Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

5 MASHRUUC OO 2022 SUUQ FIICAN LEH( 5 SOMALI INVESTMENT IDEAS )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
    MUUQAALKAN WAXAAN KULA WADAAGAYA DHALINYARADA SOOMAALIYEED 5 FIGRADOOD OO SUUQA SOOMAALIDA GUDAHEEDA LOOGA BAAHANYAHAY LACAGNA KU LEH SIDAY 2022 UGA FAA’IDAYSAN LAHAAYEEN.
    suuqaturkiga@gmail.com
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

КОМЕНТАРІ • 294

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +51

    Like saar Muuqaalka lana wadaag dadka rabba figrado ama Ganacsi inay bilaabaan sanadkan soo socda inshaAllah. Muuqaalada Greenhouse lifaaqan ka daawo. ua-cam.com/play/PLj1POCZlvMFjoq8I9HRzLXTftW6yUrmOl.html

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 2 роки тому +47

    Wll waxaan duco ahayn kuma awoodo runti qof qiimo badan baatahay. Markasta lajecel wa laalihi hore marka. Abaalkaaga Alleh ayuunba kudi kara. Allah aqliga aqoonta haku barakeeyo. Adunka iyo akhiro ba guuleyso. Waxa badan ayaan ka faa'iday wll. Walahi waxaan jamacada lagu baran ayaad bilaash nagu siisa wllky.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +7

      Ereyo dhiirigelin iyo dahab ah. Ku Mahadsanid war celintaa qiima leh walal ❤️.

    • @shukrijaamac4548
      @shukrijaamac4548 2 роки тому

      Asc

    • @shukrijaamac4548
      @shukrijaamac4548 2 роки тому

      Walal sakariye claahi waxan rabaa bikinada ukunta dilacisa

  • @musemohamed1064
    @musemohamed1064 2 роки тому +54

    You are only person i saw in UA-cam that talk investment opportunities in our land. Thanks a lot

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +4

    Halkan ka daawada wershada Kaluunka Garacad, oo tusaale fiican u ah khayraad ka badda qaabka looga faaidaysan karo.
    ua-cam.com/video/z9DkIK8Uiok/v-deo.html

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 2 роки тому +9

    MaSha'Allaah zakariyow inta ugu badan barnamijyada arimaha ganacsiga ah aad baan u jecleystay ku mahadsanid inbadan. Allaahyacizak.

  • @maxamedwacays7643
    @maxamedwacays7643 2 роки тому +2

    sakariye sxb mahadsanid xog Badan oo muhiima oo hawl Galin kaliya ubaahan Baanu kaa faa idnaa mar walba alle sxb hakaa Abaal mariyo

  • @faysoraage9929
    @faysoraage9929 2 роки тому +2

    ima dhafaan fikir aad soo dhigtay mansha alh fikir aan ku taamaayay in badan ayaad meeshan aad hada kaga hadashay insha alh dhawaan waan dhaqajin bi idmilaah alle adna haka abaal mariyowllo🙏🏾

  • @abdirisaqxasan3574
    @abdirisaqxasan3574 2 роки тому +1

    Aad iyo aad bad u mhdsanthy wll sakariye abdilhi. Waa 5 mashruuc oo aan kala dhicin. Xoolaha nool ayaan isleehy waa mashruuc aad maalgashan krto sababtoo ah dadkayaguba xoolo dhaqatey u bdnyhin.

  • @abdinasirhajimohamud9163
    @abdinasirhajimohamud9163 2 роки тому +2

    Wcs wwb. Ustaad ZAKARIYE ALLE haku sharfo, 2 sano ku dhawaad baan daawadaa muuqaaladaada, waxbadanna waan ka faaiday.

  • @Daudpost
    @Daudpost 2 роки тому +17

    Waan idin salaamay walal waxaan joogaa Arabsiyo, hargaysa. Mashruucaa Calafka xoolaha diyaarbaan u ahay hadaynu shuraako noqonno inaan company samaysanno study fiicanna waan ka sameeyay waxaan u baahanahay seeds iyo machines.
    Aan soo xidhiidhno

  • @yusufgeedi4161
    @yusufgeedi4161 2 роки тому +3

    Maasha Allaah sxb, waad ku mahadsantahey soo gudbinta wanaagsan ee tusaaleynta, talada iyo wacyi-gelinta leh ee aad soo jeedinayso dhalinta soomaliyeed.

