tahay Naag nool ku Jecliyaa wixii nool ba ku neeleyo
    Nacas iyo qof liita qiimahaga garan Waaya Queen Always 👑

    • @razak1350
      @razak1350 3 роки тому

      Abaayo saad u cadahay siilkaagu ma u cadyahay mise waa madoow sida badanaa naagaha somalida

    • @cabdicasisxasan5117
      @cabdicasisxasan5117 3 роки тому

      Yes

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 місяців тому +1

    Masha allllah khadar iyo yurub baaa sooomaali ugu cod maaacaaaan cajiiib noooolaaada❤

  • @dhamaysmedia1048
    @dhamaysmedia1048 3 роки тому +1

    Inta xayiga aad tahay
    Adiguna xanaaniyo
    Mid xaqaaga dhawroo
    Ku xurmeeya waad heli .
    Gobonimadii oo qof ah khadra cabdi silimo

  • @ehelsanahmed4546
    @ehelsanahmed4546 3 роки тому +6

    Ex dumaashi khadra allha nolol faraxad ku sii ubadkana kula kori

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 3 роки тому +2

    Legend of legend khadra cabdi silimo😇💯💯

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 3 роки тому +7

    Khadra wd heli ninku xurmeya insha allah we ♥️u

  • @safiyomaxamedaadan3903
    @safiyomaxamedaadan3903 3 роки тому +1

    Kugu xiqi mayee xor bay noloshu ku tahay qadra sinimo horay u soco wllshy qali❣❣🥰🥰🥰🥰

  • @queeninqassim1331
    @queeninqassim1331 3 роки тому +3

    Ma fav wlahii ❤😘

  • @zamzamsiciidbarre920
    @zamzamsiciidbarre920 3 роки тому +6

    Xayaaati khadro🥰🥰🥰🥰🥰❤❤💋

  • @mohammedibrahim-hs2cc
    @mohammedibrahim-hs2cc Рік тому +1

    Hadana xiiso kuuqabey xurmadi jacaylka iyo xidhiidkeni wan jaray intan xayga aan ahay mid xaqayga dhawroo i xurmeeya waan heli heestan lama odhankaro

  • @cibadoibrahim7247
    @cibadoibrahim7247 3 роки тому +3

    Wwwww qadro waaxa aad usiijclaaday hodan mrkee ninka kadhacaday walee hodan maxishooto reer dhan kalagesay ani hda ahanlahaa siwalpo ujclahy waan iskadenlahaa 😭😭😭😭allow mid wanagsan boogteeda dhayo usahal

  • @Abdirhmann
    @Abdirhmann 3 роки тому +7

    Khadra silimo inthe building💯

  • @mabrukanuur7142
    @mabrukanuur7142 3 роки тому +5

    Masha Allah Khadra Daganay noloshu kuma xumayso sister

  • @hibomohmed4088
    @hibomohmed4088 3 роки тому +4

    Love one khadra halyaay fanaanad

  • @zamar____qurux4715
    @zamar____qurux4715 3 роки тому +3

    Khadra Silimo fankeda waan jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋❤

  • @alihasanali371
    @alihasanali371 3 роки тому +1

    Khadra cabdi salimo Runti fanaan kula cod ahi ma jiro ani dhankeyga u.are one

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 8 місяців тому +1

    Xiriirkeeni waa jaray🤞

  • @nadrahnourahnalka3487
    @nadrahnourahnalka3487 3 роки тому +12

    Khadra silimo we love you markasta
    Jacaylkaaga mid na dayn karaa mahaa🥰sharaf io cizii ku nolow nasabey

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 3 роки тому +3

    Wwwwwwwwwwwooooooo khadra siilimo llove yuo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @daganmomo
    @daganmomo 3 роки тому +5

    Quen Khadra❤👸🏽

  • @inaseydh5578
    @inaseydh5578 3 роки тому +3

    Queen khadra silimo😍❤️

  • @lakijaamacmaxamud2782
    @lakijaamacmaxamud2782 3 роки тому +6

    Gobaan liicin abidee khadra long life

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n 8 місяців тому

    Khadara alle haku xafido wall waad heli mid ku xurmeeya wuu heli nafsigaagu afcade slla xumaa nikaasi wallee inaanuu ka faaidayn khadra

