SL Oo Saldhig Ciidan Siisay Isa🥲Hell & UAE Oo Maalgelinaysa & Waxa Ay Damacsanyihiin😡🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 243

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 місяці тому +9

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 місяці тому

      Somaliland may siin saldhg Israel ayaa waydiisatay
      Taa macnaheedu Maaha siin

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy 2 місяці тому

      @@markcaa2942 Somaliland has not given israel anyhting (yet). If our hands are tied and Israel is the only way we will eat, then of course, we will have no choice. At the moment we are being occupied by Somalia who have turned us into the palestine of Africa. These people, fathiyas reer abti, along with other Somalians are united in making sure that Somaliland never gets recognised. Not being recognised means so many things for ordinary Somalilanders like being locked out of international trade, essential funding, travelling to perform hajj (with their own passports), travelling overseas (like they used to). Even their history and cultural identity has been stolen by Somalians. If these muslim countries care about muslims they would have gotten Somaliland their recognition back. And is Israel is the only country that will help us why should we be the Muslim saviours and refuse their help? For who? For puppet leaders who will never recognise us?

  • @fartunomar5957
    @fartunomar5957 2 місяці тому +3

    Farhiya abayo sida wax u fahmeyso dadka kale uma fahmayan. You are a very intelligent human being we are happy to have you as a Somali sister❤

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 2 місяці тому +10

    Mareykan iyo yuhud wa isku mid konfurna wakuwa xalane ufadhiya e dawlada siyasada somalia kudhax jira maha kaliya somliand

    • @jamilafarah5679
      @jamilafarah5679 2 місяці тому +1

      Fatxia xalane maxay uga hadlii waydey

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 2 місяці тому

      @@jamilafarah5679 fatxiyi wa daarod kamaso hadli karto waxa konfur kasocda hdyo jerna yadoba wxba caden ah haynin beyhalkan kga hadasha garahan arima somliland maqani sababta viewska kgla marke kadamto makhayadu

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 2 місяці тому

      @@jamilafarah5679 fatxiyi wa daarod kamaso hadli karto waxa konfur kasocda hdyo jerna yadoba wxba caden ah haynin beyhalkan kga hadasha garahan arima somliland maqani sababta viewska kgla marke kadamto makhayadu

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 2 місяці тому

      @@jamilafarah5679 fatxiyi wa daarod kamaso hadli karto waxa konfur kasocda hdyo jerna yadoba wxba caden ah haynin beyhalkan kga hadasha garahan arima somliland maqani sababta viewska kgla marke kadamto makhayadu

  • @pijfa12398
    @pijfa12398 2 місяці тому +12

    😅it's very sad. It made me cry😢. May Allah rise the real Muslims.

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 2 місяці тому +14

    It’s such a shameful 😢May Allah bring justice to the Palestinians.laana tullaha anyone serving sheitan.i don’t care am from that land.but I will never support that😢free Palestine🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 2 місяці тому +8

    Fathia I admire how you’re truthful about your faith, May Allaah bless you ❤ ❤❤

  • @kinzihaybe7794
    @kinzihaybe7794 2 місяці тому +7

    Fathiya iska hubso waarka an la hubin e ku sabsan
    SL

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 2 місяці тому

      @@kinzihaybe7794 she's looking for attention!

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +11

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤🙏Team FATXIYA CABSIIYE Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @leilaahmed3588
      @leilaahmed3588 2 місяці тому +1

      Wan kugu soo tuuray cimaamada.

