MARKII IGU HOREYSAY AYAAN GARI WADAY MAXA IGA RAACAY HEE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 220

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 7 місяців тому +17

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢❤😢

  • @user-2live
    @user-2live 7 місяців тому +5

    Baba jey horay usoco inta faxada maskinka ka xun Allah so hanuniyo waxow haq u leyahay in ow farxo nolashada qaado markasto na tuus meel qurux badan 🎉🎉🎉🎉

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 7 місяців тому +24

    Masha aliha ❤️🤙

  • @Akramoww12
    @Akramoww12 7 місяців тому +19

    No one, i mean, no one can deny His driving car 🚗 ❤⭐

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 місяців тому +13

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel ❤❤❤

  • @zakariaabdullahi5816
    @zakariaabdullahi5816 7 місяців тому +12

    Kusali nabiga scw wll ❤

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 7 місяців тому +8

    Allahuma sali wasalim calaa nabiyanaa mohamed SCW♥️♥️♥️🕋🕋🕋♥️♥️♥️

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 місяців тому +6

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel 🌹

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 7 місяців тому +2

    لا اله الا الله
    1_🦋الرحمن
    2_🦋الرحيم
    3_🦋الملك
    4_🦋القدوس
    5_🦋السلام
    6_🦋المؤمن
    7_🦋المهيمن
    8_🦋العزيز
    9_🦋 الجبار
    10_🦋المتكبر
    11_🦋 الخالق
    12_🦋البارئ
    13_🦋المصور
    14_🦋الغفار
    15_🦋القهار
    16_🦋الوهاب
    17_🦋الرزاق
    18_🦋الفتاح
    19_🦋العليم
    20_🦋القابض
    21_🦋الباسط
    22_🦋الحافظ
    23_🦋الرافع
    24_🦋المعز
    25_🦋المذل
    26_🦋السميع
    27_🦋البصير
    28_🦋الحكم
    29_🦋العدل
    30_🦋اللطيف
    31_🦋الخبير
    32_🦋الحليم
    33_🦋العظيم
    34_🦋الشكور
    35_🦋العلي
    36_🦋الكبير
    37_🦋الحفيظ
    38_🦋المقيت
    39_🦋الحسيب
    40_🦋الجليل
    41_🦋الكريم
    42_🦋الرقيب
    43_🦋المجيب
    44_🦋الواسع
    45_🦋الحكيم
    46_🦋الودود
    47_🦋المجيد
    48_🦋الباعث
    49_🦋الشهيد
    50_🦋الحق
    51_🦋الوكيل
    52_🦋القوي
    53_🦋المتين
    54_🦋الولي
    55_🦋الحميد
    56_🦋المحصي
    57_🦋المبدئ
    58_🦋المعيد
    59_🦋المحيي
    60_🦋المميت
    61_🦋الحي
    62_🦋القيوم
    63_🦋الواجد
    64_🦋الماجد
    65_🦋الواحد
    66_🦋الواحد
    67_🦋الأحد
    68_🦋الصمد
    69_🦋القادر
    70_🦋المقتدر
    71_🦋المقدم
    72_🦋المؤخر
    73_🦋الأول
    74_🦋الآخر
    75_🦋الظاهر
    76_🦋الباطن
    77_🦋الوالي
    78_🦋المتعالي
    79_🦋البر
    80_🦋التواب
    81_🦋المنتقم
    82_🦋العفو
    83_🦋الرؤوف
    84_🦋مالك الملك
    85_🦋ذو الجلال والإكرام
    86_🦋المقسط
    87_🦋الجامع
    88_🦋الغني
    89_🦋المغني
    90_🦋المانع
    91_🦋الضار
    92_🦋النافع
    93_🦋النور
    94_🦋الهادي
    95_🦋البديع
    96_🦋الباقي
    97-🦋الوارث
    98🦋الرشيد
    99🦋الصبور

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 місяців тому +6

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel

  • @jannagele6549
    @jannagele6549 7 місяців тому +1

    Asc Baba jey Albaabada khayrka
    Iyo kuwa towbada Allah hakuu furo risqi xalaala allaah haku siiyo
    Dhoola cadeey intaa nooshahay taasoo ka ilmasiinaya xasadkà iyo kuwa aan walaalahooda uquurin farxada

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 7 місяців тому +1

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah Baabajeey illaaheey hakuu kaso xajka .Meeshaan maantey eberka xajka neeftaa kugu dhagayso.Wali caadi waa xajajkii hore .Hada waxa habaarka qaba oo haysta ,Sacuudi umadii wuu kuqaaliyeeyay.Horay ayuu nabigeenii suubanaa ,CSWS .Noogu sheegay xajiya intuusan xujo idinku noqon.Tiibaa taagan maantey .

