ABDIRIZAK ANSHAX AFKAYGOOW QOLO MA TIHID LIVE SHOW MUQDISHO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • Balanbaalis studio muqdisho somaliya

КОМЕНТАРІ • 339

  • @ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647
    @ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647 6 років тому +18

    I’m kenya somaali but wadanka aan ku nolay qofkii ajnabiahy o i arko are you somaali ayuu I dahaa so waxan ogaaday in aan Kenya aheyn I love somaalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @inaahmed1428
    @inaahmed1428 6 років тому +108

    Wlhi hadaan xaqiiqada ka hadlo shacabka reer hargeysa wa daad qalbi wngsn wayo umada markaat safar wada gashaan ba ogan woxoowyahy marka
    Daad siyaayiyin ah unba daadka kala jaraaya
    Adigo ah gabadh reer miqdish waxn leyahy viva reer hargeysa farxad kunolaada abiib

    • @qomiyadasomali7660
      @qomiyadasomali7660 6 років тому +3

      Dadka Reer Hargeisa Ma Raban Somalia Ama Dawlada Magaca Leh Lkn Dadku Waa Iskugu Mid

    • @realwarya8215
      @realwarya8215 6 років тому +3

      Deeqa Ahmed anagu somali wanu jcly nay mel walba jogan lkn maa rabno inan somaliya diib waxa ugu darsano mana dhacayso inanka mid noQono

    • @nafizatahliil7550
      @nafizatahliil7550 6 років тому

      Deeqa Ahmed wlhi been ma ahan safar wan so wada qadane wali dheer wa dad nasaba

    • @deikxavi2105
      @deikxavi2105 6 років тому +5

      Haa wlahi waa sax siiba qabiilka isaaq ladhaho qabyalada afka un bey ka tahay uurka kama jirto waa dad qalbi furan ninki hargiesa tagay unbaa shegi karo wa dad gob ah

    • @qureeshaahmed6983
      @qureeshaahmed6983 6 років тому

      Masha Allah anshax waa reer borama

  • @yartaqabiilkaneceb9919
    @yartaqabiilkaneceb9919 6 років тому +10

    Wllhi reer hargeisa waa dad qalbi wngsan from muqdisho hargeisaay ciil ha mudan love you reer Somaliland ka naxaw naarta gal 💞💓💓

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 6 років тому +21

    Waa hordhac showgu wuƴƴ dhimanyahay reer hargeysa anagu waan idin jecelnahay uqdadna manaqan

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 6 років тому +26

    inta Tageersan islamka liketa ha la dhafin

  • @fartuunubax6825
    @fartuunubax6825 6 років тому +10

    Qeyr kood baa kala dilooo reer reer by isku quursadaane wan ilmeeyay wlhi 😂 from Puntland to garooowe idinka soo salaamin wllalayal

  • @saynababdiasiis2053
    @saynababdiasiis2053 6 років тому +32

    Ereyada wan ku ilmeeyay wlhy allah dalka haynooo hagaajiyo

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 6 років тому +1

    Wa side sidan rer muqdishow ilmaderyaal fanaanka mxa sida logu galay fanaanin many jogin muqdisho
    Wxy ciyaal xafdku ma shaw wxni
    Wlee hargeisa so dhwyn lagu gaadhi mayo💕👏

  • @khadarduuroow6527
    @khadarduuroow6527 6 років тому +2

    ansash fanan qli wll soo dhawaaw sharaf ayeey noo tahay inaad show qurux bdn muqdisho ku qabato thanks

  • @halimamohamuud6433
    @halimamohamuud6433 6 років тому +1

    axyaa fanaan anshax caruurtii yaryar buu xasuusin qiimaha afkooda Hooyo waayo waa ubax soo baxaya afkooda in la jeclaysiiyona u baahan😍😍