    • @Cabdixakiimmuusecige17
      @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +1

      @@leilaahmed3588 Jazaakallahu Khayr Wall Cisiyo sharaf Ku Noolow Mahadsanid ❤🙏

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 2 місяці тому +10

    Wa ceeb qof islaam sheeganaya inuu yuhuud soo dhaeeyo yuhuut iyo amcaar wwaa wada jir

  • @fardusali2771
    @fardusali2771 2 місяці тому +10

    Subxanallah sowdiga yidhahda waxanan sohubin mashergo, inkastood malaha Somalida kle waxyalha kusabsan un iska hubiso lkn SMLn adkuso dherayso. Horaloyidhi damero hoyadod isku hlayn bay hoyadod dabada uganugan ee iska walqo waxad walaqnyso Islayabna oo wadankana Habarka kada SMLna Allah swt aya ILalinaya wayo umadkle maharrdameyan Afarahda maglan.

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 2 місяці тому +6

    If Somalia refuses to gives the recognition we deserve we will get elsewhere.

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 2 місяці тому +2

      Intaad cadawullaah ka doona laheed alle weydiiso isagaa wax walba bixiyee magac aad wadato Somaali maba baxsatee adigu ma oramada tahey

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy 2 місяці тому +1

      @@Imaan92546 Jaahilnimada iska daa. dinac Allah baad ka hadleysa, dinacna cay baad ka digeysaa muslimiinta oromo oo bini aadan ah xita kuwa muslim ahayn.

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy 2 місяці тому

      Somalia will never because they are using Somaliland credentials. It is the trick of the century. They have never gained independence from Italy, Italy simply had a major political change at the fall of fascism and decided not to pursue their colonies. Somalia could have had an early independence but they refused and became a UN trust territory. It's really sad once you read about their history - which is why they cling on to Somaliland to make their history look good.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому +3

    Oromadii. Oo dhan way. Soo guureen oo. Soomaaliyey kabuuxaan. Iyogoo. Afkii bartay birtii ay arkaana way qaataan

  • @ksuubanjmagan8075
    @ksuubanjmagan8075 2 місяці тому +7

    Adigu 75 faqash baa tahay anaga 25 baad na sheegata ee cayda iyo calyada i iska tuf tuf naxasnimada kugu soo xaadirtay waxba na kama qaban kartid odayga kugu guurdmsady kiishka Ubaxa ah intaa aa qiimahagu yahay

    • @Raeeerwaamo1
      @Raeeerwaamo1 2 місяці тому +4

      Waxaad ku waalatey faqash qatarta soo socoto baad war u haayn

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 2 місяці тому

      Maan gaab batahay, agudu mafahmikartid waxa soosocda.lakiin fadxiya waa indheergarad

    • @ksuubanjmagan8075
      @ksuubanjmagan8075 2 місяці тому

      @@ummuhannan2353 farhia ciilkii laga soo saaray SMLD baa weli haya ee lahayd raga I iyo dumarka isku diraysay ciil qabto weeye adigu mafah maysid Cara’s bay u haysaa SMLD markay waxay doonto ku hadashaa fashana caqligay ka tahay waxay ka og tahay waxa soo socda ma jirto odayga dhaybarka xaamilga leh ee ay la murqansan intasaa u caqli ah iyo is cajabin doqonimo iyo cajuusnimo ayay ooobka weyn ku haysata haday wax fahmayso dadkeda muduci kuma joqoteen intay galaan koofi ah soo qadato kuma qososheen dadkii ay ka dhalatay ayaad bay wax u sheegi lahayd inay jaahilad tahay banu aragna qof dhulmahante dhalay oo jihila la waa taasanu ognahay jaahil waxba maso kordhiyo nacasnimo mooyee

    • @ksuubanjmagan8075
      @ksuubanjmagan8075 2 місяці тому

      @@Raeeerwaamo1 faqash iyo waxay dhaleenba waa jaahil cuqdadqaba oo ku waashay SMLD cidi hoostodna ka qaadi waaye dhulmahante hii dhalay bay ku caqli tahay cidina ma tirsato haday caqli leedahay intay koobweyn idin lama horfadhisayen iaydoo qosolkii dameeraha leh is mooday inay markay 25% ay tahay caydo views ku helaysa waxay u sheekaysa ciyal ay been u sheegto