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g 7 місяців тому +4

    عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 7 місяців тому +4

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤

  • @DeeqoXuseen-sg3yg
    @DeeqoXuseen-sg3yg 7 місяців тому +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @mumtazqurux8814
    @mumtazqurux8814 7 місяців тому +1

    Wlhi waa wadi kartaa wll baba jeey qof 2da lug naafo ka ah wada allaah kula garab galo wll

  • @greenworldforyou2984
    @greenworldforyou2984 7 місяців тому +1

    baaba jey bro keep going lkn ka taxadar hal lug ayaa ugu fiican uguna saxan in lagu wado baabuurka otamatic ga ah hadii aad labada lug wada isticmaasho in aad shil kadis ah ku gasho ayaa in badan macquul ah oo balance ga kaa dhumo meel aad is lahayd break qabo ayaa sheelara qaban kartaa lkn hal lug isticmaal mar sheelare ku sii marneh break hadii aad u baahat ku qabo

  • @pardiyaaapi
    @pardiyaaapi 7 місяців тому +2

    M.a guuleyso baabaa baaba never give up waanadiif videoga m.a adeer mcn

  • @khadarfirmino3169
    @khadarfirmino3169 7 місяців тому +1

    Maasha Allah walalkee baaba heey guuleyso cadowgaaga hoos ❤❤wllkei Xaramkana Allah hanagu kulmiyo 🕋🤲🤲🤲

  • @mohanmusic1234
    @mohanmusic1234 7 місяців тому +3

    Baaba hal mid samee intaad codka dul saarayso codkii original ka ka xidh waad fiicantay baaba wan hubaa kani waa kaaba ❤❤

  • @faysalmaxamed5705
    @faysalmaxamed5705 7 місяців тому

    Masha allah baaba jey horey usoco wado fiican ayaad kusocota ilaahey haku garabgalo

  • @ladan675
    @ladan675 7 місяців тому +2

    Masha Allah walalkey vlog kan qurux waxbo maka qaldano horay usoco dadka warkodane hadhagesanin dadka ku aflagadenayo ama an waxbo ku qurin sida shantay run ahanti waxa u kugu caynaye waa xadgudub.wa wax laga xanaqo wa aburis ilaahey waxa u faraha gishtay iska sabar wll

  • @NaciimaBrink-mn1vb
    @NaciimaBrink-mn1vb 7 місяців тому +1

    Mansha Allah waa maskax fududahay keep going baaba jeey

  • @f.a.8290
    @f.a.8290 7 місяців тому

    Masha Allaah baba jey gaari Automatik ah u iibi Automatik ga ayaa u fudud

  • @aishamaalin7762
    @aishamaalin7762 7 місяців тому

    Masha allah baby jeey allaha kuu fududeeyo xirfadan cusub od tijaabisay

  • @mascudsaciid7386
    @mascudsaciid7386 7 місяців тому +1

    M.a bro hamikada allha ku rumeyo adga babajey Wan jeclahay Ina barato garika wayo wax yabo badan oo ka cawinaya bro horu Mar wacan bro

  • @jamacpile9503
    @jamacpile9503 7 місяців тому

    Masha allah good 👍

  • @BiimeChannel
    @BiimeChannel 7 місяців тому +1

    Masha Allah Walaal Babajey Horey usoco Meel fiican ayad joogta Gariwadida iyo video Editing kaba Daganaansho iyo Joogteyn uun iskuna Kalsoonow Allah na Talasaaro

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 7 місяців тому +1

    Machaallah hampalyo 👏🏻

  • @user-nt8bn4dw4e
    @user-nt8bn4dw4e 7 місяців тому +2

    Allah ha kucafiyo lugaha inshalah❤❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 7 місяців тому +1