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 8 місяців тому +1

    Xurbee kuutahay noloshu❤🤞

  • @Lander02
    @Lander02 3 роки тому +3

    Love love Khadra❤️❤️❤️❤️

  • @hibobaane9271
    @hibobaane9271 3 роки тому

    Mashalah walashay khadra silimo waa fananad sharaf iyo karama badan wlj hestani wax badan iga cawisay waan salamay a waqal studio sidad heesha qurux badan nugu so gudbisan waxan idiin leyahay hore usoco da guul gobanimo mashalah

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 роки тому +5

    Ciiid Mubarak 2m Waqal Insha Alllah kuu rajaynaa

  • @rahmasalahmire9242
    @rahmasalahmire9242 3 роки тому +2

    Khadra dheeman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @zakiindhovalog6373
    @zakiindhovalog6373 Рік тому

    Taageero buuxda boqorada fanka khadra abdi siLimo ❤❤❤❤

  • @abdiqeys1485
    @abdiqeys1485 3 роки тому +20

    VAR🙅🏼‍♀️
    Muqtaar beroof waxba karacay inanta uu gacmaha u fideye ee kadiide cidii ila aragta liketa hala dhafin💁🏼‍♂️

  • @miss_kean226
    @miss_kean226 3 роки тому +1

    Khadra apdy silimo Queen of the quen✌✔

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому

    No strings attached 😜☺️☺️ to our you're free to love and life hoping to find someone you'll treat me ❤️😘😘😘❤️❤️❤️❤️ like a queen excellent indeed Khadra silimoo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 роки тому +2

    Oof Wallaaan loogugaadheyn Hees
    WOW ☝🏾👍🏾

  • @hamdaquean3282
    @hamdaquean3282 3 роки тому +1

    Khadara silimo keep going inader qaaaali

  • @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk
    @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk 7 місяців тому

    Kugu xiiqi mayee xorbay noloshu kutahay ugu danbeen 2024 /1/👋 qalpiga jabayow ladnow🥺

  • @halganofficial3411
    @halganofficial3411 3 роки тому +2

    Insha sha alaah waad helin khadro salimo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 роки тому +3

    Go Khadra Sinimo💫

  • @muminadahking5234
    @muminadahking5234 3 роки тому +1

    Xoor bay noloshu Ku tahay xaqiiq 💯👋♥️khadra nag adag

  • @nagaadahmed5540
    @nagaadahmed5540 2 роки тому +1

    Khadra slimo strong 💪 woman waad helaysaa insha allaha samirkaa badan qurxlaydayda keep going my ex dumashiyo viv khadra

  • @Shakir_cade1
    @Shakir_cade1 3 роки тому +2

    Khadra murtideeda ha la dhagaysto

  • @carryonregardless4071
    @carryonregardless4071 3 роки тому +2

    Xaaq iyo xurmo walagalayahay raagi soomaliyeet 😭😭😭😭

  • @naciimomacalin3937
    @naciimomacalin3937 3 роки тому +1

    Qoof qaliya allaaha ku xafido wanagi oo socda weye wllha gabadhaan

  • @kadrahanshi4589
    @kadrahanshi4589 Рік тому +1

    Yea waad heli.

  • @barwaaqojalafey6076
    @barwaaqojalafey6076 3 роки тому +1

    Mnzha Allah

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 роки тому

    Xorbay Noloshu Ku Tahay!🥀❤

  • @dahircali9988
    @dahircali9988 3 роки тому +1

    Masha Allah xafiduhu Allah Wa Diyar mid yaqana qimahada.

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 3 роки тому +4

    Khadra ❤❤🌿☘

  • @bintaxasan3665
    @bintaxasan3665 3 роки тому +5

    Khadra qali🥰

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 3 роки тому +1

    This song 🤤

  • @zureer5014
    @zureer5014 3 роки тому +2

    Queen ziLiMo😍😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