salaan fathia saddex afar jeer ayaan dhagaystay still on more ayaan u bahanahay waayo waxaa ka buuxa erayo macaan kaftan waad ku garaacday shaqasi qariib ayaad tahay waan tageersanahay go on
I always like your bravery you're my role model, my hero, my habo and my sister. You taught me so many things about life and my culture. Love you xbbti.😍💋❤️
Hhhhh farxiya adne waa ku riday gantaalka Allah ku xafido quruxey daganey qof sharaf leh wax laga faaiidaa tahy matid dadka malayacniga ku hadla shekoyinkagana wa jeclahy happy sis
Waan kugu raacsanahay inta hore, laakiin dhinaca hablaha soo koraaya, in kori taankooda iyo inay da' guur gaadheen in laga sheekeeyo waxay ahayd berigii hore ayaan u malynayaa. Aabe kasta iyo hooyo iyo walaal midna ma ogola in inantooda sidaa loo sii dhex galo ama looga sheekeeyo maanta. Waad ku salaamantahay dhinaca suugaanta.
Farxiya u was nice weriye i love your voice please dont talk like stupid sharaftaada hoos how dhigin go get hire BBC home cable tv universal tv aljzira news we need your voice thank you farxiya
Gabdhoow hadaad i maqleysaan noloshu waa inaad Kalsooni isku qabtaan idinka farxada isku haya noloshu wey gaaban tahay farxad ku nooloda. InshaAllah. Mahadsanid Ruux qaaliya Tahay alle haku barakeeyo
Woooooow fathia obsie my role model
Xagaa kartida iyo kalsoonida
So true how pple describe you after seeing after many years..change comes it's natural..
allaah calayk farxiya cabsiiye. heestaa aniguba waan kuhaystaa my favorite rashid balluu iyo farxiya cali.
I love her walhi always she Is happy allah bless you huuno
fathia dar allan u jeclahy illaahy haku xifdiyo sister
alle amarkii sheekooyinka fathiya obsiiye waan teegaaraa long live sis... qof dumar ugu caqli leh iga dheh
salaan fathia saddex afar jeer ayaan dhagaystay still on more ayaan u bahanahay waayo waxaa ka buuxa erayo macaan kaftan waad ku garaacday shaqasi qariib ayaad tahay waan tageersanahay go on
You are soo natural and nice.
I always like your bravery you're my role model, my hero, my habo and my sister. You taught me so many things about life and my culture. Love you xbbti.😍💋❤️
Hhhhh farxiya adne waa ku riday gantaalka Allah ku xafido quruxey daganey qof sharaf leh wax laga faaiidaa tahy matid dadka malayacniga ku hadla shekoyinkagana wa jeclahy happy sis
Waan kugu raacsanahay inta hore, laakiin dhinaca hablaha soo koraaya, in kori taankooda iyo inay da' guur gaadheen in laga sheekeeyo waxay ahayd berigii hore ayaan u malynayaa. Aabe kasta iyo hooyo iyo walaal midna ma ogola in inantooda sidaa loo sii dhex galo ama looga sheekeeyo maanta. Waad ku salaamantahay dhinaca suugaanta.
Oprah Winfrey kale aan @Fathia Absie ahayn manoo heysan somaaliyey
Waa runtaa abaayo alaha ku xafido teeda kale abaayo xageed ka baxday waan ku xiisnay so noqo adoo nabada iyo shekoyin kadii
I haven't watched u in a while and I have really missed ur videos u are truly beautiful ma shaa Allah ur my role model
Asc wllo marnaba kama dhargo sheekooyinkaaga illaahey amarkiis. Guuleeyso waligaa😍😚
fathia sheekadaada waan xiiseyaa waxaad tahay gabar reer magaalada
Soo true I love your honestyyy
👍👍👍😁😁💘👏👏👏
Thanks fathia absie ur words are always on point.
runbaad ka hadashay fathia shukran
Ku jecliyaa fatxiya
waan ku salaamay Afkaaga ka helaa anigu 10 sanaba..Allow iga dhaaf taageerayaashaaad waaweyn ayaan ahay
farxiyo faankaaga ayaan ahay 2017ka maxaa noo heysaa plse Hana moogaan
Madowga buufisee kaqabaan soomaali badan oo cadaanta unbey qurux u arkaan waana badawnimo lafaha kagashay inta iscadeeso iskuma kalsoona midabkoodana kumaqanacsana, teedakale qofka muuqaalkiisa in lagu mashquulo waaba khalad horumarka qofka lamaba eego midabkiisa iyo dharku xiranyahay unbaa lagiirinaa
runtii qofka lagama nixiyo dadka qaar baa ku odhanya sawkan rifan iyo lisan K ugu dhacay. waa jahliga iyo aqoonta gaaban.
fathia keep your head up shaqo wacan ayad heysa
fatxiya waku salamaya walaal ad ban uxiseya shekoyinkaga quruxda badan plz heskata od qado magaced iyo fanankaba raaci.