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 6 років тому

    Ree muqdisho fanaanka safiican meydaan u soodhaweyn. from jigjiga

  • @farxaanyare9707
    @farxaanyare9707 6 років тому

    lama huraan wa muqdishu xageed kamid iyo xageed usocota wa kamamnuuc xarunti xuriyada umada😍🙏💋💙💙💙💙💋💪💪 somaliyeed

  • @haboon1139
    @haboon1139 6 років тому +1

    dadkaaga qaybsamo qoloba qolo diidante adigu waxa thy af qura💖💖😢😢 waa ereyo qiira wlh😢😢fanaan buuxa wlh anshax codkiisa jeclhy💗

  • @abdullahiosman5496
    @abdullahiosman5496 5 років тому

    Walaahi waa fananka nolosheyda an la ilmeyay asiga iyo nimcan hilaac dayax dalnurshe waa wadaniyal Maha sida qadar keyow diyano halxafada ka nimid diyino ma ulmeyn viva anshax waaaw 100/100

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 6 років тому

    very nice song lakiin reer muqdisho dhaliil wayo wiilk sifican umadan sodhawan reer muqdisho sidaas laguma aqoon

  • @hanaabdirahman444
    @hanaabdirahman444 6 років тому +7

    Afkaaga caano lgu qabey Anshax nin adag😍😍

  • @dhalintamediagroup4901
    @dhalintamediagroup4901 6 років тому +6

    M.a walalkayna ku soo dhawoow mgalada mogdisho reer xamar hadaan nahay wax cuqdad ah ma qabno 😍😍😍😍😍

  • @asaymachannel7350
    @asaymachannel7350 5 років тому +1

    Afkaygow qaran jiraa tahay 💋💋💋💋 I love language Somali 💕

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 6 років тому

    Anshax way bahdileen caruur bay garoon ugu xaereeyey

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 3 роки тому +1

    Iam proud to be somali
    InTaaa UMa dHaaFaYo

  • @youkeynaanyaraankahuyhuyda6883
    @youkeynaanyaraankahuyhuyda6883 6 років тому

    Heer Somalian qofki safar la galo uun pa ogan waxe yihin wa nasap nasap dhalay wlhi from muqdisho

  • @mariaabdullahi50
    @mariaabdullahi50 6 років тому

    Abdirazaaq anshax viiv my legend fanaankena from Mogadishu

  • @ugbadabdi7103
    @ugbadabdi7103 6 років тому +2

    Af Kay goow qolo matihid
    Anshax👏👏👏👍👍👍

  • @caamircadde1396
    @caamircadde1396 5 років тому

    Adeer ninkaNi waa zheekhale haku mashquulina mxaa loogu diidya inuu muqdizho tago waa dalkiisiye😍😙

  • @ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647
    @ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647 6 років тому +3

    Yaa allah somaali is jecleysii yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴

  • @ayuuboslo9823
    @ayuuboslo9823 6 років тому +1

    Abdirasaq anshax ishcalaa fanankii qarniga wllhi

  • @maxamedcismaan8145
    @maxamedcismaan8145 6 років тому +5

    Wlhy waan ka cadhooday sida anshax loo soo dhaweeyay xamarta la sheegayaba buuhoodle ayaa dhaanta

  • @susuali2262
    @susuali2262 6 років тому

    Isku sumad weeye soomaaloo dhan. 🇸🇴😍🇸🇴

  • @duniyoali2822
    @duniyoali2822 6 років тому +18

    hargeysa laguma gadho so dhawanta wale I like hargaysa I,m from somali konfur

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 6 років тому

      Eedo kuwi ka horeeyay san uso dhawebay ma ilowday yurub geenyo iyo kuwi ka horeyay iyo siday nooga abaal dhaceen markay hargeisa ku laabten yaa lacg iskaga qasaarinaya kuwan xidigaha ay leeyihin suldaan seerar inu stadio koonis 30 kun o ruux ka hor heesay ma ilowday cidi naga keensata si wcn ban uso dhawena