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 2 місяці тому +7

    They will never ever get their way
    Beidnillah

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 2 місяці тому +4

    Fadxiya wax u hubso Uea waxay joogan Yemen Cadan mukala iyo xadramood wax badan bay kaqabtaan jasirada suuqadra waxy ka sameyaan meelo dalxiis dadka ku nool waxbay taraan mrkay Dawaldii yaman burburtay. somaliland wax badan bay u qabteen berbera Airport Dekada ilahay hanodayo imaaraaka
    Yuhuud imanyasaa wadanken majirte ma waxaa kugu dhacay nacaybkii somaliland

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 місяці тому +15

    💚Somaliland 🤍Alloow dhoowr ❤

    • @alxmdulilah7023
      @alxmdulilah7023 2 місяці тому +5

      Hooda guul guul guul isaaq and Somaliland Farhiya Waa xaasid xun faqash

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 2 місяці тому +4

      Somaliland ❤❤❤

    • @bellarota8044
      @bellarota8044 2 місяці тому +2

      Amiin

  • @hodanidris-p6h
    @hodanidris-p6h 2 місяці тому +3

    Edo waxan hubin umada hala hor iman adigo view ku doonaya😂😂😂😂😂

  • @faizakahin1538
    @faizakahin1538 2 місяці тому +5

    Somaliland cadowgeeda ha jabo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 місяці тому +1

      Haday Yuhuud is u dhibaan Cadow iyaka samaystay midkalena Uma baahna

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 2 місяці тому +1

      ​@@FatxiyaCabsiiyeChannel Yuhuud Somaliland imanaysaa ma jirto. Waxaad qarsanaysay ayaad muujisay 😅

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 2 місяці тому +6

    Ilahay khair ha ka dhigo bada yemen waa halka bada hoosteeda dabku ka qarxayo wakhtiga qiyama ka hor ilahay khaatumada khair ha ka dhigo waxyaalaha socda walahi dhinac kasta, Soomalina umad aduun ba war u hayn qabiil iyo calan yaro lala ordayo mooye, iminkana nin iyo naag bay dhaafi ladahay waxed mooda dad gaara umada jeedisa in social media u fadhido.

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 2 місяці тому +1

    Be happy what you have and say Alxamdullah absolutely true

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому +9

    Desperate times can lead to desperate measures. People need inay ka baxan stagnation ka talabad USA 🇺🇸 aynu jecelhay oynu ku fano is another kofiyad yar ama their daddy so aynu dadino everything kuligood wada nacno hadi kale it ain’t gonna be coin kolba dhankad rabto lo flip gareyo

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 місяці тому +2

      @@princesshawd6859 USA is not all wada koofiyad yar. Dadka maanta kacay ee ka gilgilanaya waxa ay samaynayaana shacabkooda ayaa u badan. Kuwa Maanta activists ah ayaa dhowaan Congress wada qabsanaya. The tide is turning although slowly but surely no one thought we would be here this time last year. The Palestinian cause was but dead. Today, there’s not only a hope for their freedom, their fight shines light on this evil and the whole world will be free from them. Beidnillahi taufiq

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 2 місяці тому +6

    Ilahay ha burburiyo israel awoodana allaha kaqaado gaalada

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 2 місяці тому +1

    Maxad comment keygii u tuurtaye waxan ku idhi uun ma faqash ayad cood bahiye u noqotee anaga Israel lanaguma cabsinayo ader wax kale keen.