  • @ahmedhassenahmed6482
    @ahmedhassenahmed6482 2 роки тому +1

    Wll meesha ugu fudud ee lagala xiriiri karo ayn raba ee warshada garacad waxaana jooga dalka ethiopia wll jawaabtaada sugayaa

  • @abdi2728
    @abdi2728 2 роки тому +1

    Masha Allah muuqaalka kaliya aan odhan karo waa muuqaalkii ugu faaidada badnaa maalgashi ah aan daawado. Guulayso walaalkay

  • @hassankaafi7346
    @hassankaafi7346 2 роки тому +1

    M.a pro waa noo faaiideysay mar walba alh ku xifdiyo pro

  • @master_som
    @master_som 2 роки тому

    Halkaan ka daawo sida aan u sameeyay cowska. Hydroponic Fodder System. ua-cam.com/video/1sBiVVAASpU/v-deo.html ua-cam.com/video/MIQSaijUnLw/v-deo.html ua-cam.com/video/a8USvgtO1g8/v-deo.html

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 2 роки тому +2

    Mansha allah, waa fikrado cajiib ah masuul sakariye 👏cilmiga iyo caafimaad kaba allah hakuu barakeeyo 🤲bulshada waad u faa’ideysaa runtii, mahadsanid.

  • @marianmohamed3469
    @marianmohamed3469 2 роки тому +2

    Mansha ALlah hooyo waxad tahay qof aad u jecel in dad kiisu hor maran oo ay fakhriga ka baxan waxa loo bahan yahay maskax furan oo aan xaasid ahayn

  • @fadumoladan
    @fadumoladan 2 роки тому +1

    Mnsha Allah wll waxbadan bn ka faa iiday runtii wllo mhdsnd illahy hakuu barakeeyo cilmiga iyo aqoontadaba

  • @jamalriise7548
    @jamalriise7548 2 роки тому +15

    Wad ku mahadsan tahay wll sidad codsigayaga u tix galisay lkn wxyaabaha qaar waxa ay kaga bahan yihin dhaqale badan oo aadan awodi karin sow maha wxyaabaha yar yarka ee ganacsi lagu bilaabi karo 2022 qiimaha sida 1000,2000,3000 iwm mahadsanid wllo

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +7

      Adaa mudan walal,
      Inaad wax beertid ama online wax ku iibisid, ama khayraad badda bilaashka ah ka shaqaysid lacag kaagama baahna wakhti iyo tacab ayay kaaga baahantahay. Khasab maaha inaad kaligaa wax bilowdid xataa Ganacsi jira ayaad la midoobi kartsa adoo wakhtigaaga dhaqaale ku qaadanaya.

  • @nuhhassan1892
    @nuhhassan1892 2 роки тому +1

    Masha allah the only and one youtuber aan ku xiranahy Mr Zakariye Jazaakallah walalke

  • @peripatetic8839
    @peripatetic8839 2 роки тому +2

    perfect just what i was looking for. thank you broskie.

  • @abdullahimohamed9187
    @abdullahimohamed9187 2 роки тому +1

    Masha Allah Zakariye walal waa fikrado aad iyo aad u muhiim ah oo weliba u keeni karta isbedel weyn dhulka iyo dadka oo dhan, qaas ahaan mashruuca beeraha maadama ay in aan la soo koobi karin oo shacab iyo xoolo ba ay u le'deen gaajo...

  • @seynabyuusuf8106
    @seynabyuusuf8106 2 роки тому +1

    Mashaa Alah Qer ale haku siyo

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 2 роки тому +1

    Mahadsanid Ustaad Zakariye Xayaaka Allah noowad Inaad Fursadaha nalasoowadaagto Oo dhalinyarada Soomaaliyeed Maskaxda Xarkaha kaga Xirxiran Kafurto

  • @abubakarrooble2408
    @abubakarrooble2408 2 роки тому +1

    Aqoonyahan waad mahadsantahay Allah cilmiga hakuu barakeeyo

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 2 роки тому +1

    Cawska xoolaha sida ugu fudud ee dhawr usbuuc loo beeri karo noo so sheeg zhp zakariye🙏

  • @osmanelmi897
    @osmanelmi897 2 роки тому +2

    Wamahadsantahay Zakariye wll,
    Walaal qaali ah ayaatahay oo kudeyesho mudan barnamijyadaada aad ban uladhacay. Thanks wll horey usoco

  • @mataanahacaduun1
    @mataanahacaduun1 2 роки тому

    Sakariye waad mahadsan tahay sidaa dhalinyarada ugu dhiirigaliso in ay shaqaystaan iyo fikradaha aad nala wadaagto

  • @axmedyaasiin4934
    @axmedyaasiin4934 2 роки тому +2

    Muuqaalka calfka xoolaha 🎉🎉information dhameystiran kasoo diyaari, insha allah.