    • @NacimoLaki
      @NacimoLaki 6 років тому

      Im soomalilandr

  • @neimadjama7125
    @neimadjama7125 6 років тому

    Wa runta huno nolow salam from Djibouti Jano

  • @daahirjv
    @daahirjv 6 років тому +1

    Waa runtiis wale afkeygow qolo ma tihid Masha allah

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 6 років тому

    Anshax waan ku xiisnay lakiin lamaan socon muqdisho inu yimi waayo maan arag inlaso dhaweeyo ala muqdisho magi cibay iska sileen uuf may soo dhawayn fanaanka viv anshax wll noso noqo anaga ku jecel

  • @jihaanjihaan1971
    @jihaanjihaan1971 6 років тому

    Waan ba muraqooda markaan arko shacab somaliyeed Iam girl Darwiiish from buhodle

  • @ashajama2505
    @ashajama2505 5 років тому +1

    wxn ahay reer hargaysa wan jeclahay❤

  • @farxiyocumar6613
    @farxiyocumar6613 6 років тому

    Anshax fanankii igu Horeyey Ee Show Afgooye Ku Qabta Nolo Qurux badan Rer Afgooye

  • @mahaddahir8487
    @mahaddahir8487 6 років тому

    Fanan fanan dhalay best song ever👌👌👌👌👌👌🔝

  • @abdikariinahmedmohamed163
    @abdikariinahmedmohamed163 6 років тому

    anshax fanan aan tageRo hore u soco🙌🙌👑

  • @abdirahmanhiraabe4304
    @abdirahmanhiraabe4304 6 років тому

    inta muqdisho jogto anshex showga halo kla kacsho ciyal xamer like me

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому

    Thank my brother cabdirisaaq anshax

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому

    Wlhi waan idin jeclahay reer waqooyiyoow walaalayaal kaalaya lkiin inagaa idiin imaanayna insha allaah sidaad shalay inoogu Mateen ood calanka qaaligaa inoogu sooqaadeen waanan ka xumahay waxa ay doowladii dhacday idinsoo gaarsiisay

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 6 років тому

    meeshu waa XERADII IMAARADKU CIIDAMADA KU TABABARI JIREY,,,,
    fanaanintii reer muqdisho ee caanka ahayd ma joogan ,,dayax,,nadar cilmi ,,nadiira
    sacdiya simon,,keeyow,,hoteel qrx badan aya qaban jirey show yada,,dhalinyaradii muqdisho kama muuqad meesha,,waxa meesha ka muqda beesha FARMAAJO iyo khayre iyagaa casumay oo ku khaldaya shacabka muqdisho ,,afkeygow qolo ma tihid,hees hore
    ABWAAN LAABSALAX SAMEEYEY ,,,ay wada qaaden xidigaha geeska rag iyo dumar
    khadra silimo ,,mursal ,, anshax ,, ugbad aragsan,,ciro,,waa garoonkii kubada e AMISON
    KA GUURTEY oo burbursan,,XAASKA FARMAAJO AYAA CASUUNTEY ,,WAA DUMERKII
    CIIDAMADA SOMALIA KA TIRSANAA weeye ,,waa gidaar ka heesaya

  • @hanadiscoofficial5329
    @hanadiscoofficial5329 6 років тому +1

    fanan aan tagero inolow sxb

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 6 років тому +2

    Fanaakaygii anshax lagama xishoon reer muqdisho sidaa maa inoo dhaxaysay

  • @farhiyasomalilandburco2557
    @farhiyasomalilandburco2557 6 років тому

    Anshax reer muqdisho may soo dhoway sidaanu fanaanin tooda usoo dhowayney

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 6 років тому

    Shanta somaliyed 🇸🇴 hamidoobaan,ha israacaan, somaliya hanolato 🇸🇴 🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sahraali3798
    @sahraali3798 6 років тому

    somaliya samanted iyo xumanted somaliya somali baa leh somaliya hanolato inti kaxun cagta ka hoos amiin allow somalida qabyalada hareysay allow qalubtoda qabyalada ka safay qalbigoda amiin yarabi viva somaliya 💙💙💙💙 calanka bluga ee shanka xidig leh waan ku dhata allow somalida qabyalada aay sida xun u adegsanayn allow ka madobey amiin somali dhalada baan ahay calkeyga blugana kama casinayo aim somaliya 💙💙💙👈