    Mashallah baabjey waa wadi karta gaari

  • @user-km1hd7ol5g
    @user-km1hd7ol5g 7 місяців тому

    Mashallah baba

  • @maxamedamiinamiin5172
    @maxamedamiinamiin5172 7 місяців тому +1

    M.a wlhi baby video ga nadif waye horey usoco hambaliyo 😊

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 7 місяців тому +1

    Maasha Allah tabaraka

  • @WllRashka-jp1ue
    @WllRashka-jp1ue 7 місяців тому

    Masha Allah

  • @voiceoftheday0
    @voiceoftheday0 7 місяців тому

    1 million coming soon inshallah

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 7 місяців тому +2

    Allaha kuufududeeyo baba jeey

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 місяців тому +2

    Mashaa Allaah🥰

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 7 місяців тому +3

    Congrats Baba 800k Subscribers 💯🎉

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 7 місяців тому +2

    masha allah bro horay usoco.❤❤❤

  • @yasiinaweeys807
    @yasiinaweeys807 7 місяців тому +1

    مشاءالله ❤

  • @amiir2299
    @amiir2299 4 місяці тому

    Msha Allah Mabruuk

  • @user-jq8bc3zx9x
    @user-jq8bc3zx9x 7 місяців тому +1

    Mansha allah ❤❤❤

  • @AbdisalanAbdullahiOmar
    @AbdisalanAbdullahiOmar 7 місяців тому +4

    𝐦𝐚𝐬𝐡𝐚𝐡 ❤𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡❤❤❤

  • @ladan675
    @ladan675 7 місяців тому +1

    Masha Allah ilaah haku fududeyo.hamigada

  • @user-tl7cb5os2w
    @user-tl7cb5os2w 7 місяців тому

    Edit waa ok zhp horey usoco bowe

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman2387 7 місяців тому +1

    Baba Hal Lug ku wad garika msha Allah ayaa tahay ee

  • @zamarcabdulahi4930
    @zamarcabdulahi4930 7 місяців тому

    Masha alaah baaba gaariga waa wadi kartaa wax yar waxaa kuu dhiman inaa cabsida is ka dhaaftif

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 7 місяців тому +1

    M allaah

  • @madiinaahmad2683
    @madiinaahmad2683 4 місяці тому

    اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 7 місяців тому

    Maasha allah ilaahay xoogaaga hakuu barakeeyo baba jeey marwalbana ilaahay kuxirnow irzaaqadaadana xalal kuraadso owlaadaadana allaha kula kuriyo aamiin

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 місяців тому +1

    Scw scw scw scw nnkh🥰

  • @YahyeKhadar-mx9bj
    @YahyeKhadar-mx9bj 7 місяців тому +1

    Baaba waad nawaashay

  • @ismailbashir2344
    @ismailbashir2344 7 місяців тому +3

    Sharmuuto shantaay halaga qariyo 😂😂

  • @user-np2bz8ms5h
    @user-np2bz8ms5h 7 місяців тому +2

    Keep going

  • @mohazalaad9004
    @mohazalaad9004 7 місяців тому +2

    Guulayso baaba

  • @itlegenditlegend8776
    @itlegenditlegend8776 Місяць тому

    Marsha Allah bowe

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 7 місяців тому

    Mashaa allaah baba waxaad joogtaa dhul oow tago qof aad unasiib badan ❤

  • @abdirahiinhikmaawi
    @abdirahiinhikmaawi 7 місяців тому

    m.shallh baba

  • @user-nq2it6iq7r
    @user-nq2it6iq7r 7 місяців тому

    Masha allah ❤😊

  • @AbdullahiMohamedforever
    @AbdullahiMohamedforever 7 місяців тому

    Mashallh baba allow acamasha ka aqbal anaka inshallh wan imaan doona xaramka

  • @zakariyexassan8018
    @zakariyexassan8018 7 місяців тому

    M.a baaba jey aabe somaliyed Edit kaga wuu fadhiya 9/10 halkas waxan kaga reebtay labada cod bas kala reeb voice offer ka iyo marka gaariga kujirtid codka aad ku hadleysid keep going cadowgaga cagta kahoos.
    Iina so ducey baaba muraad ayaan leyahay mahadsanid🫶

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz 7 місяців тому +1

    Mash Allah 🦁🦁🦁👑👑👑👑 guul maar waalba

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому +2

    🥺 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😮😢

  • @BashiirMaxamed-dl9xo
    @BashiirMaxamed-dl9xo 7 місяців тому +1

    Scw scw scw scw

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 7 місяців тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 7 місяців тому

    Hhh waan naxay inu wax jidhan kacabsadey maanshaa allaa balse bedkiyi ilahay baad tagtey tasbix iyo tahlilsha baadii