  • @yuusufalihashi97
    @yuusufalihashi97 2 роки тому

    fikradaha loo baahanyahay waxaa ka mida:
    1-in la helo machine shiida barafka.
    2-in la helo warshad viber class ah oo sameysa doomaha, farajiyeero barafka lagu keydiyo ama kaluunka iyo hilibka lagu keydiyo.
    3-kireynta qalabka dhismaha iyo wixii la mida sida drillska i.

  • @omarawil2104
    @omarawil2104 2 роки тому +1

    You deserve millions subcribe and views bro thanks

  • @khaliifsalaad7488
    @khaliifsalaad7488 2 роки тому

    Zakariye Allaha ku barakeeyo. Waa barnaamij ummadda Soomaaliyeed aad ugu baahan tahay.

  • @aminaali691
    @aminaali691 2 роки тому

    Mashaalah sakariye nolow adiga oo miidhan baan u bahannahy

  • @abdallashow
    @abdallashow 2 роки тому +2

    Great Ideas bro thanks so gudbintada wanagsan Mashruca ugu weyn manta bulshadeena u baahi weyn lol qabo waa quudinta xoolaha

  • @mahamedmaha4600
    @mahamedmaha4600 2 роки тому +1

    Sakariye wll waa mahadsanthy, waan kugu xirnahay waxaan rabaa inaa furo minimarker ama suuq yare. Sannadka 2022

  • @fatimaabdi2746
    @fatimaabdi2746 2 роки тому +2

    Asc zakeriye waan ku salaamay khayr badana ilaahay ha ku siiyo wax badan baan ka faaiiday waana ku dhaqmi doonaa inshallah.

  • @suleymaanyaasiin1208
    @suleymaanyaasiin1208 2 роки тому

    Waa muuqaal faa’ido leh iyo fikrado hirgalin u baahan masuul.

  • @hodanqabil5947
    @hodanqabil5947 2 роки тому +1

    Masha Allah walaal mahadsaniid hore u soco

  • @qalbinuuraelmi3171
    @qalbinuuraelmi3171 2 роки тому

    Wllkey Aadàa ban kuku ducaaynya wlh waxaan kuu baraa ruuga saneenaa ii sheegtay mahaad saniit🥰🙏

  • @abdalanuor7427
    @abdalanuor7427 2 роки тому

    Ilaahay haku barakeeyo caqliga zxp waa wax fiican markasta dhalinyarada saas ugu dhiira gali in ay ubareeran beeraha

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +4

    Masha Allah great Ideas

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 2 роки тому +1

    Mashaa allah good idea bro waana ku faraxsanahay fikirkaaga nadiifka ah ilaahey ajarna hakaa siyo

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 2 роки тому

    Aad iyo aad ayya wlh uu cawiso

  • @ayoubyassin9030
    @ayoubyassin9030 2 роки тому +1

    Waan ku salaamay walaal sakariye
    Wali sanadku ma bilaaban fursaduhuna way isasoo tarayaan waxaan rajaynayaa inaad sidaad noola wadaagi jirtay fursadaha cusub noogu soo gudbisid
    Arinka ganacsiga xoolaha nool aad ban niyada ugu hayay markaa muqal koban oo faah faahinaya qaabka looga macaashi karo noogu sharaxdid ban jeclaan lahaa
    Mahadsanid

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 2 роки тому

      Waa aynu ka sugeynaa in arinkaa calafka xoolaha iyo sida looga faa’ideysan karo uu muuqaal inooga soo diyaariyo, insha allah.

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 2 роки тому

    Mashallaah marki igu horeysey UA-cam Cankaan walaal waad mahdsantahay 🏃‍♀️🏃🏃‍♂️🏃‍♂️💯 dadaal aad baa loogu bahay jkzl kahyr

  • @khali813
    @khali813 2 роки тому +1

    Alle haku barakeeyo, markaan muuqaaladdada arko yididiilo ayaa igasha. Mahad sanid masuul

  • @sooyaalchannel1054
    @sooyaalchannel1054 2 роки тому

    Mahadsanid walaal Sakariyoow fikrado muhiim ah ayaad nala wadaagtay.

  • @smartchannel2459
    @smartchannel2459 2 роки тому +1

    Thanks wll sakariye Abdullahi gep going hore usoco wll

  • @mohamedyousuf8140
    @mohamedyousuf8140 2 роки тому

    Masha alla wll alla ha ku barakiyo dadka aad baad u cawisa

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 роки тому

    Mashallah waa good idea shukran macalimuu macluumaadka fiican

  • @lailaaden6385
    @lailaaden6385 2 роки тому

    Mahadsanid walaal much needed video.