  • @yaskaali3199
    @yaskaali3199 6 років тому

    Waaw mansha alah horey u soco anshax

  • @khaalidmaxamed9461
    @khaalidmaxamed9461 6 років тому

    Heeztan wxa LaHa laxankeda Maxamed miir xaaji iLaahyow u naxarizo.
    Waaa eryada leh jiheeye

  • @asaldhaladinamaxamad1367
    @asaldhaladinamaxamad1367 6 років тому

    Wallahi wan ilmeyay ax alow somali midee

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 6 років тому

    Haa soo dhowoow ina adeer waan ogaa inaad soo socotay laba week ka hor marka waxaan ku leeyahay raaxeeyso magaalada waa magaaladaadiiye dhulkuna waa dhulkaagiiye.

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 років тому +5

    fnaanka caadi umaydunso dhaweyn rEr muqdishooy

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 років тому +1

    that is Good keep allways

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 6 років тому

    Libaax Ansha Afkaygoow qolo matihid.

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 6 років тому

    Walaahi ilinaa igatimid markii uu dhahay dunida kuma tihid qaxooti ax yaa afkeega aan jeclahay walaalyal subscribed iisaar

    • @ilwaadqurxoon6605
      @ilwaadqurxoon6605 6 років тому

      Dadka qof kaliya isku dareen nahay inta kale dhaliil iyo caay wlh jiirka idhaqaaqay ax axax

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 6 років тому +29

    Xafladaaan dadka qabanqaabiyay waxjiro mahan wlhi
    Aqash mugdishu magaci bay kadileen fanaanka sifiican looma so dhaweynin.
    Wixi xaflada qabanqaabiyay waa gun gaajo eh .
    Sorry anshax from Mogadishu😢😢😢

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 6 років тому +1

      Ha wlhi shaw maha wxni w ciyaal.xfd sorry anshx

    • @apdyrahmannahwe8591
      @apdyrahmannahwe8591 6 років тому +1

      Labo caruur ayaa kasoo qeyb gashey qof caana xata ma joga fananka niyada ka jabiseen

    • @hawokarshe
      @hawokarshe 6 років тому +2

      Hadal yuna idinka tagin gun iyi gaajo idinka ah e fudeedka idnku nacay e ka war suga anshax wa fananka qaran wana wall somaliyed waxa lo qabanayo iyi qabka loso dhaweyna tona idinka ma nilka tashanayo wayo dad qabyaladi dilatay tihin afku hurya badanayal ya idin Bahan 😒😒😒😒😒😒😒 walhi nagaha wax dhinten waye

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 6 років тому +2

      @@hawokarshe bby imaqal xamar meelan aheyn maba aqaano Aniga
      Xamar ku dhashtay ku koray degmada hodan xafada albaraka .
      Magaratay magaladeydana wixi suncad xumada ukeenaayo wan necbahan .showgan iney ciyal hogaminayen ma beena.
      Runta jecloow quruxey

    • @najmohassan4004
      @najmohassan4004 6 років тому

      uf darbigu waamaxay fanankii niyadaykajabiyeen

  • @luffysenpai8089
    @luffysenpai8089 6 років тому

    Hadaan reer somaliland ahay waxaan rejaynay inu showga weyn ay qabanayaan maalmaha soo socda Uu mid weyn noqdaa 😊

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 6 років тому +29

    Allow muusi biixi ka qari waxa caawo meeshan kadhacaya hadii kale miskiinkan god madowbu kuridaya😂

    • @naxariisproduction3683
      @naxariisproduction3683 6 років тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @laacibkamuqdishotheboyofth9468
      @laacibkamuqdishotheboyofth9468 6 років тому +3