Haddal Aad u qiimo badan ayaad sheegtay walaal. Mida kale waa runtaa weli ma arkin nin jecel is caddeysey. Maarriin kaa qurux badan. Mahadsanid
Woow gobsanaa hablahayaguu
Fathia I love you jir oo joog🙌🏽
Fathia waxan manta ka maqlay eray anan hore u maqal caamajaqiir. Muxu yhy macnihiisu.
May allah Keep U Sis Lakin UA-camki Waad Nagu Cidlaysay.
Maad Na Nacday.
your Videos Become So Little.
wa runta fahia qurux wad uu dhalatay
hhh waa runtaa wllhi, hadallo gantaalka ka daran, ayey kugu ridayaan
Oh my god
Mashallaah Alla kuxifdiyo walaalo
Halo idhanka joogiyo deegaanarkaysaa. Kuu ugaamayaayoo uurkaa ku tabayee.
asc fahxiya waan kosalaamay👍
Waxaad Tahay Masciideed Maariin Dhalaal Xigaa, Midabka Akhter Jebiskaa, Midabka Midabka Akhter Jebiskaa, Waxaan Soo Xasuustay Heestii Cabdi Naasir Macalin Saciid AUN Vs Aamina Cabdullaahi ...
alaha.weyn.haku.xifdiyo.aamin
Qof wngsn mzha alh
Somalidu waa iska dhib badanyihiin
hehehe hehehe so funny wllhi Runtad ka hadashy.. somalida waa wax hadalo qalafsan
Waa mohdsan Wallo
Mamo ilahay ha ku xafido
Black is beauty.
Fathie folxumada necbidaa
I really miss your stories . hope you are doing wel bayo
Missing your stories plz uploaded it thank you
Masha Allah
So Cool
kkkkkk fadxiya wlhi goba tahay wll wa malinti igu horeysay en UA-cam ka coment ka bixiyo somalidu waxd moda mararka qaar iney danbeyan qofku hadu baaba'o xata moralka lo dhisaaa
I absolutely love you ❤️
maaashaaaa alaaah
ilaahay ha kula jiro
fathia is always happy
waa hadalo macquula...
I REALLY ADORE YOU BEAUTIFUL INSIDE AND OUT
why baad videogii u danbeeyay ee kahadlayay single mother by fathia abasie miyadan videoga raali ka ahayd markaad soo galisay
macha allah
Fathia Absie❤💋
kkkkk runta ayaan kugu jecelahay
Kkkkkkk salaantooda dhan ba sidaas ah somalida fathiyay ha u arag dhibaaato
ciyaalkaaga korso
Hhhhhh dadku waa sidaa imisa qof ayaa igu yidhi aaal oo waa maxay gadhkan kaa soo baxay adiga oo yar iigu kaa danbaysee hhhhhh
kkk
Farxiya u was nice weriye i love your voice please dont talk like stupid sharaftaada hoos how dhigin go get hire BBC home cable tv universal tv aljzira news we need your voice thank you farxiya
mashallah fathia salaan sare but your videos became too little
ha u bixin waa somali iyo caadadood wad dhuubatay maxaa ku helay maad xanuusatay.mad fakartay.su.aalo khaldan bay intaa ku waydiinayaan..
alah yacizak
farxiya abaase wll ad baan ku salmayaa
wll iso dir meel aan kala so xidhiidh numberkaaga amaa email si serous ayaan ku doonayaa
fahad shaakir Salaam walaal. Email me at Fathiaabsie@gmail.com
Jacalka dhabta ah waaamid ku saleysan nolosha adamiga boqorsomali
Eee habartan yar ee iska madhaaciyeysaa maxay ahayd, ma single mother qaraabanaysaa kkkkkk
Is cadayntu has nothing to do with autistic, wali waxa sababa lama oga Dee somalidoo kaliya kuma dhaco, cadaankaba uu ku dhacaa.