  • @axmedyaasiin4934
    @axmedyaasiin4934 2 роки тому

    Mahadsanid walaal sakariye. Waanu ka faai’ideysan doonaa, insha allah.

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 2 роки тому

    Thankz walal qaali ilaahay ha ku barakeeyo

  • @baylejaylaani6896
    @baylejaylaani6896 2 роки тому

    Mahadsaniid Ganacsade 💕

  • @hodanali2995
    @hodanali2995 2 роки тому +1

    Masha Allah Zakariye Waxaad ka hadashay waxa ku bahida badan Maanta er wadanka jira waa abarah ku dhuftay
    Waxa la isheegay in Etiopia laga keeno balka hawururka oo hay qaali kasiyo dadka

  • @akadiye9806
    @akadiye9806 2 роки тому +1

    Caadi maahid zaki thnks

  • @abdirizackali
    @abdirizackali 2 роки тому

    Wcs zakariye maa shaa allah walaal kheyr alaha kusiiyo waadna kumahadsantahay dhiiri gelinta aad mar kasta lagarabtaagantahay dhalinyarada aad iyo aad aan ugu tixanahay you tubkaaga waxa aakahadleysid dhamaan waa wax sax ah waxaan kuleehay miisaan kaaga xasanada alaha kuusaaro anagane alaha naga dhigo kuwi ka faa iido jazaaka allahu kheyra aljazaa

  • @ismaaciilsaxardiid2695
    @ismaaciilsaxardiid2695 2 роки тому

    Asc sxb aad iyo aad baan kuugu mahadnaqayaa fikiro ana fikrado badan baan kaa faaiidey thanks wll noocyada siidhka cawska ku haboon cimilodeena ama cimilada somaliland ma laga heli karaa dalka

  • @amiisha8541
    @amiisha8541 2 роки тому +1

    Walal gabdha xagoda kaso hadal iyo sanadka cusub inshlh

  • @Mohaqeys2023
    @Mohaqeys2023 2 роки тому +1

    Walaal fadlan xaggee kaala soo xiriiraa walaal

  • @melmi3299
    @melmi3299 3 місяці тому

    ❤Mahadsanid Zaki ❤

  • @khaalidhindi7865
    @khaalidhindi7865 2 роки тому

    2022 dhe zakariye sxb mahadsanid

  • @hassankolan7820
    @hassankolan7820 2 роки тому

    Masha Allah ad ayad umahsantahay walal intasba niyada ayan kuhayay

  • @ahmedfalanqeeye8559
    @ahmedfalanqeeye8559 2 роки тому

    mahadsanid sxp laashashka qiimahooda nooga soowaran

  • @foryourrelax6457
    @foryourrelax6457 2 роки тому +1

    Thanks sxb zakariye

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 2 роки тому

    Masha allah

  • @mubarakabdirahman4082
    @mubarakabdirahman4082 2 роки тому

    Qof muwaadinoo geesiyaaf tahay masha Allah Alaayaa dawl cimri dhamaanteen

  • @jamalabdi3900
    @jamalabdi3900 2 роки тому

    Mashaa allah zakariye like ta ilkaha yaan kugu wadaa

  • @shaafiahmed2613
    @shaafiahmed2613 2 роки тому

    Mcha allh alle haku sharfoh

  • @refugeesforprosperity2106
    @refugeesforprosperity2106 2 роки тому

    Thank you very much MrSakariye keep Advise

  • @ismahanibrahin1470
    @ismahanibrahin1470 2 роки тому

    جزاكالله خيرا جزا

  • @khalidmohamud9604
    @khalidmohamud9604 2 роки тому

    mahadsanid walalow noosobadi fekeradano kale waxbadan baan kafaiday waxan rabaa anigu inan qaybta fishing ka galo iyo sidokale beeraha

  • @abusaalim4918
    @abusaalim4918 2 роки тому +2

    Asc akhii marka hore mahadsanid
    Muda dheer ayaan kugu xidhaa ilaa bilawgaagii wax badana waanu kaa faaidaysanay
    Su,aal turgiga ma laga helayaa cawska xoolaha loo beero hadii laga helaayo waxaan rabaa inaad ii soo iibisaan

  • @adanhassan6494
    @adanhassan6494 2 роки тому

    Aad iyo aad umahadsantahay animal feeds ayaan aad udaneeya..malahelikaraa makiinada yaryar(small scale) oo lagu xiro tractors oo awood uleh in ay jaraan cooska,qaab wanagsan uxirxiraan.thank you

  • @faysalmahamed4528
    @faysalmahamed4528 2 роки тому

    M.a Allaha kubarakeyo

  • @saafially2547
    @saafially2547 2 роки тому

    Masha allah alle haka abaal mariyo wll

  • @xamsecabdiqaadir5338
    @xamsecabdiqaadir5338 2 роки тому

    aad iyo aad baad u mahadsan tahay waa afkaar muhiim ah wax badanna aan ka faaíday.