      Hhhhj sx waye
      Allow ha tusin waye

    • @sunaliitamuqtaar1526
      @sunaliitamuqtaar1526 6 років тому +1

      Wll muse wuu fasaxay fananinta midaa ogoow

    • @howieie2081
      @howieie2081 6 років тому +2

      Waar nacasow sokmalinimada cid nagama xigto. Horaa loo idhi doqontu meesha lagu kaftamo ayay modaa in lagu kala tagay waar siyasada ayaynu ku kala nhy laba dal lkn had dad bynu nhy

    • @daahirjv
      @daahirjv 6 років тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 6 років тому

    Dadka dhahaya showga mashidna war fananiin caan ah aya joga waliba kuwii hore ah mihiimadu maha in furo iyo naas laruxo e wa in fanka qiimihisa lafahmo) Al fanaan anshax kuso dhawoow qalbi nadiif ah uqdad maqabno ciyaal xamar aya nahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @iqromaxamed5410
    @iqromaxamed5410 6 років тому +1

    Masha Allah fanaan saamooli

  • @sahrodirsle1862
    @sahrodirsle1862 6 років тому

    I am first

  • @naimasalah2257
    @naimasalah2257 6 років тому

    Si fcn loma so dhaweyn walagu bahdilay muqdisho anshax

  • @fadumoabdukadiramiracanodc7855
    @fadumoabdukadiramiracanodc7855 5 років тому

    😍🤩😘🇸🇴👑💪👌👏🇸🇴💪 gul somaliwen

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 6 років тому

    waw fanan weyn zxiix

  • @hanadali7857
    @hanadali7857 6 років тому

    Waryaada reermuqdish hana ceee baynina eeeee usooo baxa inanka martida eee idiiin yimid wiiil iyo gabar usoo baxa

  • @nimcohassan4261
    @nimcohassan4261 6 років тому

    Afkeygow qaranjiraatahy afkeygow qaalibatahy aniga wxaatahy qudheyda mamruuk cabrisaq anshah

  • @ladendagen7409
    @ladendagen7409 6 років тому

    Rer muqdisho fananka meel fiican kuma soo dhawayn, dadkan maxay ahayen maxayse sitaan ma mudaahiraad baa ka Jira kkkkl

  • @DoorDoor-fd5hj
    @DoorDoor-fd5hj 6 років тому

    Showgii wuu dhiman yhy kan show ma usaan ahn

  • @hanadali7857
    @hanadali7857 6 років тому

    Reeeeer waqoooyi waaa dadjira calool maleh ,,maaaa sha allaaah show ka weyn waaan Ku balan qaadayaaa in laguuugu qabto Xamar intaaana waxaaa laogaysiiinaya dadka inuuu joooga wiiiil fanaaana kadib waaad arki sida look soo dhaweeyo

  • @mahadabdiahmed9050
    @mahadabdiahmed9050 6 років тому

    Hargeiza kaaga dhamatay wllky🙃

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 6 років тому +6

    Afkaygu qaran jirad tahay
    Jabuuti qimahaaaga weeye
    Jigjigi quruxdaada weeye
    Muqdisho qoridaaada weeye
    Hargaisa qaaamuuskaaga weeye
    Borama qalinkaaaga weeye
    Afkaygow qabiil iyo reer ma tihid
    Heestan waxa lo so saaray dadka aaminsan
    Hadaanu somaliland nahay inaanu somali diiid nahay waxaynu kala lenahay waxaynu wadaagno ayaaa ka wayn
    Haa siyaaasad ma wadaaagno lkn wax ka qaalisan baynu wadaaagna o ah wada dhalasho markaaaa hadaaanu nidhi gaar baaanu noqonaynaaa maaaha inaaano soomaaali nacnay
    From hargaisa somaliland
    I love muqdisho iyo somaaali odhan
    Balse idinkuna igu tix galiya waxan jeelhay