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 2 місяці тому +8

    Madaaxda Soomaalida imika joogta meelkaste ooy tagaan sidaa ayay u bahdilanyihiin waa bilaa Dhiig 💔🤮

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 2 місяці тому +3

    I love listening these type of content. Noo soo badi abaayo, it’s very interesting

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 2 місяці тому +1

    Walaal waa run ictiraaf waa alle ee masaajida inta tagtaan sacabada kor u taaga oo alle ka barya idanka alle beey wax ku noqdaan ictiraaf in ilaah idiin ogolaado

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 місяці тому +4

    Jamuuriyada barakeesan illaahay kharka ha karasiiyo Ethiopia illaahay hanaga qabto sharkooda no waxa hanoo soo gudub warka cadowooga soomaaliland baa sooqoray yuhuudi iman maso soomaaliland waxa larabo in soomaaliland muslim ka lagu soo jeediye wax naga jooji waxas waa been

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 2 місяці тому +3

    Imarad wayahuuda melwalba lugta ayeykulajiran masibo allahkurido kuwas

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 місяці тому +2

    What u saying is soo true it’s what is going on today Subxaanka May Allah protect our diin, and lives Allahuma amiiin, Fathia Walaashay is ilaali, Madaama aad runta, kasheegayso, Cadowga Diinteena, May Allah protect U Sis amiiiin

  • @lderow2192
    @lderow2192 2 місяці тому +5

    Faxiya abaayo dadka aad wax usheegeyso horta waxaa ka horeysa in waxa aad sheegeyso in ay fahmayaan wallhi arintaad hada sheegeeyso oo ah in israail dhaqaalaheedii dhulka uu galay oo kanbanyadii ay ka cararayaan xalay ayuu odaygeyga ka aqrinayey markaa dadkaan wax ma fahmayaan iyagaa isku xoog badan soomaaliyana waa loo tashadaey dadkeedana meel ayaa lagu hubsadey

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому +1

    Allow Aynan Noqon Dalka Ay Qaataan Ee Falastiin Kuxiga ‘ Dalkayga Hakadhigin Aamina 🤲🏽🥺

    • @ayaanbilan2251
      @ayaanbilan2251 2 місяці тому +1

      Aamiin allow falastiina ka xoree walaal soomali hadey iyadu kala carar ku jirto waa laga faa ideysan

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 2 місяці тому +1

    Waxa Run ah in shacabka somaliyed mel kasta ku bahdilan yihiin

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 місяці тому +10

    Haye Haye I guess it’s time kii SOMALILAND views ad ku radasanjirtay from faqash miyaa ! Ka leexo SOMALILAND Nayaa!!

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 місяці тому +11

    Abti inkasto dadka caqligi ka guuray hadana isaaq 65% iyo kabadan waxan ma oga weyna ka horjedan anigu majeerten baan ahay marka qoyan iyo dulayste waxad kahadlayso maba fahmi karo mahadsanid

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 2 місяці тому +7

    Alla ilahow amuuraha sahal 😢😢😢waxa kaliya oo dadka runta usheega waa adiga farxiya

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 2 місяці тому +1

    Asc aamiin walaalo uae ilaahey ha soo hadeeyo , allahana garadsiiyo umadaha hilibkooda ah inay u diir naxaan , midda hadda ka hor baa wadaad mufti ah oo wadaada waawyn ah baa habeen riyo lagu tusay ayadoo la halaagayo wayna ku soo socotaaye ogow qaali , ogow uae waa dadkii Somalia u dhoofin jirtay xoolo nool iyo every thing ka baxa Somalia ogow maraan dheerayn way rogmanaysaa Subxaana llah

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 2 місяці тому +10

    Waxba ku hadli maysid like uun baad donaysa

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 2 місяці тому

      Boowe Maxaad soo dointey hadaadan fahmayn waxay ku hadlayso
      Maad aadid meel aad rabtid yaa kuu yeedhey

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 2 місяці тому +1

    Xasbunalaah Calaa kulu Shartooda Alle Ayaan ka Magangalney Dhagartooooooda.

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 2 місяці тому +7

    Fatxiya. Ka. Xishood. Dalkaaga. Iyo. Dadkaaga
    Cid. Kasta. oo. Somaliland. U. Aragto. Garan. Way. Soo dhaweyneysaa

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 місяці тому +8

    Fatxiyaay run weeye, Noolow magacaa ha jiro. Walaal dhalinyartii jaamacada ka qalinjebisay waa bilaa camal cid u maqana ma jirto, wadooyinkay yaalaan.