  • @AhmedIbrahim-dz9fb
    @AhmedIbrahim-dz9fb 7 місяців тому

    Xamar hakulaaban zxp fcnkumalihid

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 7 місяців тому +1

    Nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

  • @hafsaabshir5351
    @hafsaabshir5351 7 місяців тому

    Hore usoco mardabe gadal ha firin wll wlhi wan kugu farxey hormarka ad sameynaysid wll farxad ku nolow adiga iyo familkaga 🎉🎉🎉 ilahy ha ku lagarab galo

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 7 місяців тому

    MANSHA ALLAA INAD MARKALE NOGUSO CELIYSAN OO SII WANAGSAN NOGU SOO KALADHIGDHIGTAN MEESHU WAA MADHANTAHAY WAANBA KURAXEYSTEY INKASTO DAQADU IIDIN FUURNEYD OO DABAYLI DHACAYSEY SOM WAA IN ILAHAY LOGA BAAQA OO MEEL UDHOW LADEJIYAA

  • @RahmaDDoni-uh9bl
    @RahmaDDoni-uh9bl 7 місяців тому

    Allaaha ku fududeeyo Ishallaah guul ❤❤❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 7 місяців тому +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh xaaji bby❤❤❤❤❤masha allhhhh

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 7 місяців тому

    Masha Allah keep Goin brother

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 7 місяців тому +1

    Muztalifa safa iyo marwa magacayadas wa jeclaha wlh

  • @Yamaniofficial5410
    @Yamaniofficial5410 7 місяців тому

    Mashallah

  • @user-eh3sy4vx1d
    @user-eh3sy4vx1d 7 місяців тому

    Masha llah wuu fcn yahay edit kaga

  • @WllRashka-jp1ue
    @WllRashka-jp1ue 7 місяців тому

    Allahuma sali calaa nabiyanaa muxamad scw ❤❤

  • @user-bd3db1gh3m
    @user-bd3db1gh3m 7 місяців тому +1

    M.a baaba jeey 😊❤🥰

  • @user-fu4lh7qb9w
    @user-fu4lh7qb9w 7 місяців тому

    Mansha allah

  • @fowziahersi
    @fowziahersi 7 місяців тому

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @asmarmaxamed5718
    @asmarmaxamed5718 7 місяців тому

    ماشاءالله

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 4 місяці тому

    Salallahu caleyhi wasalaam ❤

  • @abdinice1169
    @abdinice1169 7 місяців тому

    Hal lug is the Best of All❤❤❤

  • @mofarah1884
    @mofarah1884 7 місяців тому +1

    Gaari otomatic hal lug lee lagu wadA bee waxau labada lug sheegosid

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 7 місяців тому

    Maashaa allaah waa horu mar wanaagsan ee horey u soco❤❤❤❤❤

  • @shuceybbiibaaye1229
    @shuceybbiibaaye1229 7 місяців тому

    اللهم صل علي سيدنا محمد وعليءال محمد 🥰🥰🥰

  • @issak2006
    @issak2006 7 місяців тому +2

    Baba❤❤❤

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 7 місяців тому

    M.a hasoo laabanin meel qeyr badan waa joogtaa ilmahaagana wadoo insha allaah

  • @Mana-fg7lv
    @Mana-fg7lv 7 місяців тому

    Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r 7 місяців тому

    Baab allha kubarakeeyo

  • @lachainedelasagessecoran
    @lachainedelasagessecoran 7 місяців тому

    macha allah

  • @Xeebta_Tv
    @Xeebta_Tv 7 місяців тому +1

    Moos balaayo waaye baabajeey lijan jan jan😂😂

  • @user-wo7xk3up3q
    @user-wo7xk3up3q 7 місяців тому

    Coming soon 800k🎉🎉

  • @iqrohassan946
    @iqrohassan946 7 місяців тому

    Mshallh

  • @axmedCali-id6bz
    @axmedCali-id6bz 7 місяців тому

    Masha Allah guulayso idanka ilahy baba❤❤🎉 halka kasii wad ❤🎉

  • @ibrahimfakatax6532
    @ibrahimfakatax6532 7 місяців тому +1

    ياسواق 😅

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 7 місяців тому

    LISENCE - ka Saudiga Somali kuma Siin Karee Abtoow Dawlada Waxan Gacanta Ku haysee Ka xaadie

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c 7 місяців тому +1

    scw

  • @user-jd3un1mf9o
    @user-jd3un1mf9o 7 місяців тому

    Dalxiiskii Sh shantey waa runtiiis nabee