    • @rahmahassan1386
      @rahmahassan1386 6 років тому

      Hadiil cholcola abaayo waa runtaa thank u anagaba waan ku jecelnhy hadan ree xamar nahay

  • @muzzeriin3975
    @muzzeriin3975 6 років тому +20

    Waar reer muqdiaho gun sanaa fanaanka maaxay soo dhawayn waayeeen fanaaniintiii reer muqdisho cuqdad baa idinka buuxda like saar inta ila aragtay

    • @daahirjv
      @daahirjv 6 років тому

      Waala so dhaweyn lahaa ee isagaa ku yimi dhumasho huuno

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 років тому

      Waa garac walaahi way bahdileen, miyaanry lahayn huteelo, aawayse fanaaniinti waaweyneyd meesha caanoley buu la heesayaa.

    • @afyarepro5865
      @afyarepro5865 6 років тому

      walale so dhaweeyn bay ahyd showga wa wali is dajiya

    • @hanadiscoofficial5329
      @hanadiscoofficial5329 6 років тому

      Muzze RiiN kugu raacay bowe

  • @neehaalqaadiro1238
    @neehaalqaadiro1238 6 років тому

    Xaqiiiiq weeye taasi

  • @aamocabdulahi3854
    @aamocabdulahi3854 6 років тому

    hordhaca showga weeye ee nagadaaya hadalada naxuuska eh somali waxay la hagaagi la adahy wa saaan

  • @fahiimadeganbintusaajin3216
    @fahiimadeganbintusaajin3216 6 років тому

    Waaaw A/risaaq anshax blse reer muqdisho kamey xishoon wxay ma hotel ayey weyday zomalilandtadi iskaga so naqo anaga si fcan ku ixtirameyna wxay msaraxa nocan ah ☹🙁☹

  • @mohamedhassanali6694
    @mohamedhassanali6694 5 років тому +1

    Miskinkan waa akisho somaliland waxba kama aha isaga iyo kuwa gudabiirsaga ahiba lkn somalina dpower waa duriyada xalaasha ah meelaha haka ooyaan tan anaga leh oo u tallina
    VIVA POWER OF ISAAQ ILAAHAYBAA MAHADLEH NAGA DHIGAY HADII KALE CIILBAN U DHIMANLAHA

  • @tuuneeyeerkole8236
    @tuuneeyeerkole8236 6 років тому

    what A song😘😭😭❤🙆

  • @01faisall
    @01faisall 6 років тому +11

    Waxaan la yaabanahay dadka iska hadlaya waxaan waa hordhac showgisa wuu danbeeya ka fiirsada intaad wax iska so qoraysan think bf ur comments

    • @hafsamohamed441
      @hafsamohamed441 6 років тому +1

      faisal nur faisal nur wll iskadaa hayska hadlee ne

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 6 років тому +6

    Borama Qalinkaga Weeyi

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 5 років тому

      Borma iny qalinki tahy cidiba ma didana 👆❤💋😍💖💖💖😘💋💖

  • @majabeofficial6939
    @majabeofficial6939 6 років тому +3

    Garoonki tima cade oo kale lagugu so dhaweyey fanaanka😂😂😂

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 6 років тому

      afro black ha odhan garoonkan waxaa ka quruxbadan ka dhalinta kacaankee

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 6 років тому

    Afkaygow qaran jirad tahay afkaygow qaali bad tahay
    Xaqiq Soomali ma kala maranto waa run qayrkod ba kala dilay 😢

  • @kawsariinakunkaroon5665
    @kawsariinakunkaroon5665 6 років тому

    AfkeygooW qolo matihid
    Qapiil iyo reer matihid
    Qof gaar kulehe majiro😭
    DadkaaGa qeypasamoo qolapa qolapa diidantee
    Adigu waxa thy af qura1😫 🇸🇴💎