  • @saboismail4776
    @saboismail4776 2 місяці тому +2

    Fatxiya faridsa mansha allah ilahay ha ku xafido wl

  • @kazial-qumeyri5938
    @kazial-qumeyri5938 2 місяці тому +2

    Qaninimadu waa inay umadaha dhexdooda isku diraan ooy gurtaan macdanahooda, sida suudaan iyo soomaaliya oo kale

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 2 місяці тому +1

    Naag Dhiulbahnte dhalay Majeerteen. Na wax u dhashay maxaad ka filan Hargeisa na laga madnuucay Qadhaadh baa haya

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 2 місяці тому +1

    You are right

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому +3

    aniga kuma caynayo kumana habarayo lakiin waxna ku leeyhay rhink before you actin

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 2 місяці тому +1

    Farxiyay warkaa joo ji macada

  • @saaqaqawdhan
    @saaqaqawdhan 2 місяці тому +1

    Walaal aad ayaan uga helaa sida aad soomaalida u Informa gareenaysid, hadada sidaas ku wado dad badan ayaa toosidoona, Soomaalida dhulkeedii inta maqan mooyiye intii kalena khatar ayeey kujirtaa ama xamar ha ahaato ama hargaysa, xitaa jigjiga hada soomaalida waa laga badnaan rabaa, qabyaalad ayaa lagu mashquuliyey iyo hunguri aan future lahayn

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 2 місяці тому +3

    Somalida ishooda allaha kaa haayo iyo sharoodhan 🤲 runtee idiin sheektee somali dhana wax isma dhaman shame on you somaliye 😢 Israel asxan idiin ma soo wado ee isdaba qabta

  • @Salugla
    @Salugla 2 місяці тому +2

    Somali dadka ugu liita ayaa horjooge u ah bal ninku siduu u hadlayo arag cajiib

  • @bashman345
    @bashman345 2 місяці тому

    Well said Fatxiya Cabsiiye, geesiyad

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 місяці тому +1

    Yuhud da reer Somaliya aya na gaga daran dadka ad somali ku sheegayso hadan nahay reer Somaliland.

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 місяці тому

    Soomaalidu🇸🇴❤ waa reer binu Israail dhamaantood meelkasta oo eey ka soo jeedaanbo Qabiilkeenu waa Kushite, markaa Mahan carab reer maxamed ma nihiin Sababto ah aniga waxaa ii sheegay ciise masixi,Uu imaanaya wax yar baa u harsan,wuxuu dhahay soomaalidu waa caruurtaydi Ibliiska iga xadey, qofkasta ha tobad keeno sida ugu dhaqsaha badan,Somaalidu waa hal qoys☝️ Farcankeenu wuxuu ka soo jeeda 12 qabiil mid ka mid ah magaciisuna waa reer kuush oo ah markaa Kushite 👈 Tobad keena intii aan xaabada naarta la idiinka dhigiin,Anigu wan idin so garsiyay 🖐

  • @SaidaHassan-yd7jj
    @SaidaHassan-yd7jj 2 місяці тому

    Dirac inaad tahy ayan kuu qirayaa allaah be with you fathiya ❤

  • @jamiilahussein3476
    @jamiilahussein3476 2 місяці тому +2

    Naa carab iyo calool kala malmalan baad haysaa soco waxaan ku amanayaa wadankan ku noolahay kaan kasoo jedo marka galo tagtona waan cayayaa hogay hogay maxay ku kaladuwan yihiin inaan maraykan logo iyo inuu wadankayga yimado adeer wada shaqyn baa ka dhaxayn karta dadka xataa waa last gursan karaa kirsanka iyo yuhuda ehelu kitabka markaa inaan is dhexgalno maxaa didan Ana wax ka helo ma wadan Islama on maraykan iyo galo saldhig ku lahayn baa jira

