Ma taqaan qarashka kaaga baxa in aad heshid macmiil cusub?
Вставка
- Опубліковано 17 вер 2024
- Muuqaalkan waxaan uga hadleyna arin muhiim ah uu ar iska indho tiraan ama aynan gancsiyo badan oo ah qarashka dhabta ah ee ku baxa helitaanka macmiilk cusub.
Waxaa jira qaacidooyin la isticmaalo oo aad si fudud ugu ogaan kartid habka ugu munaasabsan ee aad ku sameyn kartid faaidada ugu badan
**************
Si aad u kobcisid ganacsigaaga iyo xirfadaada iibka, booqo bogga rasmiga ah ee koorsadeena caanka ah: Suuqgeynta iyo iibka
bravoakademi.c...
🚀 BARO FANKA IYO CILMIGA SUUQGEYNTA IYO IIBKA SI AAD UGU GUULEYSATID SUUQA
Koorsadan waxaa ka faaideysan kara dadka soo socda:
✅ Ganacsatada yaryar oo doonaya in ay iibkooda sare u qaadaan
✅. Ardayda rabta in ay ku biiraan shirkadaha
✅. Shaqaalaha shirkadaha ee doonaya in ay soofeeyaan xirfadooda suuqgeynta iyo iibka
✅. Maamulayaasha suuqgeynta iyo iibka shirkadaha waaweyn iyo kuwo yaryar
✅. Qof waliba oo raba in uu fahmo sida maskaxda macaamiisha u shaqeyso si uu wax fiican uga iibiyo
KU SAABSAN BRAVO GROUP:
BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
BRAVO AKADEMI waa madasha ONLINEka ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
🌍. www.bravoakademi.com
🌍. www.bravogroupi.com
Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
+252612253334
+252612253332
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
FACEBOOK: / bravogroupon. .
TWITTER: / bravo_group
TIKTOK: / bravoakademi
KU HORMARI NAFTAADA KOORSOOYIN ONLINE AH OO AY QAATEEN 5,000 ARDAY:
📚. Hormarinta shaqsiyada qofka:
bravoakademi.co...
📚. Helida shaqo fiican:
bravoakademi.co...
📚. Suuqgeynta & Iibka guuleysta:
bravoakademi.co...
Halkan ka eeg koorsooyin kale oo ONLINEka ah:
💌 bravoakademi.c...
Masha allah
Thank you Ustaad.
Mahadsanid ustaad
thanks macalimuu
Macalin engilshta ayaa nagu adag
Soomaaliga noobadi oo nooturjjm in badan
Mhdsanid
Fadlan phoneka ustaadka igu cawiya
Waxan ahay marketing
Wax bdn ayn ka kororsaday..
Aad ban kugu mahadcelinayaa!