    • @asedahmed5887
      @asedahmed5887 4 роки тому

      Afkeygoow qolo matihiid Qabiil io reer mstihid Qof Gaar kulehe majito

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 6 років тому +11

    Fananka niyada ka jabseen walahye waxani show maaha
    Mid klr kacasan haloo qabto ama gun noqado ku ceeboba

  • @sharifkampala7231
    @sharifkampala7231 4 роки тому +1

    Subscribe halaygu caawiyo

  • @nastehomohamed2839
    @nastehomohamed2839 6 років тому

    Xamarey xaalad badanidaa
    Xumanta haw eegin
    Fanaanku waa lama huran
    Somali oo dhan buu ka dhexeya
    Hargisa tagera buuxda xamr

  • @ummsaynab582
    @ummsaynab582 6 років тому

    afkaygoooow😭😭😭😭😭

  • @ibrahimabdullahiaden3728
    @ibrahimabdullahiaden3728 6 років тому

    Reer mugdisho way Ku cebobeen walhi anshax meshi kubada kolay ga lagu ciyarijiray ba geyeen

  • @nafisonaftauroon
    @nafisonaftauroon 6 років тому

    👌👌👌👌👌👍👍👍

  • @abdirahmanabdiasiis7499
    @abdirahmanabdiasiis7499 6 років тому

    Ilaahay ha sahlo kuuu baqsanhy markaa hargeisa timado

  • @hawohared8259
    @hawohared8259 6 років тому

    Ma hada ogoatay zxp

  • @ismailabdiabdilahi5507
    @ismailabdiabdilahi5507 6 років тому

    sax sidaa weeyi

  • @rahmahassan1386
    @rahmahassan1386 6 років тому

    ❤🇸🇴❤

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 років тому

    Anshaxow heestii 1million oo dada in laga hor qado la sugayay md ciyaal xafad xafladii nigisantii dabasha ku imi ka hor qaaday 😭😭
    sorry abwaan jaylaani heestii waa laynaga kufsadee

  • @saadaali932
    @saadaali932 6 років тому

    Isla Xishoo hees dada badan wala qaadeen kalegaa magac ha ku raadsn waa ceeb

  • @mahadsanja2766
    @mahadsanja2766 6 років тому +1

    Afkegow qolo matihid

  • @salmaismaaiil7192
    @salmaismaaiil7192 6 років тому +1

    Oo hargesia markuu kulaabto zoo liinta jeelka ku cabi mayo ileen soomalia qofkii Taga xasasiyad bay ka qaadaanee😂😂😂😂😂

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 6 років тому

    Hhhhhhhhhh subxanllah show gan muxu aha magacena lagu dilayo ma kan ba show ah away hoteladi Mogadishu xasbunallah war bal waxn you tube ka halaga saro please

  • @caqiloshido6906
    @caqiloshido6906 6 років тому

    Hees tabsho leh nolow huno

  • @sucdiokofficial
    @sucdiokofficial 6 років тому

    👏👏👏👏👏👏👏🖒🖒🖕🖕 waaal so dhawooow walaal qali

  • @miskiabdullahiali9427
    @miskiabdullahiali9427 6 років тому +2

    Somalia waa mid qura😍mar hadaan isku wada luuqad nahy isku dhaqana nahy maxaa na kala qaybsahy 😉😂🇸🇴😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedkoronto7959
    @ahmedkoronto7959 6 років тому +4

    War ninkan waa Fanan Wayn Ee Mxaa Show wayn luugudhigi wayay Mugdisho.
    Fanaaniintii Rer Mugdisho Aaway🤔🤔

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 6 років тому

      Wy bahdileen fanaanki wlhi

    • @deikxavi2105
      @deikxavi2105 6 років тому

      Showgi weyna ma ahan kan wuu danbeya showgiisa looma Kali hari doono reer muqdisho dhan wey imanayan

    • @ahmedkoronto7959
      @ahmedkoronto7959 6 років тому

      War anagu kan baan aragnaye hdii mid kaqrux badan soosocdo waa sifiican ee fananka naga dhisa