  • @mubarakjamac3506
    @mubarakjamac3506 2 роки тому

    Jazakallahu khayran akhi zakariye

  • @xamseofficial4882
    @xamseofficial4882 2 роки тому

    Masha alaah wllo seen kugu helaa ad baan ugu baahanay numberkaaga

  • @momienahmed6207
    @momienahmed6207 2 роки тому

    horta mahadsanid walal balse waxa haboonayd inaad nala wadaagto wax kharash ahaan la awoodo sida tusaale ahan qodobkii udanbeeyay

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  2 роки тому +1

      Dhowr muuqaal oo hore ayaan idinkula wadaagay walow aduunka ay koobantahay wax bilaa kharash ah lagu bilaabo.

  • @zakariyamohamed411
    @zakariyamohamed411 2 роки тому

    allah ku sharfo waxaa tahay halyeey hormurarka jecel .

  • @barreweyne1577
    @barreweyne1577 2 роки тому

    masha allah labo ayaa iga deeqday calafka xoolaha iyo dhaqashada xoolaha lkn waxan kaa codsan lahaay mashiinka lagu shiido calafka xaalaha in aad xog badan naga siiso iyo meesha laga helo

  • @mukhtaaraadanhassan6367
    @mukhtaaraadanhassan6367 2 роки тому +1

    Masha allah sxb good idea

  • @faysalabdilahi2394
    @faysalabdilahi2394 2 роки тому

    Mnsha allh

  • @xamdaadam1549
    @xamdaadam1549 2 роки тому

    Masha Allah fikrado fiican

  • @Siciid04
    @Siciid04 2 роки тому

    Mahadsanid walaal Sakariye.❤

  • @amj-video
    @amj-video 2 роки тому

    Dhibka somaliya haysta waa dhinaca logistics ka ama dilevery ga China to somalia or India to somalia majiraan meel kalsoni ay bulshada uga dalbadaan lkn turkey to somalia waay shaqeysaa taa waa cadi lkn other country majiraan wax connection.

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 2 роки тому

    Khyr alleh hakusiiyo

  • @khadrasheikh327
    @khadrasheikh327 2 роки тому

    Mashallha mammo qerbadan ilahey hakusiyo wax wangasan bana kabaraney

  • @afraadprint
    @afraadprint 2 роки тому

    M. Wll aad iyo aad ayaad umahadsantahay inkasto an is arkikareyn waxaad tahay qofka kalimantan aan UA-cam ka kadaawado fikradaha cajiibka ah ee nagamaqan dhalinta somaliyeed Allah hakaa awalmaryo.

  • @rosehasan3504
    @rosehasan3504 2 роки тому

    Best Somsli content...go on brother

  • @starsfashion7723
    @starsfashion7723 2 роки тому

    ASC, Zakariye habo Allaah hakaa abaal mariyee I need your guidence please.

  • @bashirfarah5601
    @bashirfarah5601 2 роки тому

    VERY HELPFUL BRO I LIKE YOUR PROGRAM

  • @maxamedahmedmaxamed5602
    @maxamedahmedmaxamed5602 2 роки тому

    Jazaakllaju kheyra waxaas dhan waan ogahee nasiibki aawey

  • @abdullahiyuusuf5539
    @abdullahiyuusuf5539 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @omaradam6924
    @omaradam6924 2 роки тому

    Shukran wlle

  • @qaalijeelecaliisack8459
    @qaalijeelecaliisack8459 2 роки тому +1

    Asc wll aad bad umahadsantahay hab ganacsiga kalumesiga ayn ad uxisanayey iyo sidan hormar oga samenkaro in mudo ah aadbad ku mahadsantahay rajana wad igalisay xaqiiqatan waxan jeclan lahaa inad si faahfaahsan aad noga so hadasho

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 2 роки тому

    Thankzz ustad zakaria ✅

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 роки тому

    Maasha Allah tabaarakallah 👍♥ eeddo ilaahay Haku garab galo

  • @raxmayusuf9470
    @raxmayusuf9470 2 роки тому

    Mashallah habo