  • @AliHaider-sy9pl
    @AliHaider-sy9pl 2 місяці тому +3

    Walal dalkayaga want jecelahay sidad adba dalkaga usa e xreo yuhudedka ad u jeceshay e fake news ka iska hubso hadanad waxba dalkaga ku so darasaneyn naga da dacayada ad ku rail galinayso dadka qaar

    • @fadumomohamed4242
      @fadumomohamed4242 2 місяці тому

      Aad iyo aad exactly dad kale ayey raaligelinaysaa

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 2 місяці тому +2

    “Marodigu takarta saaran ma arkee ta takale ta saaran ayuu arkaa” !!!!!!

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому +3

    hada habashi nagu diraysan xabshida 1977 baanu la dagalanay aanoo somaliland ugu badanayn somaldia kale is qarinayeen anagina markaanu ka soo noqonay 1980 baa nalagu bilabay sadaxsano ka dib marka xabshidana somalida ku duushay ee iska dhaicin dagalka hadaba xabshi baa la idinka dhaadhiciyay way xuntahay dagalki somaliland lagu soo qadayna waxaa lagugu yidhi waxba ma ahayne somali baa is dishay sheekadaasa la idin sheega y anagu fathia absiyaay cadowgeena wa somalia iyaga yahuuda iyo maunafiiqintaba ka xun xabshi hada ka hadlayso xabsha waanu isku dna nahay wana ehelkayaga xabshina matnta ma xukumo itoobiya oroma xukunta habsha weligeed wax nooma gaysna beeiga anau duulnay mooye anagaba half xabsha ah dna geena cadaynaysa wana xaqiiiq somalia isku ddna ma nihin weliba xaga abaha waxba isagama nihin hanau qasbin yahuudan madow somaliaa la yidhado iyagaba yahuuda siday isu galan hilibkooda ayga cunayo ha ka uruursadan wadada hana dayaan dooni mayno ma khasaba walahay bilahay iyaga iyo yahuuda iaagaba nooga xun nala dagalamay

  • @amalmohamed333
    @amalmohamed333 2 місяці тому +1

    I think we all knew this was coming. There is nothing to be surprised about. With the world we are living. You can't sit on daimonds and pearls and be left alone. It's a Dog eat dog situation, and we will be witnessing our nations extinction.
    We are NOT better than Palestinians, and we will not be in millions of years.

  • @harun7450
    @harun7450 2 місяці тому +1

    Abtiyadeey waxeey kaga dhagtay uun Dee weeynu go,Nay, isakaba go,a balse maxaad iskugu dhiibeysaan xabashiga iyo yahuuda, ina cabsiye talo faraha ayee ka baxday eeynu ducada badino inkastoon ilaahay kasokoow nimankaa turkida aan
    rajo ka qabo lakiin xaajadu ma fiicna

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 2 місяці тому +4

    Oh my god this what they though is recognition were Bergerac or zelac shame then will never have what they have now intrestnof money yes

  • @pharhiya8284
    @pharhiya8284 2 місяці тому +1

    Bal somalida maxa kamaqan dhulkodibay jogan waxba way kaqabsanwayen ictiraf muxu kalamaqanyahay illahow cadow hanojabin

  • @sheikhabdullahi5826
    @sheikhabdullahi5826 2 місяці тому +4

    Walaalo calool xumada iga daa

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 2 місяці тому +2

    Sheekadi carabtu sheekhyada Somalida ee carabta ku Indhala diintaba carabka mooda ayey maqleen shiicadu waxay leedey dad inaga Islam fiican

  • @MamaYusuf-s7x
    @MamaYusuf-s7x 2 місяці тому +1

    Ilahayow hankeeniin yarabii😢

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 місяці тому +1

    That is how they colonized colonized Palestine

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 2 місяці тому +1

    Xaaladaha ijaaxjeexay moyoo products waa I anfici lahaa

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Siyaasiyiinta reer Sln soomaali oo dhan ayey. Dhib u hor keceen

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 місяці тому +2

    Somaali waa markay hoogi lahaayeen, Markay yuhuuda soo dhawaystaan, Waa markay sidii plastin ududuban lahaayeen, Soo Sad Muuse handaraab, Aftaag iyo Xasan dhiiqo, Madherge, hala ogaado meeshay dalkeeni Somaaliya meeshay Geeyaan🤔

  • @aaminomohamed5021
    @aaminomohamed5021 2 місяці тому +2

    Masha Allaah habo mcn wllhi fariid ayaa tahay dadka yar wax garadka ah aya ka mid tahy dadki waxa lagu sameyay brain wash mana garanayan cadowgooda saxda ah baahiyo yar aya Loga faa’iideysanayaa subxana Allah

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    waa tay ku burburih lahayen Argagixisadah snm waxaa u geyay waa hungurih waxaa wajibah in xutiyintu garacan berberah iyo hargaysah dulaysteh mel walbah waxay u galen citiraf benah kk ilahay idin duley qoyan

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Farxiyaay ma ogtahay in yuhuudu iibsadaan caruurta furuuqda ee. Aduunka. Oo dhan oo ay kadhigtaan. Askar

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 2 місяці тому

    Ilaaahay kuuma qaado farxiya thank you

  • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
    @AbdirahinomarGedi-ls1ez 2 місяці тому

    Fathia ilahey ajar ha ka siyo sida wanagsan ad wax u so gudbi say

  • @NaimaNur-h1g
    @NaimaNur-h1g 2 місяці тому +2

    Haday fahmi lahaayeen maxaa loo kala qaybiyay oo lacta loo siinayaa intaas oo ciidan Maxay u gaysteeyn maxay tahay ?

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 2 місяці тому

    Yuhuudana Allah ayaa laxisab Tamaya.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 місяці тому +1

      Allah aduunkana isku xisaabiya ayuu yidhi isna waa xaakinka ugu dambeeya. Gacanta, afka iyo uurkaba ka diida xumaanta ayuu yidhi oo wax ka qabta. Orod Diinta baro, Allah xaqa ka asmus oo ila sug kuma odhane. Acuudubillah

  • @suleekho232
    @suleekho232 2 місяці тому +3

    Isaaq gaza waxa ku dhacday ayay rabaan ee iska daa.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Waa. LA ogaa. In sland. Ay israaiil siiyeen meesha uae markay itoibiyalaxidhiidhay

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 2 місяці тому +1

    Even the most lawyers are them

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 2 місяці тому +1

    Waa wax lala yaabo in yahuud la caawiyo

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 2 місяці тому +3

    I never claim to be a somalillander or anything in that nature because I always knew that danger and repercussions around the idea of dismemberment of somalia

    • @SM-df8fy
      @SM-df8fy 2 місяці тому

      This shows me you do not know history or your own people. Somalia only existed after 1960. Does your lineage only extend up to 1960?

  • @siciidgeelle9791
    @siciidgeelle9791 2 місяці тому

    Ma jecli Israel lkn somalia iyo hawiye Israel waanu ka raacaynaa

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 2 місяці тому

    Subhanallah 😮😮😮😮

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc 2 місяці тому +2

    We're in the same boat, We're doomed if this is true.

  • @kowsaribrahin8053
    @kowsaribrahin8053 2 місяці тому +1

    Asc wll geesiyad ayaad tahay reer keena runta ushewg

  • @awoshire9908
    @awoshire9908 2 місяці тому

    Subxaanallah subxaanallah ma saasaa dadkii aan ka dhashay u danbaysay, doqonkaa leh not from somaliland !! In the eyes of world we are somalis / somalia

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому

    Subhan Allah😢

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 2 місяці тому

    Yaad warka kaqadataa iska hubi waxaad Kahadleyso, dacayadii R/Antigua hanola imanee,

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 місяці тому

    Canada ma ogola products aan la hubin waxa laga sameeyey in la soo geliyo. USA ayaa caalamu taalid ah walaahi wax kasta la soo geliyaa . Fadxiya canada waad caydaa because wixii kaa soo maray. Products in dad badan timihii ka xumeeyeen caaliya sheekh gabadh youtuber ka ah ayaa sheegtay soo dhegayso.

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 місяці тому

    Anigu waxaan is leeyahay soomaaliya in badan ayaa loo fakarayey qaraxyo iyo balaa la keeney takale xasan sheekh iyo muuse biixi iyagoo wax weyn aheyn oon saasba loo aqoon ayey si kadisa mid walba ku soo baxay waliba xasan lama aqoon oo macalin ayuu ahaa iska shaqeysta muusana dagaal ooge xitaa boorame kuwii ku duuluu ahaa marka cadaawahaa wata ayaa isleeyahay

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 2 місяці тому

    ASC my sis Fathia maantey waxaan arkey Soml meeshey rabaan ha degaane in adiga iyo geenyada madow baa la soo dhigey sawiradiina iyagoo difaacaayo tii yuhuda aadey kuligood difaacaayo oo adiga iyo ninkaga idunku caayayo marka walaahi carada iga qabatey waan daaliy hooyadood wasooyinka Somli waa yuhuud hada waan aminey Somali waa munaafaqiin 😡😡😡😡😡😡😡😢😢😢😢😢😡😡😡😡😡😡😡😡🤮🤮🤮🤮🤮🤮😡😡😡

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому +1

    Falaasha Ethiopia waxaweeye Yuhuud Itoobiyaanah

  • @Dresstoimpressgirl_087
    @Dresstoimpressgirl_087 2 місяці тому

    Allah ayaan xumo weyna manta 💔😭😭😭😭😭

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 2 місяці тому

    Allaha inaga qabto shayadiinta yuhuud iyo intay wadatoba
    walee cidii so dhawaysata kama fa iidayso umana suurtobayso taasi

  • @amranismail9902
    @amranismail9902 2 місяці тому +1

    Asc walaalo u hubso umalenmayo in ay run tahay wax ad akhriyeysid

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 2 місяці тому

      Waxaasi waa been. Nacaybka ay necebtahay Somaliland ayaa ka batay.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Itoobiya. Markay. Leedahay. Bada soomaaliya Ayaan qayb qaadanayaa way. Ogatahay waxan

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 2 місяці тому +3

    Malin dhawaydna wadigi sidaa lahaa maxay u dhici wayday xita haday run tahay which i doubt it maxa jira ila nabi maxamed scw aya la deal garayn jiree wamaxay khukhintu maraykan ba wa iyagi aynu ka yaco dee😂😂😂 very bias

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 місяці тому +1

    Apayo farhia waxa tahay qofka kaliya oo social media kaga hadlo waxyabaha na quseyo ahaato wadankii ha ahaato Palestine ha ahaato arimaha wadamada Islam ka well done sis🫠please wad arimahan oo kale wayo dadkena somaliyeed educated mahan aqligodi awalba yarana waxa ka buxsamay qabiil. Very sad.

  • @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj
    @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj 2 місяці тому +1

    Asc, War Caalamiya ayaad Wadaa
    Ee kor u bax, 2 Mida kale Qofka ku le Adigoo Maraykan jooga Cashuur ha bixin maxaad uga jawaabaysaa?

  • @asharimohamedfarah7910
    @asharimohamedfarah7910 2 місяці тому

    Well done fatxiya cabsiiye

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 2 місяці тому +1

    Waxaan jecelahay sidaad dhandhaminta aad u garbashtey